GUUGUULE MEDIA
GUUGUULE MEDIA
  • Видео 470
  • Просмотров 4 177 452

Видео

Degdeg Sanaag Ciidamada Somaliland iyo Xoogaga G36 Oo Gaadhay Duleedka Laasqoray Degmo Muhiim ah
Просмотров 12 тыс.19 часов назад
Degdeg Sanaag Ciidamada Somaliland iyo Xoogaga G36 Oo Gaadhay Duleedka Laasqoray Degmo Muhiim ah
Degdeg Xaalad Dagaal Sanaag Ciidamo Gaadhay Goobo Xasaasiya iyo Fiqi Oo Fashiliyey Dagaalka Shiinaha
Просмотров 20 тыс.2 часа назад
Degdeg Xaalad Dagaal Sanaag Ciidamo Gaadhay Goobo Xasaasiya iyo Fiqi Oo Fashiliyey Dagaalka Shiinaha
Somaliland dowladda Cirro Oo Heshiiskii Ethiopia Hadal kasoo Saartay iyo Xogaha Qarsoon Oo Culus
Просмотров 8 тыс.4 часа назад
Somaliland dowladda Cirro Oo Heshiiskii Ethiopia Hadal kasoo Saartay iyo Xogaha Qarsoon Oo Culus
Degdeg Mustafe Cagjar Oo Lagu Hor Fashiliyey Abiy iyo Saraakiil Baxsaday Markii Sirtooda la Ogaaday
Просмотров 18 тыс.7 часов назад
Degdeg Mustafe Cagjar Oo Lagu Hor Fashiliyey Abiy iyo Saraakiil Baxsaday Markii Sirtooda la Ogaaday
Degdeg Ciidamada Liyuuga Oo Ka Baxay Dhulka Beesha Isaaq iyo Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbisay Cagjar
Просмотров 45 тыс.21 час назад
Degdeg Ciidamada Liyuuga Oo Ka Baxay Dhulka Beesha Isaaq iyo Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbisay Cagjar
Maydadkii Liyuu Police Ka oo Si Aan haboonayn loo aasay iyo Ururkii ONLF Oo Dagaalka Qayb ka ah
Просмотров 24 тыс.21 час назад
Maydadkii Liyuu Police Ka oo Si Aan haboonayn loo aasay iyo Ururkii ONLF Oo Dagaalka Qayb ka ah
Xisbiga Waddani Oo Ceeb iyo Fadeexo Dhex Fadhiistay iyo Warsangeli Oo Dagaal ku Dhawaaqay Ceerigaabo
Просмотров 22 тыс.День назад
Xisbiga Waddani Oo Ceeb iyo Fadeexo Dhex Fadhiistay iyo Warsangeli Oo Dagaal ku Dhawaaqay Ceerigaabo
Jigjiga Taliyaha Liyuuga Gafeedhe Oo Addis Ababa Loo Qaaday iyo Liyuu Hor leh oo La Dilay Yoocaale
Просмотров 54 тыс.День назад
Jigjiga Taliyaha Liyuuga Gafeedhe Oo Addis Ababa Loo Qaaday iyo Liyuu Hor leh oo La Dilay Yoocaale
Dawacaley Kornayl Nusdariiq Ninkii Xasuuqii Jaamac Dubbad iyo Shillaabo Gaystay Oo Ku Dhintay
Просмотров 33 тыс.День назад
Dawacaley Kornayl Nusdariiq Ninkii Xasuuqii Jaamac Dubbad iyo Shillaabo Gaystay Oo Ku Dhintay
Degdeg Cagjar Oo Adis-Ababa Ka Calaacalaya iyo Sacad Oo Galdogob Dagaal Qaraar Kula Wareegay Mudug
Просмотров 47 тыс.День назад
Degdeg Cagjar Oo Adis-Ababa Ka Calaacalaya iyo Sacad Oo Galdogob Dagaal Qaraar Kula Wareegay Mudug
Federaalka Oo Goobihii Dagaalka Maydadka Liyuu daadguraynaya iyo Cagjar Oo Addis Ababa looga Yeeray
Просмотров 42 тыс.День назад
Federaalka Oo Goobihii Dagaalka Maydadka Liyuu daadguraynaya iyo Cagjar Oo Addis Ababa looga Yeeray
Khasaaraha Dagaalkii Dawacaley Maxaabiistii Liyuu Police iyo Maydadkii Oo Buux Dhaafiyey Dhagaxbuur
Просмотров 29 тыс.День назад
Khasaaraha Dagaalkii Dawacaley Maxaabiistii Liyuu Police iyo Maydadkii Oo Buux Dhaafiyey Dhagaxbuur
Degdeg Liyuu Police Ka Oo La Jabiyey Askar Badan Oo Laga Dilay Iyo Magaalada Oo Ay Gubeen Odayaashii
Просмотров 19 тыс.14 дней назад
Degdeg Liyuu Police Ka Oo La Jabiyey Askar Badan Oo Laga Dilay Iyo Magaalada Oo Ay Gubeen Odayaashii
Dagaal Lagu Hoobtay Salaadiin iyo Odayaal la Dilay Oo Ka Dhacay Dawacaley Liyu Police Shacabka
Просмотров 30 тыс.14 дней назад
Dagaal Lagu Hoobtay Salaadiin iyo Odayaal la Dilay Oo Ka Dhacay Dawacaley Liyu Police Shacabka
Kornayl Tuke iyo Odayaasha Daarood Maxay Ka Tarikaraan Dagaalada Sanaag Ee Lagu Jabay iyo Sool
Просмотров 29 тыс.14 дней назад
Kornayl Tuke iyo Odayaasha Daarood Maxay Ka Tarikaraan Dagaalada Sanaag Ee Lagu Jabay iyo Sool
Dagaalkii Yoocaale Iyo Dawacaley Oo Mar Kale Qarxay iyo Cagjar Oo Federaalka Dalbaday iyo Sanaag
Просмотров 32 тыс.14 дней назад
Dagaalkii Yoocaale Iyo Dawacaley Oo Mar Kale Qarxay iyo Cagjar Oo Federaalka Dalbaday iyo Sanaag
Shiinaha iyo Maraykanka Oo Somaliland Ku Dhex Dagaalamaya iyo Fadeexaddii Shidaalka Oo Soo Ifbaxday
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
Shiinaha iyo Maraykanka Oo Somaliland Ku Dhex Dagaalamaya iyo Fadeexaddii Shidaalka Oo Soo Ifbaxday
Maydadkii Ogaaden 72 Saac Ka Dib la Fasaxay Abaabulka Dagaalka Sanaag Habar Wacashada Belaha Daarood
Просмотров 25 тыс.14 дней назад
Maydadkii Ogaaden 72 Saac Ka Dib la Fasaxay Abaabulka Dagaalka Sanaag Habar Wacashada Belaha Daarood
Dagaalka Ololaha Aqoonsiga Somaliland Oo Maraykanka Ka Socda Iyo DFS oo Qareeno Karaysatay
Просмотров 21 тыс.14 дней назад
Dagaalka Ololaha Aqoonsiga Somaliland Oo Maraykanka Ka Socda Iyo DFS oo Qareeno Karaysatay
Diyaargarowga Dagaal Waynaha Sanaag iyo Dagaalka Oo Xuduudaha Ka Gudbay Sool Sanaag Ilaa Jarar
Просмотров 41 тыс.14 дней назад
Diyaargarowga Dagaal Waynaha Sanaag iyo Dagaalka Oo Xuduudaha Ka Gudbay Sool Sanaag Ilaa Jarar
Cirro iyo Golihiisa Cusub Oo Dagaal Ku Dhawaaqay Abaabul Dagaal Iyo Xasan Oo Sheeko Kale Keenay Yaab
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
Cirro iyo Golihiisa Cusub Oo Dagaal Ku Dhawaaqay Abaabul Dagaal Iyo Xasan Oo Sheeko Kale Keenay Yaab
Dagaalada Sanaag Jabkii Kooxda SSC Awgii Kacdoon Ka Socda Laascaanood iyo Dagaal Ka Dhex Qarxay
Просмотров 26 тыс.14 дней назад
Dagaalada Sanaag Jabkii Kooxda SSC Awgii Kacdoon Ka Socda Laascaanood iyo Dagaal Ka Dhex Qarxay
Dagaalkii Jabkii Sanaag Habqanka Maxaabiista Maydad La Helay Iyo Saldhigii Huwanta Oo La Burburiyey
Просмотров 21 тыс.14 дней назад
Dagaalkii Jabkii Sanaag Habqanka Maxaabiista Maydad La Helay Iyo Saldhigii Huwanta Oo La Burburiyey
Dagaalkii Sanaag Bari Waxa la Kala Mutay Dhuurmadare Masagan iyo Qabashadii Saraakiisha Sare
Просмотров 25 тыс.21 день назад
Dagaalkii Sanaag Bari Waxa la Kala Mutay Dhuurmadare Masagan iyo Qabashadii Saraakiisha Sare
Dagaal Balaadhan Bariga Sanaag Xoogaga SSB G36 iyo Ciidamada Milatariga iyo Xogta Kooxdii La Qabtay
Просмотров 25 тыс.21 день назад
Dagaal Balaadhan Bariga Sanaag Xoogaga SSB G36 iyo Ciidamada Milatariga iyo Xogta Kooxdii La Qabtay
Degdeg Dagaal Qaraar Duleedka Ceerigaabo iyo Yayle Oo Ciidamada SSB Kula Wareegeen Buqdharkayn
Просмотров 32 тыс.21 день назад
Degdeg Dagaal Qaraar Duleedka Ceerigaabo iyo Yayle Oo Ciidamada SSB Kula Wareegeen Buqdharkayn
Dagaalka Khasaaraha Xun Dhaliyey Ee Duleedka Ceerigaabo iyo Saraakiil Badan Oo Kaga Dhintay SSC
Просмотров 59 тыс.21 день назад
Dagaalka Khasaaraha Xun Dhaliyey Ee Duleedka Ceerigaabo iyo Saraakiil Badan Oo Kaga Dhintay SSC
Dagaalkii Gudaha Ceerigaabo Soo Afjaridda Kooxdii iyo Qabashadoodii Ceerigaabo Oo Lagu Kala Adkaaday
Просмотров 36 тыс.21 день назад
Dagaalkii Gudaha Ceerigaabo Soo Afjaridda Kooxdii iyo Qabashadoodii Ceerigaabo Oo Lagu Kala Adkaaday
Dagaalkii Gudaha Ceerigaabo Oo Lagu Kala Awood Batay iyo Goobo Kale oo La Isku Habeensaday iyo Sool
Просмотров 20 тыс.21 день назад
Dagaalkii Gudaha Ceerigaabo Oo Lagu Kala Awood Batay iyo Goobo Kale oo La Isku Habeensaday iyo Sool

Комментарии

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 9 минут назад

    Ilahay iyaga hadumiyo dilka ay nalarabaan ilhay cida ay jecel yihiin haku celiyo dhul gariir allh hakurido chains

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 56 минут назад

    Waa dagaal u diyaar garooba

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 3 часа назад

    WAA LA OGYAHAY MAXAA CADAWGA JAMHUURIYADA SOMALILAND DAMACSANYAHAY KA HOR 20/1/2025 EE TRUMP KA ORODKA SIDA DUNIDA ,. QORSHAHA CADAW 1-WAA IN 11 KA MAALMOOD EE KA HADHAY 20ka BISHAN DAGAAL LAGU QAADO CEERIGAABO 2- WAA IN XAGGA BADDA LAGA WEERARAA MAYDH IYO XIIS IYO XEEBO KALE 3-WAA IS HORTAAGA GELIYA EE AQOONSIGA JAMHUURIYADA DABRI KARA

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 3 часа назад

    Huurada kasoo cadayo

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 4 часа назад

    Waa kuwii ku Sakhraamay Khayaalkii Ruyada aha😂😂😂

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 5 часов назад

    Wa jileca Hassan shekh

  • @AliHussein-ue2if
    @AliHussein-ue2if 7 часов назад

    Taiwan kawaran

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 7 часов назад

    Sheekada ay leeyihiin hub iyo ciidan baan urursanaynaa waa been shiinahaa hubkii u danbeeyey siinaya

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 8 часов назад

    Shine kuwan uso hubenayo ila iyo xiligi nebi adan ayanu ka adkeyn. Ee Bruce Lee, Jackie chan, jet Lee, iyo cidan kisi indaha shucubada laha mesha ma kenaya anu casharki mareykan general caideed ugu digay Mogadishu mid ka daran uga digno !!! 😂

  • @SaadHayd-q7m
    @SaadHayd-q7m 8 часов назад

    Waar kan yaan ladhagaysan wuu ku daalinayaa

  • @SaadHayd-q7m
    @SaadHayd-q7m 8 часов назад

    Maantoo dhan buu Ku rafanayaa busaarad badanaa waar Ka soco

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 8 часов назад

    Sland guul

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 9 часов назад

    Xasbunalah. Wanicmal wakiil

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman 10 часов назад

    Way jabayaan

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman 10 часов назад

    Daraawiishtii marmalade raacday

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 10 часов назад

    Shiinuhu Xaga Basaas nimada iyo Hubka ayuu ka taageerayaa Faqashta Cusub laakiin dagaalka indho yar ma soo geli doonto si toos ah. Wixii Huwanta Saanad ay u soo dhiibaana waa qaniimo la mid ah tii Siyaad Bare iyo Faqsh .Hana loo kala dheereeyo dhamaan reer Shiekh Isixaaq dhalin iyo waayeelba.

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 10 часов назад

    Geel marku ciin cuuno baaloyaaba ?Reerkii Haarti markay shiine ugaaleen baay sixuun uu Jaabidoonaan? Argagixisaimadii oo nootaay miid Aduunka loga xoolo Qaato?Hassan iyo Daroodka Amarkii iyo magacii SOM ,kadhiigay miid good dheer kudhacadayaasa? Hassan oo darood Qiiyaano iyo safarado Laheeshiin dhiinaac kasta kaga wadan? Putland baabaa xamar diigada kadhiigtay oo safarado lashiiraaysaa? Iyaadoo Dawlada Xamar sheeganaysa ama Hassan Laaftiisaa?

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 11 часов назад

    Aduunka oodhan dawladay hubeeyeen oo awooda afrika ahayd ayaa maalin cad afka ciida loo daray oo ka carawday somali land oodhan. Macdalaa china oo soo lugoi doona. Wax dhiba Naguma hayso. Soo soco siraadeey

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 11 часов назад

    shiine wuu rogman hsduu reer shiikh isaaq xumaantooda cadaysto

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 11 часов назад

    shiine wuu rogman hsduu reer shiikh isaaq xumaantooda cadaysto

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 11 часов назад

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 12 часов назад

    Man was in BERBREA THAN HE SAID I CAN HEAR SONG FROM ADEN. THAT MEAN MAN WAA MEAANTLE

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 12 часов назад

    Chana ma hooyadaaba dhashay

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 12 часов назад

    Adeer Isaaq ayaa Taiwan xulufo ka dhigtay. Harti Shiine ayuu casumay.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 12 часов назад

    Alle hanaagqabo china bada haqaado illahay idiinkii.

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 12 часов назад

    Chiinaha waxa ka daran dawlada u magacaaban somaliland een marna waxaa ka WaaYaab? Guul somaliland guuguule tv hore u soco

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 12 часов назад

    Chiinaha waxa ka daran dawlada u magacaaban somaliland een marna waxaa ka WaaYaab? Guul somaliland guuguule tv hore u soco

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 12 часов назад

    Xasan gurgurtaha Villa somalia ayaa Safaaradda shiinaha keenay Puntland iyo inu shixnad hub ah usoo raro. Shiinuha awalbba Huwan bay ka wada tirsanaayeen Maamulka Xasan gurguurte iyo Safaaraddu, ilaa fadqalaladii laascaanood na way ku gacan lahaayeen shiinuhu. Way guulddaraysanayaan oo ku jabayaan shiine iyo ayi dhagarqabe JSL ee Barakaysan xageeda soo fiiriya.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 12 часов назад

    Somaliland Dabka waxaa ku shiday maraykan markuu isku xidhay taiwan iyo somaliland madaxda somaliland ka taliyaana ma fahmaan dabkaa waa dad aan siyaasiyiin ahayn

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 12 часов назад

    احسن الصين تتدخل شؤون صوماليلاند لأن صوماليلاند الآن تحت الاعتصام لكى تأتى تحت مقديشو والحكومة اصلا تهمل مع مقديشو وشعبنا نائم صرتوا ضعفاء النفوس

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

    😂DAGAAL DAROOD KU XAAR 😂HABAR YOONIS 😢XABAD AYAAN SAJUUDA LAGA DHACAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

    DAROOD WAA ADOON UU GARXAJIS LEEDAHAY 😢DOWLADA SOMALILAND XOOG AYAAN KA QAADAYEY LAASCANOOD DHAWAAN 😢DABADHILIF AYAAD EE TAHAY ANIGA OO GARXAJIS AYAA KA WASAY JIRAY 😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

    😂DOWLADA DAROOD AHAYD EE SIYAAD BARE 😂ANIGA OO ISAAQA AYAY RIDAY DOWLADA DAROOD AHAYD EE SIYAAD BARE 😂BUS AKHIRO AYAAN SAARAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😂

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

    DAROOD OO DHAN HORE AYAAN UU DILAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😂DOWLADA SOMALILAND XOOG AYAAN KA QAADAYEY LAASCANOOD DHAWAAN 😢WAA DHABAR MACAAN DAROOD

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 12 часов назад

    Hsiinuhu wuxuu toos ula dagaalamayaa soomaalilaand waadhab waa isaga ninka sool iyo sanaag dadkeeda dagaalka kadhex wadaa imikana waxkale umuu iman butlan

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

    😂DAROOD WAA FULAY XAAR WAYN 😂OO DHABAR MACAAN DAROOD WAA MARTI AYAAD KU TAHAY CEERIGAABO 😮DABADHILIF AYAAD EE TAHAY ANIGA OO GARXAJIS AYAA KA WASAY JIRAY 😮DOWLADA SOMALILAND XOOG AYAAN KA QAADAYEY LAASCANOOD DHAWAAN

    • @MuxuyidiinJamac
      @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

      😂DAROOD OO DHAN HORE AYAAN UU DILAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😮AKHIRO AYAAN UU DIRAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😢

    • @MuxuyidiinJamac
      @MuxuyidiinJamac 12 часов назад

      DAROOD OO DHAN HORE AYAAN UU DILAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😢AKHIRO AYAAN UU DIRAY DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY 😂

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 12 часов назад

    War fiqigaad sheegaysa e isaga kakoow laakin walaysuka feerarinaya labakaadhlayaasha mafahantan miya

  • @MuuetoJopir
    @MuuetoJopir 12 часов назад

    Soomaalilnd maxaa laga rabaa danteedey ka raacdey weyna diidey shiinaha oo lahaa inuu teywan weererey

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 12 часов назад

    ha lagu mudaharado ha laga saaro africa ha la yidhahdo haday cadato arinkasi

  • @CabdiXasan-cu5ch
    @CabdiXasan-cu5ch 13 часов назад

    Dhul gariir aayaa Kudhidoona Shiinaha

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 13 часов назад

    mareykanka haddii loosheegilahaa inuu china halkaa dagaal kawado xasan shiikh baa la karbaashilahaa laakiin soomaaliland baa hadleyn.

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 13 часов назад

    waar jooji beenta China has no major affairs in the horn

  • @MaxamudRooble-v8m
    @MaxamudRooble-v8m 13 часов назад

    Waar wariye itoobiya iyo masar midkee somalilan uroon kkkk dee itobiyaan jaar nahay

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 14 часов назад

    Masha allh guul iyo gobanimo diinka kaladuwan soomaliland cadawgiina allh hajabiyo

  • @AhmedOmer-i3m
    @AhmedOmer-i3m 14 часов назад

    Asc, Adigu wariye xageed raacsan tahay?

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 15 часов назад

    Aad iyo aad ayaad u mahasantahay sida fiican ee.aad Somaliland juguraafikali.ugikala taqaan

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 15 часов назад

    Ninaan ha ku sirmin, Soomaalidu somalidii xilliyo fog oo tegay maaha, dadka Afka Somaliga ku hadlaa haatan waa Kala dano. Nin walbba dantiisa ayuu xeerinayaa- caddayn uma baahna, waayo Muqdisho soomaali inta ay caasimad iska daaye magaalo u tahay waa minority hadda. Jubbaland, koonfur galbeed iyo puntland faro uguma jiraan, intuba Ethiopia ayay Rabaan oo dantooda ka dhex arkaan, Masar waxba ka dheefi mahayaan, iyadaaba u baahan in ciidankeedu mushaar yar ka helaan AUSOM. Jabhadii sida ONLF (ee ay Danaheeda River Nile ay uga dan lahayd ) ay Ethiopian u diri jirtayna, Somaliyi kala tagtay oo Ma laga ogolaanayo inay Jamhuuriyadda Somaliland, koonfurgalbeed, Ama Jubbaland xataa xagga Ethiopia soohdinta uga gubaan.

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 15 часов назад

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @zackbah7584
    @zackbah7584 16 часов назад

    Geeleweyta Muuse ismail ba leh.

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 16 часов назад

    Adeer inay iskuka qaldamin markan ad ledahay Cidama Maser iyo Cidama Somalida aya iskugu tagi doona ITOBIA sida uma dhacayso wayo Cidama Maser ee imanaya ITOBIA Amarka kama qadanayan dawladooda waxay Amarka ka qadanayan Jimciyada qurumaha ka dheexaysa wana la ogyahay xurgufta ka dheexaysa ITOBIA iyo Masar Hasee ahatee Somaliya aya doonaysa inay ITOBIA ka mid noqoto Marka Somalia waa inay dalabki horeh ay ku diidanay ITOBIA ay meesha ka saarto oo ay kaso dhamayso aqbaalad Jimciyada Qurumaha ka dheexeya inay ITOBIA ay ka mid noqoto Arinka ITOBIA Waxa dhamayn kara Somalia Masar shaqo kamaleh Maser waxay ka mid noqonaysa si dawladdaha kaleh lagu cawiyay Somalia hawshodu tahay la dagalamka aragagaxisada