Cabsi cabsi! maanta wixii dhacay Maxaabiis dhiibid ma ahayn shiishyahano iyo yaasiin ayaa jiray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Cabsi cabsi! maanta wixii dhacay Maxaabiis dhiibid ma ahayn shiishyahano iyo yaasiin ayaa jiray
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 117

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  6 дней назад +28

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Somal-j7r
      @Somal-j7r 6 дней назад

      Idikuwakucayishe ninmanka aomalidah arin alee udaya

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 6 дней назад +33

    Xmaas guushoda jecliyaa yaa rabi quraan ka aqrista dheh balayada yuhuud balan magaasho

    • @haa8793
      @haa8793 6 дней назад +2

      تحرير فلسطين

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 6 дней назад

      Ilahay haxifdiyo walalaheen falastiin warunta balan maleh yahuuda Ilaahow yahuuda masiibo wayn kurid rabiyow

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 6 дней назад +18

    سلام إللآحرار فلسطين والسوري 🇸🇾🇵🇸✌🏼تحيه من الصومال 🇸🇴💪🏻

    • @Somalestine
      @Somalestine 6 дней назад +1

      🇸🇴❤️🇵🇸❤️🇸🇾

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 6 дней назад +19

    Ilaahay falastiin silica iyo nolosha adag haka saaro

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 6 дней назад +7

    Reee qasa qalbigeeka xaragoonayaan
    Masha aallh ilhoow geesi nimada iyo iimaanka usiyaadi

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 дней назад +9

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لايحتسب ❤الله ❤

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 6 дней назад

    Ilahay ga wayn aya lajira mujaahidinta falastiin ilahay madayacayo adoomadisa Muslim ta eemarkasta kuxiran ilahow Cadowga kibray oo dulmiga isku bahaystay jabi oo rabiyow awoododa tus oo baabi adiga awood badane ahe guusha sii mujaahidinta yaarabi Amin Amin

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 6 дней назад +3

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates.(masha Allah reer falaastiin and reer YEMEN 🇾🇪)

  • @suldaanmax9900
    @suldaanmax9900 6 дней назад +3

    أللهم انصر اخواننا في الفلسطيني والسوريا وجميع المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 6 дней назад +4

    Maasha alaah sheq dulmi diid ilaahey haku xifdiyo ❤❤❤❤

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 6 дней назад +1

    Insha Allah Haddey ballanta ka baxaan yuhuud iyo inta macooda ahba budo ba’day Allah haka dhigo Aamiin yaa rabbi

  • @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi
    @AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi 6 дней назад +3

    Xamaas guul draysan mayso wàxaan usoo diraa hub aysan dunidu haysan waa ducadaà Allahayow naa aqball

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 6 дней назад

      Amin Amin ilahow guusha sii mujaahidinta xaqa rabiyow

  • @faisaakhyaar7775
    @faisaakhyaar7775 6 дней назад +4

    Meeshan waa khaan yuunas meeshii doraadna waxay ahayd jabaaliya marka abuucubayda meel walba ma jogaa abuu cubada cidna ma gaari gaaridonto insha Allah

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 6 дней назад +2

    Allaaahuma baarik ilaahay haw ziyaadiyo cizo iyo sharfna ha siiyo kuwaasaa ina difaacaya dadka moodaya inay wadankooda kaliya difaacayaan walee inagoo dhan ayeey ina difaacayaan allaahu akbar khizyi iyo dulinimo oo dhana koofyad yar iyo waxay wadato ayeey raacday

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 6 дней назад +6

    آللهم انصرهم قي اخواننا غزه

  • @mahamedwarsan9724
    @mahamedwarsan9724 6 дней назад +5

    Hadii yahuudu markey maxaabistooda lawareegan kuligooda oo ay iskudayaan ineey weerar qaadan ogoow mujaahidiintu qorshahoodu inuu udiyaarsanyahey waayo waa ay ogyihiin markey maxaa biista siidayaan iney weerar kusoqaadayaan yuhuudu waliba ayrabaan iney baabi iyaan dadkooda iyo dalkoodaba lkn ogaada iyaguna qorshe inuu udiyaarsanyahey oo waliba lagayaabo kii 7oktober kadaran aydiyaarsadeen yuhuuduna ay eedidoonan insha allaah

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 дней назад

    Maashaa Allaah, waa dad bartey oo ku taqasusay si loola dhaqmo cadowgooda, yaqaanana in la bahdilo oo weliba la tuso daciifninadooda, Illaahow guul waarta sii wallehen aamiin

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 6 дней назад +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @Zainab-e5y4d
    @Zainab-e5y4d 6 дней назад +1

    Allah ha guuleeyo falastiin dhulkooda iyagaa leh cidii ku haysato allah ha jebiyo waa loo dhintaa xoriyada

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 6 дней назад +2

    Ilaahow guuley walaala heena falastiin

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 6 дней назад +1

    Allah guusha sii cadowga. Jebi Aaneen

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 6 дней назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️❣️❣️❣️❣️ sheikh wacaleikum salam dulmi diid Hamas gull gobonimo inchallah doua preay ❤allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar

  • @AnabFaarax-dl4tz
    @AnabFaarax-dl4tz 6 дней назад +1

    masha allah afkaaga ma karo miyaa waxiii idin cajibiya masha allah dhaha sow lanama dhihin walaalaha markaad ka sheekeyneyso fadlan masha allah dheh

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 6 дней назад +1

    Allah baan kabaryaynaa inuu difaaco falastiin guula siiyo

  • @saisomahamud
    @saisomahamud 6 дней назад +1

    Alah xifdiyo Insha.alah

  • @Alimohamed-kq8ds
    @Alimohamed-kq8ds 6 дней назад +1

    Sh allaha ku barakeeyo channels ka aad ka keento wararkan noo sheeg

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 6 дней назад +1

    Allahu akbar markad haak ku dagalameyso od amiinsatahy naftada difaceysit Allah (swt) a tall sarato quwadaa wawen xita waxba kamaqadikaran💪

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 6 дней назад +1

    Ilahay waxaan ka baryayaa in reer qasa dagaal danbe galinini nabad iyo xornimo ilahay ha siiyo aamiin yaarabi

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 6 дней назад +2

    عليه افضل الصلاة والسلام ❤

  • @XuseenIbrahimjibriil
    @XuseenIbrahimjibriil 6 дней назад +1

    اللهم نصرهم في اخواننا في غزه يالله

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 6 дней назад +2

    illaahaay ha guuleeyo xamaas iyo reer falastiinba insha allaah

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 6 дней назад

    Alahayoow noguraxe gusha walalen ya Allah ❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 дней назад

    Allaahu Akbar Allow Guuleey Muqaawamada

  • @RaxmCumar
    @RaxmCumar 6 дней назад

    ماشاء الله من المؤمين رجال صدقوا ما عهدوا الله عليه فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر وما بدلوا تبديلا

  • @BaladweenBuulabarde
    @BaladweenBuulabarde 6 дней назад +1

    Illaahey uun baa wax kaqaadi kara hadey diyaarado jiri laheen yahuud lama arkeen laakiin iney isasooo bandhigaan mey aheen madaama cadowgoodu yaraarado heestaan

  • @IsakSheikh-Warsame
    @IsakSheikh-Warsame 6 дней назад +1

    Allaah haguuleeyo Xamaas iyo reer falastiin.
    Guud ahaan gaalada iyo munaafiqiintana ilaahay jab iyo Haziimo aysan kasoo waaqsan rabbi haku rido

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan 6 дней назад

    Allow ugargaar walaalaheen falastiin allow XAMAAS ku guulee dagaalka
    Aamiin

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 дней назад +2

    ❤❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 6 дней назад +2

    5:18 qoriga Algoul ladhaa waa qori shiishkiisa aad usareeya masaafo dheer na wax lagaga ugaarsan karo

  • @halimo1255
    @halimo1255 6 дней назад +1

    ALLAHU ☝AKBARRR💪💪💪💪

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 6 дней назад

    Masha Allah Masha Allah

  • @RashidAli-up9ll
    @RashidAli-up9ll 6 дней назад +1

    when Allah is with you, who can be against you in real practical

  • @Zahra-nh9px
    @Zahra-nh9px 6 дней назад +1

    Masha allah

  • @Abdikeni1
    @Abdikeni1 6 дней назад +1

    Mnsha Allah Qaza ragba joga

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 6 дней назад

    Ilaahay baa ka qariyay

  • @maryamcumar5894
    @maryamcumar5894 6 дней назад +1

    Guul iyo gewo nimo reer Gaza xamas inshaalah ❤❤❤❤🎉 cadowgoda cagta hostiisa inshaalah

  • @Faizamaxamed-sd6is
    @Faizamaxamed-sd6is 6 дней назад +1

    Allahu. akbar

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 6 дней назад +1

    haa abuu cubayde ubadi

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 6 дней назад

    Thank you

  • @moustaphasougue2191
    @moustaphasougue2191 6 дней назад +1

    علمتهم الحياة كيف يتعاملون مع الصعاب .

  • @ramaamofarah8967
    @ramaamofarah8967 6 дней назад +1

    Waa marin hababin

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 6 дней назад +1

    Allahu akabar❤❤❤❤

  • @ahhmed45-l5x
    @ahhmed45-l5x 5 дней назад +1

    Sheekh waxaan ku waydiiyay saadka iyo hubka xagey ka helaan xams iyo xataa qutal daruriga bal arintaa nooga soo samee vidéo shukrà

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 6 дней назад +1

    De wa farxad inay hub yeshan wllaha falastin yahuud ilahay hababiye

  • @asha3777
    @asha3777 6 дней назад +1

    Allaha u gargaaro reer Falstiin

  • @AbdiadamAbdiadam-l6p
    @AbdiadamAbdiadam-l6p 6 дней назад

    Alahu akbar ❤Alahu akbar Alahu ❤scw scw and royals doing ❤

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 6 дней назад

    Rag haday jiraan waa xamaas ragrag dhaleeen iyo shacab midaysan ❤

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 6 дней назад +1

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 6 дней назад +1

    Allah Akbar

  • @SayidKheekh
    @SayidKheekh 5 дней назад

    Mnsh allah hames Hamas Guul guul guul guul allow ugargaar reer Falastiin

  • @SiblingsK
    @SiblingsK 6 дней назад +3

    Diyaaradaha mareykan soo dhacayo waxan u arka sensorkii ee ugu talagaleen inuu drones ka huutiga soo rido ayaa hawaha mareykan ku fakaday! Laga yaabe maalmaha soo socda inay diyaarado kale dhici doonaan

    • @haa8793
      @haa8793 6 дней назад

      ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 6 дней назад

      Dhamaaada dheh shayaadiinta🎉

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 6 дней назад +1

    Sheekhunaa waxaan ka baqeyaa in ay israel iyo America in ay xamaas ay siraan oo ay ogaadaan meesha ay kasoo baxayaan

  • @maryanwarfaay8270
    @maryanwarfaay8270 6 дней назад +1

    Yaa basiir yaa samiic xamaas kor kadhig sharafta iyo heybada kamuuqata reer Gaza❤ Palestine 🇵🇸

  • @FadumoCawad
    @FadumoCawad 6 дней назад

    Allaha ilashafdo

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 6 дней назад +2

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DaacadCali-te7fi
    @DaacadCali-te7fi 5 дней назад

    Alle ha guuleeyo xamaas iyo dhamaan reer falastiin

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 6 дней назад +2

    FG❤❤🎉

  • @MaryanCabdi-c6o
    @MaryanCabdi-c6o 6 дней назад

    Yahuud mucjiso allah haku rido ameen yaa raabbi ☝️☝️☝️

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 дней назад

    Anaga weyba nagu bilaabatey manada waayo amxarkii siwtii uu yiri waan idin caawiney sidaa darteed nanagana waa inaad bad na siisaan… waana nagu bilaabatey oo dowlad iyadaba aan wax na dhaamin sowtey na handadeysey oo weliba aan u jabney oo baadii gurigeeda loogu geeyey…

  • @AmranSheeno
    @AmranSheeno 6 дней назад

    San u aragnaa waxaa gacantada ku heysid

  • @suldanka
    @suldanka 6 дней назад

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 дней назад +1

    Xamaashanooto❤❤❤❤❤❤guliyogobanimosxb❤❤❤❤

  • @mtoiiwamama
    @mtoiiwamama 6 дней назад +1

    Title ayaan Ku qoslayey

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 6 дней назад +1

    Scw

  • @abdiabass2518
    @abdiabass2518 6 дней назад

    Was ww bro

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 6 дней назад

    وليعلم الله الدين ءامنو ويتخد منكم شهداءwey sameynaayaan marka aymaxaabiistooda wataan inay laayaan falastiin meeshana waxaa yaal qowlkii ilaah bal waxaan leenahay ilaahow awoodaada waan aragnee cafigaagan a na tus yaa rabi

  • @BishoyMohamed-ck1js
    @BishoyMohamed-ck1js 6 дней назад

    Wey kuleeysanayan ilahay aya ugargari

  • @Tiyoshuaib1506
    @Tiyoshuaib1506 6 дней назад

    Haye

  • @samiyasamiya858
    @samiyasamiya858 6 дней назад

    Mar hore ayaaba itbya nagu Mano sheegtay 😮

  • @hassanibrahimbarreh
    @hassanibrahimbarreh 6 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @AweysMoh
    @AweysMoh 6 дней назад

    Sheeyow taariiqda sheek

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 6 дней назад +1

    Istiqbaaraad walba oo reer galbeedka le yihiin waxaa ka awood badan cama yatasaa,aluun waa la cameeyay ma maqli jirtay weligaba waxaa rabto keen

  • @ZeinabIdle
    @ZeinabIdle 6 дней назад

    Gull Palestine 🇵🇸 ♥️

  • @ShxuseenCumar
    @ShxuseenCumar 6 дней назад

    Assalamu caleykum
    Waxaan layaabnhy dugsiyadaan dadka ajaanibta ah miyaa loo xayesiinaya ama soomalida maxey mar walbo uga muuqdan dad ajaanib ah oo somalida iskuma kalsona miyaa in ayaga ay isa soo sawiraan yaab waaye ?!!!

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 6 дней назад

    Aniga ra,yigeega markaad ka hadlo walalaheyga falastiin inay waxaan soo bandhigasn ma ahayn siyaad military because haddaad askari military dagaalama aa tahay inaad sirtasda hubkaaga iyo xoogaada ciidan inaad soo bandhigto ma aha markaad dagaal ku jirto

  • @أبوءآسفإبنأحمدإبنعومي

    Wallahi Israel wexee qalbigeena kusamese xisaabteeda wey utalaa yee hilmaamin
    والله إن إسرائيل لتلومنّ ما فعلت بنا في قلوبنا إنشاء ربي غز وجل

  • @YahyeGuure
    @YahyeGuure 6 дней назад

    kkkkkkkk wa wax laki qoslo❤❤❤

  • @AbdirahmanMuscab-ps6ie
    @AbdirahmanMuscab-ps6ie 6 дней назад

    😂😂😂 hamas wlh waa dowlad

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 6 дней назад

    Caaajib

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 6 дней назад

    Kkkkkk wallaahi xamaas waa balaayo bismillaah raggaanimo alla bixiya

  • @abdikirinmohamed1378
    @abdikirinmohamed1378 5 дней назад +1

    suaal muhiim ah maxaabiista reer Gaza ee isra heysato marka kala bedelsho ay jorto maba aragnee kuwa isra ley noo sheegoysaa , kuwa gaza aawey

  • @SiaAbdi-e9x
    @SiaAbdi-e9x 6 дней назад

    ilaahood baa waxlawada ale waday wehel madoono

  • @xiinfinin
    @xiinfinin 6 дней назад

    Oo haday dagaalka bilaabayaan markay maxaabiista qaataan maxay xabad joojintii Ka macna ahayd. Insha allah heshiisku wuu sii soconayaa

  • @CabdirisaaqShade
    @CabdirisaaqShade 6 дней назад

    Wll videoga inoo weyne mobilka aad wax ka sharaxayso wax fican lagama arkayee qaab maqal iyo muuqaal ah nooga dhig insha allh

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م 6 дней назад

    Kooxdaas mugdi maaha waa har

  • @Kamaal-v6d
    @Kamaal-v6d 6 дней назад

    Isticmaal magaca saxda ciidanka harka

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 6 дней назад

    Lama arkikalo

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 6 дней назад

    Reer galbeed iyo yuhud oo dhan ayey ka badayen xamas

  • @mohadeeqnuurcabdi5420
    @mohadeeqnuurcabdi5420 6 дней назад +1

    Nin nin islaam ah hadi aad tahay islasmku mabaqo qudkisana alle ayaa haye muqqlo quman mana tuse misna sub iskareybka wankala laababa muqalo ituse itabsi ah noso bandhig misna iska xir bartan

  • @maxamedaxmed9292
    @maxamedaxmed9292 6 дней назад

    Anaga Waxan sugeno wa dagal maxa yeelay yuhud wa dhagar badanyahin gaalo raali kama noqonayan ilaa tooda aka yeesho