DEG DEG__mw cabdiraxman ciro &wasiradisa o hada kahadlay dagaalka cerigabo &xalda ceribao hada laqab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 12

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 13 часов назад +2

    Waabeen galabta waxay kujiraan guryo ilaa. 10 toban gurin debedana wuxu dagaalka kasocdaa 6 meelood

  • @CabdiCaato-o4q
    @CabdiCaato-o4q 10 часов назад

    Aad ayay u hàboontahay in nabad raadiyo dadka walaalaha ah

  • @KadarSahal
    @KadarSahal 13 часов назад

    culumada,waxgaradka iyo siyaasiinta dagaalkaas hajoojiyaan hana u diraan baaq nabadeed oo lagu wadahadashiiyo

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 13 часов назад +1

    Ciro mayaqaan dhulbahante diinmalaha balan malaha mar haduu weli baryaayo hayskaga tango waxba kama maqna ee waakibir

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 10 часов назад

    Gudida citisaamka ah ayaa lawada hunta dagaalka ceerigaabo

  • @AaminaJanriil
    @AaminaJanriil 13 часов назад

    Waryadhaheen iidoorku walhi bilahi way walanyihiin

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 12 часов назад

    Ceerigabo arintu way dhaafi wale fiqi danay ferdiye gacnta lagu so dhigi

  • @engab001
    @engab001 13 часов назад +1

    Somaliland way iska ciyaaraysaa. Nabada ay baryayaan cid rabta ayaa lala baryaa ee raga ama magaalada uga soo guura oo ceebtiina iska qaata awalba waad ceebaysnaydayne ama dawladnimadu ha shaqayso

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j 10 часов назад

    Sheeko

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 13 часов назад

    Waar joo ji baryada ciro waa lagu soo duulay wadanka ee isadka oo put your feet on the ground waxa ku soo duulay wadanka waa xamar ta kaagta daran iyo daarood oo dhan iyo chain oo usoo diray hub iyo raashin waa in lala shagayo ciidanka qarank iyo ciidanka madanig ahy yaal lamagalin odayash koofiyad bacalayash iyo ixtisaam guul Somaliland