Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Waftigii Ciro Halka Ay Ku Sugan Yihiin Iyo Siraha Qarsoon

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 240

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 8 дней назад +2

    Muj Ibrahim xaqiiqda ayuukahadlaa thanks both of you Arabsiyo news and muj Ibrahim 👍👋

  • @nurae2280
    @nurae2280 8 дней назад +4

    Kan waa jealous itaqillah

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 9 дней назад +14

    Alahayaw qarankayagii noo badbaadi amiin

    • @kadrahadji9734
      @kadrahadji9734 8 дней назад +1

      Innigu Kulmiyeh shalay markaad haysateen maxaa dhacaayey waxaad sameynayseen wa lawada garanayan réer sliland dadki ku noola Hargaeisa wa ka marqaati hadii la laayo shacabka iyo hadii cid kastome oo sharafleh dhuka iyaa lajiidi jiray waxaad sameyseen Kumiyow wad ogtahay

    • @Cumarcabdi-p1c
      @Cumarcabdi-p1c 8 дней назад

      Aamiin aamiin

  • @siisilafo
    @siisilafo 9 дней назад +7

    Alle hayono sahlo walee inaanu dalka iyo dawladuba ciyaargalin

    • @mustafamohamed4581
      @mustafamohamed4581 8 дней назад +1

      Waa beenale ilahay go ay. Wuxuu isku haystaa in uu ilahay oo kaleto yahay.

  • @KhadarDool-x4l
    @KhadarDool-x4l 9 дней назад +10

    Ibrahim ceydiid nin wax bdan og

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 8 дней назад

      Waa hinasay kani😂😂duuufle wakhtigisi baa dhacay 😂

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 8 дней назад

    Xayaakallaah daljire ibraahiim caydiid iyo cabdishakoor haybe

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 дней назад +2

    Team xasan bahane team ciro bahane

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 9 дней назад +3

    Waa wax lagu Qoslo Lacag ku muwaadin weeyaan,Acuudubillahi ,kuwan aan is dhaamin Allah ha sahlo,wadanka hala ilaaliyo

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 9 дней назад +3

    Degdeg haday u soo cadayn wayaan sababta ay uga ogaladen meeqamka hooseya ee uu imaratku soo dhaweyen waftiga ciro ha sheegen

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 8 дней назад +1

    Ciro waa nin siyaasiya wareeriso ayuu ku xidhey macaaridkii yaa Allah
    Muxuu kuu sheegi Ibraahin calool xumo ayaa ka buuxda
    VIVA MAXAWEYNE CIRO NOLOOW
    CADOGAA HA JABO

    • @Nasra-f8x
      @Nasra-f8x 8 дней назад +1

      Kkkkkkhhhhhh

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 7 дней назад

      @@Nasra-f8xwaxba ma kala oga, wa cult dadku jira

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj 9 дней назад +2

    Guul somaliland

  • @FaisaAhmed-s6g
    @FaisaAhmed-s6g 8 дней назад

    Run buu sheegay ibraahin caydiid

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 8 дней назад +1

    ''Aar waa layna baabiinayaa'' hadalka uu islaamaha H.A uu lacagta kaga uruuursado😂😂😂

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 8 дней назад +3

    Waa sheekadii xasansheekh lacag raadis

  • @abdourahmanalidaher6859
    @abdourahmanalidaher6859 9 дней назад +3

    Hamdi Allah

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 8 дней назад +1

    Ciro wadanka dacad uma ah ee alle haynaga qabto wuxu so wado

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 7 дней назад

    Ibraahim duufle xoolo xoolo dhalay Dalka Cirra ka Madaxweyna

  • @guuleedahmed4080
    @guuleedahmed4080 8 дней назад

    Ceebtiisa maahee waa caadadii xaaji duufle

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin 8 дней назад

    ARABSIYO ❤❤❤IBRAAHIM CAYDIID ❤❤❤ADEER ISKA DAAYA NINKAN WAA QOF MADHAN WAXU UU OG YAHAY WAALAAHI INAAN JIRIN ❤❤❤MUUSE BIIXI RAGII RIDAY WEEYE ISAGA XINIF MARKAA DADKAN MADHAN ISKA FOGEEYE

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 9 дней назад +1

    Joig hoose albatiin

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 8 дней назад +2

    Ciro wuu kufashilmay xikii waxaanu marayaa heer uu ina xaraasho 😂

  • @SaynabShmaxamed
    @SaynabShmaxamed 9 дней назад +1

    Shacabkii ciro doorty wynagaa hoos u dhacnay

  • @maryamgulled922
    @maryamgulled922 7 дней назад

    Marhaduu nabad qabo waa caadi

  • @asue1518
    @asue1518 8 дней назад

    Xaasid

  • @tiriigcabdi9368
    @tiriigcabdi9368 8 дней назад

    Ibraahin waa ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaandarsn

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 8 дней назад +1

    Dameer caydiid baryahan baroor ayaa ka soo hadhay

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 8 дней назад

    Lacag hadey donteena SOOW MUUSE DEEN KAMA GOYN OO MUU XAABSAN MAALIYADII
    VIVA MDNE CIRO

  • @maxamedkoosaar8905
    @maxamedkoosaar8905 8 дней назад

    Ivraahain caydiin waalhi ninkaas ayuunba dawladan khaayimada ah warked saxaya ibaraahi ilahay ha ku xafido

  • @cabdirahmanismaacil8785
    @cabdirahmanismaacil8785 8 дней назад

    Waa naqanciya😂😂😂😂

  • @MustafeAbdiraxman-m2t
    @MustafeAbdiraxman-m2t 8 дней назад +1

    Somaliand Hanoolaato cadawgeedu hadhaco

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 8 дней назад

    Ilaahayoow dalkeena noo bad baadi Somaliland

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 9 дней назад +2

    Qarankii tuugo baahan oo la iibsado ayuu gacanta u galay shacabka jawaab degdega ayaa laga sugayaa

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 8 дней назад +1

    Waar Cirro iyo kuwa la socday Hanyaraa, Acuudu Billaah.

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 9 дней назад +1

    Guul darada Somaliland waxa sababay shacabkii doortay Cirro .waxyarna way siisteen mustaqbal kooddii , dawladnimadii gaadhay Calamka iyo aqoonsigii oo garaacaya albaabka.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 8 дней назад

    Madaaxweynehu safarkisu ideeh maha Ibrahim caydiid campaignki waa damaddey benaale adunka odaan manta Somalilland buu ubahanyahaay shekkadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah kulmiye ugee

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 9 дней назад +1

    Ibrahimow alle ha noo kaa daayo wallee meel fiican ayaad kaga jirta illaalinta dalka illaahay ayaana abaalkaaga janotul fardowsa alle ha ka dhigo bi idni laah

    • @Xaji_Lacag
      @Xaji_Lacag 8 дней назад

      Aamiin ya rabil caalamin🤲

  • @ابومحمد-ن7خ9ن
    @ابومحمد-ن7خ9ن 8 дней назад

    Niyaw ibrahiim. Adna waxaan. Salbi ahayn masnad ka hadal horta wax qudha oo ijaabiya maad ka hadashid

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 9 дней назад +1

    غُفْرَانَكَ.
    I ask You [Allaah] for forgiveness

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 8 дней назад +1

    Ibraahim,kaahna waa baha waxdaran liqe,wadani isna waa bah hunguri maskax oo ka sii ah ba faan weyn.alla qabey daalinsanaa.

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed5254 8 дней назад

    Wadanka Alle haynoo badbaadiyo Lkin gaalo waxay doonaysaa inay yaman halkaa ka gumaado Yaa Madaxwaynoow Cirow. Habaryoonis way caqli badnaayeen ee yaan lagu Hoosaasin Nacas Maad ihidee🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀☝️☝️☝️☝️☝️

  • @LindaMaxamed
    @LindaMaxamed 8 дней назад

    ina. Ceydid runta ugu kalay

  • @idilankara8427
    @idilankara8427 9 дней назад +1

    Yaa waduuud

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 8 дней назад

    Duuufle ciyarta naga daaa😂😂

  • @MohamedHaashi-v6i
    @MohamedHaashi-v6i 9 дней назад +4

    Guuul somaland

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 8 дней назад

      Somalidiidka down Ciro kkkk Wuu fashilmay imaaraadka 😂😂😂😂 idoor waa maamul goboleed

  • @sahraelmi4300
    @sahraelmi4300 8 дней назад +1

    Kan Ibrahim layeehay macnaba ma leh
    Mucaaradnimadu maahaa in shicibka la niyad jabiyo war dawlada shaqee
    ddalka iyo dadkuna babaado ilaahay bay ku nabad qabaan
    Musena badbaadin away sool beri? Qadarka ilaahay hala amino taladana ilaahay hala saarto shacabkuna ha walaaloobo
    Imaaraadku awalba wey joogeen

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 8 дней назад

      Wadanimado maha in umada la basaaso oo lala shiro cadowga Somaliland

  • @Suad-w8b
    @Suad-w8b 8 дней назад

    Waa cajiib qaraankii badabaadu u bahaan yahay pleas reer soomaaliland seriously

  • @abdurahmancadoosh226
    @abdurahmancadoosh226 9 дней назад +1

    Ceebtaas Waan U Taagnaa Waan Joogay Goobtaas

  • @fayizza
    @fayizza 7 дней назад

    Afkiina Ictiraafka Somaliland ha ku weynina

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 8 дней назад

    War idoorow is dajiya ha dagdagina, wax dhici karta Ciro itoobiya la sii mariyay si u ogolado in itoobiya dhul la siiyo deedna Ciro iska diiday dabadeena ciro lagu soo dhawayn waayo Dubai.

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 9 дней назад +2

    Abdishakuur haybe aad iyo aad baad uu mahadsantahay adiga iyo mujahid Ibrahim caydiid waa geesi gaaran illahay ha xafiido dabataagnow tuugta ilaa ay dariiga saxdaha ku soo dhacan

  • @ForEverProgame
    @ForEverProgame 7 дней назад

    Think about it; the UAE is not happy with Djibouti, and that is why Berbera port became a goal for UAE to develop. Now, the new Somaliland president is hubby-hubby with Djibouti, the UAE is using its power twist his arm and straighten him.

  • @mohamouddaud6576
    @mohamouddaud6576 8 дней назад

    Waxa lagu wada hadlay hadaad ka warhaysaan wax kasheega sodhawyni iyo cassumadi waxba sheegimayse. Muhimaddu waa qastiga waftiga iyo natiijada laga gaadhay

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 8 дней назад

    Yaaa Ciro wa jilicsan walhi sorry reer somaliland geesiyaashii 😂😂😂😂😂 sorry sorry 😂😂😂😂😂 muuse biixi cabdi waa libaax libaax dhalay Ale ha Ku xafido Aamiin 🤲 Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 8 дней назад

    Team bahane = wadani 😂😂😂

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 8 дней назад

    Ibraahim ceydiid waa taageersanaa waligey.laakiin maanta halkaan doonayey ma dhigen
    Waftigu waxaa uu utegey.
    1. Dekada in la balaadiyo.
    2. In mareykanka uu soo dago
    3. Ictoraafka oo la dadajiyo.

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Faankii idoor waa kaas maanta Fashilmay kkkkkk hhhhhh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdisamedibrahim
    @abdisamedibrahim 8 дней назад

    Soodhi.ga.sawirka
    Soo
    Dhawaynta

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Idoor maanta sharafta ka dhacday
    Kkkkkk hhhhhhh 😂😂😂😂😂

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 7 дней назад

    Ax ax ilen ibrahim caydiid aya fashiliyay ayunban janalkan ku arkaye show ninkan la laeyahay ibraahim ka naxli iyo xiqdiba haya oqalbiga alleh haydinka reebo

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 8 дней назад

    Maqamka somaliland waxa baabiyay ninka wadankii oo wada jira loo dhiibay half ka soo reebay intii hartayna madaxa isu geliyay. Ciro shaqo badan aya u taal si uu somaliland dib ugu so celin laha sharaftooda

  • @HoodoAxmed-g1f
    @HoodoAxmed-g1f 8 дней назад

    Allahayoow hadan qarankan dacad loo ahayiin raboow dhakĥso noga qabo haday dacadi jirto alle ha garab galo😢😢😢😢

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 8 дней назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa soo dhaweynta macnaha ay sameyneysaa ma jirto.
    2.0. Adeer meeqaamku wuxuu sheegayaa inay dhacayaan hantida shacabku leedahay.
    3.0. Haddaba anigu soo dhaweynta maba oggoli mana jecli.
    4.0. Waxan dhahayaa soo dhaweyntu waxay sheegeysaa dhaca hantida shacabka.

  • @MuhadAwale
    @MuhadAwale 8 дней назад

    Ibraahim Neeeef 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 7 дней назад

    MADAXWEYNA CABDIRAXMAAN WAA LIBAAX SIYAASIIYA OO AAN SIRTIISA LA HELAYN WAAR MA SIDIII MUUSE BIIXI CABDI AYAD MOODAYSAN IN U KOLBA CARAB ISLA SAWIRO

  • @iissa7685
    @iissa7685 8 дней назад

    Asc ibrahim caydiid ma wax uun fashiliyaa...haha

  • @HASSANABDILLAHI-e3r
    @HASSANABDILLAHI-e3r 7 дней назад

    Aad ayaan ugu mahadnaqyaa Ibrahim caydid waa nin Run sheeg

  • @CabdixakiimAadan-y3l
    @CabdixakiimAadan-y3l 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Idoor Wuu gaajooday maxaa yelay
    Dhulbahante canshuurtii laga qaadijiray laascanood ayaa lawaayey😂😭😭😭😭😭

    • @AliadenIsmail
      @AliadenIsmail 8 дней назад

      Maxaad hausteen idinkaaa cahuurra dalka.la.idin siinjireye walahi I dinkaaa.gaaajomaya 😂😂😂😂

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 8 дней назад

    Alle ha ino sahlo

  • @hjama4878
    @hjama4878 8 дней назад

    Ibarahim Caydiid waa xaqiiqo ku nool, ummadana waxaa lagu hoggaamin karaa run beeni meelna kuma geyso, hase ahaatee shacabka caadifadda ayaa ka xoog badatay, runta lama jecla.

  • @abdiomar8295
    @abdiomar8295 9 дней назад +1

    Waar nimanyahow kan buuran ee ciidagale Maxaa Somaliland ku saliday, ee uu wadanka Kashif kiisa meel walba u la taagan yahay, Arabsiyo weey is ceebeeysay, maanta waad iga dhacdeen maanta

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 8 дней назад

      Bal waxaad ku beeninayso ma noo sheegi kartaa 🤔

  • @fabu2526
    @fabu2526 8 дней назад

    Kiishash aa war ka daa.

  • @MubarikJamal-o7q
    @MubarikJamal-o7q 8 дней назад

    ka horta wax wanaagsanba mansheego waar ka hadh madaxweynaha doqonyahaw

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Somaliland badbaado ka dheer sister forget about 😂😂😂😂

  • @nathra7351
    @nathra7351 8 дней назад

    Tuug weeyaan ciro xirsi iyo madaxda reer wadaniba cafowga somaliland ayuu la kulmey waa cadow waxkasta oo cafo kuah qaranka somaliland waxaa ka xun xukuumadan hada ciro kamasuul yhy ciro wuxuu la joogaa cadowgii somaliland ilaahay hakashifo coro ishalah

    • @muktarige9966
      @muktarige9966 8 дней назад

      Itoobiyaa cadow kuu ah, waxaa lagaa xukumaa muqdisho.ciro wuxuu ku baxay,somali parssaport, toos waad hurudaaye

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 8 дней назад

    Ciro ma daahirayo Marna haddii sii maray jABOUTI wuxuuna Soo Mari doonaa XAMAR. Waxba Kuma aha. SHACABKA sLand. Car Car ha dhaboodo arrinkaas.

  • @AmirAli-tt1zv
    @AmirAli-tt1zv 8 дней назад

    Waxani waa diplomacy e haku wareerina.

  • @gemstar416
    @gemstar416 8 дней назад

    Ibraahin caydiid lacag buu la baxaday oo lmaraadku wuu ogyahay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 8 дней назад

    muxuu fashili karraa duufle laakiin waxweyn buu idiiin dhimayaa wareysiga ibrahim duufle

  • @abdijama3884
    @abdijama3884 8 дней назад

    Reer abaarso waxa aad ka gaaiidaan qabyalada waydu ka sheekayn ibrahin caydiid cuqdada Iska Saar

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 8 дней назад

    DUUFLE IYO IDAACADI DHADIGAYD OO OOHINI KADHAMAATAY OO SIYAASADOODI BEENTA QAAWAN AHAYD WAAYAY FAHMINA WAAYAY DUBLUMAASIYADA CUSUB EECIRRO IYO GURUUBKIISU CAYAARAYAAN

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Hotel Buu ku degay Ciro waa shacab maaha madaxwayne federal waa madaxwayne maamul goboleed Somalidiidka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sundusjano3491
      @sundusjano3491 8 дней назад

      Yaaa soomaali diida?ma somaliland ? Ragan iswaraysanaya eed dhagaysanasaba waa somalilanders dantaada kufoof wllaalkay. Somaliland guul xaasidkoogana allow jabi

    • @hanalander
      @hanalander 8 дней назад

      faqash walaweyn iska xoree amison UN somalia waa amison UN ka tirsan.

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Somalidiidka idoor waa maamul gobaleed 😂ee maaha madaxwayne federal lama soo dhawaynayo sidii madaxwayne federal maaha ciro 😂😂😂

  • @MuhadAwale
    @MuhadAwale 8 дней назад

    Cabdiraxman CIRO viva somaliland viva wax guski muse bixi ku jiro looma bahna 😂😂😂😂

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 9 дней назад

    Way xiran yihiin beyle iyo farmajo lacagti ay imaradka ka dhaceyen warkas liqa

  • @axmedhasan2767
    @axmedhasan2767 8 дней назад

    Ha dagdagina ninkan idiin waramayaa hada waa ibdaahim duufle

  • @fayizza
    @fayizza 7 дней назад

    Somalilandnee ha ku mashquulina dowladiina waa iga talo

  • @mohamedhersi6251
    @mohamedhersi6251 8 дней назад

    Kani waa nabaddiid ,iblyes,

  • @caydaruusibraahim4395
    @caydaruusibraahim4395 7 дней назад

    Ilko dheer iyo heego oroomay wali ma baroortii doorashada ayad ku jirtan

  • @caashasalebancabdi815
    @caashasalebancabdi815 8 дней назад

    Saafar huurda dheehkhuurinay weeye ilaaho nagasoogaa dadka waxqarsanay. Ee naqabsaday

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 8 дней назад

    Ibrahim caydiidkan ee wax walba fashiliya ma dhiiga dadkuu raacaa,?

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 8 дней назад

    Idoor kharan maaha waa Jabhad
    Kkkkkk 2025 kkkkkk hhhhhh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 8 дней назад

      Alllah doori Farhia hadee aan iidoor qaran ahayn ya Somali qaran ah

  • @siciiidoog
    @siciiidoog 8 дней назад

    Ibraahin duufle😂

  • @NimcoMahad-t2w
    @NimcoMahad-t2w 8 дней назад

    Ala muxuu idoor riyo kujiraa axmad iyo dani hala lasimiin waayo tariikh ayaa qoran

  • @aminaigal4469
    @aminaigal4469 8 дней назад

    OMG

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 8 дней назад

    Laxwaliba shilalkey is dhigtaa lagu Qalaa, wey kusugeen UAE ku.

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 8 дней назад

    Hello

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 8 дней назад

    Maxaa lagu fashiliyay dameerkan aan dalkaba joogin waxan la yaaba kuwan hargeysa jooga ee wax waydinaya qudhuba tihiin

  • @sheekocusub2259
    @sheekocusub2259 8 дней назад

    Ibrahim caydid horta muxu lacararey miyu baqday 😅😅😅