XAMAR WAXAY NOQON DOONTAA MAGAALO HAWIYE DAAROODNA WA LAGA DEEBINAYAA.SULDAANADIINA WAY INA IIBIYEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 48

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 13 дней назад +1

    0:16

  • @bashe3051
    @bashe3051 13 дней назад +2

    I agree with Cali Duldul and support SSBI. I think our ancestral tradition is similar to laws in America where everyone can have his own gun to protect himself and his property!

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 13 дней назад +4

    Buurmadaw wuxu hore denbi uga galay Ciidanka qaranka oo u ka sheqeyay kala furfurkooda taaso keentay dhibtii ku dhacday Ciidanka Qaranka iminkana wuxu rabaa inu dhex galo Ciidanka Madaniga ah oo u jebiyo Huwanta uu la Saaxiib ka yahay.

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 12 дней назад

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 13 дней назад +1

    Caliyow garaadadii dhulbahante ber yahan waxba kama aad taatabane ka yara naso xukuumada wadani ee hursan.

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 13 дней назад

    Walaahi waad sheegtay maalintaad lahayd boqorku inankiisuu soo wadaa

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 13 дней назад

    Xaaji Caliyow waad ku mahadsantahay difaaca Ciidanka madaniga ah , Waa sida Aad sheegtay oi Ciidanka Qaranku waa Amar Suge oo wa kii daawanayay marki Buq dharkayn la gubayay e maalinba deegaan Huwantu weeraraysay ..

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 13 дней назад +1

    War waxan hala iska qaabto baqor maha markale😂ayaay so adaag sanasysa huwantu

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 13 дней назад

    Shucayb hala soo dhaweeyo

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 13 дней назад

    CALIYOOW ASAL ADEER GEESI QARAN MUJAAHID

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 13 дней назад +2

    Boqor maaha waa huwan Shaydanmadow’ wuxuu ku hadli jiray markii uu dibed meerka ahaa dhegayo ee uu ciidanka dhibta u keenay.

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 13 дней назад

    Nin raga cali Noolow adeer.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 13 дней назад +1

    Yusra harti daaroodbaa kufsaday faqash fartiinii waa eedeen

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 13 дней назад

    Marka Laascanood la qabto keliya ayaa SSB la qaramayn karaa.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 13 дней назад

    Waabilaa samir waa liilyaro isago gajonaya sugikarila cuntaday hooyadii ukarinayso xaalka buurmadow

  • @cabdirisaaqkhaliif1181
    @cabdirisaaqkhaliif1181 13 дней назад +1

    Hadalkaashegtaba waalarkaa

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    inagaaba cali cuni iyo cidanka

  • @khiremohammed
    @khiremohammed 13 дней назад +1

    Afwax cunay xisho xagaa iyo xamar inoo dhafi boqor burmadow canaanta lakiin xoolaha berbera kuxayiran madaxweynaha kadhamay arinkoda

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 13 дней назад

    Waan hanbalyeynayss wiilkaas yar Ee boqorku wuu dhacdhacaa Ee waa boqorkeenii oo wax aan odhan Karbala ma jirto

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    haa cali waa run wax kale majirto mana dhacayso nin walba hub ha ibsado hana isku difaaco

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    sidaa nabad ku dhacaysaa xalkale maleh

  • @caliaxmed1669
    @caliaxmed1669 13 дней назад

    Dagaalku waa reero

  • @Ardaagaciyaaraha33
    @Ardaagaciyaaraha33 12 дней назад

    Cali jabuuti

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 13 дней назад +1

    Saw tuu yidhi wasiirka gaashaandhigu oo kasoo jeeda beesha solomadow siiba reerka aad tahay

  • @ismailalisxaaqi6189
    @ismailalisxaaqi6189 13 дней назад +1

    Dawlatu Alisxaaqiya

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    ismaaciil xaaji lama bedeli karo ilaa ilahay geerida ukeeno mooye cadow badan buu sanaag ka horjooga

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 13 дней назад

    Caliyow aan kula kaftamee waadiga isgarab dhigey Garxajis iyo H/ jeclo meysku miisaanba ? meysku tira? qoys 10 qofa iyo qoys 5qofa meysku cunto yaad siineysaa

    • @SamsungS-jw6ii
      @SamsungS-jw6ii 10 дней назад

      Waxa tiro iyo tayo iyo dhul iyo aduunyaba badan Muuse Sheekh Isxaaq.

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 13 дней назад

    Waar iibaan la aanta xamar lataga

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    haykaa weeye libaax

  • @caliaxmed1669
    @caliaxmed1669 13 дней назад

    Waa runtii

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 13 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    xamar xasan oo deg deg loo bedelo mooye dowlad kuma aragno waa lahastaa

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183 13 дней назад

    Mica iska hagajiya tashuush ba jira

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    haa waa caynkaa waa casimadii hawiye cidiikale kama talin karto haiskaga baxaan isaaq iyo daaroodba ninkastaa gobalkiisa hatago

    • @samirr546
      @samirr546 13 дней назад

      Waa sidaa Mar hadii la diidsy midnimo,gobolo in loo googo' oo dhulka muslimka la kala sheegtana qoladii gaaladu fadaraalka u soo samaysay ee xamar ku dilay muslimiinta badan masaajidiina xaarka ka buuxiyey ayaa sabab u ah ,waa in aanay Mardale xamar ku dawladayn inta ay goboladoodii xirteen oo canshuurtii diideen oo dawlado kale la xirtee!!!!
      Marka shareecada Allah la ogolaado in laysku maamulo oo cadaalad la helo ayaa dib loo midoobi oo muslimiintu isu iman .

  • @nasirawil8494
    @nasirawil8494 13 дней назад

    Calow anigu cidan iba ma hano hadii aan habar jeclo nahay wayo dawladu hadii ay cidamo rabto dee sidii ay u qoran jirtay bay u qoranasa halkasi wax doda ma leh mar dabe hadalka yan maqlin

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 13 дней назад

    Abwanku xikmad iyo xaqiqda ayuu kashaegay waxkastaba Wle Barbara Port waa heer caalami weeyi neef aan kadhoifin wxba cidi kufalimayso

  • @ShaaficihasanDucaale
    @ShaaficihasanDucaale 13 дней назад

    😂😂😂😂😂

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 13 дней назад

    Nimankan Sheekhoodii iyo siyaasigoodii iyo koodii Kenya joogay iyo koodii dowlad dagaanka joogay iyo koodii kismaayo xaaraanta kuhaystay ay qabyaalad wadaan waa lala qaad laynayaa bal cida kafuto xun hala eegee Cashar aanay hore u arag ayaa loo dhigayaa wax biirso wax beelbaa lagaqaadaaye waxa aanu tusidoonaa ayagoo inyariba qoobad kuxidhantahaye ayagaa dadkii istusaye baritone ayay garan doonaan kkkkkk

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    kkkkkkkk

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 13 дней назад

    kkkkkkk cali carab waa hadal yaqaan isaga iyo boqorka ayey taladu habar jeclo kagodaa labadaa ilaba kale codka fito slin waxaa leh habar jeclo hadii kibirka ladayn waayo waa layaabi

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 13 дней назад

    Cali waa nin waxa baddan uu soo joogay , waa nin fahamkara geedka halka laga jarayo waxa uu sii sheegay ay ilaahay amarkiis waxa walib sidas uun bay uu dhacaysa.

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 13 дней назад

    Waar waxyow Boqorka ka xishood waxa kaa dhex hadlaya Habarawal horta habarawashan kaa dhex qaylinaysa miyay kubqabtaa nimanka khaniisyana waa lagu sheegaye.
    Ninkan nimankani ma sir bay ka duubeen Habarawal ayuun buu ku hadaaqaya

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 13 дней назад

      Xasbiyalaah waxan aad tidhi maalinta aakhiro xageed ka gali waxaad oo umada ah aad waxaa ka sheegtay maxay hawl iyo cadaabi ku sugaysaa qoraalkan aad xagan ku qortayna maalinkaa anaa kugu markhaati furaya ilaahayna kuuma naxariisto wax kharlehna kuma tuso aduun iyo aakhiraba bisha rajabna waa lagu jiraaye fadeexad iyo ceebna gurigaagu kama dhamaado