Tolow kuwani hadalkoodu dhinacii qabyaaladaa mise saqdhexe ayey kujiraan nin lacag udoontay iyo imaaraadka maraykan dilaal u ah isagu jowaan uqaatay guul u arka
Illaahayoow umadeyda JAAHIL NIMADA KA BI I. Mareykanka iyo Emirate miyaaney ogey in ay yihiin labada dowladood ee ugu xun xaga xidhiidhka. Waa gumeystayaal.
😂😂😂 beenta iska dhaafa niin diblomaasi maxa , niin siyaasiidasi qarson iyo been ku dhiisan waax aa ka suugin kheer ee siida Muuse Bixii ma isaaga la miid aa ,
Maan fahmin waxa uu ka sheekaynayo ninkaa odayga ahi ... madaxweynuhu miyaanu kii Somaliland, Mr. Cirto ahayn, mise waa ku kale, ta kale sawnaga warkiisa la wada soconna. Cajab!!!
Tolow kuwani hadalkoodu dhinacii qabyaaladaa mise saqdhexe ayey kujiraan nin lacag udoontay iyo imaaraadka maraykan dilaal u ah isagu jowaan uqaatay guul u arka
madaxweyne ciro nin wanaagsan weeye madax weynayaashii horena way wacnaayeen oo lama wiiqayee
ama hawsahan tago waadadkiisii iyo dalkiisii allehasoo nabad celiyo❤❤❤❤❤
Dee,horta mee cirro xaguu seexday
Illaahayoow umadeyda JAAHIL NIMADA KA BI I.
Mareykanka iyo Emirate miyaaney ogey in ay yihiin labada dowladood ee ugu xun xaga xidhiidhka.
Waa gumeystayaal.
Xaga xoolaha dhoofiska somaliland inu kala hadlo iyana way fiicnaan lahayd oo xita aay warshad tayo leh laga furo somaliland oo la dhoofiyo hilib iyo xoolaba
Hhhhhhhh qayilaad ayay kasoo tooseen aduun kama war hayaan. Waar kuwan beeraha halagu falo
Tv yusra harti oo jahiliin yusra hartiya waraysanaysa 🤮🤮🤮🤮
😂😂😂 beenta iska dhaafa niin diblomaasi maxa , niin siyaasiidasi qarson iyo been ku dhiisan waax aa ka suugin kheer ee siida Muuse Bixii ma isaaga la miid aa ,
Maan fahmin waxa uu ka sheekaynayo ninkaa odayga ahi ... madaxweynuhu miyaanu kii Somaliland, Mr. Cirto ahayn, mise waa ku kale, ta kale sawnaga warkiisa la wada soconna. Cajab!!!
Guul somaliland hadii uu mwnuhu citiraafka daacad u noqdo hadii Kakale u diyaar garooba 5 sano dagaal dambe waliba dhexdeena Illahay Kama yeelo Wariye Mujaahid Heelo KUMEE ?