- Видео 736
- Просмотров 11 943 089
CIRJIIDHO TV
Германия
Добавлен 4 янв 2022
Warar sugan barmaamijyo tayo leh dhacdooyin soojiidasho leh maad iyo maadaysyo aad la dhacdo waxaa idiinla diyaar ah cirjiidho tv
Nalasoo xidhiidh : 0634306465
Nalasoo xidhiidh : 0634306465
SACAD MUSE IYO RERAHA LA YAALA AYAA KA DABA QAYLINAYA IN MOOGE KUWAASOO KU HAYSTA TAAGEERADII WADANI
SACAD MUSE IYO RERAHA LA YAALA AYAA KA DABA QAYLINAYA IN MOOGE KUWAASOO KU HAYSTA TAAGEERADII WADANI
Просмотров: 2 489
Видео
WAXA ADHIGII HABARJECLO KU DEGAY CAYDH GAAJOONAYSA OO CUMAR WACAYSA & KHASAARAHA DAGAALKII GALABTA..
Просмотров 8 тыс.9 часов назад
WAXA ADHIGII HABARJECLO KU DEGAY CAYDH GAAJOONAYSA OO CUMAR WACAYSA & KHASAARAHA DAGAALKII GALABTA..
ANAGU WAXAA GARANMAYNEE AFAR KUB OO LABA XAAD LEEDAHAY BAANU KAA DOONAYNAA MARKA WAAGU BERYO .....😁
Просмотров 13 тыс.18 часов назад
ANAGU WAXAA GARANMAYNEE AFAR KUB OO LABA XAAD LEEDAHAY BAANU KAA DOONAYNAA MARKA WAAGU BERYO .....😁
ITOBIA IYADAA MUNAAFAQAD IYO LABA WAJIILAYN KU GABRAARATA EE DADOW YAAN DAWLADIINA LAYDINKU DIRIN..!
Просмотров 9 тыс.2 часа назад
ITOBIA IYADAA MUNAAFAQAD IYO LABA WAJIILAYN KU GABRAARATA EE DADOW YAAN DAWLADIINA LAYDINKU DIRIN..!
XIRSOW MAANTA CALAACAL KUUMA EEKA DADKA XUMADA XIL DOONKU HAYAANA WAA DADKAAD XILALKA U BALAN QAADAY
Просмотров 20 тыс.2 часа назад
XIRSOW MAANTA CALAACAL KUUMA EEKA DADKA XUMADA XIL DOONKU HAYAANA WAA DADKAAD XILALKA U BALAN QAADAY
CIIDAMADA MADANIGA AH EE DHURMADARE & MASAGAN WAXAY KA XOROOBEEN ICTISAAM.SALAADIIN & ODAY DHAQAMEED
Просмотров 18 тыс.2 часа назад
CIIDAMADA MADANIGA AH EE DHURMADARE & MASAGAN WAXAY KA XOROOBEEN ICTISAAM.SALAADIIN & ODAY DHAQAMEED
DEGDEG ARAB & GADABIIRSAY WAXAY UGU JECEL YIHIIN GEEL AANAY LAHAYN OO AY QAWSAARO KA NOQDAAN YAAB!!!
Просмотров 12 тыс.7 часов назад
DEGDEG ARAB & GADABIIRSAY WAXAY UGU JECEL YIHIIN GEEL AANAY LAHAYN OO AY QAWSAARO KA NOQDAAN YAAB!!!
KAAH WAXAA ISU RAACAY MALOOLINIMO MEERAYSI TUUGTI IYO WAX CIIL KAA DILO...ABWAAN ALI DULDUL
Просмотров 21 тыс.7 часов назад
KAAH WAXAA ISU RAACAY MALOOLINIMO MEERAYSI TUUGTI IYO WAX CIIL KAA DILO...ABWAAN ALI DULDUL
DEGDEG FAYSAL OO XOGO FASHILIYEY_YAMYAM & QADAAD WEYN OO DAGAAL KA DHANA BEELAHA ISAAQ ISUGU BULADAY
Просмотров 6 тыс.9 часов назад
DEGDEG FAYSAL OO XOGO FASHILIYEY_YAMYAM & QADAAD WEYN OO DAGAAL KA DHANA BEELAHA ISAAQ ISUGU BULADAY
XILDHIBAAN KURUUJE WUXUU INAGU YIDHI DACAWALAY WAA DEEGAAN ARAB ANIGUNA GARXAJIS UUN BAAN DIFAACAA!!
Просмотров 21 тыс.9 часов назад
XILDHIBAAN KURUUJE WUXUU INAGU YIDHI DACAWALAY WAA DEEGAAN ARAB ANIGUNA GARXAJIS UUN BAAN DIFAACAA!!
XAMAR WAXAY NOQON DOONTAA MAGAALO HAWIYE DAAROODNA WA LAGA DEEBINAYAA.SULDAANADIINA WAY INA IIBIYEEN
Просмотров 12 тыс.12 часов назад
XAMAR WAXAY NOQON DOONTAA MAGAALO HAWIYE DAAROODNA WA LAGA DEEBINAYAA.SULDAANADIINA WAY INA IIBIYEEN
ILA IMINKA SI WACAN BAY UGU SOCOTAA QOLADII AAN ISLA GARANAYNAY.DAWLADUNA WAY BARAKAYSANTAY HADIIBA.
Просмотров 20 тыс.12 часов назад
ILA IMINKA SI WACAN BAY UGU SOCOTAA QOLADII AAN ISLA GARANAYNAY.DAWLADUNA WAY BARAKAYSANTAY HADIIBA.
60 JIRKA DAAROOD IYO 20 JIRKA ISAAQ WAA ISKU CAQLI WAANA ISKU ARAGTI IYO GARASHO WAAYO LABADUBA...
Просмотров 13 тыс.14 часов назад
60 JIRKA DAAROOD IYO 20 JIRKA ISAAQ WAA ISKU CAQLI WAANA ISKU ARAGTI IYO GARASHO WAAYO LABADUBA...
HABARJECLO WAXAY MANTA KU CATAABAYSAA HABAR AWALEY LA.ANTIIN WAA ABAAR,TA QALALAN BAAN MARNAY.JABNAY
Просмотров 20 тыс.14 часов назад
HABARJECLO WAXAY MANTA KU CATAABAYSAA HABAR AWALEY LA.ANTIIN WAA ABAAR,TA QALALAN BAAN MARNAY.JABNAY
DEGDEG WIXI HABAR AWAL KAGA JIRAY KAAH OO KA DAREERAY~ KII CASAA & KI GAABNAA OO AY KA DHEX QARAXDAY
Просмотров 18 тыс.16 часов назад
DEGDEG WIXI HABAR AWAL KAGA JIRAY KAAH OO KA DAREERAY~ KII CASAA & KI GAABNAA OO AY KA DHEX QARAXDAY
CIRO ISBEDEL MA SAMAYNE WUXUU SAMEEYEY ISKU BEDEL WAXAANU RAACAY WADOOYINKII MUSE BIIXI JEEXAY......
Просмотров 15 тыс.16 часов назад
CIRO ISBEDEL MA SAMAYNE WUXUU SAMEEYEY ISKU BEDEL WAXAANU RAACAY WADOOYINKII MUSE BIIXI JEEXAY......
SAFIIRKA SWEDEN EE SOMALIA OO SHEEGAY IN SOMALILAND MAAMUL GOBOLEED MUQDISHO HOOS TAGA KU QANACDAY
Просмотров 12 тыс.19 часов назад
SAFIIRKA SWEDEN EE SOMALIA OO SHEEGAY IN SOMALILAND MAAMUL GOBOLEED MUQDISHO HOOS TAGA KU QANACDAY
Maantay habarjeclo waalwaalanaysaa muusow istaaqfuralaah & habar awaleey raali ahaada walaalayaal🤣
Просмотров 33 тыс.19 часов назад
Maantay habarjeclo waalwaalanaysaa muusow istaaqfuralaah & habar awaleey raali ahaada walaalayaal🤣
TALAABADII U DANBAYSAY EE AQONSIGA SOMALILND O0 AY SOMALI QAADAY & HARGAYSA O0 K7 DHEGAN BURCO GUUL🤔
Просмотров 15 тыс.21 час назад
TALAABADII U DANBAYSAY EE AQONSIGA SOMALILND O0 AY SOMALI QAADAY & HARGAYSA O0 K7 DHEGAN BURCO GUUL🤔
DACAWALAY DEGMO ARAB BAA ALE KA DHIGAYE HADAY DEGMO ISAAQA KALE AHAN LAHAYD CEEB BAA KA DHICI LAHAYD
Просмотров 15 тыс.21 час назад
DACAWALAY DEGMO ARAB BAA ALE KA DHIGAYE HADAY DEGMO ISAAQA KALE AHAN LAHAYD CEEB BAA KA DHICI LAHAYD
DAGAAL U DHEXEEYA SOMALILAND IYO DAWLAD DEEGAANKA OO KA BILAABMAY MAHAALO QARAN.....
Просмотров 17 тыс.День назад
DAGAAL U DHEXEEYA SOMALILAND IYO DAWLAD DEEGAANKA OO KA BILAABMAY MAHAALO QARAN.....
SAYLICI BAA MAANTA HABAR AWAL DAD BAAHAN KU SHEEGAYA OO LEH INA MOOGE WAX ISAGA DHIIB.. ADUUNYO !!!😁
Просмотров 19 тыс.День назад
SAYLICI BAA MAANTA HABAR AWAL DAD BAAHAN KU SHEEGAYA OO LEH INA MOOGE WAX ISAGA DHIIB.. ADUUNYO !!!😁
CALI OO SHEEGAY INUU JECLAAN LAHAA INUU MADAXWEYNE KA NOQDO TA BARAKAYSAN...
Просмотров 6 тыс.День назад
CALI OO SHEEGAY INUU JECLAAN LAHAA INUU MADAXWEYNE KA NOQDO TA BARAKAYSAN...
DAWGII SHEEKH OO QOLO XIDHATAY_XIRSI IYO XAASHI OO DOONAYA IN KABTEEDA XANAN LA GELIYO XUKUMADA CIRO
Просмотров 21 тыс.День назад
DAWGII SHEEKH OO QOLO XIDHATAY_XIRSI IYO XAASHI OO DOONAYA IN KABTEEDA XANAN LA GELIYO XUKUMADA CIRO
Nimankii ciidagale waxay doonayan inay ninkii gaabnaa wadani kala wareegaan oo ay ina mooge siiyaan
Просмотров 21 тыс.День назад
Nimankii ciidagale waxay doonayan inay ninkii gaabnaa wadani kala wareegaan oo ay ina mooge siiyaan
LABA XAAFADOOD OO REER HARGAYSA AH AYAA DONAYA INAY SOMALILAND OO DHAN JAAH WAREERIYAAN WAR XISHOODA
Просмотров 27 тыс.День назад
LABA XAAFADOOD OO REER HARGAYSA AH AYAA DONAYA INAY SOMALILAND OO DHAN JAAH WAREERIYAAN WAR XISHOODA
DAWLADANI WAXAY XILAL U DHIIBTAY GABOOYE AYUUB TOLJECLO AKISHE IYO WAXAAN DHAAMIN EE BAL AAN DHAWRNO
Просмотров 15 тыс.День назад
DAWLADANI WAXAY XILAL U DHIIBTAY GABOOYE AYUUB TOLJECLO AKISHE IYO WAXAAN DHAAMIN EE BAL AAN DHAWRNO
SOMALILAND TUKARAQ DHIIGA HBARJECLO AYEY KU TAGTAY WAXANA OOG KUSO CELIYEY TALO XUMADA HABAR MAGAADO
Просмотров 6 тыс.День назад
SOMALILAND TUKARAQ DHIIGA HBARJECLO AYEY KU TAGTAY WAXANA OOG KUSO CELIYEY TALO XUMADA HABAR MAGAADO
WAX CIIDAN MADANI AH OO LA QARAMAYNAYAA MA JIRO HUBKA IYO GAADIIDKANA REERBAA ISKA LEH MANA YEELAYNO
Просмотров 13 тыс.День назад
WAX CIIDAN MADANI AH OO LA QARAMAYNAYAA MA JIRO HUBKA IYO GAADIIDKANA REERBAA ISKA LEH MANA YEELAYNO
CIIDAGALE BERI DANBAA LAGA SHEEKAYN DOONAA WAXAY WADAAN_HABARJECLONA CAYDH CIISE AYEY NOQDEEN YAAB!.
Просмотров 26 тыс.День назад
CIIDAGALE BERI DANBAA LAGA SHEEKAYN DOONAA WAXAY WADAAN_HABARJECLONA CAYDH CIISE AYEY NOQDEEN YAAB!.
Xamarji maantana muxuu sii xadi doona😂😂😂😂😂
Cira farina u soo dhibay xamarji si cidanka loo burburiyo
War dadka ka aamus
Waxayagii buu ciidagale ugudhisaa
Xamarje ciidamaduu meelkaga dhacay xabadina hargaysa way kadhex dhici
Waxan layaaabahay dadka sidan uu hadalaya ee dafka caaqila ku ciyaaraya madaxnimda waa loo dhasha marka hore iyo dhaqanka siyaasada oo uu bahan baraasho aqaanadeed.
Somaliland dani uguma jirto inay sii wado heshiiskii itoobiya.itobiya bad iyo dhul ayay doonaysaa hadii ay heshaan waa sidaas ay Ku qaadatay hadhawna bada iyo dhulkaba intay doontay Ku darsanaysaa aqoonsiga itobiyan meel ina gayn maayo waxaa somaliland u fiican inaanay itobiya siin bada,aqoonsigana illaahay baa u haya waa inay isku tashadaan oo dawladaha waawayn sida maraykanka aqoonsiga Ka raadiyaan guul iyo gobanimo somaliland
Cali yaraw hargeisa ayaad joogta bal soo ateerooyinka ka qodan wadooyinka magalada waqooyigeeda. Mise ma dhaaftid dhamal Area.
Waar sidii hartiga hebel ammaan walaalkiina cay waa isku dir habar Magaadle waa mid caliyoow naga munaafaqadda
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
War nimanka gaajo ayey la liitaan ee xoolaha ha xadaan ee u daaya.
Ciidanku way diideen in ay gurmadaan, amar ma qabno ayay yidhaahdeen sidoodii. 3 gaadhi oo ssb ah ayaa gurmaday
Calaw codku waa naaqus sameecada iska hagaaji
Sabankasta Rageedu Leeyahay Ee Ha Lala Socodo
Burco fahmi mayso maxy maayarka iyo dadkiisii isu haystaan wax kale daaye shacab ayaa 75 boqolkiiba gacantooda ka bixiyay dee way waydiinayaan siday wax u socdaan
Xamarji saca afka satiya leh iyo laxda dharan ee aynu dooranay iitidhi wadanku waanab warkoodu waa kuwiirsi dadka dagaalku meel walba kuhaysto
Kani waa mid lugooyadeena loodoorteye ILahaysharkiisa ha inaga badbaadiyo
Xamarji miyaanu ahayn tuugii bariiskii masaakiinta xaday ee maxakaada lagu soo taagey ee jeelka loo taxaabay
Garxajiskii u sheega mar hadeydaan idinku waxba weerari kareyn halkaa ka soo OOYA.
Waar caloow ninka arinka ina mooge wadaa ee ka danbeeyaa waa khadar dhukur kaasa u arka inuu khatar ku yahay
Jaariyadaha ciro waa ciil qabayaal
Cali sida wax laysugu sheegaa ama laysu fahansiiyaa waa in laysu yimaado oo maayirku soo fadhiisto oo laysla eego waxa ka maqan ee ay tabanayaa iyadoo itus oo itaabsii ah ee maaha in lakala meeraysto ,wanna xaq la aasayo ee beri markay cabaadaan ha ugaraabin ayaan kuleeyahay ninba waa mare
CORJIIDHO. SABABTU. U SUDHAN YAHAY SACAD MUUSE WAA MAXAY. UGA BADSADEEN H/JECLO DHANKA. XUKUUMADA !! TA LABAAD, WAA BEENAALE ODEYGANI. INA MOOGE LAGUMA HAYSTO WAXBA. MUU QABAN, WAXA LAGH HAYSTAA. DAANTAADA AYAAD U BADISET, LACAGTA U BADANNA. ANAGAA BICINEY EE INA XISAABI. MARKAA. INA. ISMAACIILOW. SI DAACAD AH. U HADAL OO RUNTA ARRIMAHA. KA SHEEG !!!
CALI DUULDUULOW INDR SOLTEKO WAAD QARISAY WAXQABADKIISII , TUSAALE , WARSHADA DAAMURKA , GAADIIDKA KALA DUWAN EE WADOOYINKA LOO ISTICMAALO IYO DABDAMISKABA ISAGAA SOO IIBIYEY OO KU SUNTAN EE HA KA XAASIDIN LIBITIISA . INA MOOGE MUXUU WADOOYINKA KU DHISI LAHAA HADAANAY INTAASIBA JIRIN ?
Hahahahahaha lacagtaasi waxaan filaya inaanad helay oo ay kaa noqonayso sidii Muxsin markuu Madaxtooyada ka galay islaanti jaadlayda ahayd ee Faadumo Aadan ee Madaxwayne Cigaal yidhi dayntu waa madani Fadumo Aadanay
War lacagaha hala biixiyo
Caliyo xaq ayay u leyihiin in ay cashuurtooda wax loogu qabto
habar jeclo iyadiina is burburusay dalkiina burburisay
Xamaji waa adoon ku shubo ah oo laso riixi markaa cadaw waa cadaw uun dalka halkey dhigeen ayey ku farax san yihiin wadani huwan adoomadeedii haleyska xoreeyo dofarada dalkii ayey god ku rideen
Siyaasi Khamraji waa sakhraan aan waxba kala garanaynine halayska ilaawo hataataciisa..
Wax ka so qaad malaha Xamarji iyo Jaamac shabeel habeen o dhan ayay so jeedaan
Ciidanka qaranka ayuu kusheegaayaa macawislay
Xamarji waa Beenaale
Aliyow Ssmalilamders Kama saaysideh dadkunba Lasimantahay
Beenbaad ka sheegtay in lagu haysto ina mooge inuu reerkii dar raacay taasi waa been.
Caliyoow raali galin haba bixine balse ogoow cashuur bixiye matihid dadba cashuurtodii waxba aan.loogu qaban hadul mumin tuugaas hadifaacin cidna hadulmin raali galintii ileyn caybad ka dhigtee
Habar awal ariga iyo geela HJ maxaa kudul dhigay deegaankaagu kusoo noqo
Huwnatu waa gaajoynysa wlee
Cidina isma bixinayn awalba nabadu halkay taalay
Cali sheekadaa ka noqo Iskuma raacsanin ee inyar Ayaa mucaard ku ah arinta Reerka kadaa haisku waxyar Ayaa mayarka dabaqaylinaysa
War odaygan Cali micro 🎤 hagagsan miyad udhiibto Fadlan ka hagaji sameecada
Caliyaw nabad gali sacad muuse iyo subeeriyadda waad arkaysaa sida uu ina mooge uu hadlay markuu ka ololaynaayey boorama qabyaalada fool xun ayuu ku hadlay
Raali haada cidamada Kala duwanee qaranka waa kugafee wxba garanayo xamarji waa nin Lagu qaasaray Nin xil lodhiba ma ahyn dee
HABARJECLO JAAMAC SIYAAD NA KASOO QAX, SACAD MUUSE NA KUSOO CARAR. BUURMADOW BAA BEEN KUU SHEEGAY. MUUSE BIIXI WUU TAGAY SACAD MUUSE WAXAY YIHIIN BAY RAADSANAYAAN
Jamac siiyad wa neef aanulenahaye adiigu maxad ahaayd
ASAASAQ CASHUURTA ANÀGAA BIXINA ,UU XAAFADAHOODA KU DHISTAY. YEELIMAYNO. CASHUURTA BIXIN MAYNO BIXI ADIGU HADAAD CASHUUR BIXISO.
MOOGE HABARJECLADII BAAHNAYD AYUU LAALUUSHAY IYO DIBJIRIINTII BURCO KASOO GUURTAY ,KUWAAS AYAA MEDIA KA FIFAACA
HABARJECLO IYADU CASHUUR NA MA BIXISO WAAYO WAA SOOGUURTO QOXOOTI IYO DAD KA SHAQAYSTA CASHUURNA MA BIXIYAAN, OO GURYO DHUL IYO HANTI LA SHEEGO KUMA LAHA WAA INTAA DADKA GANACSATADA AH. HABARJECLO JAAMAC SIYAAD NA DHULKAAGII UGA SOO QAX SACAD MUUSE NA HARGAYSA UGU BOOTEE WALAAHI WAX KALAAD ISU SHEEGTEEN
SACAD MUUSE CALIYOOW XAAFADAHA GARXAJIS EE LA DHISAYO AYAY LAMID YIHIIN XUQUUQDOODII AYAY DOONAYAAN. CASHUURTA NA INTA UGU BADAN IYAGAA BIXIYA
May maahan xaafad ha na loo dhiso ee waa maxaa muuse loo riday maxay ugu muuqan wayday waxa aan loo qaban markii muuse joogay
Gari Alley Taqaana Aliyoow
Waad caqli xuntay mise waad is yeelyeelaysa wax qabadka uu qabtay mayarku waa daanta 3 sadexdaa dagmo ee qaylyaya kazoo jeedaan iyadoo ay dad badan oo sharaf iyo karaamo lihi xaafadaa buuxaan hadana waxaa jira kuwo si khaldan wax uwada oo loo wada jeedo
xamarji waa tuugi qamadida xaday qaxoontiga lo waday tuug xil lo diibo waa khalad
Maxarje waa tuugtii bariiska masaakiinta ka cunay 😂😂😂😂😂😂😂😂