RAMAAX OO CIIDAMADA MADANIGAA KULA HADLAY AFKII G.GALBEEDKA & MAMULKII LASCANOD OO GO.AAMO SOOSAARAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 39

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 19 часов назад +2

    1,cusbitaalkan khayaalka ah ka bax2.dad cuqdad qaba oo xamar inoogu daraya aargoosi ayaa dalkii qabsaday3. Bal car cirro iyo ictisaam qaranka xamar ha ka baajiyaan.4.raggii ku dhintay xorayntu ma cayayaanka xaydho waaweyntey ahaayeen.5.cirro iminka ayuu dhowyehee ama keeno ha lagu xidho ama biqilka ha lagu jaro.

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад +2

    Aduunka miyaanay indhihiinu qaban ....meel kale oon ahayn xaafadaha hargaysa iyo burco iyo reer hebel kama shaqaysaan ...intaa waxa idiin raaca guriga ciro ..Cali duul duul kor u bax

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil День назад

    Anagu beesha habar jeclo ,kama hayo meel munaasaba jil heer wax ku oola ma hayo lkN mucaaradka yagu haddii ciidanka SSB anaga hubaysanay hartina inta uu soomaaliland diid yahay adhigaya kaxaysan maayaan geel haddii ay kaxaystaan lama yaabani ,lkN kuwa ayeydoodii soo korisay dileen dad ma aha guul soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL guul ❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 День назад +1

    ILAAHAYOW Dabayl Caafimaad oo Nabad sida noo soo Dir .

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 День назад +1

    Waar baryahan idaacadu hoosbey usii socotaa waxan macno laheyn uunbaad ka sheekeysaan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 День назад

    Marwadii cabdi UGBAAD MIYAANAY IDIN IMAN 😂😂😂😂😂

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 День назад +1

    Ali Ciro I saga aya lasodhi hadu dhakhtar deg deg ubixinwayo geeeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo

  • @abdourahmanalidaher6859
    @abdourahmanalidaher6859 День назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt День назад

    Aliya inaga xidh cisbatalka waa sambuse laga afuraye.

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 День назад

    ❤❤. ANAA. KINIINKA. XUMADA SOODIRAYA. IYO. BAANDHEYJKA. SXB. JAALIAYA. GOBOLKA. TOGDHEER 😂 IYO. CEERIGAABO❤. SSB ❤ IYO G36❤. BAA. KUUSOODIRAYA ❤. DHAAWACA. KAKENA. HALA GEEYO. SALAXKE6. OODWEYNE ❤ IYO. CAYANABA. ❤. DHOQOSHEY❤. IYO. SURUQSI. KKK❤❤❤

  • @moktarahmed8525
    @moktarahmed8525 День назад

    Wada hadal ka Khaatumo iyo Somaliland waxa ka horaaynaya.
    1. In xabad joojin laba geesood ah lagu dhawaaqo.
    2. In maxaabiista la is weeydaarsado.
    3. Wixii gaade ah ama xoolo dhac ah ee dhinac ka yimaada masuul dhinacaasu ka noqdo.
    Intaa marka la sugu wada hadal ku danbeeyo mudo 3 bilood ah ka dib.

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf День назад

    SHOW XEROOYINKA XUKUUMADA ADIGAA KULA TALIYEY IN LAGA DHIGO XERADU WAA WADA UL OO UL LA QAATO MALEH...
    ALLA. MAXAA. LUGOOYO. HAYSATA. XISBI. AAN HALKAN SOO BA DHIGAN IN UU DOORASHADA. HELI. DOONO, OON WAXBA BA. U DIYAARSANEYN...
    MAALIYADDII BAA U DAMBEYSEYOO. WAATII TII 24 MAGU DIIDEY INA BIIXI INTA. WAX MQA YAR MALMALUUQEY DURDURODA. LAGU. ANSIXIYEY...

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 День назад

    Dogox.baashe . waabeeye😂😂😂😂

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 День назад

    Dhakhtarka sawti Marwadu timiday maxaad ugu sheegi wayday cabashada

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 13 часов назад

    0:20

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 День назад

    Is this true existing hospital

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 День назад

      No, power fever, he referring to those who are hungry to be name for a podition in the goverment

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 День назад +3

    Aliyow sheeko mafrista inaga daa

  • @finiinamira8056
    @finiinamira8056 День назад

    Caliyow dawladan ladhisay wa xumad jabin ... marka wa in aad dawoyinka India ka dalbataa cisbitaalkana deeqbixiiyasha qeylo dhan u diirsa taa wayo sanad ka bacdi rag badan ba lasso dhigii doona

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад

    Ka hadla danta qaranka sidii caadada idiin ahsyd.

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 День назад

    odaygan carabka wayni. ma qaad baa sidaa ka dhigay

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 16 часов назад

    Cisbitaalkani ma jinki Naaso Hablood baa furtay maala arko.
    Cali Duul Duulow dayntu waa madani nimanka Madaxtooyada kaa galay umalayn maayo in ay wax Dayna kugu soo celinayaan.
    Cali Duul Duulow meeshan Cusbitaal kuma hayside waa dhuran ayaan Miisaniyad ku doonaysa

  • @FaisaAhmed-s6g
    @FaisaAhmed-s6g День назад

    Toon sii nimanka cusbitaalka jiifa ama isdhaafi

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x День назад

    Waa sharci

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e День назад

    😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐫𝐚𝐚𝐦𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @khaliifabdillahi
    @khaliifabdillahi 19 часов назад

    Caliyow..adee dadka habaarin

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 День назад

    😂😂😂 baashe abdi gaboobe iga dulqaad dheh madaxweyne

  • @mahamedamiin4580
    @mahamedamiin4580 День назад

    KKKĶK
    KKĶKKK
    KKKKĶK
    HABARJECLADA UUN U DOODA
    WAAAN OGAAANAY

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад

    GOBOLKASTAA CASHUURTIISA WAX HA KU QABSATO GOBOL KALE CASHUURTA KA SOO BAXDAA AYAANAY IDIIN MUUQAN

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День назад

    Raxmax Horta muxu yidhi dadka maan xidhidhyaa muu yidhi shalay

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale День назад

    wewe cali jabuuti😂