Please walalaayaal inakayagii saaka waxaa lagu dilay dagaalkii saaka ee aaga ceerigaab ilaahay dartii ugu soo duceeya brothers and my sisters muslimiita ah😢😢😢😢😢😢
Waar ninka maxaa Ceerigaabo daba dhigay. Adeer Garxajis ayaa dhulkoodii lagu haystaa kamana hadlayaan ee adiguna iska dhaaf. Ma ogid miyaa go'e in Garxajis adiga iyo reerkiinaba ka jecel yihiin Daarood.
Good luck brother guuuuuuuuul lyo gobanimo you are the best reporter
Haa waa run 🎉🎉
WAA. SHAQSIGA. QUDHA. EE. BALAAQAEA. LEH. EE. WARKA. DEEQAIIYA. SHACABKA. SLND ❤ WALAAHAY ❤. WUXUU DIFAACAA. QARANKA. HALAGA. WARHAYO❤ WAANA. RUNSHEEG❤ FIKIRKIISA. XORKA AH❤ GEESI. HORE USOCO. INSHALAAH
❤❤WAA DAD. DHIIGLEY. RERR. CEERIGAABO. RAG IYO. DUMARBA. HALKAAS. WAXA. KAAXIGA. ISAAQ ❤. DHAB AH❤. GEESIYO. CIIDANKOODA. AYAY. DABA SOCDAAN. KUSOCDA. GARABTAAGNAADA. DHAMAANTEEDBA. INSHALAAH GUUL SLND INSHALAAH ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ ❤❤❤
Xaaji basar. Hore usoco sxb. Inshalaah SXB guuleyso. Mahadsanid inaadeer gacaliye ❤❤❤❤❤
Aqoonsigii somaliand ayay malleen guul ayaan urajaynayaa somaliand danbigaaa waxaa iskaleh mamulka ceerigaabo
Waa. Abaalkii walaala nahaye hati muuse dhulka ma hooyadaa baa leha uga baxa dhulkooda maanta gurigaa baa lagu hayasataa
xaaji warka la hayaa
Ku soco nin rageed
اللهم أسألك الامن والإيمان
Cidi inkama maqnayn maamul iyo shicib !
Dabadaa laydinkaga dhacay.
#saakana qalasyadu waa cibaadaysteen.
Please walalaayaal inakayagii saaka waxaa lagu dilay dagaalkii saaka ee aaga ceerigaab ilaahay dartii ugu soo duceeya brothers and my sisters muslimiita ah😢😢😢😢😢😢
GUUL SOMALILAND 🎉❤
Ceerigabo rageedi ayaa ilashanaya huwaney xaarka is ku xajiya cidamada qaranka Somaliland ilaa laascanod usisocdaa
Beenquutayaal iskafaana waynu arkidoona inuu idoor ceerigaabo leeyahay ama inaan anagu leenahay ciyaari waa galindanbe mafaano anagu manacaytano shaqadayadaanse qabsanaynaa
ان شاءالله خير
Salaam Habaryar, waxbadan baad Isaaq u digtay.
Waa haka ku jira dhulbahante oo waalan ceerigabo waxaa wada DeGa dad badan markaa ma qabsan karaan meesha nabad Hallo raadiyo
Waa naĺ jebiyey ceeb maaha
Maa shaa allaaaah
Scw scw scw scw
Kkk adaa Isaaq uwarama
Mardamne yaan loo dagmin huwanta
Isaaq qayaaaali kama dhamadaan
Sax sax weeye
Nin rageed
Maxaabiista hargaysa isku so dhaafiya
Soonaaliland Guuuuuuul
Jebiya huwan
Somaliland guuul
Soo daa warka
Adigu doqon baadtahay waar malaalad waa la Qabsaday
Isaaqland intiina ku ekaada
Dee mxaad Naga rabtaan Maan idin dab saarnaa
Xaji basar
Huwanta iska ilali yay ku wasin nacal umak walahay cerigabo wan haystaa anoo ah harti
Bari iyo konfurta labada haysta
Sooliland khaladbeywada sheekadii cigaalshiidaad haladhoco hasoogalo haqaato am
Amadagaalama ama noogadaaya dhalinyarta waa sidee
Yaan la siiday halaga dhigo wax dhintay iyo wax la qabto
Ayaa dhegaysanka waa hadal qabiil ee
❤❤❤❤❤❤
Aqoonsiga Somaliland bay maqleen sidaas bay usoo wareeraren faqashtu waxba inooma ogola wlhi
Yaa sababaye ina harti kugu soo dhiirada Surawaalka lagu qabasado yusar harti adigaa weeya dhulbahant uu ku ogaadaye inaada xoola tahaye
adeer iska ilow waxii wax ma garatadu ku hadaqi jirtay mantaa dinac baayno uu wadajednaa oo somaliland waxaay ku ledahaay yaa mali jiray yaay waa malin uu eeg may 88
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
💚💚💚
war niyoow xishood aduuku dibuu ubadan yahaye
War kaalay maximisho ti miyaa
Wakhtigii soomalilan lasoo afjarayey ayaa lasoo gadhay qabiil u dawladaynaya qabiil kale ma jiraayo
Waar xaaji basarow bal adna waran warku waa badan yahaye ?
Maxay ka hor fadhiyaan may soo af jaraan haday inta nimankaa halkaa lagu hor joogo masagan dagaalku ka joogsan maayo
Allahu akbar
Waryaa ragkeenso rag3xiniinyihiisa ha ku faanine wax jeenso
Subxanalah
ruclips.net/video/MpCjWvo-naM/видео.htmlsi=APfspt5b67WB7Eh8
Soo dhawaynta Golaha Wasiirada Ee xukuumada Cusub Ee Madaxwaynaha Somaliland
Waxba gacan idinkuma jiraan isaaqoow ceera gaabo gacantiina hadey ka baxdo
Hargeysa xataa ma joogeysaan
Waar xaafadooda ayaa lagu haystaa taasi waa qalad waa xafadodii wixii soo gala ha cashuuraan
Magaalo dhan oo dhulbahante dagan yhy ayanu 9 bilod lanaga saari kariwayay mxad umalayn meel anu dagana hayna wala wasaya wixi harti shegta ceerigabo waa dhul isaaq leyhay kabaxa wixi martiyow
Reerhii isaaq wadankay difaacayaane subwer awal meeyey
Hargaysa berbera iyo gbiilay iyo inta nimcadu taalo ayay kasoo bakhleeyihiin meeyey qalbiwareenkii hargaysa u hanjabayay
Waar wax iska celiya wax anaka nooma taalo
@truthinyourface7345 dee idinku dalka wax difaaca waa laydin tebayaaye
Huwan sheekaysatay isku dir isaaq wuu dhamaaday
@halimadirie5301 kkkkkk
Isaaq inuu midoobo oo guulaysdto ayaan jecelahay inuu isagu isku hoos naqdo ama qolona difaaca ku dhimato qolana hurudo ayaan necbahay waana iga giubaabo e maaha inaan cid caayayo
@farxiyacabdilaahi4843 isaaqba ma tihid abaayo
Kkkk esanamay
Ceerigaabo yaa leh ? Kkkkkkk
Futada isku xeji
Beenlow iidoor been badaaa. Habrahaan isaaq beenbadanaa. 😅😅😅😅😅😅😅
Waar ninka maxaa Ceerigaabo daba dhigay. Adeer Garxajis ayaa dhulkoodii lagu haystaa kamana hadlayaan ee adiguna iska dhaaf. Ma ogid miyaa go'e in Garxajis adiga iyo reerkiinaba ka jecel yihiin Daarood.
Neefow ninkani waa somalilander caafimaad qaba dee maaha wax bakhtiyoo cuqdadi daashatay sidaada
Neefow ninkani waa somalilander caafimaad qaba dee maaha wax bakhtiyoo cuqdadi daashatay sidaada
Waar ninkani waaa weriye iyo lataliye maxaabiista halaqabto si aynu uug bedelano kuwii goojacade
𝑥𝑎𝑎𝑗𝑖 𝑏𝑎𝑠𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝑔𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️ 𝑆𝑆𝐵 𝐺36 𝑅𝑅𝑈 𝑚𝑎𝑙𝑖𝑡𝑖𝑟𝑖𝑔𝑎 𝑑𝑖𝑦𝑎𝑎𝑟 𝑔𝑎𝑟𝑜𝑤𝑎
Xaaji Naagaha aad sheegeysaa Fahiima Quuje oo laba GUS lahayd ayey ismoodayaan
War beena isaaq u daa dagal dhimasho maawac qanimo dhulbahante u daa cerigaabo rag bey rabtaa ama is dhiiba idoor😂😂
😂doqon baa tahee 1 maxbuus sheeg ood sahalay iyo maanta qabsatey Shalay oo kaliya dhowr iyo sodoneeya sii caga cageyneysee
Poor guy
Kani waa useless and meaningless
👍👍👍👍👍👍
❤❤❤❤❤