Deg Deg Ciidanka isra O shacabkii Lubnan 26 hada ka dilay| Iran O soo hadashay|Arintaan ma ogeyd?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Deg Deg Ciidanka isra O shacabkii Lubnan 26 hada ka dilay| Iran O soo hadashay|Arintaan ma ogeyd?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 73

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  8 дней назад +16

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @AdanSalathassan
      @AdanSalathassan 8 дней назад

      Niyow wax dadka fahansee hada shekh ad shegeysey intuu sheikh kayahay? Umada hawalin niyow.

    • @AdanSalathassan
      @AdanSalathassan 8 дней назад

      Niyow wax dadka fahansee hada shekh ad shegeysey intuu sheikh kayahay? Umada hawalin niyow.

    • @abdulbassidabdullahi
      @abdulbassidabdullahi 8 дней назад

      Asc wll waxa iibsaday full coures lakiin ma isticmaali karo wll maxaa xalah?

    • @FaraxUgas
      @FaraxUgas 8 дней назад

      ​@abdulbassidabdullahisxp walagu dhacy aniga xitaa sidas okle Aya LA igu sameyey

    • @FaysalMar-e2x
      @FaysalMar-e2x 8 дней назад

      ​@@AdanSalathassan Ben ma adan shegin Kan sheq ma aha wa tug aniga ayu lacag iga dhacy walahi online ka uu shagayo waxba kama jiraan

  • @MaxamedIbarahin
    @MaxamedIbarahin 8 дней назад +3

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @MahamedAbdimajid
    @MahamedAbdimajid 8 дней назад +2

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في فلسطين خاصة وأهل غزة وأهل جنين عاجلا غير اجل أللهم أرحم شهداءهم اللهم اعنهم على عدوك وعدوهم يا ذالجلال والا كرام برحمتك يا أرحم الراحمين 🤲🤲🇦🇪🇦🇪

  • @SalahMahmoud-w7r
    @SalahMahmoud-w7r 8 дней назад +2

    اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في فلسطين واذل الشرك والمشركين يارب العالمين 🥲🤲🤲

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 8 дней назад +1

    ❤wcs ❤ alahu akbar ❤ xibulaha,,,,,

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 8 дней назад

    Wcs dulmi diid media sheik Allaha ku sharfo cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah guull ban u rajaynayaa reer Palestine insha Allah Allaha burburiiyo yuhuuda iyo xulifadeeda reer galbeedka Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu

  • @aluul6875
    @aluul6875 8 дней назад

    YAA RABBI 🙌🏽

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 8 дней назад

    Falastiin waxeey ku guleesteen kalmadihii ilaheey eyku tala sarteen oo aheeyt xasbiyalaah wanicmal wakiil Kalmadahaa ayeeyku gulesten 😢😢😢 waxaan dhihi lahaa qofkastoo cadow soo weraro ha dhoho xasbiyalaahi wanicmal wakiil

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 8 дней назад +1

    subxaanlaah subxaanlaah Allah ka qabto ku waase subxaanlaah

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 8 дней назад

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 8 дней назад +4

    SCW SCW ❤ SCW❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 8 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Abdiwahab-Ismail63
    @Abdiwahab-Ismail63 8 дней назад

    Sheekh xayaysiiyka wakhtigisa yaree,

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 8 дней назад +1

    Scw

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 8 дней назад +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 7 дней назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 8 дней назад

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 7 дней назад

    Scw scw scw ❤

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 8 дней назад +2

    Shiqow sanadkan dorashada isu so sharax

    • @Somalestine
      @Somalestine 8 дней назад

      Subxana Allah 😂Maxa Ugusoo Jiide Dad Baa Kabixi La' Waajibadkaas e

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 8 дней назад

      Ya doran sheikha ,dalkii wa qabiil iyo siyaasi lacag bartay ee, mida kale somali udu'a wbt

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz 8 дней назад

      Masha allah sheekhan waa ruun sheeg muuhukufalaya maadaxnimo waa janagale janada rabi allah hakucasimo insha allah❤

  • @SakarieDucaale-en1zc
    @SakarieDucaale-en1zc 8 дней назад

    Waxaan aaminsanahay in mar un dhow laxiridoono channelkn, sababtoo wax xaqiiqo ba ka hadashaa sidaa darteed wll sifiicn wax inoogusoo jeedi. Mahadsanid.

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 8 дней назад +1

    yaabay allaha usahlo muslimiinta. israel awood bay wax ku qaadataa ee ha iska celiyaan reer lubnaan

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 8 дней назад

    Reer falastiin welcome to Somaliland.

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 7 дней назад

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 8 дней назад

    scw

  • @hashiofficial96
    @hashiofficial96 8 дней назад

    asc ustad ilaah ha ku barakeyo ilaah dartiis ayaan ku jeclahey ustad waxaan ka codsana dhibka iyo boobka lagu hayo dalkeyna ku so dar hadalkada anagq carab ma nihin

  • @suldanka
    @suldanka 5 дней назад

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 8 дней назад +1

    sheelhoow xusbulaah waa ku daaysay haku daalin

    • @Somalestine
      @Somalestine 8 дней назад +2

      Xizbiga Wa Dad Sunadi Nabiga [SCW] Qilaafay Makas Allah Garabkooda Wuu Ka Baxay Xata Mau Qalman In Magacaas Loogu Yeero🙄

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 8 дней назад +1

      yes yes waarun hadalkaagu sxb

  • @suleqaabdulahi328
    @suleqaabdulahi328 8 дней назад

    Sh yahuuda madaalaan miyaa

  • @dalmardeko8873
    @dalmardeko8873 8 дней назад

    sheekh videogaad waa madow beryahaanba!!!

  • @HonestJemal
    @HonestJemal 8 дней назад

    Yamanta halke kabaxde bariyahan

  • @abdulkadirbarre7862
    @abdulkadirbarre7862 8 дней назад

    asc maanta waxbaa iga yaabiye maabka eega soomaliya waa laga saaray oo waxaa lagu qoray kiinya

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 8 дней назад

    Wayba jabeene mxay kaley sugayaan balaayada

  • @ahmedyarre6849
    @ahmedyarre6849 7 дней назад

    Asc dulmi diid waanku tageera brother please waxaan ka codsana inaa ii Gato mopelka ipad kaada oo kale

  • @Somalestine
    @Somalestine 8 дней назад +1

    Xizbiga Wa Dad Sunadi Nabiga [SCW] Qilaafay Makas Allah Garabkooda Wuu Ka Baxay Xata Mau Qalman In Magacaas Loogu Yeero🙄

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 8 дней назад

    Sheikh XAMAS maxay ka baqayaan , Xamar Dhulka ayey leedahay , meeshaa waxaa ka cad Israel inaysan dhulka laheyn

  • @Ahmedamin-iw2vs
    @Ahmedamin-iw2vs 8 дней назад

    Wcs

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 8 дней назад

    انالله وانا اليه راجعو ilaahoow unaxariiso ilaahoow rabiyoow udanbidhaaf ooqabriyadooda uwaasici ilaahoow inta noolna sabar jamiilaasiin rabiyoow xaax xanuunbadanaa meeshaa fiirisaba muslimiintaa lasilcinaa oogaaladii iskubaheesteen muslimiintiina war iskamahaayaan oo nafjaceel iyo cabsi aylagariiraayaan ilaa iyo goormee duligaan jujireenaa اللهم اعز الاسلام والمسلمين وادل الشرك والمشركين ودمر اعداءك اعداءالدين اللهم الف بين قلوبنا واصلح ذات بيننا واجمع كلمتنا ووحد صفنا واهدنا ويسر الهدا الينا وانصرنا يارب العالمين

  • @KenedidMahomed
    @KenedidMahomed 8 дней назад

    Allah ugaragaro le peuple palestiniens et libanais

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 8 дней назад

    Walaahi waa yaab aduunka dhan ayaa u nacam leynaya dhiiga dadka ayay baneysteen

  • @oneotako9693
    @oneotako9693 8 дней назад

    gaba😢inashallah😂gubatan

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 8 дней назад

    Wlhi xisbullah haday Suni ahan lahayen madaxdoda sidas lama layen ayago awodas laha lkn waxy noqden kuwo kor nogala qurxiyay gudahana ebar ka,ah

  • @ashamohamed7014
    @ashamohamed7014 8 дней назад

    Xagay aadeen xisbulaah maxay isga celinwaayeen

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 8 дней назад

    iPad kaa cidna waxba kama aragto

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 8 дней назад

    Caway dawladaha carabta iyo muslimiinta ?

  • @KenedidMahomed
    @KenedidMahomed 8 дней назад

    Allah yaramoux aux martyrs Palestinens opprimés et occupés et libanais

  • @cabdirashiidgurxan-d7n
    @cabdirashiidgurxan-d7n 8 дней назад

    Shiicadu adkaysi uma laha in ay gaalada iska ciyaan.

  • @Fays2010
    @Fays2010 8 дней назад

    Israil xaafadaha ma lahayn lkn ree Qasa ayakaa leh dhulka.

  • @Jodall-1
    @Jodall-1 8 дней назад +1

    Goormaa u dambeysay quraan dadka loobaro ilaah dartiis. Hada xayeysiin ayaa loo sameystay si lacag looga sameeyo barista quraanka. Sideed idinla thy?

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 8 дней назад

    Hadalkaas waxaa keeney ragii carabta xukunayey oo jee ka la gashtey oo aan xitaa awoidin iney jawaaban lkn maxaa ku dhacey erdogan oo ka jawaabi jirey hadalada noo an ah…kibirkan xadka buu ka baxey, Allaah jebeyo

  • @abdiabass2518
    @abdiabass2518 8 дней назад

    Aaww

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 8 дней назад

    Gantlki may kidhaftaan xizbulah tangigaas dadk lagu bibursanayan

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 8 дней назад

    Yaab dadka reer falastiin ee la dulaysanayo inaysan waxba iska celin Karin shacabkaasi Waa la ogyahay ee Malaha dad kale ayaa loo dan leeyahay bal inay damqasho yar uun dareemaan.
    Wasiirada isra ee dhahaya reer qasa Waa soo noqdeen dadkeenina sooma noqon, May fahmaan reer qasa Waa dhulkoodii Hooyo , hade dhinaca kale Waa dal aadan lahayn dareen ku joog waaye.

  • @كمالعبدالقادر-ن3ل
    @كمالعبدالقادر-ن3ل 8 дней назад

    Lubnaaniyiintu ayaga ayaa isugu wacan way ku fcn thy ayay ila thy xisbulaah may taageeraan

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 8 дней назад

    In ay wax dilaayan ma ahe majoogi karaan nacladi idinku dhacday waa dhamaad koodi jahanama ilaahay haku fogeeyo

  • @Nasra-e1p
    @Nasra-e1p 8 дней назад

    Conrad rattray

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 8 дней назад

    Dhadka sida u leyniyane yahuudu iyu sauudikina Trump leflefiyane dowladihi suniyinta

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 8 дней назад

    Dowladi quraatey shiicada caheyd ee Israël kirakirka kelisey dowladihi suniyintey gaalada caabudisey ba uqu wayane ina islamka ladhabar goyo