Xaaji Basarow yaanu caadifad Ku qaadin anagow Habaryonis and ahi.waxaan qabnaa ila xidho kuwa aad xildhibaanada Ku sheegeysaa waxa ay sumcadda Ka xumeynayaan waa Ciro ciday wax yeelayaan waa isagaa caqligooda iyo garashadooda inta leeg.ee ha la qasan wax ma garatada caaqil Somaliland tahaye
Walaal horta sida odeynimada ee aad u hadashay waad ku mahadsantahay. lkn, ogaw hadii aanu garxajis maanta isaga hogan kii wadanka gacanta kun haya e aanu waxan socda ee lala yaabanyahay aanu dagdag wax uga qaban, gacantiisa ayey somaliland ku dumi doontaa, nin walibana ku wax la. taarikhduna way isqori doontaa. Nin waliba meeshiisa ayuu ka jabhadayn doona.
Aniga waan ku dharanyaz cudhey waa qof walan waliba nacas ah Waa ninka ka danbeetey in lagu mudagardo madaxweyne muuse waxuu u qabilsanyzhey wadani iyo garxjis isku dirka garajus iyo awal
waar sida aad sheegayso ha daynu u socono qaranka soomaaliland wuu baaba ayaa caqligaasina ma aha mid ina dhaqayaa waxaynu og nahay in weerar gees walba inagaga socodo ayaynaa noqon col hortii jabay waar aynu ilaashano qarankeena si wada jira guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank you Inaadeer Geesi indheer garad ah. Dalka in badan ayaad ka talisay. Mucaaridad iyo dal jacayl. Kadaaya markaad lahayd na maad khaldanayn, laakiin anigu wax kalaan kuu arkayey. Maantaan ogaaday waxaad ka hadlaysay.
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Anigaa kuu sheegaaya ninka Xildhaanka ahi waxa doonaayey in Wasiir Ciro ka dhigo waxaanu ka mid yahay Kuwii dabka Shidaayey laakiin dabkii uu shidaayey isagii baa ku gubtay oo bilaa wasiir ayuu noqday 😂😂😂😂😂😂 Cirana wuxuu noqday reer Saaxil…Markaa suu soo kaxaystay Dambiile si Ina Jaciir iyo Cade Gude ay wax utooraan 😂😂😂😂😂😂😂 Waa Khayran katiiran
Anigu gabadh HY ah baan ahay Ciise Musa halyeeyadi dhaleen hadana waxan tageerayay dawladi Madaxweyne Musa Bihi waayo waxan maqlayey in badan huwan iyo Ictisam iyo wixi Allah nacay o Somaliland aan dan ka lahayn waxay hunguriga mariyaan mooye. SNM wey nooshahay yaan loo daymo la'aan iyagana markale cadawga huwanta ah buufin In Shaa Allah.
Fariid, fariid dhalay.Subeerawal waa laba qodob ku dagaalamaaan: Dhaqaalaha iyo gacan ka hadal.Ka bilow Berbera ilaa Togwajaale waa cuna qabateen lagu sameeyo H.Jecloiyo Garjaxis.Xasuurtii waa mujaahidiinta Subeer awal lagu maal geliya.
Alleyle,isbiirtoolayaal baa meesha isugu yimid,xildhibaan maahee waa dayday nolosha ka dhacay.
Xaaji Basarow yaanu caadifad Ku qaadin anagow Habaryonis and ahi.waxaan qabnaa ila xidho kuwa aad xildhibaanada Ku sheegeysaa waxa ay sumcadda Ka xumeynayaan waa Ciro ciday wax yeelayaan waa isagaa caqligooda iyo garashadooda inta leeg.ee ha la qasan wax ma garatada caaqil Somaliland tahaye
Legend
Walaal horta sida odeynimada ee aad u hadashay waad ku mahadsantahay. lkn, ogaw hadii aanu garxajis maanta isaga hogan kii wadanka gacanta kun haya e aanu waxan socda ee lala yaabanyahay aanu dagdag wax uga qaban, gacantiisa ayey somaliland ku dumi doontaa, nin walibana ku wax la. taarikhduna way isqori doontaa.
Nin waliba meeshiisa ayuu ka jabhadayn doona.
Wlhi waa dad magaca garxajis dilaya
Inaader wlhi hadal gobi ku hadasho ayaad ku hadashay nin raga oo nabada iyo colaadaba dareeemaya ayaa tahay waan kula qaaty anoo nin habar awala
Aniga waan ku dharanyaz cudhey waa qof walan waliba nacas ah
Waa ninka ka danbeetey in lagu mudagardo madaxweyne muuse waxuu u qabilsanyzhey wadani iyo garxjis isku dirka garajus iyo awal
Basarow waa kaa bilawgii isbedelkii aad u codaysay
Haduun baad wax fahantay mu jaahid xaji basar
Good point, maalintaad dhalatay maanta ayuun baad dhaantaa
Haduun baan ku taageerayaa xaaji basar 👍👍👍💪💪💪💪💪
waar sida aad sheegayso ha daynu u socono qaranka soomaaliland wuu baaba ayaa caqligaasina ma aha mid ina dhaqayaa waxaynu og nahay in weerar gees walba inagaga socodo ayaynaa noqon col hortii jabay waar aynu ilaashano qarankeena si wada jira guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Off waryyen 👏👏👏👏👏👏👏👏ma shaallah lakiin xajji basroo qaraan mayyo waxad ka xuntahy wal ruunta eno cady se walbaa wan ku ixtarma.
Marhadii maanta oofwareen uu noqday mujaahid
Nin walooba jaanta rogan
Isbadalkii waxa uu noqday in danbiilayaashii oo dhan midna caaqil qiimo laga dhigo mid mujaahid lagu sheeego yaaab🙉🙉🙉🙉
🎉🎉GOOD ANALYSIS 👍 AND A NICE ADVISE 💜🙏
Xbasar..abti subeer iyo garxajis kii khalfama runta u sheeg nin kasto oo xun .adaa matala waayo wax magaratadeenu runbay moodaysaa hadalka saxafada.fadlan isu soo jiidka baahi sland guuuuuuul.
NINKAA WAXA DILAYA CIIDANKU LAAYAY EHELADOODII OO SIRAAD KU RAADINAYA
MAR HADAY CIIDANKII WAX KA QABAN WAYAY OO TALABO LAGA QADI WAYAY IYAGAA TALABO KA QAADAYA WAYNU ARKI ISAGOO MEELAHA MAYDKIISU YAALO
Isbedelkuba ma in Oofwareen mujaahid lagu sheegay ahyd hadaa waxaayabo badana way soosocdaan😂
Dadka Kaaku faanayaa miyay dadka iyo dalka lugu aamikaraa reer baadiye ❤
Magaloyinka berbera hargaysa sheekh iyo gabilay oo kafalcelinaaya gacan kudhiigleh ofwaren ayaa cirka isku sharertay
Maaha xildhibaan qaran ee waa mid gola deegaan ee halkaa iska sax
Thank you Inaadeer Geesi indheer garad ah. Dalka in badan ayaad ka talisay. Mucaaridad iyo dal jacayl. Kadaaya markaad lahayd na maad khaldanayn, laakiin anigu wax kalaan kuu arkayey. Maantaan ogaaday waxaad ka hadlaysay.
Isbedelkaad ucodaysay waakaa
Daa bagaa labartaye
Isbedelkii sowdinkaa Cawryey ,sheekadu waxay maraysaa Cadkanow ama ku cunay ama ku Ciideeyey ,Addeer Odaygan dhukuran maad jaanis siisaan ?
Teenu way qarsoontahay xaaji basar
❤❤❤❤❤❤❤ waxa la dhahaa ( hb sc)
❤❤❤❤❤waa sax waalasamaysan doonaa❤❤❤❤
Waa wixii wadani inoo soo waday waxa dhacay
Xaaji basar adigaa wadani taagsan😂
Xildhiban ka yaa so dorty waBa doqone😂
Guryaha ha longu soo galo Habar-Awal iyagaa ku sugay
❤ADOO. AYA AH. HUUNO. DAAYEEROW. KKKK BEENAALE
Horu soco waad mahad santahay
Hablaha habar awal waa mukhbaarad shuubooyin shuubooyin siilkaaga mukhbaarad
@@LegendJimleothman-p8l reer Somaliland shuubo ma yidhaahdaan hablaana ma caayaan faqash baad tahay faqshna waa naga dheeeya abad caydu waaba saleelee kkkkkkkkkkk
Saax ciid kujecyl male ee qaranimaddi dhawrta Cirro waxan oraan laha wadanka diiso ee kabaax jabuuti iyo somalia waxba kumahayaan waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland
KUWII HABLAHAYA. HARGEYSA. KULAADAYEY AYAA. JOOGA. BARAAROW
Xaji basar deji xalda abti suber iyo g36 anaga dhexdhexadinayna dejiya xlda sofrom SSB power
Maxad dhexdhexadin cidanka qaranku ma qabiilba
Waxan ku Faraxsanahay
Slandtii inaay NoQoto Qabiiil Weliba Habro Masayr badan aan bilaale biyo kushubikarin
34 Sano kohor Meeshii aad joogtey Maantaad kaliidataaye Caruuuurtiina Qaylada Kadaay
Anagu Tashanaye
Nin qaran bad ahayd wadna ahan donta
Xaj basarw hadii la kaftamo in la kalategay hamoodin.
Saaxiip hal su'aal iiga jawaab xillibaan cidduu qadi sharaf u samaynay ma adiguu kaala tashanaya mise ma samaade ama ha xumaade ???????
Wa runta baan maad shagiin❤❤❤❤❤
Sidaa u hadal anagana waydii share iyo like
Nin dhaakodhaako ah baytari wadnaha kaga jiro ,maacanna dishoodey oo kaadidu ka socoʻto ,xafaayad xidhan dalka ma xukumi karo.
Waa ilaahay Mahdii haddii maanta wax fahantay.
❤😂😂 diyaar jabhadda cm ayeynu samaynaynaa waa diyaar ku tala g
Waa runtaa
Tuugii islaamaha furan jiray ee oofwareen hadaad mujaahid ku sheegteen ciidankii uu laayay miyuu mujaahid ku noqday, yay idinla xumaan, waxyow kala caqliga xun
Adder iaaqa.dadjiro maahan waa umad.madhan oo aan caqli lahayn
Oof wareen waa mijaahikii isbadalkii aad uololaynaysa adiga qudhaadu ee xamil goormu heatku gaadhay
Oofwareen waa ninka sababta u ahaa doorashada wanaagsan ee dalka ka dhacdey
Mubaarig. Waar hadii aad xitaa kuwa isu kaaya eegaysinaya ee isku kaaya dilaya ahayn . Anagaa garxajisa waa in Oofwareen hadda Xabsiga la dhigaa. Isaga iyo doqonka waalan ee Siciid cabdisamed. ( siciid cudhay.
Mujrimkii Oofwareen in la xayaysiiyo isagoo laayey ciidan qaranka, waxay u taal eheladii askarta uu laayey. Anigoo waliba 100% taageersan Madaxwayne Abdiraxmaan Ciro.
Dadkeenu dowladnimadii ma garanayaan. Allow dhowr wadankeena qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland. Degmada Oodweyne, Somaliland
Waa waali cas.
Waa lays xiniinyo taabtay.
Xaaji. Suaashu waxaa weeye Dalka weli waxa xukuma Muuse . Waa in uu denbiile yaasha xidh-xidhaa.
Because waa nin Cidaagle ah oo magaaladiisa jooga airport ka hargeysa na isagaa leh
.subxaanalaah xji basar inaad wax dhalisho mooyaane inaad wax wanaasan sheeto maxaakuudiiday
Hadaanu nahay beesha aadkasoojeedo hadslkaa iyo fikirkaa waanuku taagrrsanahay iyo focilka iyo damqashada madaxwaynihii laga guulaystsy
Waa sitaas hala isla socdo ✅
Xaaji basaroow doqon batahee dadka raac wax dimi qurayad layidha ma jirtee fadhiga ka kac iska daa jileeca
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Anigaa kuu sheegaaya ninka Xildhaanka ahi waxa doonaayey in Wasiir Ciro ka dhigo waxaanu ka mid yahay Kuwii dabka Shidaayey laakiin dabkii uu shidaayey isagii baa ku gubtay oo bilaa wasiir ayuu noqday 😂😂😂😂😂😂 Cirana wuxuu noqday reer Saaxil…Markaa suu soo kaxaystay Dambiile si Ina Jaciir iyo Cade Gude ay wax utooraan 😂😂😂😂😂😂😂
Waa Khayran katiiran
Awal laan ❤❤❤
Cidda xilka Dalaka haysaa maanta waa in ay Xabsiga dhigaan anigaa garxajisee.
Habar awaleey afka ka hadal ama qaado qoriga
Waxanu leenahay wagar iyo dawga sheekh
Libaax
nnka cudhi waa dadka dhiman ee la adeegsado, kuwa uu ka caqli badiyay waa kuwa kaliita
Anigu gabadh HY ah baan ahay Ciise Musa halyeeyadi dhaleen hadana waxan tageerayay dawladi Madaxweyne Musa Bihi waayo waxan maqlayey in badan huwan iyo Ictisam iyo wixi Allah nacay o Somaliland aan dan ka lahayn waxay hunguriga mariyaan mooye. SNM wey nooshahay yaan loo daymo la'aan iyagana markale cadawga huwanta ah buufin In Shaa Allah.
Waalagu fufaa lagukala jabaa kibirka allé haloogu mahad naqo wanaageena maaha inaynu inagu biloowno rebesh joojiya kibir daaca
Eshcalla cirri waxaas aya wadani ah somaliana wadahada fur heshiiswada Emirat iyo Ethiopia jooji habar Awal wixi ay samaysay dumi lacagtana shiraaqleh u qaybi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣from saylac
Maansha alah
Wilki geesiga aha ayan tahay❤❤❤❤
Noolaawo wll❤❤❤
geeloow soco waa markaad ciin cunta oofwareen aqoonin umalihid adigu ka joog hadu Casilo maxa kaa galay miyaanu aheyn inaadeerkii
WAALE RAAGE CIIADN KAQARANKA AHAA EE LEEYSN KUWA LAA DHASHYE WEEYE SOOGYAN OFWARYAN MAA FUTADA HOOYDA BUU GEELE😮😮😮
Ha ujawaabin moyar qiiro ayaa ka dan berya oo ka dhiganaya nefis siyaasiya iyo in uu culayska iskaga yareeyo
Waa wado ku furantey ciidanka askari in ladilo wax weyn baan moodeyney imika askari dambe ii hanjabimaayo
Cadawga gudaha ee gaajoonaya hooyadood baa la wasayaaa sidoodii
Gaaajo ayay ugu dhex dhimanyaaan wllhi hargiesa
xaar wareen waa mujrim wayn haduu xukumadiisa ciro kusoodaro shaqeyn meyso mucaarada farabadan keyneysaa gacankudhig lahaa aragiisa nagaqariyo
WAARYE WAADA OOGTYE HABARAWAALE JABHADO LEEDYE WAAN DEEYRE😮😮😮
Gabaaray iyo shaydaan idinka ka wayne ma jiree ee cabtooy umadda dhigaha ha ka wasakhaynina xildhibaanka waxaan leeyahay umaada kuumay dooran inaad kale irdhayso oo aad ninkii danbiilaha ah aad dadka hor keento taasi waxay dadka tu saysaa inaad tahay qof faaruqa aan lahayn faham waxa uu samaynayo sax iyo qalad midday yihiin
Ciidagale edebdarada joojiya madaxweeynaha cusub rebshada ka daaya
Yaa sameeyay adeerkaa waydii oofwareen wuxuu mujaahid ku noqday snm calanka ayuu u dagaalamay Javan Libaan Ka hor
Waa. Kugu raacsanahay
Adduunyada ninkii dhimanwaaya wX walba wuu arkayaa,kiibaaba dulmi ka sheekaynaya.
NACEEB MA JIREE MARYAHADA HOOSKOODA HA KA CARARIN FEDERALKA LA SHAQEE TAAN UU BAA KU FURAN
Ciro iyo xukuumadiisa caqabada ugu wayni waa Dadka noocan ah waxanu dib ugu noqonay 91kii waabay guulaysteene maxaa ka maqan
Marko nin Garxajiis hadlabaa video band so duubtaa maxxa kuqo dhacayy xajii basro 😢😢😢😢
Xaaji basar u kaadi mujaahid ma jiro
Waa dhab inlahub Samaysta mujahidin badana Lahela
Ciidagale ilaa iyo In griiskii sheegay in xaasidiin yihiiin ciro ayey shacabka ku kicinayaaa...
Waa la isku cafaysanayaa waxani waa kibiir iyo qaran dumiis.
Ciro marku lawareego kursiga ha la sugo
Muuse BA muxuu mujaahid Ku noqday
wuxu ku noqdayi wuxu Ofwareen ku noqdayii
Asc wllo xaaji basar waxaan kaa doonaya lambar aan kala soo xidhiidho
0634879537
War kan ka qabta wadanka, from Arabsiya.
Magaceygu waa futo wareen anaa dhagta dhiiga daraaya
Oo kaad sheegaysaa waa kee oo maxay kalla yihiin waar isku go.a midaan isaaq ahayin fidnadiinaa dawakhisay somaliye hirgoo hrgooo
Fariid, fariid dhalay.Subeerawal waa laba qodob ku dagaalamaaan: Dhaqaalaha iyo gacan ka hadal.Ka bilow Berbera ilaa Togwajaale waa cuna qabateen lagu sameeyo H.Jecloiyo Garjaxis.Xasuurtii waa mujaahidiinta Subeer awal lagu maal geliya.
Mujaahidnimada MEEL ayaan LAGAGA DHICIN mujaahid waa KA Qassasa KA dagaalamaya KUWA KULMIYE waxka sheegaya Ana WUU QALDAN YAHAY.
Dee iyagoo waxaas oo dhaminiraan hadana maxaa dhexdeena kasocda shaydaanka naara hadan nahay shicib daalan maqaadikar o rebesh
reer shaikh saxaaq Allow u gargaar garxajiis waxa inay iska qabtaan oo waxa ka xishodanba ficaan
Xusbigii ciidogalaha hadii wadani meesha ka saarey cay iyo fawdo waa iney dadka lu sii dhexdaayaan af xumada yaa qaatey ee cafeysyey
Muiaahid Awal bAa kaseed
WAAR YAA OF WAREEN WAX KA QAADI KARA.
WAR HADALKU YAANU KAA KHALDAMIN MUJAAHID OFWARRN WAA AWLAADII CASIMADA
G36 waa dad haday mucaarad yihiin iyo muxaafid yihiin isku mid ah oo aan la kala aqoonin oo aan Caqli bdn lahayn
Xoreyso dhulkaaga harti kugu haysto dhul aad keliga leedahay ma jirto mid aad harti la wadaagto
Shaw Mujaahid Muuse libaax buu ahaa, sawtan mooryaankii buraha fuulay la arkay wager
Sheyaadiin kuwaa hadleyaa majiraan.
Waxaa halkaa ka hadleya waa Cadowgi gudaha.
Sharaf kumalaha Somaliland,
Taariikhduna weey qorri.
Waa adigii lahaa waa xisbi ee dhiig yeelo waa tolkaa waxaa sidaa loo bahdilyo
حسبى الله ونعم الوكيل