Afka daloolo day adigu gormee imaraad iyo Somalia noqden labo dal oo maalmo la isu safro madaxweyne Ciro isla shalayto ayuu ka dege lakin waxa uu Kala kulme iyo sida losoo dhaweeye asaa laga rabaa inuu shacabka u faah faahiyo ee adigu beenta la harso nin weyna waa tahee 😎
SOMALILAND IYO EMIRATES WAXAY DIYAARADU U KALA SOCOTA SADEX SAACADOOD GOOR SUBAX AH AYUU HARGEISA KA DUULEY MARKA MAXAA HABEER BAR GEEYEY ABU DABAY XAGEE AYUU KU SII LEEXDAY HADII UU DADKA KHAAYIN KU YAHAY ILAAHEY NAGUMA SOO CELIYO
Oday aan kula hadlo malaha masaarida aqoon ayaa kuugu dhiman waxan kuu sheegaya in falasdiin hortioda lagu gawracayo oo xadkooda yuhuuda soo gasho wax kale daayo may canbaareyn yahuuda. Libiya maxay u tareen. Hadad isleedahay Ethiopia ayey wax idiinka tari waad huraada hurdada ka kac
Kkkkk waar haddanad wax xaqiiq ah hayn waa kugu ceeb inad dadka been lasoo hore fadhisatid. Marka hore imisa sacadood ayay isku jiran hargeisa io Dubai. Teeda kale, royal jet aad sheekeysid waa la kireysata oo lacagtada ku haysa. Airport kastana way ka dagta. Waa inad soo badha xoogta marka hore jahiil yahow😂
Waa been muse iyo calan castu suuqu gashanaysi rabtan iay hada u hir gasho ciro kuma jiro sheekadaa marykan ayuu ka siinayaa saldhiga muse dadka uu lacagta ka qaatay in uu u celiyo muse tuug
War ciro waa laga duubtay waa la kufaday laaxwlilaah
Inaalilaah
Subxaanalaah
Mashalaah
Waan ka xumahey
Guuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xassan dhiiqo massar way eedi isxulafaysigaa mahadin maayyaan digniin
War wanu kufahanay guuguulow inad benale tahay dibna udhagaysan mayno warkaga
Guulayso indr❤
Diyaarad buu raacay maaha horumaree madaxda waxaa lagu soo dhawèya madarka ayuu mwayna lagu siiya
Ciro uu lumaye halabaafiyo
Afka daloolo day adigu gormee imaraad iyo Somalia noqden labo dal oo maalmo la isu safro madaxweyne Ciro isla shalayto ayuu ka dege lakin waxa uu Kala kulme iyo sida losoo dhaweeye asaa laga rabaa inuu shacabka u faah faahiyo ee adigu beenta la harso nin weyna waa tahee 😎
falastiin raggbaa halka ay maanta joogto dhigay ciro caanyo soomaaliland inuu maanta meel xun dhigayo ayaa muuqata
😂😂😂😂😂😂😂 subxanallaah
Saaxiibow, goobta aad sheegaysaa waa bulaxaar waxaan imaataatku u diyaariyey itoopiya inay dekad iga dhisto iyo saldhig militery taas oo dhaharjab ku ah somaliland in si dadban dhulkeeda iyo xeebaheeda loola wareeggo oo cid kale mulkiyadiisa bixiso,wixii dhioglow hurdada ka kaca,muuse biixi ayaana arrintan wadada u sii xaadhay.
ADEER WAAD HURUDAA EE 2019 KII AYAA LA DHISEY SALDHIGA ADIGA HAWIYE AH OO MAANTA OGAADEY ANAGA AYAA ISKA LEH WADANKA SOMALILAND EE WAX NA WEYDII
Waxbaa ku hadlimeysid ,immisa lagugu shubtay fahamnaak.
🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
SOMALILAND IYO EMIRATES WAXAY DIYAARADU U KALA SOCOTA SADEX SAACADOOD GOOR SUBAX AH AYUU HARGEISA KA DUULEY MARKA MAXAA HABEER BAR GEEYEY ABU DABAY XAGEE AYUU KU SII LEEXDAY HADII UU DADKA KHAAYIN KU YAHAY ILAAHEY NAGUMA SOO CELIYO
Oday aan kula hadlo malaha masaarida aqoon ayaa kuugu dhiman waxan kuu sheegaya in falasdiin hortioda lagu gawracayo oo xadkooda yuhuuda soo gasho wax kale daayo may canbaareyn yahuuda. Libiya maxay u tareen. Hadad isleedahay Ethiopia ayey wax idiinka tari waad huraada hurdada ka kac
OGI OGI TIISABA DAR YEELAA TU KALE KU DARA.
ma haddaa la ogaade. waxa la dhisay 2017
MASEER IGA DHEH TARTAN AAN LOO OGEEN BUU KULA JIRAA BOOBAREETE
Waa maxay khatar ta anu wajahni illahw nabad baadi waa khatar imaarad ku ciidabad waykha dayan hanbad donayn haladiido malatari ga imardka haladido
Guulayso
kaah waa xisbi mucaarad ah lkn waxaanu sugaynaa in ay udhamaanayso ciro 100 kii maalmood
Guul iyo gobonimo inaadeer
M/weynuhu intii hore xaguu ku maqnaa ma djabuuti mise muqdisho?
SIFIICAN AYAAD UDHIGTAY
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxba kamuu dhisanin waana been iyo khuraafaad aan sal iyo raad toona lahayn.😊
HALA XISAABTAMO NUUX TAANI; INTA LAGU AG WARWAREEGAYO A.A.MOOGE OO AH MAAYAR INUU XILKIISII KA SOO BAXAY SI AADA U MUUJIYAY.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅
Kulmiye =qudhmiye Lumiye 🤣🤣🤣🤣🤣
Kan waa sure muxuu ogyahay waaba beer miyiye
sure inuu bari dago oouu soomaaliland yahay miyaadan ogeyn laangaabow
Three hours ayaa loo socdaa abudabay ee siduu xili danbe u tagay ha ku sheekayn wax aan jirin
Haddaa ma shaydaan baa siiyay saldhiggan bwrbera 2o km u jira yaa siiyay?
Imaaraad munaafaqiin waxay kharibaan mooyee lama arag meel ay wanaag ka keeneen
COPY LAND 😊😊😊😊
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa waa been iyo khurasfaad waxan aad sheegeyso.
Way dhiban yihiin dadku
waryahee guuguulo benta nagada galinki horay kaduuleen hargayse
Adaba laba aflaynayee mee madaxwaynahii ?
Baytarigii baa laga bedelayaa wadnaha cirro.
Adigana maxaa lahaa badalayaa kkkkk😂😂😂😂
Naa dhiidhiibso
Haha baarin naayaa madaxwaynahaa ilahay mabado battery qumayo 😮
SOO DHAAF LAGU DHALAY TALA HA WEYDIIN.
Kkkkk waar haddanad wax xaqiiq ah hayn waa kugu ceeb inad dadka been lasoo hore fadhisatid. Marka hore imisa sacadood ayay isku jiran hargeisa io Dubai. Teeda kale, royal jet aad sheekeysid waa la kireysata oo lacagtada ku haysa. Airport kastana way ka dagta. Waa inad soo badha xoogta marka hore jahiil yahow😂
Ilka hagaajiso oo wlo
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhj
Waar been hasheegin meeqa saacadood ayuu cirro usocdey
14 saadood miyuu usocdey jwb
Waa been muse iyo calan castu suuqu gashanaysi rabtan iay hada u hir gasho ciro kuma jiro sheekadaa marykan ayuu ka siinayaa saldhiga muse dadka uu lacagta ka qaatay in uu u celiyo muse tuug
Beenaale .
Waar dee beenaaled tahay
Kana ma qayaaligii auu fahamey