Cabdi Tahliil Heestii Heestii | Onkod Roobku Ma Daayoo ( Original Kaban ) | Hees Xul ah With Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 109

  • @ahmedraqeeb9544
    @ahmedraqeeb9544 4 месяца назад +49

    ما أجمل الموسيقي الصومالية واللحن والفنانين الصوماليين.
    شعب طيب وشهم واحفظ الناس للقرآن الكريم
    وتاريخ الصومال غني عن التعريف
    وعاداتهم وتقاليدهم تنبع
    من الدين.
    تحية من تعز اليمن الي اخواننا واحبابنا في الصومال 🇸🇴

  • @CabdilaahiRashiid-jm2ji
    @CabdilaahiRashiid-jm2ji 7 месяцев назад +8

    Alle hawnaxariisto cabdi tahliil iyo ummada Muslim ka ah

    • @MacalinJees
      @MacalinJees 7 месяцев назад

      😊😊😊😊😊😊

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 8 месяцев назад +7

    Waa erayadi abwaan axmed saleeban bidde iyo luuqdi cabdi tahliil alle haw naxariisto

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 6 месяцев назад +10

    10 April 2024
    Wednesday
    Eid day 🎉
    Mudug ❤
    16: 44 pm 😊

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  6 месяцев назад +3

      Maalin xasuus leh

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 6 месяцев назад +1

      ​@@Mudugboy1aad iyo aad Galkacyo Gobalka mudug ba ka so salamin 😊

    • @Raxmanorarale
      @Raxmanorarale 4 месяца назад +1

      Anigana 9/Jun/2024 waliba waa xili roobaad🌦 dharna waan dhaqayaa magaalada muqdisho❤

    • @yusufmohamed9698
      @yusufmohamed9698 3 месяца назад

      July/10/2024 maalin arbaco
      Oo aad u kuleel badan Las Vegas
      Nevada U S A………..somaliya ha noolaato!

    • @engrcasanyo120
      @engrcasanyo120 3 месяца назад

      @@yusufmohamed9698 thanks bro kulaylkaa baa lo soo socdaa 😂😂

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 26 дней назад +1

    BOQORKII CODKA FANKA SOOMAALIYEED ABDI TAHLIL WARSAME ALLAAH KAA RAALI NOQDO AABBO.❤🎸👑🙏🏽

  • @MohamedYare-dz4qq
    @MohamedYare-dz4qq 2 месяца назад +4

    Ani io xaskeyga mustaqbalka ayaa mar ku caweeni doona dhulkana waa baladweene inshallah 🙏 ❤️

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 4 дня назад

    Ilaahoow kuu naxariiso Cabdi Tahliil Warsame.

  • @CcasiisXasan-d5u
    @CcasiisXasan-d5u 5 дней назад

    Hadii anan ibliisku iga ka anbìneyin inaad ii tudhi eegi mayo kole abdi tahliil warsame❤ 17 october 2024 haben kahmiis sii bexeyso jimcana so galeyso ayeey ii baxeyso goobtana wa muqdisho cade ciyaal madino asal saln sare❤❤

  • @issemohamed8701
    @issemohamed8701 2 месяца назад +2

    Waan Eayadii Axmed Saleeban Bide iyo Codkii Deganaa ee Cabdi Tahlil Warsame.
    Allaah Ha waasiciyo Qabriga

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 6 месяцев назад +5

    Allah unaxaristo tahlill

    • @rain-sl7mc
      @rain-sl7mc 6 месяцев назад +1

      Amiin ❤

    • @Mohacali-t4x
      @Mohacali-t4x 6 месяцев назад

      Madhin tay😢

    • @lahi100
      @lahi100 5 месяцев назад

      ​@@Mohacali-t4x haa, allah u naxariisto

  • @CabdilaahiRashiid-jm2ji
    @CabdilaahiRashiid-jm2ji 2 месяца назад +5

    Waaa habeen ay Taariikhdu thay 1:32/21/8/2024
    Oo uu gabadh kala soo tagay mugdisho oo uu hargaysa uu iigu keenay kadibna Aan milxiis u noqday oo Aan idhi hambalyo hambalyo Alfa mumruuk

  • @_wll____
    @_wll____ 6 месяцев назад +19

    Old is gold

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 5 месяцев назад +21

    Hada waan qurayaa maalmo kadib bilo bay noqon , bilo kadibna sanado , sanado kadib 10 sano , 10 kadib rubcu qarni bay noqon ,rubcu qarni kadib : nusqarni kadibna qarni kadibna taarikh taxana. Ah aduunyo

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 Месяц назад +1

    Erayadii Abwaan axmed saleebaan bide Laxankii kabankii iyo codkii Aun Cabdi tahliil warsame

  • @abdiwalimacalin2035
    @abdiwalimacalin2035 2 месяца назад +2

    Alaha unaxariisto cabdi tahliil erayadaan waa macaan waana dadkii hore alaha uwada naxariisto

  • @sareedoahmed1751
    @sareedoahmed1751 2 дня назад

    Best somali song after ugaaso ❤

  • @AaminaShnuur-xb8ko
    @AaminaShnuur-xb8ko 14 дней назад

    Nolosha kasoo dhuumo buqeeda kaban dhagayso❤

  • @mamacosob8852
    @mamacosob8852 Месяц назад +3

    maalmaha fasaxa heesta jawiga ii saxda❤🎉

  • @abdallesomali9576
    @abdallesomali9576 5 месяцев назад +7

    Team 1990 wixi ah qarami ku heestan lkin ciyaal ka 2000 sharma boy wataan 😂😂

  • @clcasiismuxumed
    @clcasiismuxumed 17 дней назад

    Wow The Song Wey qurxoono tahey hestuh weyna macane tahey❤

  • @XaffidG
    @XaffidG 28 дней назад +1

    Aaraarti ha ku deeqdo ❤

  • @YoonisXaaji-vu7ew
    @YoonisXaaji-vu7ew 4 месяца назад +3

    Waa heestii cabd qeys osmaan maxaad habeyn ku dhafartay😮 oo howd ku dhagaysatay

  • @MaxamedyareMaxamedyare-p8f
    @MaxamedyareMaxamedyare-p8f Месяц назад

    Allah ha unaxariisto caddi tahliil warsame

  • @caawiyecabdiqani
    @caawiyecabdiqani 4 месяца назад +4

    Cabdi qeys osmaan saaxiib heestaan adaan kugu so xasusta

  • @axmednuurshmuuse147
    @axmednuurshmuuse147 6 месяцев назад +16

    Cawan oorob igudaayo tariqda 18/4/2024 qarami xasus igule😢

  • @naciimoxaaji8159
    @naciimoxaaji8159 10 часов назад

    Hadn iblesku cidna kabineynin

  • @KhadarAxmed-lt9oe
    @KhadarAxmed-lt9oe 5 месяцев назад +6

    17/5/2024 walee waa hees qaaliya

  • @INAMaHaMeDCabDi
    @INAMaHaMeDCabDi Месяц назад

    Rag waki hore HadalNa wa iNaTay yidhahden💐💕🫶🏻

  • @sabariincabdiqadar
    @sabariincabdiqadar 24 дня назад

    Heese Waa kuwi Hore

  • @sahalcaydiidmohamed
    @sahalcaydiidmohamed 7 месяцев назад +1

    Heesaha qaadijiray waayo waayo

  • @iqroabdi8156
    @iqroabdi8156 4 месяца назад +1

    Allah yaaraxma cabdi tahliil warsame

  • @CabdirisaaqFaysal-g4t
    @CabdirisaaqFaysal-g4t Месяц назад

    Sida ogta ilca❤❤❤❤

  • @SouleimanMohamed
    @SouleimanMohamed 5 месяцев назад +2

    Suugaantii soomaaliyeed ee asalka

  • @Qureyshi27
    @Qureyshi27 5 месяцев назад +5

    15 may 2024 xasus waye malintan walle
    Gawadhan an jeclahay ee magaceda asmo yahay ayan soxasusanaya daqiqad kasta wxn alla kabaryaya inu calafka isku ken daro

  • @abdiwalimacalin2035
    @abdiwalimacalin2035 4 месяца назад +1

    Waa erayo dahabi ah❤🎉

  • @HusenAhmed-c4j
    @HusenAhmed-c4j Месяц назад

    Aniih. Aniga ag 3:54 3:56 afar chumar dulle hestiis❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedosman5422
    @mohamedosman5422 9 месяцев назад +1

    AUN Cabdi Tahliil Warsame
    " Ha'aa'aa'aa'aa
    Unkad roobku ma daayoo
    Aarna taaha ma daayo
    Anna taa ma ilaawo
    Jacayl ood roganmaayo
    Oon hilaac bi'nmaayoo
    Ayro weerar ma daayo
    Nin lihi aamusi maayo
    Ergo geesi ma diidoo "

  • @XasanAbuukar-z6m
    @XasanAbuukar-z6m Месяц назад

    Jaceel udgomaayo❤

  • @CadnaanReermagaal-e7x
    @CadnaanReermagaal-e7x 16 дней назад

    Caadnan

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c 3 месяца назад

    Allaha u naxariisto

  • @オッさんタイプXの日産に乗る
    @オッさんタイプXの日産に乗る 4 месяца назад +1

    Heesaha isaaq cadii mahaa

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 месяца назад

    Waxaan si toos ah u daawaday heestan oo live ah garoonkii basket ball ka ee stadium Muqdisho June 1984 anagoo arday badan ah oo kasoo noqonay gobolada dalka oo aanu ugu baxnay shaqo qaran GMHQ.

    • @LadnaIsmail
      @LadnaIsmail 4 месяца назад

      Ila goormad jirtey😂

    • @cabdihabby5759
      @cabdihabby5759 3 месяца назад

      Maba noleyn xiligas guuleyso wll

  • @SaidGudur
    @SaidGudur 27 дней назад +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohaSilva
    @MohaSilva 4 месяца назад

    Hy waa runtiis

  • @MaxamedyareMaxamedyare-p8f
    @MaxamedyareMaxamedyare-p8f 3 дня назад

    Waqtigu kali kuma dal dalin

  • @FarhiyaAbdiraxman
    @FarhiyaAbdiraxman 24 дня назад

    Waàaaw❤😂🎉

  • @MaxamedKayse-e3y
    @MaxamedKayse-e3y 16 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @OsmanAbdilaahi-z8q
    @OsmanAbdilaahi-z8q 6 месяцев назад +3

    Shakir❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaabshir5398
    @fatimaabshir5398 2 месяца назад

    13:52 goobtu muqdisho😢

  • @AxmadNuur-f7l
    @AxmadNuur-f7l 2 дня назад

    😊

  • @iidCali-zf4cs
    @iidCali-zf4cs 4 месяца назад

    Heestan iska dhaafa aroos baadiyaha ayan kaqaadaa eh😂😂😂😂😂

  • @fadxiahmed9734
    @fadxiahmed9734 Месяц назад

    ❤❤❤

  • @sundusdiibe5048
    @sundusdiibe5048 Месяц назад

    Ayro weerar ma deyso yaa igu dhaamo

  • @MaxamedKayse-e3y
    @MaxamedKayse-e3y 16 дней назад

    😂❤

  • @ZakariyaAhmed-e9q
    @ZakariyaAhmed-e9q Месяц назад

    m,a❤❤❤

  • @NabaadXasan
    @NabaadXasan 6 месяцев назад +2

    Amaantaada libaaxa micnaheedu muxuu noqon karaa

    • @AbdallaJamac-ps6eo
      @AbdallaJamac-ps6eo 5 месяцев назад +1

      Horta sarbeebtu waa eekeeye wxana laysu eekaynya amaanta libaaxa iyo qofka amaantiisa marka amaaantada libaxu wa in qofka heesta lo qday loo qaadayo libax lo eekysiinayo

    • @NuurSaleban-dc9ld
      @NuurSaleban-dc9ld 5 месяцев назад

      Runtaaaaa waaaaye

    • @abdulkhadirabdi5510
      @abdulkhadirabdi5510 4 месяца назад

      Waxay ilatahay Yacnii:(Amaantaada badan oo ku amaano maadaama uu jcylka hadlayo wuxu ku hal qabsaday libaax weyninka amaanta gabadha.

  • @MaxamedyareMaxamedyare-p8f
    @MaxamedyareMaxamedyare-p8f 4 дня назад

    2023 3 15

  • @OsmanAbdilaahi-z8q
    @OsmanAbdilaahi-z8q 6 месяцев назад +2

    ko❤❤❤❤❤❤❤

  • @MariaReuter-o8q
    @MariaReuter-o8q Месяц назад +1

    634 Verner Estate

  • @JaamactaagJaamactaag
    @JaamactaagJaamactaag 2 месяца назад

    0:24

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud1619 4 месяца назад +2

    Anyone can help me the meaning of this word " Ayro"

    • @Mustafa_Elmi6996
      @Mustafa_Elmi6996 4 месяца назад

      Let's go pro if you want it ❤

    • @ahmedmohamud1619
      @ahmedmohamud1619 4 месяца назад

      @@Mustafa_Elmi6996
      Go to where?

    • @toughgee
      @toughgee 4 месяца назад

      ​@ahmedmfunny he doesnt know either hamud1619

    • @オッさんタイプXの日産に乗る
      @オッさんタイプXの日産に乗る 4 месяца назад

      Only isaaq can tell you

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 Месяц назад

      Ayro waa hal magaceed magac kamida magacyada geela weeye wuxuuna ula jeedaa abwaanku ayro weerar madaayo markuuu leeyahay Geela ayaa Lakala dhici jiray waagii hore Sidaa ula socda From Ogadenia

  • @MaxamedyareMaxamedyare-p8f
    @MaxamedyareMaxamedyare-p8f 28 дней назад +1

    😂😂

  • @CadiraxmanAli
    @CadiraxmanAli 2 месяца назад

    😊a

  • @SouleimanMohamed
    @SouleimanMohamed 5 месяцев назад

    ❤😂

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤😂❤❤❤

  • @XasanaxmedCabdi
    @XasanaxmedCabdi 6 месяцев назад +2

    dodjki

  • @XasanaxmedCabdi
    @XasanaxmedCabdi 6 месяцев назад +2

    UUYYREW

  • @XasanYare-v7l
    @XasanYare-v7l Месяц назад

    R

  • @issemohamed8701
    @issemohamed8701 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohacali-t4x
    @Mohacali-t4x 6 месяцев назад +1

    ❤❤

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤