Dee wax lagaga soo warama ka jirtee. Wixii ka dhacay baa ka dhacay adeero dhakhtar buu tegay dee. Meesha ma MBC baa jooga. Sidiisii ba sugeysa adigu gobol somalia ka mid ah baynu qaadanay. Alla qarankaygii JAB😢😢😢😢. WAY OO WAY.
Inay dagaal qaataan la arkee inay huwantii gudaha iyo tii dibadu dagaalkii ay kursiga ku doonayeen ay ku guuleysteen oo ay film hindi jilayaan iyo siday isugu soo noqon lahaayeena waa suuragal larki doonee wixii noolaada midkay qaataan
Muusaa fuliyey Mar hore arimihii laga lahaa waxa loogu yeedhay inuu sii adkeeyo muse wixii uu saxeexay ee more waxooga sooryan waa la soo sin doonaa kkkk
Taageere kULMIYE yaan ahay. Laakiin"Gaalka dil ,gartiisana sii " baa la yiri. Ma waxad u jeedaan" MA GEVEYAAL "WHO EVER" yaa helay Madaxweyniheenii!!!!! Politics is done in different ways in different situations. Lets wait.
No No ideeh kumasheqeeyo Cirro waa niin qunyaar socood aah ee benta iyo propaganda iskadaaya Musa ictiraaf makeneey waar tulli foqool tulli baa tihiin manta adunka ubahaan Somalilland shame on you
xisbiga wadani wuu bahdilay wadankii dhisnaa💋💞💋
Geesi xaaji basar❤❤❤❤❤❤
soodhaweyn iyo sawir laguma maamulo dalka
Aduunka waxa ka jira wax la yidhaahdo Protokoll. Dawladinada ayana lagu qiimeeya . Waa muhiim soo dhawayntu
Wadani caashez vous waa so dhoweynaya waa maafiya gajoneyse
Allciiroy samara lagaga soodhac😮😮😊😊
❤❤❤❤❤ thanks Xaaji Basar
falastiin raggba dhigay halka ay maanta joogto ciro caanyo soomaaliland inuu maanta meel xun dhigayo ayaa muuqata
hoyada silkeda uraya usheeg bentada
Waxaa Qaliin lagusameeyay madaxwayna wadnah iyo kalyaha waanu xanuusanayaa ALLAH inagumasooceliyo waxaanu siimaeay djabuuti
Wadani inuu bahdilo wadanka iyo inuu burburiyo waa qorshihisa kowaad alle hanaga qabte
BASAAS XUN
Dublamaasi by barteee wataa dubai laynagu bahdilay
XAMAR AYU KA DAGAY AMA JABUUTI
Qaranku uu ka baxay waqtigii vlogs yada lagu mamuli jirey
Dhareer wayne
🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🤣🤣🤣🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯 🇩🇯
@@IbrahimMaxamed-t9xin yar baa idiin hadhay ee qosla dee. Ragii idinka oohin jiray way joogaane.😂😂😂
@@raadiyacumar8141 🤣🤣🤣🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@@IbrahimMaxamed-t9x reer Djabouti iyagaa xoreyn ubaahanba 😅😅😅
Kursiga wuxutabayà maxawaynaha muse bixi 😢😢
Adiguna dib Uunbaad kanoqotaa Xaasid
Buuqa jooji Looma baahna xaaside
Imaaraadka ciro waxaykubalameen xasan sh iyo ismacil cumar
xaaji basar tv wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ war wll sidas ha u dag dagin madaxweynuhu wuu tagay si sharaf leh
Xaaji abasar ha dag dagin waanu soo wadna sawirada
Wii ina ceebeyey kani madaxwayne maaha
Zubeer Awal way ka wada hinaansan yihiin MD CIRRO.
Dee wax lagaga soo warama ka jirtee. Wixii ka dhacay baa ka dhacay adeero dhakhtar buu tegay dee. Meesha ma MBC baa jooga. Sidiisii ba sugeysa adigu gobol somalia ka mid ah baynu qaadanay. Alla qarankaygii JAB😢😢😢😢. WAY OO WAY.
Wasiira soo dhaweeyey
Wuxuu la mid yahsy madaxweynayasha kale ee somalia ka jira
Ha uviyon sida dametka
Daayeer abidkii ma daahiro
Doofaarna waligee daacad ma noqdo
Madax waynayaashii hore si culus baa loo so dhawayn jiray wakaa odaygii
Muuse lagama danbayn
Gudoomiyaha gobolka w. Galbeed iyo Together. Reerku waa wada damiin.
Xaaji basar cirro wuxuu ka degay goor habeen ah garoonka madaxtooyada lkn su aashu waxay thy xzggee ayuu sii maray oo ku habsaamay.
Waadigii hor boodaayey ee kulmiya ka dhigaayey waxaan waxba ahayn ama qaban
Maandhoow asxaan lagama tago eed hadaad faliye
Adeer dalka ciyaarta nooga daaya anagaa lehe
Xagii reerehaaga uu baad u biyo shubatay,xumaan baad wadaa iyo xaasidnimo.
Maya ninkani si wanagsan buu u dhiga lkn anigoo kulmiye ahba waan yaabay sida looso dhowayay baanu sugaynay indr
@@Burcawi24
Isagoo kaliya is muu bahdilin ee ciro waxa uu bahdilay dadkii reer somaliland oo dhan iyo dalkii Somaliland
Xaaji Basar odaygu Cilaaj ayuu ubahanahay inadeer kuwilahaa isbadal isbadal hakaxaabxabiyaan kkkk hogdheer ayaykudhacaysaa JSL hadanfadhigalagakicin I’m sorry for this situation
Xaaji basar yaykula fogaan macaarid nimadu
Aar goosasho bay u egtahay waxaa dhaantay isaga oo iska jooga 6 months .ishaallaah khayr.
Xaaji war la'aan baa ku haysee wadaadku Saldhigaa qarsoon ee 20km u jira Berbera ayuu soo furaaye
Then one person ❤
Adigu ma khadar dhukurbad soo dhawaynlahad
Waa fashildhacay wadani fashil
isbedelkii wuxuu sii kaxasaytay kii shalay soomaaliya lacagta uqasbilsanaa oo maantana kiish somalilandna sita dabadeedna imaaraatkii wuu kafhacay
War wuxu soka is bahdiley ,ma xukunad baa misa waa xisbi uun subxaan ,war ninkan waa bila sharaf ee mesha noo dhaaf ha la dhaho .
Ina biixi ayaa ka dubaarad dheeraa
Muuse kamay danbayn ta kale ciro wadankiisa wax ka dhex socda war uma haayo
War an ku haya saxib ciro waxiranyahay beyle aya waxaa lo hesta lacagti beyle iyo farmajo lacagti ay imaradka ka dhaceyn ayaa lo hesta
Diplomacy waxba kama taqaanid
BASAASKAN miyaanay Reer Somaliland horta baran wuxu yahay??? War ninkan beri hore ayaan anigu ogaaday in uu HUWANTA la shaqeeyo?????
Aar xaaji basaroow adiga waxba kaama galin dagaalka garxisbaad colaada ku kicinaysaaa😢😮
Kan aradan ee labada shay uun xidhan ,ha la yabanina waakuwa u bilaaby inay u shuban sidi duufle,kana waa shodhe duufleh.
Basaas
afkaga hagaaji Logu yeedho wa khaLad doowLaden SSC khatumo dheh ma jiirto cid dafirkarta hadi ay jiirtana wa dad xaasid ah
Hal tuulo miya dawlad noqota ceb dhuumo
😂😂yusra harti miiskaa maxaad ugu fasxdeen wey la anbaneysaa qarankeee
Ninkani wa mucaarad ee hadhagaysanina
Isbedelkii ka sheeke intii dalka ciishaad ka mid tahaye
Xaajibasaroow qabyaalzda yarayso
Xaaji basarow jabutibu seexday kkkk
Waar waa lahelay madaxweyne ciro😅😅😅
MAAHA SIDAA AAD U ARAGTO WAAD ISKA HADLAYSA 👈👈👈👈
Soomaali laantee war somali lan way dhacday hooyadeed bay wastay😂jamhado ssp g36 ssaw belo iyo ururay noqotay
Odaygu xaguu qabty waa laga yaabee
Heego hadal dayn mayno
War madaxweynaha maxaad ka doonaysaa shaaqadisu wataaye
Waxay kabeen sheegeen diyaarad baa naloo diray lomana soodirin
Mise waa xasidnimo aar nin kani waa madaxweyne sidu donu yeelaya
Soomalind madax whyneh muuse qaran kii ayu racaynah runtii
Xaaji basar maxaa ku dhacay?
Waxaasi waa baroor sidii ladoono haloo soo dhaweeye naacda joojiya
Geesi rag ifka waayo noo joog
Ee Ma Cunahaykudhegeen Xaaji Basarow?
Waa waajib aqoonsiga s/land
Waxaydaan ogayn haka hadlina
xusbiga wadani waa dilay dalkii
Halkee lagu bahdilay oo aad ku aragtay diploomaasiyad baa dalka lagu maamulayaa e vlogyo lagu maamuli maayo
Cirro waaa lumay ama uu seexdaye k wardoona
War yaa iska amuse oraad ritahaagii raacoo
Hhhh war dalkadu waa somalia laangabow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😂😂ku fadhiiso waa taagan yahee
Waa bahdilaad ciro huteel baa layska seexiyey
Inay dagaal qaataan la arkee inay huwantii gudaha iyo tii dibadu dagaalkii ay kursiga ku doonayeen ay ku guuleysteen oo ay film hindi jilayaan iyo siday isugu soo noqon lahaayeena waa suuragal larki doonee wixii noolaada midkay qaataan
War xisbood. Nacasyohow.
Sheko heego ayad wada xaji basarow
Negative person ku ma wangsna lagu arkba wxba qldan bad Leedhy
vedio ino haya marka vedio madaxwaynaha laso daayo wuxu ku hadlo waynu u wada joogna 😂😂
Hhhhh basarow waa isbadalkaad
Uniikinaysay cay iyo niic lagaagama
Baahna
Boosaaso jooguu oo saaxiibkii Siciid Deni kula kulmayaa
😂😂😂😂😂
Waar waxba yeelimaysaan ee wax la hadha
Xaji masa iskada qoohin ta iyo waxano buuqii ma ciilbaa
Yaakugu yiri adiga ciisa musa nimada ku xanutay
Muusaa fuliyey Mar hore arimihii laga lahaa waxa loogu yeedhay inuu sii adkeeyo muse wixii uu saxeexay ee more waxooga sooryan waa la soo sin doonaa kkkk
Laxyahay xadudhashay iska amu reermiyi bacaac bacaac
Oo heego maxay ka dabo socotaa argtidiisa meesho ma aroosbaa
Madaxwaynahagyi hadanu raadino ma ceebbaa 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Casuumadi majoring ee muqdisho ayay hoos ushirayaan diyaaradana usoo dirty warkuu inoosheegayna been ayuu ahaa
Kkkkkkkkk awtiisam baad inoo doorteen
Dawladini tii sawirka maaha
Waar basaroow kibirka jooji hadhow anagu kuuma hayno futo aanu ku gelinee
Taageere kULMIYE yaan ahay.
Laakiin"Gaalka dil ,gartiisana sii " baa la yiri.
Ma waxad u jeedaan" MA GEVEYAAL "WHO EVER" yaa helay Madaxweyniheenii!!!!!
Politics is done in different ways in different situations.
Lets wait.
Beenaaale caqlixun.Muse waa dhhacay ee
Hush ....
No No ideeh kumasheqeeyo Cirro waa niin qunyaar socood aah ee benta iyo propaganda iskadaaya Musa ictiraaf makeneey waar tulli foqool tulli baa tihiin manta adunka ubahaan Somalilland shame on you
Adaa doortaye hanoo sheegin ado ilma yara ayaad moodi jirtay inad muuse ka caqli badantahay waxasa luguha ku dhaganaa markasad modaysay inu nacas yahay
Madaxda somalida arab emirateka waa lagu wasa jarer baa loo balamiya ka bacdiina gus ba lagala daala markas va wixi la rabo laga saxeeda