Qodobkaa ah in talaabo.laga qaado kuwa xasaanadu saarantahay ee hada kabaxay dhaartay galeen in talaabo laga qaado aad iyo aad baan usoo dhaweynayaa waana in la fuliyaa hadii kale hal daba la a waa in aan filanaa
WARIYA....MADAXWEYNE CIRRO, IIBIN MAAYO BADDA IYO BARRIGA SOMALILAND, DHIIQADA AAD CIRRO LA DOONEYSID AAD LA DOONEYSID FADEEXADDI MUUSE IN KU KU SOCDO, NACAS AYA TAHAYE AAMUS.
Waxaa jira koox abaabulan oo u ololeeya arinta badda teer iyo markii cirro la doortay afka iskumay darin isagoon weli la dhaarin bay qaylo ka toleen SL god bay ku dhacday cirro heshiiskuu ka hor imanayaa SL way guul daraysatay jabuuti waa cadow somaliya waa cadow ethiopia waa wallaalo waa koox hadalka daba gediya runta been ka dhiga beentana run ka dhiga allaahumma salim
Iminka ma waxaad naga dhaadhicinaysaan jabuuti iyo somaliya waa cadow amxaarna waa walaal dekeda jabuuti iyo ta berberiba way xidhmaysaa ethiopia dekedna miyaad ka kiraynaysaa midna ma wax bay kala soo degeysaa biyo laydhna way ku siinaysaa kow bal noo waran ethiopiaba SL baa qurdudumsanaysa miyaa
CIRO KAMA HOR IMAN KARO DANAHA SOMALIYA IYI JABUUTI MADAAMA IAGU MAALGALIEEN WADANADI 5000 OO CIIDANABA U TABABAREEN SI XOOG LOOGU DARO XAMAR OON DAWALAD KA JIRIN
Waryaa mada fahmayba....mida kale hadlakaagu wa is jiidhayaa. Xil.waxa u ka hadlayaa go'ni isutaaga somaliland...mise reer somlia ayaad tahay hadlkaaga ayaa nosheegaya..hadalka maskaxda so mari intaanad qorin sorry
Xil dayib masuul qaran ❤❤❤❤
Wasidaasi xaqiiiiq weyan xildhibaan Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💯💯✅
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
Wlee Muse bixi Cabdi xildiid taarikhda xusidoontoda jabuuti sfcn ukarbaashy wlee
Inshallah Guul Somaliland
Well done ✅
Somaliland guul madaxwaynaha cusub dantiisa iyo ta wadankuba waxay ku jirtaa inuu qaado dhabaha u Jeexan somaliland
Arabsiyo news thank you wllo for sharing your precious time with us Allah haku xiftiyo❤🎉❤🎉❤🎉❤
Djibouti enemies
Well done xildhiban
Wa
WAA IN MAXKAMAD LA SOO TAAGAA BILAA EDEBIINTA AAD BAY UGU SOCDAAN HIGH SPEEDS.
Somaliland love ❤️ ĥ
Geesi runta garte baad taxayi
❤❤❤❤❤❤❤
سيست اتوبيا ضياع السومال
𝐤𝐚𝐚 𝐥𝐞𝐞 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐰𝐚𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐧𝐢 𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧
Waa runtaa xaaji xildhibaan.
XILDHIBAANDA WAKIILADA MAR LABAAD HA LA DHAARSHO
Nin xiliga salaada ka maqan, ya rumeysan kara, munaafiq ba tala raba inu dhiibto, Subxanna Allah
Waa talo wanaagsan ninka raga libintiisa lama qariye dadka jabuuti tagay hadaanad la ogayn mxakamad halaso taaago waa danbiile qaran nimankaasi
Jabuuti wa walalahayo itoobiyana wa cadawagayaga iska hadle
Dagaanka lughaya ma adida leh dameer yow.
Day-by-day waxaan ku odhan lahaa dagdaga oo wax kasta ka first oo hubso
مسلحت اتيوبيا تافروق وتقسيم السومال
Arinkasi Dowlad iyo shacab wa arin uyaal.😮
Asc. Xildhlban. Digniinta. Ilaahay gudo. Waajibkeeda. Salaada. Soo. Tuko
Qodobkaa ah in talaabo.laga qaado kuwa xasaanadu saarantahay ee hada kabaxay dhaartay galeen in talaabo laga qaado aad iyo aad baan usoo dhaweynayaa waana in la fuliyaa hadii kale hal daba la a waa in aan filanaa
Somaliland god ayay ku dhacday alala sahlo
Ethiopia iyo dowlado kale haday ku aqoonsadan wax ku so gorging mayso.
WARIYA....MADAXWEYNE CIRRO, IIBIN MAAYO BADDA IYO BARRIGA SOMALILAND, DHIIQADA AAD CIRRO LA DOONEYSID AAD LA DOONEYSID FADEEXADDI MUUSE IN KU KU SOCDO, NACAS AYA TAHAYE AAMUS.
Waxaa jira koox abaabulan oo u ololeeya arinta badda teer iyo markii cirro la doortay afka iskumay darin isagoon weli la dhaarin bay qaylo ka toleen SL god bay ku dhacday cirro heshiiskuu ka hor imanayaa SL way guul daraysatay jabuuti waa cadow somaliya waa cadow ethiopia waa wallaalo waa koox hadalka daba gediya runta been ka dhiga beentana run ka dhiga allaahumma salim
Ma inaad madaxweynaha kursiga kula fadhiisataan baa dooneysaa ciro maskax nin kale kuma shaqeeyo
😂😂😂😂😂
Hadii aan talaabo laga qaadin quwii tegey iyadoon lala ogeeyn taladaas, wexeey furi doontaa Albaabaabo cidwolba iska tegto wadamo lala ogeeyn safaradooda.
Taasina wexeey Dali kartaa muramo badan oo aan dalkeenu u bahneeyn.
walaal maxaad u badhaacini iyadoo dadku tukanayaan, sidaad ogtihiin qofka wanaaga tilmaamaya wuxuu la mid yahay kii falay oo kale lidkuna waa sax😅😊
Jeelbuu. Wadanku. Kujiraa
Salaad la tukanayo ayaan maqlayaa, ninkan waa qalaa dubayaa! Waar marka hore soo tuko inta aanad wax noo sheegin.
Iminka ma waxaad naga dhaadhicinaysaan jabuuti iyo somaliya waa cadow amxaarna waa walaal dekeda jabuuti iyo ta berberiba way xidhmaysaa ethiopia dekedna miyaad ka kiraynaysaa midna ma wax bay kala soo degeysaa biyo laydhna way ku siinaysaa kow bal noo waran ethiopiaba SL baa qurdudumsanaysa miyaa
CIRO KAMA HOR IMAN KARO DANAHA SOMALIYA IYI JABUUTI MADAAMA IAGU MAALGALIEEN WADANADI 5000 OO CIIDANABA U TABABAREEN SI XOOG LOOGU DARO XAMAR OON DAWALAD KA JIRIN
Salaada salaada waala tukanayaaye
Nimanka khiyamada ku kacay ee jabutii bidhiqadanimada utagaay somaliland wax golagu qaado wayka wayntahay haday xukumada cusubi sharciga marin waydoo shacab ahan wax nagu walahiya ina abiib iyo cali xamud iyo inta raacdayba waxanagu walahiya inan guryahoga ugu dhacnoo wanan diili donaye hala ogaado shirqolada ay markasta dalkankula kacan marar badanbaa shacabku ka amuuse maanta waa wadkoodi haday xukumadu wax ka qaban waydoo anaguna talabanu qaadi
Cidiraafkeena waxyiinu Ku helyiino nin na yaan lagu ixtiraamin
Maxaa lo horkerni waayey muuse marku ku Sodon noqonyey, lacagti qaranka ee uu geyey jabuti meedy ma lajiifiyan bananba. Yocyctanka jojiya reerS/landba ninka xilba laguma wareejinr haldhwro.
Salaada duko oomasaajidka gal agtaadaa saladagal
They are Djibouti puppet !!!
Oo.cakusana.ma.aderki.x.sheekh.ayu.racay.cabdilaha.cokise.hawiye.reerkodibu.jabuti.s.land.xasidnimad.racay.samroon.hadhow.waa.laxidhiy.ha.odhanina.oyaye.gudomiya.kuxigenka.barmanka😂😂
Waar salada tuko somalind ku wastaye
CIRO OK KA HAYSTAAN LABADA BASAAS IN XAANUD ITI ABIIB AMA OOYAAYE
Masuuliyad bu sheeganyaa saldii Illahay dushiisaay ka baxaysa cajiib maxaa ka qaldan
ISAGAY CEEBAYNAYAAN SOOMALILAND GOVERNMENT USOCO SIDAY RABAAN SHACBIGA CITIRAAF BAA DEEQA SOOMALILAND GOVERNMENT
Sax wa intaan sugaynay,taasi,Hadi u ku noqdo,cirro lacagtasi,dagaal gacan ku qaadi doonaa.
NACASKAN OO KALE MIYA SOMALILAND XILDHIBAAN KA AH, WARYA....MA DHIIQADI JAAJUSNIMADI MUUSE MASIIXI, OO DALKA, BARRI IYO BIYA ISKU DAYAY IN UU IIBIYO, MIYU RABAA, DALKA SOMALILAND QARRIBADDA KU AHEYD.
Waryaa mada fahmayba....mida kale hadlakaagu wa is jiidhayaa.
Xil.waxa u ka hadlayaa go'ni isutaaga somaliland...mise reer somlia ayaad tahay hadlkaaga ayaa nosheegaya..hadalka maskaxda so mari intaanad qorin sorry
Waar tuko salada aqonsi bele
Waar orod salaada gal
Lacag lamadiide
Ciro.ma.imankaran.jabuti.s.land.walhi.hdii.kale.adiga.somali.wata
Talo reer xamar loo ma baahna