- Видео 321
- Просмотров 5 246 367
Xaaji Basar
Катар
Добавлен 13 июн 2020
@Xaaji Basar kala soco warar xaqiiqo ah
Wixii talo ah noogu soo hagaaji👉(0634879537)
Wixii talo ah noogu soo hagaaji👉(0634879537)
Maxaa maanta dhacay? Isaaq maxaa la gudboon? halkan ka daawo.
Maxaa maanta dhacay? Isaaq maxaa la gudboon? halkan ka daawo.
Просмотров: 7 848
Видео
Maxaa Kasoo kordhay jiidaha dagaalka? Huwantii bariga Somaliland maxay damceen? 👉Xaaji Basar✍️
Просмотров 29 тыс.4 часа назад
Maxaa Kasoo kordhay jiidaha dagaalka? Huwantii bariga Somaliland maxay damceen? 👉Xaaji Basar✍️
Qorshaha Huwanta bari iyo cadawga galbeed oo midwaliba guul raadis yahay wax ka ogow👉Xaaji Basar✍️
Просмотров 45 тыс.7 часов назад
Qorshaha Huwanta bari iyo cadawga galbeed oo midwaliba guul raadis yahay wax ka ogow👉Xaaji Basar✍️
maxaad kala socotaa Dagaalka ka dhacaya Dawlad Deegaanka? Huwantii miyay niyad jabtay xaaji Basar👁️
Просмотров 67 тыс.12 часов назад
maxaad kala socotaa Dagaalka ka dhacaya Dawlad Deegaanka? Huwantii miyay niyad jabtay xaaji Basar👁️
Maxaa Soo kordhay Caqabadaha Huwantii haysata maxaad kala socotaa? Xaaji Basar kala soco wararka✍️
Просмотров 47 тыс.14 часов назад
Maxaa Soo kordhay Caqabadaha Huwantii haysata maxaad kala socotaa? Xaaji Basar kala soco wararka✍️
Dagaalkii maanta iyo noociisa shaxda dagaalka iyo khasaaraha Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 59 тыс.16 часов назад
Dagaalkii maanta iyo noociisa shaxda dagaalka iyo khasaaraha Xaaji Basar ka daawo✍️
Liibaan Samatalis Maxaa loogu diiday inuu wadanka Soo galo? Reer Somaliland maxaa la gudboon?
Просмотров 35 тыс.19 часов назад
Liibaan Samatalis Maxaa loogu diiday inuu wadanka Soo galo? Reer Somaliland maxaa la gudboon?
Ceerigaabo maxaa kasoo kordhay? Huwanti ma dagaal ayay isku raacday? Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 50 тыс.19 часов назад
Ceerigaabo maxaa kasoo kordhay? Huwanti ma dagaal ayay isku raacday? Xaaji Basar ka daawo✍️
Fool Xumada maanta Dawladu ma iyadaa la dagaalamaysa dadkeeda? Xaaji Basar ka daawo Warar xasasi ah.
Просмотров 46 тыс.21 час назад
Fool Xumada maanta Dawladu ma iyadaa la dagaalamaysa dadkeeda? Xaaji Basar ka daawo Warar xasasi ah.
Dagaalkii maanta dhacay iyo maxaabiista lagu qabtay iyo tiradooda Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 54 тыс.21 час назад
Dagaalkii maanta dhacay iyo maxaabiista lagu qabtay iyo tiradooda Xaaji Basar ka daawo✍️
Dagaal Culus oo ka Socda Masagan aageeda iyo Xaalka Ceerigaabo Xaaji Basar✍️
Просмотров 56 тыс.День назад
Dagaal Culus oo ka Socda Masagan aageeda iyo Xaalka Ceerigaabo Xaaji Basar✍️
Dagaalkii Ceerigaabo iyo halka laysla marayo waxa Reer Somaliland la gudboon xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 53 тыс.День назад
Dagaalkii Ceerigaabo iyo halka laysla marayo waxa Reer Somaliland la gudboon xaaji Basar ka daawo✍️
Jiidaha dagaalka iyo madaxwayne Cirro oo loo sheegay Arrimo xaasaasi ah’ Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 17 тыс.День назад
Jiidaha dagaalka iyo madaxwayne Cirro oo loo sheegay Arrimo xaasaasi ah’ Xaaji Basar ka daawo✍️
Maxaad kala socotaa Ciidanka Ceerigaabo lagu toogtay? Madaxwaynaha oo gogol nabadeed dhigaya✍️
Просмотров 30 тыс.День назад
Maxaad kala socotaa Ciidanka Ceerigaabo lagu toogtay? Madaxwaynaha oo gogol nabadeed dhigaya✍️
Hadalka gantaalka ah ee muuse Cirro ku riday maxaad kala socotaa? Xaaji Basar ugu kaalay xaqiiqada✍️
Просмотров 42 тыс.День назад
Hadalka gantaalka ah ee muuse Cirro ku riday maxaad kala socotaa? Xaaji Basar ugu kaalay xaqiiqada✍️
Ninka Jabhad ka sheekeeya gacan bir ah ayaa lagu qabanayaa Muuqaalkani waa xaasaasi 👉xaaji Basar.
Просмотров 27 тыс.День назад
Ninka Jabhad ka sheekeeya gacan bir ah ayaa lagu qabanayaa Muuqaalkani waa xaasaasi 👉xaaji Basar.
Maxaa ka jira hadalka ninkan? maxaase jilciyay Boodacade? Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 19 тыс.14 дней назад
Maxaa ka jira hadalka ninkan? maxaase jilciyay Boodacade? Xaaji Basar ka daawo✍️
Maxay Huwantu dagaal isula galaysaa? xaalada cakiran Somaliland maxaa la gudbon Xaaji Basar ka dawo.
Просмотров 21 тыс.14 дней назад
Maxay Huwantu dagaal isula galaysaa? xaalada cakiran Somaliland maxaa la gudbon Xaaji Basar ka dawo.
Maxaad Kala Socotaa qorshaha Cadawga iyo fahanka Somaliland kala soco Xaaji Basar warar xasasi ah✍️
Просмотров 27 тыс.14 дней назад
Maxaad Kala Socotaa qorshaha Cadawga iyo fahanka Somaliland kala soco Xaaji Basar warar xasasi ah✍️
Laascaanood Masiibo ka taagan iyo Ceerigaabo oo aan gacan ku jirin! ka daawo Xaaji Basar✍️
Просмотров 29 тыс.14 дней назад
Laascaanood Masiibo ka taagan iyo Ceerigaabo oo aan gacan ku jirin! ka daawo Xaaji Basar✍️
Maxaa ka Run ah Jabhada Subeer Awal maxaase kalifay? Muxaafidka cusub maxaa la gudboon?👉Xaaji Basar.
Просмотров 28 тыс.14 дней назад
Maxaa ka Run ah Jabhada Subeer Awal maxaase kalifay? Muxaafidka cusub maxaa la gudboon?👉Xaaji Basar.
Huwantu sida ay u fakarayso iyo sida ay Reer Somaliland u fakaraan, Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 24 тыс.14 дней назад
Huwantu sida ay u fakarayso iyo sida ay Reer Somaliland u fakaraan, Xaaji Basar ka daawo✍️
Maxaad Kala Socotaa gaadiidka Somaliland laga qaniimaystay iyo Xaalka Ceerigaabo? Xaaji Basar ka d..
Просмотров 51 тыс.21 день назад
Maxaad Kala Socotaa gaadiidka Somaliland laga qaniimaystay iyo Xaalka Ceerigaabo? Xaaji Basar ka d..
Somaliland oo Guulaysatay iyo Dagaalka Arab Iyo Ogaadeen ee Itoobiya’ Kala soco Xaaji Basar✍️
Просмотров 25 тыс.21 день назад
Somaliland oo Guulaysatay iyo Dagaalka Arab Iyo Ogaadeen ee Itoobiya’ Kala soco Xaaji Basar✍️
Muxuu yahay Dagaalka Cusub ee Cirro ka dhanka ah? maxaase soo kordhay? Xaaji Basar ka daawo✍️
Просмотров 45 тыс.21 день назад
Muxuu yahay Dagaalka Cusub ee Cirro ka dhanka ah? maxaase soo kordhay? Xaaji Basar ka daawo✍️
Maxaa ka Jira Ciidanka Huwantii Kasoo goostay? Xaaji Basar ka daawo warar Sugan✍️
Просмотров 63 тыс.21 день назад
Maxaa ka Jira Ciidanka Huwantii Kasoo goostay? Xaaji Basar ka daawo warar Sugan✍️
Waxay noqotay meel nafta loo quudhi waayay Huwantii oo yaaban🙁 kala soco Xaaji Basar wararka ugu….
Просмотров 26 тыс.21 день назад
Waxay noqotay meel nafta loo quudhi waayay Huwantii oo yaaban🙁 kala soco Xaaji Basar wararka ugu….
Caawa waxay u tahay habeen Madaw Huwan! Somaliland masii eegan donto cadawga Kala Soco Xaaji Basar✍️
Просмотров 29 тыс.21 день назад
Caawa waxay u tahay habeen Madaw Huwan! Somaliland masii eegan donto cadawga Kala Soco Xaaji Basar✍️
Huwantii oo ay maanta jiq ku tahay Iyo Somaliland oo galka seefta kala baxday, Kala Soco Xaaji Basar
Просмотров 27 тыс.21 день назад
Huwantii oo ay maanta jiq ku tahay Iyo Somaliland oo galka seefta kala baxday, Kala Soco Xaaji Basar
Somaliland Danbiile ma jiri doono haday waxani run noqoto mana yeelayno inay cafis la’aan ku yimadan
Просмотров 30 тыс.21 день назад
Somaliland Danbiile ma jiri doono haday waxani run noqoto mana yeelayno inay cafis la’aan ku yimadan
Waar basaraw gurgure waa somaliland dhalada iyo diri dhaba ogadeen nama xukumee hanagu xabayn 😂😂😂
Wali firma absurd baad tahey
Walee soomaali xabashi baa isku fashay wayna isdhamaynayaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waar haday itopiya laba dawlodod ka jirto dadka halo sheego blse itopiya ahy adna muwadin itopiyana thy wanan ku dilaya taasi wax dhacysa maha
Shacabka isaaq ha is diyaariyan dagaalkana ha galaan meel kasta oo ay joogan
Alshabaab alshabaab dhalay
Nadiskuna dhalay
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐀𝐫𝐚𝐛
Adigu maad gashid dakalka nacnacda kala tak meesha maskiinyohow
Duliyowo adigu isaaq ma tahid miyaa oorod tag dagalka halkan war aadan hubin ha ka soo shuubine
Keeni Reerka ha u hadho Wixii dhiig lahow kaca Nabada ceel halagu rido
Xaaji basar guubaabadadu waa wax wanagsan
Guul reer shekh isaxaq
Kidaab ILAAHAY, kago,y kibirkii hakaasaaro. Marka laydin xanuunjiyo baad calaacashaan dhuusaweyn.
INAALI LAAHI WA INAALI LAAHI RAJUCUUN ILAAHAY HA U NAXARIIS TO WAR WAY JABI MUNAFIQIIN DAD KA ISLAAM HA KU SO DUULAY
guuul somalilan guuul 😮😮
Maxaa guul ah yaa somalilan ka hadlay
Shacabka ina lalaayo waxa amray mustafe cagjar
Xaajir basar muwaadin dhab ah , waxaad tahay nin indheer garad ah .
Odayaashu Waa arintii ayl naguyidhaaheen ceerigaabo nimankaas salaadiinta sheegay Isla ilaaliya
Marba foorno ololeysa ayey cagahooda kudoonanayaaniin😂 ruclips.net/user/shorts9hL0DnVhQr8?si=uV1-gTDNwwTB02H_ Baridaweyn dhulka dhiga!
Waliga ba qayli waa lagu wasi
Odayash dhalinyarada isaaq haska qabtaa oo kii aay nabad kamaqlan ayagu ha dilan oo yasn maqlin ceerigaabo waxaay doonayan inaa ciidamada hoosaasiyan oo huwan qabsato gaarsiiya ciidamada halkaa jooga inaay huwan ceerigasbo kasoo agdhawan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk guuuuuuul ❤ daarrrrod waen guuuuuul sscc guuuuuuuul hartii ❤
War dadka ka aamus nin waalan baatahayey
😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢
Kan yar sida odeyaasha ayuu u hadlaa😂. Anigaa kaaga markhatii ah in aad in badan u dhigtey reer Sheikh Isxaaq. Reer Isxaaq hurdoow, cashar ha idiin noqoto. Nabad un baad Daarood ka sugtaan, casharna idin ma noqoto weligiin. Casharka wax ka barta.
Yaq tahay adi dhab ba si shidisaaye hhhh
somaliland waxa lagu kala jaray shirkii jigjiga waa sheekadii mililik iyo xayla salase somali ku qabsadeen qaybi oo xukun. Dagaalkan waxa wada dowlada Ethiopia. Somali in ay is disho xal maha
Isaac Wss in uu Jig Jiga Qabsada.
Guul soomaliland
Well indhaha may kala qaadin Dadka aad ls hadlaysaa
Dagaalkani maaha kuwii la yaqaaney waa fitankii aakhiru samanka axaadiistu waxay sheegtay in markuu meel ka bakhtiyoba uu meel kale ka ololayo oo uu bood boodayo waynu aragnaa maanta dacawaley shalay doolow tii ka hreysey dacawaley masagan iyo dagaaladii ka horeeyeyba mana dhamaanayaan waayo koox khubaro ah ayaa fadhida oo diyaarinaysa qaar baahubka u xil saaran qaar dhaqaalaha markuu yaraadoba way shirayaan oo way ololinayaan waxayna ka soo barteen eretereya buuka laga soo qaato duruustaana waxaa leh nin yuhuud ah wuxuu qoray dagaalkii 1aad ee aduunka lakin kuwani waxay moodayaan inay sida yuhuuda ugu faa,iidayaan laakiin kani waa bilaa faa,iido dhimasho waxaan ahayn malaha
Maxad odhan
Meel uragkutashaday unbay duubab iyo cumAmado usoxidhanayaan meelaguugutashaday Dirka itoobiya kunool odhan wa inlayskashada o dhul ayxor uyiinlayesha faqash maamulmataqan masuuliyadana kibirbaykaqadan wa inanlahoos iman
GEESI.GEESI.DHALAY KUSOCO
Seed iskudhigateen intaad layseen 35 nin oo liyuubolis ah oo weliba meydadkii ayaad dharkii kalabaxdeen war isaaqoow nagadaaya oohinta jabhad ayaad samaysateen isaaq weyne ladhaho
Xeryaha halagalo
Waar waxan dawlad kusheega ah iyagaa siidaynaya maxaabiista odayaashuna way dhareerinayaan nabad nabad iyo waxaan loo joogin bay kasheekaynayaan
Wherever these are suldans are somaliland will be broken. They are upto no good for the soverignty of the country.
Wax hubsada wayan ahay Ayaad iska aamineysa oo Maxannoo kaajeeney hubsada Hawuye meeshan majoge
❤❤❤ geesigii geesigu dhaley wanu ku xiisney wlll
Shacab maha raga ka dagalamayay gudaha degaanka ee waaa qushashti somalia qarxinaysay
Somaliland xeebaheda loo danee leeyahay Tariikhadu waa 25 /12/2024 Dagalki wayne waa socodo Qaadka Joojiyo 1 xeerayaha xaadiiira dufacuu nafiisa samaye DDS +D5 +somalia +Ethiopian vs isaaq Somaliland DJabaute Waan idiin diigay reersomalilnad Walhiye 2025 /2026 dagalka cusuba Abiy Ahmet+hassen shiikh waa badel shadhkii hore
Ayuub ba dhawac iyo dhimasho wuu ku jiraa sxb
Saldiintii Marka Horeba Dawlada u Talinayey Ee Toodu Socotay, Haday Munafaqadii ay Xukumada ku Hoosaasineyey ee Huwanta ku Xidhnaaa, (Abaal Rabiniya Ayaa ku Dhacay) Xaqey Tagi oo Arab Allaa u Maqan💚🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅S/la,aaand
Waa beentii hawiye maaha wuxuu is leeyahay la lagu daayo
Waar nimanku salaadiin maahee waa ictisaam
❤❤❤❤
Guushu waxay raacaysaa dadka reseve area intii doontaa ha ku dhimato walay ka tahay in Ogaadeen ka taliyo dhulkaa hada ayuun bay bilaabmaysaa ,waxana ku dambaynaysaa waxii la odhan jiray DDS lagu kala dareero ogaadeena aanu u dawladayn meel aan dagaankiisa ahayn ,Dawlada dhexe ee wadanka ka talisaa waa ogtahay in caqliga ogaadeen yahay faaruq aan wadi karin DDS waana bilowgii Kala dareerka DDs oo nina nin u dawladayn karin Dawladaa dhexena lawada hoos joogo,
Caqliga alle idinka qaad war reerka hadabar jarinina waxyohoow waalani