ibrahim Caydid oo Kahadlay heshiska S,land iyo Ethiopia oo dawlado Waweyni dabada ka riixayan Marayk

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 35

  • @Qorsho
    @Qorsho 8 дней назад +9

    Mansha Allah geesi geesi dhalay ilaahay ha ku xifdiyo mujaahiid ibraahim caydiid 💪💪💪💪💪💪💪

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 7 дней назад +3

    Ibraahin caydiid geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 8 дней назад +9

    Geesi qaran ibraahin Walee waa runtaa waa laga dagaalamayaa kuli waxaa aad sheegayso oo dhami way noo muuqdaan guul soomaalilan SSB GUUl Guul 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪🇬🇫

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 7 дней назад +5

    Musse bixi for ever❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤LION OF AFRICA

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 дней назад +5

    guul qaranka soomaaliland

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 8 дней назад +4

    Aslam caleykum walal adiga iyo mustafe, muse bixi manta taladi UU ina siyey 3bilod aan egno insha'Allah ayuu yidhi❤❤❤❤

  • @MustafeAxmed-z8b
    @MustafeAxmed-z8b 8 дней назад +4

    runbaad sheegtay ibraahim

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 7 дней назад +3

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju 7 дней назад +3

    Mujaaid ibraahim caydiid soomaalilaan halkaadkataagantahay ayaankawadataaganahay soomaalilaan waa wada ibraahim caydiid geesi geesi dhalay walaahibaan soomaalilaan cidlayalsanjartaa jirin intadhadhamaraacaahadhaygaysan ciro car hakabaydho walaahibaan maalinkaliya naguqaadanay car waansugnaaba biyo saratagaywaalasugayaa

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 8 дней назад +2

    ISAQO Éthiopia dhulka siiyey harguesa et buron et berbera

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 7 дней назад +1

    Basboor Somaalia iyo ka Jabuuti ka Ethiopia oo ku-meelgaadh aad u qaadato ayaa ka karaamad roon boqol jeer ! Waayo Ethiopia madaxbanaanideena ayay aqoonsan tahay, dhaqaalaheena, horumarkeena iyo mustaqbalkeena ayaa ku jira !

  • @SarahZhafir
    @SarahZhafir 8 дней назад +3

    Xaqiiq 💯

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 8 дней назад +3

    Ibraahim caydiid halkannaan ka wada waaniyaa hadh iyo fiidkiiye hoheey malaha somalidaan hoos waxba udayine haday taladu kaahoosto aan lagula haaneedin

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 7 дней назад +2

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.

  • @AbdikarinShaarub
    @AbdikarinShaarub 8 дней назад +3

    Ibraahin caydiidaw arinkan oofwareen iyo xildhibaan cudhay ay sameeyeen ma waxuu laxidhiidhaa ta soomala mise waa cadaawad awal

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 дней назад +2

    Waxan.xasrn.ta.ahumads.kaqabta.aqliyada.dadka.uu.caaysyaa.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 7 дней назад +2

    Shacabka Somaliland waxay Wadani iyo Ciro ku Qasbayaan in uu meel walba u maro MoU iyo Danta Qaranka Somaliland hadii uu ka shaqayn waayo danta iyo Ictiraafka Somaliland wuu iska tegi doona Shacabku waxay dib u dooran Qof Somalilander ah oo Danta Qaranka si runa uga shaqeeya.

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 8 дней назад +2

    BulshadayAduna dhaaantada dhaqan bay u leedahe ALLOW YAANU KU SOO DHICIN MIDKALOO DHABQINAYAA WAAN IDIN SALAAMAYAA IBRAAHIM IYO MUSTAFABA

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 дней назад +2

    Waar.ninkan.waalan.imada.halaga.qabto.maalin.kaste.iskudi.iyo.kaladi.iyo.xaayini.mo.fataaliin.

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 8 дней назад +2

    😂😂😂😂 ibraahin Hadii Aanu sacad muuse nahay ma Naag iyo soo shaac bixin sidii xaar mooge Ayaad Naga doonaysaa

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 6 дней назад +1

    Asc. Maayerka. Nin. Qabiilno. Qaadey. Imikana. Anagaa. Maayernida. Xoog. Kaga. Qaadi. Garxaji. Waanu. İş. Naqaan. Wanaag. Diidee. Xumaan. Ayaa. Loogu. Dhameyen. Hub. Ciidan. Awood. Waanu. Heynaa. Sidii. Ilaa. Sheekha. Ayaa. La kala. Xidhi. Wsc. Haberawal. Dhulkoodu. Ku filan. Huwan. Walee. Hargeysa. Lawado. Joogi. Maayo. Dabadhilif. Huwan. Reer. Soomaaliland meel. Wada. Joogi. Maa. Yaan soomaaliland guuleysta. Insha. Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Huwan. Wadani. Wallee. Wareer. Ayaa. Ka. Dambeyn

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 дней назад +1

    Anigu fili maayo soomaalilaan dambe oo aqoonsi hesha caalamkana kamid noqota inla heli doono kii sugaana isagaa yaqaan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 дней назад +2

    Mou.xaarssn.weeyo.joojoya.wa ani.maxuu.kssheeksynaysa. iro.ui.joojinays

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 8 дней назад +2

    Maa Isaq land mise somaliland

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 8 дней назад +2

    =Su,aashaan ka jawaab=
    Maanta oo bishu tahay 4.12.2024 waxaa madaxweyne ah muuse biixi ee muu soo saxiixi MOU-Ga
    Been iyo waxaan jirin ayaad sheegeysaa
    Abey axmed aya diidey oo ka cabsadey heshiiskaas ee indhaha ha is tirin

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 8 дней назад +2

    De iskaba daa ibraahim jaamacadii waad nagasoo saartee bal anana na eeg sidaan uuga adeeganno

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 7 дней назад +1

    reer Somalilandoow magaciin ha jiree- bal hareerihiinna eegoo- cadawgii dorraad siduu kuugu ciil qabo- soomaali gees ka Gees- siday kuu wada hiiftay ee hamuum loogu qabo dhaxalkaaga iyo sidaad dadkaygoow wali uga dhoohan tahay- ehel iyo xigaaloow-baal kastaba hadaan ka dayay- waafi halkay ku noqon lahayd iyo anigu Heli waayay jawaabteed,, hadal'baanse la daynine- muxuu haybad iyo sharaf rabigay hooy kaaga dhigay?? nacasbaan dareemine -sida mujaahid caydiid -muxuu halyeey iyo geesi jira- hadba meeshad joogtiyo- guudkaaga ku meershay, haybtaadu raagtaye- hibo eebe ku siiyay habeen layskama qaadee--reer Somalilandoow- idinkaan hoosba u eegine- Arligaagan buuxiyo- barwaaqadaa lagugu koobay --nimcadaa jiifta dhulkiinna iyo khayrkaad ku hurudaan--sida loogu wada hamuum qabiyo -dugaagaa hareeraha ka ciyaybaa--isku kay qaban waayee--Alla badanaa nasiibkiinnu, , maashaa allaahuye- xamdi naqa ilaahay please,, for ever Somaliland rep,,

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 8 дней назад +2

    😂😂😂 xaar caydiid Hooyada iyo sacad muuse ha ku dhagaysanaya ee kuu nacam leeynaya was,😂😂😂 waar orodo tolkaa raac xaar mooge Ayaa waxa Nagu dagaye 😂😂😂😂

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 7 дней назад +1

      bisinka xaaji cabdina waay kuu qorantahay xaanawaad ka hadlaysaa caruureey ba

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 8 дней назад +2

    Gof kasto Isaq dhey anago isaq ku liro

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 8 дней назад +2

    Le mercenaire Ibrahim C. Parle somaliland qui est somalilandais ? Seulement Isaq mais les autres Ga.Iss et darod ne se sent pas parti Isaq land