FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Copyright Universal Tv

Комментарии • 3,7 тыс.

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 4 года назад +90

    2013 kii markii ay heestan soo baxday ayaa maalin abtigay iyo asxaabtiisa oo magaalada berbera dalxiis u tagaya xeebta batalaale ayaan is idhi sii raac kadib ayayday ayaa ii diiday , maalinkaas gaadhiga uu abtigay iyo asxaabtiisu wateen waxa ka baxaysay heestan ..
    Mar walba oon dhagaysto heestan waxan xasustan.. masha allah markii dambe een waynaaday berbera waxaan tagaya ilaa 10 jeer oon ku dabaashay batalaale... mantana 20 jir ayn ahay burco iyo halkii aan ku korayna waan ka yimi nairobi ayan beerka u jiifaa... Ilaahay rajadeena haynoo rumeeyo. Aamiin

  • @sadammahamuud
    @sadammahamuud Месяц назад +19

    Wa hees ad u macan waxan fadhiya beer lagu nasty oo ku taala dalka canada gar ahan gobolka ottawa waxan dhagaysanya heesta adka u macan alle ha ila Danbi dhafey waxan xasuusanya maalmihi wacnay iyo adkey eee markan jogay dalki wan idin xisay my family my friends iyo dhaman inti I taqanay waxan ku jiray holiday madamay ay tahay maalin axad ah reer galbedkana an laga shaqen wan idin salamay somali mohamed scw ❤ waxan idin rajaynya wanag aniga iyo idinkaba dalkeenu ah kan ugu wanagsan caalamka incha allah ❤❤❤❤

    • @AxmedCade-r9u
      @AxmedCade-r9u 25 дней назад +2

      Wadanki ka so salamya shp madama aan maqlay geedaha ayay lacgta canada ka baxda 100 geedja kugu dhow iga so jar shp qli😂

    • @sadammahamuud
      @sadammahamuud 25 дней назад +3

      @AxmedCade-r9u hhh saxibkyow uu ik qosliyay qoralkagan haday aniga sacadu wa 7 :43 subaxnimo shaqo ayan si adaha haday noloshu wa halkagan saxib lacag dhulka talay ma jirto barafkas iyo dhaxantaaas ayad u kacaysa 6 ka 6 bad shaqaynysa 😂

    • @CabdullahiYare-ex3vt
      @CabdullahiYare-ex3vt 25 дней назад +4

      Hees 11sano kahor youtube lasoo dhigay baanu hada comment kasoo bixineynaa kawrn zxbow cimriga allaha noo dheereeyo wllkeyow🙏

    • @najudeek4147
      @najudeek4147 24 дня назад +2

      Wakhtigu inuu is gurayo waxn ku garnyaa waagii ay heestan soo baxday wn yaraa iskulkana markas ayaa layqoray, hadana alx xata jamacadi wn dhameyay alle danbigena ha dhaafo😢🤲🏻🤲🏻

    • @sadammahamuud
      @sadammahamuud 24 дня назад +1

      @@najudeek4147 amin alle danbigeena ki waliidkenba ha dhafoy ❤️

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Год назад +19

    What a beautiful song.farax murtile iyo farxiya fiska . really 💕 it. I am from galmudug stete of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @mahadali9619
    @mahadali9619 3 года назад +653

    😭😭😭😭 hibo waa gabadhii ugu horeysay oo aan jaceyl u qaaday ilaa hadana ma ilaawo inkastoo calaf nakala qariyey hadda waa oori nin kale 3 caruur ah leh
    Inta badan wxn dhageysan jirnay heestaan markaan wada joogno 😭😭😭😭😭
    Hibooy allaha kuu barakeeyo caruurtaada iyo zowjkaada kumana ilaawi doono waligeey agteyda qiimo iyo qadarin ayaa kuu taalo gbr kasta oo aan guursado iyo caruur kasta oo aan dhalo marna xasuusteyda kama baxdid ima xumeyn qoraal dhanka rabi ah ayaa imid balse hadda wxd ii tahay wehel iyo xasuus aan dunida ka daawado hibooy cimriga iyo caafimaadka allaha kuu barakeeyo

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 3 года назад +33

      Ohm sorry kolay wax walba waa calafoo qadarka alle ayaa ka weyn adigu hadda xaas ma leedahay walaal, Alle haku siiyo gabadh wngsn oo aad Ku degto insha allah.

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 3 года назад +22

      Mansha Allah walal adna Alle haku sharfo sidada inanta iyo qoyskeda aad u sharaftey qof qalbi wanagsan bad thy dadkena inta badan ma fahman calafka wuxu yhy ee hadba xalada marka jirta ayey la qacli yihin oo qofku hadu mar ka tago xuman bey u qadan lkn waxa qurux badan in qofka mar walba xushmad iyo qadarin aad u haysid

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  3 года назад +43

      Maskiin dhib maleh mid kale oo qeyr qabta allaha ku siiyo.

    • @mahadali9619
      @mahadali9619 3 года назад +4

      @@nafiisaabdiomar1448 maya walal Qaali ah

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki 3 года назад +12

      @@mahadali9619 calosha i hurisay sxp qoralka so qortay io hesta markan isku misamay waa jiriricoday allah qalbiga ha ku qabojiyo.

  • @abdiwelishafii6995
    @abdiwelishafii6995 3 года назад +61

    2013 anigoo dugsi sare dhigta ayaan heestaan dhagaysan jiray Gabar kasta oo soomaaliyeedna wanaag iyo horumar baan u rajaynayaa, waxaadna tihiin hablaha dunida ugu qiimaha, qaayaha iyo quruxda badan wax xumaan ahna la idiinma quuro meel kasta oo aad aduunka ka joogtaanna samo ku noolaada.

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Год назад +44

    "Old is gold". What a true statement is.
    Heesta ugu khiyaaallada badan FANKA Soomaalida.

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 лет назад +293

    After 10 years yaa daawanaya xasuus baan galay manta bal suulka iisar hadad commentiga aragtid

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 3 года назад +767

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

    • @mankamanta9507
      @mankamanta9507 Год назад

      The j person n person 😊n person n person 😊your n person into😅 your name on it il😅😅😊n 😊

    • @AaminoCabdiraxmaan-u6j
      @AaminoCabdiraxmaan-u6j Год назад +9

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💣💣💣💣❤️🖐🖐🖐🤎💜💜💜❤️❤️❤️❤️❤️🧡🧡🧡❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🧡🧡💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👎👎🤚🤚🤚🤚🙏🙏🖐🤎🤎💕😢😢😢❤️❤️❤️❤️❤️💣

    • @FarxiyoMuxudin
      @FarxiyoMuxudin Год назад +2

      ​❤1❤

    • @MuuseBooldile
      @MuuseBooldile Год назад +1

      ​@@AaminoCabdiraxmaan-u6jrřþþ7😮😢😅😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮

    • @MuuseBooldile
      @MuuseBooldile Год назад

      ​@@FarxiyoMuxudin❤❤❤🎉🎉❤❤ 2:31 2:39 namaste namaste namaste 🙏

  • @aminomohamed438
    @aminomohamed438 Год назад +43

    Abdirhmn sh cumar yaraani sxbkyga Xaajigyga ilhy ha isku keen calfo 😢❤ maalin malmaha kmid ah comment gaan waad ila aqrin doonta i.a😊☝️♥️💯

    • @UgbadAdan-nk1zm
      @UgbadAdan-nk1zm 4 месяца назад +1

      Is hela idam allhe

    • @khadarCde
      @khadarCde 6 дней назад

      ​@@UgbadAdan-nk1zm 𝐔𝐠𝐛𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐥𝐩𝐢 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐢 𝐎'𝐝𝐚𝐝 𝐀𝐇.👸❤️👌

  • @mohahmedhazan2081
    @mohahmedhazan2081 3 года назад +757

    Hestani waxay kamid noqotay heesaha an laga xisadhicin 💯👌waxay ila maraysa 2022🥰inta igula fikirka like Zara zxp yal

  • @abdeeeeee7079
    @abdeeeeee7079 9 лет назад +58

    My fvt song in 2012
    Haweynka somaliyeed
    Haweeynka aduun jira
    Hormuudkoodi be noqdeen
    Farxiyo neh qurux ba u dheer Wlhi

  • @SamiirZain
    @SamiirZain Месяц назад +29

    Anyone in 2025 ❤

  • @libanshamin8151
    @libanshamin8151 8 лет назад +55

    hibliyo qurux baaa udheer habalah soomaaliyeeed habeen ka aduun ka jira hormuud bay uyihiiin intaaaa ayaaa ka helay caaaadi ma ahan whats a love song

    • @mayacadey3828
      @mayacadey3828 8 лет назад +3

      l sh a x n w 😍😍😍😍😍😍 nolow ebboow wil somaliyed😊

    • @ahmeeyhirsi475
      @ahmeeyhirsi475 8 лет назад +3

      l sh a x n w Uncooo Cade Ipashal Ishaaa Katurtay Epow

    • @xaliimocali1428
      @xaliimocali1428 6 лет назад

      @@mayacadey3828 +@+$!`

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +60

    Hablaha somaliyed haweenka aduunka jira hormuud koodii bay noqdeen wow😍😍

  • @Vattahowww
    @Vattahowww Год назад +167

    13/12/2023 waxaan rabaa commentigan xasuus inuu ii noqdo sxbyal likta ii saara sanad kle inaan soo booqdo rabaaye❤🙏
    Anigu ku han weyniyoo
    Hadaan kumanaan habeen
    Haasaawaha ilaa wadoo
    Hurdaan aanan is arag
    Ifrah hadalkaaga wacan
    Marnaba kamaa haadayee
    Lovve you i❤

  • @fuadmohammed4885
    @fuadmohammed4885 6 лет назад +169

    Hablaha Soomaaliyeed
    Haweenka aduunka jira
    Hormuud koodii bay noqdeen
    Hibana qurux baa u dheer
    Ninkii hela baa cawo leh
    Anigu kuu hanweyniyo
    Hadaad kumaan habeen
    Haasaawaha ila wadoo
    Hurdana aanaan is arag
    Hibooy hadalkaga wacan
    Marnaba kama haagayee
    Faarax Murtiile Abwaan Buuxa weeyaan
    Amaan ka haboon oo qof dumar ah lagu amaani lahaa anigu garanba maayo

  • @abdirahmanfarah1568
    @abdirahmanfarah1568 10 лет назад +524

    Heestaa hadaan talo ku darsado waxay ahayd Farxiya inay xidhato hido iyo dhaqan ama ay madaxa asturto sida Erayada heesta ka muuqata!

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 Год назад +52

    After 6 years i cme back here and listen this golden voice of fiska and murtile . ❤❤❤ my first time to listen this golden voice was 2013 my second time was 2019 today is my third time to listen and it is 2024 january. My god bless all of us ❤❤❤❤❤❤

    • @saaramohamud2023
      @saaramohamud2023 Год назад +6

      2024 and listening this song❤🙌

    • @marian163
      @marian163 Год назад +6

      I just listened to (nalka maanka daara) first time listening her music and her golden voice🥰🥰 she is national treasure for sure 🇸🇴

    • @DamaashaadTV
      @DamaashaadTV  Год назад +7

      Great 👍 thanks

    • @IqroMaxamed-f4o
      @IqroMaxamed-f4o 6 месяцев назад

      ​😊😊😊😊

    • @ahmeyabdikolon5413
      @ahmeyabdikolon5413 6 месяцев назад

      Shan sano kahor ayaan hestaan comment kasoqore 2019 waxan joge dalka kenya gaar ahaan nairobi mantaana wa 2024 aguast waxan joga dalka zambia. Waxaan allah karejanaya sanatho bathan kadib in diib ogulabto dalkeyga hoyoo ano nabaad qawa 😢😢😢😢​@IqroMaxamed-f4o

  • @caamirahmed8039
    @caamirahmed8039 4 года назад +170

    WaaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin😅❤🇸🇴🇸🇴

    • @raxmomaxamedxusen4657
      @raxmomaxamedxusen4657 3 года назад +1

      channel jnjjhjjjjnnnn

    • @raxmomaxamedxusen4657
      @raxmomaxamedxusen4657 3 года назад

      @iimaan channel 000left 0

    • @aaminadiriye3562
      @aaminadiriye3562 3 года назад

      @@raxmomaxamedxusen4657 sawxxq a xaxxxzwzzazazwazwz22eeeee1eeq1eweqe1eewweAAWAAwwww1awaaaAWwewwawwwawaaaaaaaaaaaaaaawaawaaaawwwaaAaaàaaAWAEwwwweqw1waawAzwaaAw1aàWW1eewwes w2zr2az22źqzazzazzzzzzzzzzzzzzzazzazzzzzaazaaaaawszaaaazzaazzzaaazaawźzzxzdhcc .ubbo

    • @nikii8708
      @nikii8708 3 года назад +1

      🤣👊

    • @caamirahmed8039
      @caamirahmed8039 3 года назад

      @@nikii8708 😅

  • @abdilahihirad4673
    @abdilahihirad4673 9 лет назад +67

    hablaha soomaaliyeed haweenka dunida jira hormoodkoodi bay noqdeen ninkii helabaa cawo leh, amaan wacan nice song.

  • @FaadumoHassan-b2b
    @FaadumoHassan-b2b Год назад +376

    Heestan 2024 hada dawaneyso like isaar 👍❤️

    • @CaashoYaxye
      @CaashoYaxye 10 месяцев назад +10

      Wliba habeen ciid ah❤😂

    • @nagrumaSiyah
      @nagrumaSiyah 8 месяцев назад +10

      Lpopppppoooo9o9oooooooòo9iiiioo9oo9pòp888888iokiìiioooooooooooooooiikliiiooioooooi88ioioooòiiiiiiiiiiiìioo00oo0o00😊😊06ii😮​@@CaashoYaxye

    • @yukeyyare
      @yukeyyare 8 месяцев назад +1

      ​@@CaashoYaxyeanother level😅

    • @AbdullahiSheikhMohamud-tl1ee
      @AbdullahiSheikhMohamud-tl1ee 8 месяцев назад

      5w²11❤😊😊😅😮​@@CaashoYaxye

    • @iskufilan-m1o
      @iskufilan-m1o 7 месяцев назад

      Hadaan dhagysnaa anoo jiim samynaayo ciid wangsan❤

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 5 лет назад +456

    2020, yaa daawan like ta ku qabo . Kkk

  • @kiinpea9226
    @kiinpea9226 4 года назад +174

    2021 dawanoya hestan jeclhy💋❤️inta ila midka eh like ii sara

    • @ساراعبدالله-س3ر
      @ساراعبدالله-س3ر 3 года назад +1

      Dddd

    • @hamzahb2492
      @hamzahb2492 3 года назад +1

      Aniga saaka 26 may 2021

    • @kiinpea9226
      @kiinpea9226 3 года назад

      @@hamzahb2492 haa🥰

    • @IKhiyaarAbdimuumin
      @IKhiyaarAbdimuumin 2 месяца назад

      WAA DAWNYA LKN SAND INTU MARYA 2016 IIGU DAMPYZY IZAGO MARYE MXA IGA DAMPYEY😂❤😅

    • @cabdifataax9686
      @cabdifataax9686 Месяц назад

      2024 12 29 December sacadu waa 8:00 intaa iga danbeysa wiilal iyo gabdhapa wad salamantiin

  • @amiinabdirahman1936
    @amiinabdirahman1936 Год назад +10

    9/16/2023 maalin sabtiya 1:23
    Ayaan dhagay sanayaa intii iga dambaysa ee heestan kusoo noqotay eraydeeda macaan like 👍
    Ha isaarto si aan u ogaado inta qof ee iga dambaysa
    THANKS 😊 🙏

    • @diamondcali8695
      @diamondcali8695 Год назад +1

      Aaamina quruxy anaa kaadanbeyo mcney xili walbo ama maalin walba wan dhageystaa heestaan ugu yaraan ejeer maalintiii lkn maanta comment ayan kabixiyy❤

    • @Hanibilan
      @Hanibilan Год назад +1

      Ana ka danbeeye

    • @Amiira-g2s
      @Amiira-g2s Год назад +1

      ANa ka DaNBeeyE❤

    • @maan_icardi.
      @maan_icardi. Год назад

      ​@@Amiira-g2sana kasi danbeya

  • @farxanmaxamed6546
    @farxanmaxamed6546 4 года назад +379

    Heestan qofkii 2020th kucelis udawanayo like saar

  • @mohamedaddow3631
    @mohamedaddow3631 3 года назад +165

    Hibooy hoobaalayoo
    Hilaac muuqdaa tahoo
    Afkii hofan baa tahoo
    Hilaac quruxda uga eg
    Xishoodka hablaha huwanww
    Hagoogta asluubta xiran
    Hooyadii sookorisay
    Hufnaan lagu dheehayoo
    Horjooga iyo haybadana
    Hidaha diinteen iyo
    Hibiyo qurux baa udheer
    Hablaha soomaaliyeed
    Haweenka aduunka jira
    Hormuudkoodii bay noqdeen.
    Hibana qurux baa udheer
    Anigu kuu hanwayniyoo
    Hadaad kumanaan habeen
    Haaswaha ilawaddoo
    Hurdana aanan is arag
    Hiboy hadalkaaga wacan
    Marnba kama haagayee
    Jun/2021

  • @mowliidwiishle-bl6ed
    @mowliidwiishle-bl6ed Год назад +18

    Heestan wllhi xusuus anoo safar usocdo 2014 🥺hadna wllhi kama xiiza dhicin 2023 🥰❤

    • @HindaKayd-kj7wf
      @HindaKayd-kj7wf 4 месяца назад

      Sickle anoo safar ah maanta yaa dawanayaa 16\9\2024

  • @zuldanyazlimofficial1759
    @zuldanyazlimofficial1759 5 лет назад +264

    Cidii dawato 2020 like saar

  • @harmageire8330
    @harmageire8330 7 лет назад +302

    wlhi heestan midaan iloobi karo maahan because gabadha aan ifka u jaclahay ayaa hiba layiraahda markii ay soo baxdey ilaa hada kama xiiso dhaco 😭😭😭

    • @munacadeymohd4574
      @munacadeymohd4574 7 лет назад +4

      mashallah bro

    • @munacadeymohd4574
      @munacadeymohd4574 7 лет назад +6

      where she now did you married her or you left like always wiilishe somali do

    • @hiboahmed8447
      @hiboahmed8447 7 лет назад +1

      ßharma Geire m. a

    • @hb3720
      @hb3720 6 лет назад

      ßharma Geire aniga walashy ayaa la dhahaa

    • @hibolucky5523
      @hibolucky5523 5 лет назад +2

      Manshallah walalo maguursatay hadeer

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Месяц назад +2

    Heestaan waxaa daawanaya maalintii ugu horraysay sanadka cusub 1/1/2025😢 13:22 Maalin Arbaco ah hdaa iga danbysi Like dhac kusii 👍❤

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 8 лет назад +68

    waxasaa ka hesa❤❤✌✌
    who's watching in the stiil 2017..😍😙✌ bilahii kama dhamado heestan❤❤💘

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 лет назад +6

      Ibraahim Shakul Yare yaa kale hee aniga meeshaad ku jirto maba la iga waayo ilaahey amarkiis love aanbo kuugu noqday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdulahiabdikader9803
      @abdulahiabdikader9803 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare lmao

  • @SotiAdanwario
    @SotiAdanwario 4 года назад +38

    Am borana but I really love Somali people and Somali song's💓💓💕💕💕💓💖💖❤✨✨✨✨✨

    • @yasmiinmahamud6635
      @yasmiinmahamud6635 3 года назад

      Kkkkkk seriously are you borana no no am not excapt

    • @SotiAdanwario
      @SotiAdanwario 3 года назад +3

      @@yasmiinmahamud6635 hhhhh am borana everyone say's that am Somali i just love Somali but am borana

    • @yasmiinmahamud6635
      @yasmiinmahamud6635 3 года назад +1

      @@SotiAdanwario just u are saying like joking or u want to say my nationality is boran noo noo I will never ever exacpt

    • @yasmiinmahamud6635
      @yasmiinmahamud6635 3 года назад +2

      @@SotiAdanwario I exacpt what I have seen mor information about u like your channel your tictok kkkk keep it up sister

    • @SotiAdanwario
      @SotiAdanwario 3 года назад

      @@yasmiinmahamud6635 thanks my dear😘😘😘🥰🥰

  • @abdinoorkarar1922
    @abdinoorkarar1922 Год назад +5

    Today is Monday in 2024 January 22 I am still listening but my first time I listen It was 2012 & I live ( Hagadera ) old is goal🎉❤

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 7 лет назад +132

    Qoftan style keedaan ku haystaba manahan nagaha Raga isku dhadhajiya iyagoo waawayn lkn qoftan caadi mahan ilahay xaqa hagaransiiyo oo heesahan diintu naga xaramtimaysay Hakasoo hanuunsho anakana hanaga madowbeeyo oo halkii heesaha Quran hanagu badalo e 😌

  • @aadenabdinuur222
    @aadenabdinuur222 3 года назад +254

    Heestan hadaad dhagaysanysid 2021 ismuji old is gold 😍💔

  • @hamseharedka7087
    @hamseharedka7087 Год назад +14

    Kuwa daawan doona 2024 waa Legends fiska lama ilawan🥺♥️

  • @qliqliqliqli1370
    @qliqliqliqli1370 2 года назад +163

    Hees xasuus mudan waxan ku xasuusta wiil aan sheeko wadaag aheyn waliba aad aan isku jecleyn blse nasiibku nalaka geeyay oo reer yeeshay adigu imaad xumeyn blse inaad walidka hadalkiisa qaadano waxey nagu aheyd waajib walal allaha kuu barakeeyo reerkaga iyo caruurtada nolol waarta iyo farxad ayaan idiin rajeyay

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 3 года назад +61

    Dabayaaqadii 2013 kii ayaan dhageysan jiray heeskan waxeeyna gaartay heer asxaabteydu markeey maqlaan heestan qof dhageysanaaya dhahaan heestii Ahmed yaa dhageysanaaya cajiib .
    2021 oo dhamaad ah ayaan dib u dhageeysanayaa heestan Faarah iyo faxiya taageero qalbiyanaa u ahay . Hadaa iga dambeeyso qoraalkaana ku soo gaaro like 👍

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 8 месяцев назад +3

    Runti aniga qisadeydu waa mid aan awal jacayl ku salaysan oo jacaylkaba wan ka cabsada wlhi waayo raga waxaan aaminsanahay inay markaad si dhamaystiran jacayl ugu qaado ku dhawacayaan xiriiryo badan wan sameye jacaylna intaas ba uma qaadin balse imika waxaan daremaya inan qof jacayl uhaayo qofkaas na waa qof aan isku ficanhy 🫶🏻

  • @libanfrank7334
    @libanfrank7334 4 года назад +105

    2021 corona kadib!
    like hala dhaafin

  • @hassanosmaniman7289
    @hassanosmaniman7289 5 лет назад +71

    Heestan dhageysigeeda Kama Xiiisa Dhaco Waayo Gabadha Heesta qaadeysa Iyo Gabadhan Jeclahy Ayaa Isku Magaca Ah iyadana Waxaa Layirxda Farhiyo she is from #Garbahaarey Alle iiga ka dhowro waa dheyman dumar ❤

    • @mohamedh1710
      @mohamedh1710 Год назад

      tolow imika ma is guursadeen 3 kadib 💯👏

    • @hassanabdullaahimuqtaar
      @hassanabdullaahimuqtaar Год назад +2

      M.a allaha xafido

    • @Osmanjr2114
      @Osmanjr2114 Год назад

      Garbahaarey barta jeceylka wlh dadka Garbahaarey isku barta wlh oo jeceyl ku samestey ilaa hada way wada nolyiihin

  • @almasosmanmohamoud8939
    @almasosmanmohamoud8939 11 месяцев назад +7

    Who watching 2024❤❤ I love this song so much😭❤

  • @AM-qy7bh
    @AM-qy7bh 5 лет назад +176

    2020 so I had to do it. I can’t get tired of this song it gets me every time seeing this women

  • @shobarozakiir9918
    @shobarozakiir9918 8 лет назад +126

    heestani waxay katurjameysa konfur iyo waqooyi halka fiska ay leedahay hal nirig beynu nahahay sinaba kuma kala harno ee walalayal an midowno oon iskadhicino caowga nagu herarsan sida tuko raq arkay thx dhamaan somaliyey toos arka midnimada

    • @geletoz
      @geletoz 7 лет назад +2

      shobaro zakiir laakin runtii Hawiye lalama heshiin karo runtii ee ninankaa idoor iska daa midow wax kama faa iidayaan aan hoog ahayn

    • @othomasmuller1581
      @othomasmuller1581 7 лет назад

      Qbyld ayaa laftiyo dhuuxaba ka gashay waxas oo kale waa laga xishooda comentiga ad heesta ka bixiso cid waliba way Akhriyaysaye lasoco

    • @abdikadirmahamuud2384
      @abdikadirmahamuud2384 7 лет назад +1

      dufaan green adaaba kadaran ooo abuuraya kalafukaaaan walaal

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 7 лет назад

      😂😂😂😂😂

    • @cabdullaahicali3513
      @cabdullaahicali3513 7 лет назад

      shobaro zakiir r

  • @Saadmaan560
    @Saadmaan560 Год назад +22

    Who's watching 2024 😂❤😂❤

    • @aishaabdullahi1143
      @aishaabdullahi1143 Год назад

      Ani wlhi😂 kamaba daalo heestan still wa dhegesta😅

    • @QuenIlhaam
      @QuenIlhaam 11 месяцев назад

      Same😂🎉

    • @CanabCumar-el6kq
      @CanabCumar-el6kq 10 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @A.C.O.S.T.A
      @A.C.O.S.T.A 10 месяцев назад

      🙌😂😂😂🙌🙌😂😂😂

    • @A.C.O.S.T.A
      @A.C.O.S.T.A 10 месяцев назад

      ​@@aishaabdullahi1143Kaligaa mahn 😂

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul 4 года назад +41

    Old Is Gold 2013 Ayaa igudambeysay xiliga ay so baxeysay Heestaan Schooleey ayaan aha wadada kumari jiray Throw back 2Legends Fiska io Faarax murtiile👇🏿❤

    • @daahirmohamedyuusuf2969
      @daahirmohamedyuusuf2969 3 года назад +1

      Legenow anbe maqli jiray lkn dab weeye ....

    • @abadisalammohamed8283
      @abadisalammohamed8283 2 года назад

      Cajiib shiiqoow markaas iyo hada farqi ayaa u dhaxeeyo

    • @farahahmed7429
      @farahahmed7429 2 года назад

      It was 1996 Hibo remember heestan ask Farax murtile

    • @awilabdirahmanjama
      @awilabdirahmanjama Год назад

      Wllhi isku mid nahay bro 2013 anoo ceelasha school kadhigta Ayaan duhurkii daaran jirnay markaan school ka kazoo baxno

    • @hassanabdullaahimuqtaar
      @hassanabdullaahimuqtaar Год назад

      Hhhh wa iga qoslisey wadada a kumari jirey aa

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 лет назад +21

    Ya iladawanaya 2019 ww gabadha somaliyed love u💗

  • @kaafi_ahmed
    @kaafi_ahmed 4 месяца назад +5

    Hablaha soomaaliyeed
    haweenka aduunka jira
    hormuud koodi bay noqdeen
    Hibona qurux baa u dheer
    Hablaha soomaaliyeed 😍❤❤

  • @abdikahin93
    @abdikahin93 8 лет назад +47

    farax murtile is so talented walahi
    he made the song wuuna Ku heesay
    multitasking at its best Walee

  • @ahmedyare8083
    @ahmedyare8083 7 лет назад +77

    Xasuus wayo wayo. Safar muqdisho to Dhoobley safar dhulka ah 02 February 2014. Darawalka wuu diiday inuu memoryga isiiyo xitaa lacag ayaan kucelinayaa buu idhahay heestaan darteeda.
    Lkn inaba caadi maahan waxaad mooda in markeey fiska ayadeeda qaadaneyso in gaariga uu ogyahay wuu dheereynayaa ila xad. Alla maxuu safar mcn ahaaa.😐

    • @maryamabdi3988
      @maryamabdi3988 7 лет назад

      Ahmed yare .lucky you

    • @najmaabdi3849
      @najmaabdi3849 4 года назад +4

      Niman dhul marin dhaayo maleh cominticgaga xasus ayu igu rebay wlh wan kula maray wadadas aadka u dheer 2008/4aad muqdisho to neyrobi

    • @malikatulxubi8290
      @malikatulxubi8290 4 года назад +10

      Hada noshahay aniga iyo adigaba iyo walaalaha kaleba ilahay wuxu nasiyay janis an iskiga dayno waxan allaah naga madoweyo amin

    • @shafieasad6304
      @shafieasad6304 4 года назад +1

      Muqdisho iyo dhoobley intee km bay isu jiraan sxb?

    • @حمزةرضوان-ف7
      @حمزةرضوان-ف7 4 года назад

      Saxiib waan ku salaamay.

  • @maqsudahmed-yh5pd
    @maqsudahmed-yh5pd Год назад +9

    Inta tik tok kuso aragtay 🙏👋😂😂😂😂😂 heesta kaheshay 🎧❤️

  • @rooplejr_1058
    @rooplejr_1058 2 года назад +22

    Heestan waxay igu Leedahay xasuus qaaliya anigoon moobil lahayn baan moobilka walaashay Ka Dhegaysan jiray marna ay ii daari jirtay marna ii Diidi jirtay si aanan waxbarshada uga Fahasaadin I Love you All My walaalahay iyo Hablaha Somaliyeed oo dhan ❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @hibolucky5523
    @hibolucky5523 5 лет назад +36

    Waa jimcihii ugu dambeyey ee sandka alle hanoga dhigo mid qayr kiisa wata ka cusup inshallah 💕hestana magacayga ku jirtah 2014 ilaa hda jeclahay kama daaalo runtiiii

    • @beINgUpdyka
      @beINgUpdyka 4 года назад +1

      Zaid udageysti 2014

    • @farhaancde8476
      @farhaancde8476 4 года назад

      Hibooy hadalkaaga wacan marnaba kama haagayee. Miyaa 👌

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 4 года назад

      Waxaan comments kaaga aqriyayaa jamcihii ugu horeyey 2021st 1/1

    • @ashraffilmsvlogs5781
      @ashraffilmsvlogs5781 4 года назад

      2022gaa inoo balana😂

    • @siciidsakariye1842
      @siciidsakariye1842 3 года назад

      waxaan cawa dhagaysanaya heestan oo ay tahy hbeenimo jumca ah amintuna tahy taarikhta (18/6/2021 wkhtigna 1:00 pm ) runtii waxaan ku dhexjiraa jawi klinomo iyo fakar waxna aad ugu xiisy wehelkyga dunida iyo ruuxaan jeclaan laha cawa in aan agtisa jooga kowsar waxaan runtii kuqiry in aad tahy ruux leh dadnimo qurx iyo bini aadanimo waan ogahy in aan ku amaanin markaan kula jooga ama kula hdlayo waayo waxa aamni krtaa wixii aad uyar

  • @eidapdulahi4936
    @eidapdulahi4936 7 месяцев назад +1

    10 years ago ayaa dawanayaa heestan wakhtigii iigu horaysay ee aan dawado waxay ahayd 2014 anoo joogo meel badiya ah xasuus wlhi hadana waxan ku noolahay america calfrnia san diego

  • @Horgalmedia
    @Horgalmedia 2 года назад +16

    Fiska is a living legend wlhi
    Codkeeda dahabiga wax loo dhigaan jirin 😘😘

  • @marryfaarah1249
    @marryfaarah1249 2 года назад +6

    Back 2013 iyo dharaaro xasuuseed dad badan oo ay heestaan caawa dib ii xasuusisay. Nasiib darro meelna kuma ogi 💔

  • @YahyaAbdikarin
    @YahyaAbdikarin Месяц назад +3

    Magacaygu waa sahal waxan joga dalka south africa maanta taariikhdi waa 12 /12/2024 i.a waxan rajenaya mar dhaw in an noqdo track driver iso duce in alle i rumeeyo riyadas

  • @ismaaciilaxmed5176
    @ismaaciilaxmed5176 3 года назад +28

    Lyrics
    Murtiile
    beydka 1aad
    Hibooy hoodaalayey hilaac muuqdaa tahoo🥰
    Habkii hodan baa tahoo hilaac quruxdowga eg😱
    Xishoodka hablaa u weyn ( hobeeya, hobeeya, hoo)
    Hagoogta asluubta xiran ( hobeeya,hobeya,hoo)
    Hooyadii soo kurisay baa hufnaan lagu dheehayoo👌
    Horjoogiyo heybadana hidaha diinteena iyo hibiyo qurux baa u dheer hablaha soomaaliyeed❤💋
    Haweenka aduunka jira hormuudkoodi bey noqdeen🌎😱❤🙏
    Hibana qurux baa u dheer ninkii helo baa cawo leh.
    Kooro/ hooris
    Anigu kuu hanweyniyoo hadaad kumanaan habeen haasaawaha ila wadoo hurdana aanaan is arag
    Hibooy hadalkaaga wacan marnaba kama haagayee.👌
    Fiska
    Beydka 2aad
    Heybow hoodaale wiil halyey geesiyaa tehee. ( ani cml laga wadaa yaah🤣)
    Hugaan xeranaaya iyo dharkaan huwadaa tehee.
    Labada hooyadu dhashee ( hobeya,hobeya,hoo)
    Horaad wada nuugtaybaa "hobaya,hobeya hoo" isaga hilib dhow nahoo hal iyo geed baynu nee, hidiyo dhaqan baynu nee , hal iyo nirig beyn nuu, han iyo dookh beynu nahay sinaba uma kala harnee
    Kooro/hooris
    Anigu kuu hanweyniyoo hadaad kumanaan habeen, haasaawaha ila wadoo hurdana aanaan is arag
    Hogoow hadalkaaga wacan marnaba kama haagayee.
    Ereyo ku dhamaaday hablaheena intaas ka bdn u qalmaan lkn
    Beryahaan waxaa soo baxay qaar tiktok io instagram isku qaawinaya iskuna walaaqaya😭🙆🙈
    Mcnta iyo quruxda noo qariya istur ku fcnyihiine👌💋
    Love you dhamaan hablaheena💜💋

  • @salahahmedmohamed536
    @salahahmedmohamed536 5 лет назад +64

    heestaan qofka daawanya 14 agoust 2019 like haisaaro

  • @KEED_FRANK
    @KEED_FRANK Год назад +3

    HESTAN WAXAA DHAGESANOYA ANOO TAHRIIB KU JIRO 8:45
    27/3/2023 HADAA IGA DAMBEESO LIKE ISAR 😢

  • @jabriilosman5896
    @jabriilosman5896 6 лет назад +211

    Waaaaw WHO is wacthing 2019👏✅

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 3 года назад +29

    May 19/ 2021
    wa hees xasus lehe 1.3k hadda iga dhex aragto legend ba tahay like dhac kusii

  • @sakariyesanyare6173
    @sakariyesanyare6173 Год назад +457

    Who is watching 2024 ❤🎉

  • @RaufHadi-98
    @RaufHadi-98 3 года назад +32

    Heestan Waxan Xusuustaa First time aan Maqlo dhamaadkii 2012 Anigoo Yar Ayaan Nin dhegaysanay wado Iska Sii Raacnay Saan Umacaansanayey meeshaan Usocday waan dhaafay😁🙈

  • @Sh_geyre
    @Sh_geyre 3 года назад +10

    I still listening up to 2016
    Hablaha Somaliyeed hawenka aduunka jira hormuud koodiibey Noqdeen🥰 22 March 2021

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 7 месяцев назад +1

    Abwaan Faraax Cawil jamac iyo fiska like isaar hada dawaneyso 2024.

  • @mohaziyano9112
    @mohaziyano9112 3 года назад +9

    Anigoo 6 sano jira maqli jiray 2021 anigoo nin weyn ah waxa kale inta fahan san sapapta an udha geysanyo like dhac

  • @Deeq.224
    @Deeq.224 2 года назад +70

    Fiska Hadaa arooskeeda kadib dhgysanyso like isaaar🤣

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 2 года назад +2

      Bisinka war nio ma noshahay 3 Years ayaa qoralkan ka soo wareegte😮😢

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 2 года назад

      😢😢😢

    • @Deeq.224
      @Deeq.224 2 года назад +4

      Walal 3yrs maahaa Ee waa sadex bil (mo) Alxam waa nalahay adna inaa nabad qabto baan rajaynayaa.

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 2 года назад

      @@Deeq.224 haa sax wlhi lph

    • @Muna625
      @Muna625 2 года назад

      ilaa hada dhagaysanoya🤣🤣

  • @MaxamwsXussen
    @MaxamwsXussen 24 дня назад +1

    2017 marki igu horayse an jacayal igu dhaco wlhi wan xasuusta anigu iska hurda so kacay ila 11:30 ayay dhawar jeer iso wacaday ana wan hurday man arkayan telefanka aya intan carary ayan mel tagay an kula hadlo iyada wayo inaan yar aya ahay marka qan gadhay markasan ku celiyay iyadi way iga qabatay marka iga qabatay ayay hadal qalbiga udaran igu dhahaday wallo jacayalkeni halkas ayu ku dhamaday markasan kudhahay maxa dhacay sida yare fuduud ku kala tagi mayne aniga guansaday ayay igu dhahaday wlihi malinka macal qado man cuniin halki aya mudo 20 cisho fikirayay anigo yaban qof walba wuxu igu dhaha maxa kugo dhacay wadan is badlaye ee cato noqodaye marki dame ayan guan saday inaan numbarka ama melaha ay igalaso xidhiidhi jirtay ayan dhaman hawada kawada saray sidan dhaman iyada oo ilabo numbarkina wan badalay ki horena wan xidhay moji halkay ku dambaysay markay mudo 2 sano kaso wareegtay numbarki ayan furtay lkn ma garnayo xagay ku dambaysay imika khyr u rajaynaya in ilhay mel kasto ay joogto nabad iyo cafimad ku nolato 😢😢😢😢

  • @abdirahmanahmed3569
    @abdirahmanahmed3569 2 года назад +16

    (N)🥰
    Wa gabdha kliya aan si dhab u jeclaaday
    Intaan dunidaan yar joogay
    Mlin aan filayn bu waqtigenii dhamaday
    Wxn ku rajynaa nolol qurux bdn aduun iyo akhiro 🤲
    Inkasto mararka qarkii ku so xasusto wxd igu samysay aan ilhy kugu dacweyp

    • @raaniraani72
      @raaniraani72 2 года назад

      Sorry 😢

    • @khadaraxmed791
      @khadaraxmed791 7 месяцев назад

      Hipo waa nolasheyda ilaahay haydaayo iminkana waa caruurtayda hooyadood

  • @abdirahmankhalif1658
    @abdirahmankhalif1658 4 года назад +18

    2020 wixi dawanya like igu sharafy ale ha idin sharafe hestan xasus maacan ayan gala markan dawado

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen Год назад +7

    Heestan hooyadey mcn ayaa jecel🥺waan isla dhegeysanaa markaan sheeko qabsano jah❤wiilasha ila dhashay bey ii saaran tehe jaceyl aan u qabo dartood allow aanan idin waayin🤲😭
    Labadu hooyo dhashee hobeeya hobeeya hoo
    Horaad wada noogtay baa hobeeya hobeeya hoo
    Isiga hilib beynu noo
    Hal iyo geel beynu noo
    Hidiyo dhaqan beynu noo
    Hal iyo nirig beynu noo
    Han iyo dookh beynu noo
    Sinaba uma kala harnee😩❤jah
    Galab axad ah taariikhdu waa 2023/11/5

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi6737 3 года назад +83

    Queen of voice Farxiya fiska & abwan faarax
    My favorite song Hibo still listening in 2021

  • @Cudoon1
    @Cudoon1 4 года назад +17

    Miss u hooyo mcn 2014 😪allow hey dilin anoo hooyadey iyo walaaladey mar kale arkin iyagana ii xifdi
    "Khuluudna qurux baa u dheer hooyadii dhashaa dheeman heshay" ayeey igu dhihi jirtay markan hestan dhageysanaayo😪💞

    • @abdiazizabdikadir4842
      @abdiazizabdikadir4842 4 года назад

      Wllhi anigabo hooyadey afrsano ma arag bohyoow wlhi😓😓

    • @Cudoon1
      @Cudoon1 4 года назад

      @@abdiazizabdikadir4842 alle ha inoo daayo hooyo macaan anagana samo ha isku keen keeno wallhi hooyo waan jeclahay 😪😪😪😘

    • @najah140
      @najah140 Год назад

      @@Cudoon1malakulanteen 3 sano kadib😢

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Год назад +6

    Hablaha somaliyed haweenka aduunka jira hormuudkoodii bay noqdeen😊Dumarka aduunka jiraba iyagaa ugu Qurux iyo udgoon badan Allow idin xafid gayaankeenow❤️

  • @farxaandaahircali5806
    @farxaandaahircali5806 4 года назад +6

    Si qaas
    Wllkeyga mahamed deeq
    Wllkeyga aadan
    Abtigeyga hoyadeey wlkeydda cabdi mahad
    Heestaan dhan iyaga lee ka maqley markii dambo ana waan la qabsadey
    Hadane kale meel jognaa
    Banaadir jogaaa
    Iyagne hiraan jogaan
    Alla ilaahow markle nwada kulansii

  • @jaanisgaad6380
    @jaanisgaad6380 3 года назад +77

    Listeng 2021❤❣🙏

    • @sacidcaliaxmedaxmed5610
      @sacidcaliaxmedaxmed5610 3 года назад +3

      Best song murtile

    • @xasanchannel1419
      @xasanchannel1419 3 года назад +1

      @@sacidcaliaxmedaxmed5610 aeàe-a

    • @somalialonglife1552
      @somalialonglife1552 3 года назад +1

      Faarax murtiile iyo farxiyo waa fanaaniin aan jecelhay 100%
      Heestan guriceel galgaduud galmudug somalia 2011 ku dhagaysan jiray ilaa hadda kama daalo 💗
      🇸🇴💪🇸🇴
      Allah xifdiyo dhaamaan umadda somaliyeed iyo fanaaniiteena qaaliga ah⚘

  • @AaminaFarax-vp8jw
    @AaminaFarax-vp8jw 7 месяцев назад

    Qadari qamarey qadari ❤ heestan waxan dhagaysan jiray 2014 mantana taarikhdu waa 21/2024 ala maxuu waqtigu ordaya qofki iga dambeeya like

  • @somalilandermoipaysluxembo284
    @somalilandermoipaysluxembo284 4 года назад +6

    Intii jecel hablaha somaliyeed like isara ilahay dartiis wan jecelahay hablaha somaliyeed I love you alle

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 года назад +22

    Faarax Murtile is a Legend From Burco Gobalka Raga Somaali ugu geesisan 👍👍👍

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 10 месяцев назад +1

    Hawenkaa adunkaa jiiriaa
    Hormoodkoodhii beey noqdheeen
    Hiiibaa naa qurux baa udeer
    Ninkii heelaa baa cawaaa leeH
    SharaF iyo karamo somali quuens
    Aniiga gadhaashey hadad commentkeygaa aragtee like sar sii an uxasusto inan beeeri qoral hablaa aman aH hlkan kuu qoore

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 лет назад +27

    Throwback 2013 👑❤️ now 2019 december ✌️ life Goes on 😭

  • @zuuzanbbeqali6233
    @zuuzanbbeqali6233 3 года назад +18

    Yaa iga danbeeyo oo 2021 daawanayo 😁👍🏽

  • @haange
    @haange Год назад

    Farah waxan ku jeclaaday qabiil shaqo kuma lahan somali waa isugu mid masha Allah ninka raga waa inu ka fogaadaa waxa nacebka iyo colaadaha keenaya guul ban ku leeyahay libaax

  • @mohammedabdi2037
    @mohammedabdi2037 8 лет назад +114

    Farax murtiile Waa murayada fanka somalida

  • @sumayaqurux8251
    @sumayaqurux8251 7 лет назад +57

    Xamar so xasusnaa hestan marka dhageysanayo km4 school hoyga xamar alla xasus badana missed xamar cadeey 😰😭😍🇸🇴

    • @dayibdayib4406
      @dayibdayib4406 7 лет назад +6

      Sumaya Qurux wow wlh qof rer xamar baad tahay ! School ka hoyga xamar ee u dhawaa c qaaasim !! Wadada tarabuunka !!

    • @ismailibrahim9676
      @ismailibrahim9676 7 лет назад +1

      Hello sumayo ma itaqanaa ani

    • @ibrahimmohamet7204
      @ibrahimmohamet7204 6 лет назад +1

      hhhhhhhh hooyga xamar

    • @aishaabdullahi9699
      @aishaabdullahi9699 6 лет назад

      Macneey hoyga xamr madhiga jirty anaba dhikte

    • @ibrahimmohamet7204
      @ibrahimmohamet7204 6 лет назад

      Aisha Abdullahi anina macalina ka ahay nh hh

  • @mohaago8057
    @mohaago8057 Год назад

    Faarax murtiile Waxa na bartay Farxiyo fiska 2023 baan so radiyay hestan 👍👌✌️

  • @abdourazakmandela3034
    @abdourazakmandela3034 2 года назад +25

    After 9 years 01/02/2023 ayaan dhagaysanaya still my favourite song hees aan marnaba ka daalin dhagaysigeeda

  • @Cabdi.Nuur7512
    @Cabdi.Nuur7512 3 года назад +19

    I never bored listening that absolutely brilliant zong

  • @ikraanizapea9256
    @ikraanizapea9256 Год назад +6

    Comantigan waxaa qoray hapeen axad 2023//11/marso waxan commantigan uso laban donaaaa 2028 i.a alle cafimar nahagu gaarsiyo dhamteen inta iga dnbeyso waan dlay❣️😻

  • @lamahuraan4127
    @lamahuraan4127 5 лет назад +20

    Tuesday 18 February 2020
    Hadaa dhagaysanid ilaa 2020 like

  • @Teambarmudo
    @Teambarmudo 2 года назад +32

    how many people suddenly remember and come here to watch this masterpiece song🥰🖤

  • @mursaljama1389
    @mursaljama1389 Год назад

    Heestan 2013 dhamaadkiisi ayaan waxaan habeen kasta soo marijirey Tukaan kuyaalay Wadada Gaha ee Magaalada Burco oo aan habeenkii xiliyada danbe kaga shuban jirey prepaid Somtel ah, Tukaan kaas ayey habeenkasta kabixi jirtey oo inanka haya ayaa dhegaysan jirey, ana waxaan ka iman jirey Suuqa iyo Xaafadaha Uraysada oon kusoo cawayn jirey. Dugsiga sare ayaan Kabaxay oo fasax ayaan Burco kudhamaystay. Waa dharaaro xasuustood.

  • @aliabdifarah1859
    @aliabdifarah1859 8 лет назад +64

    "Axya words".Rich somali language that sinignifies the reserved pure culture of the somali community in the horn of Africa.

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 2 года назад +7

    September 2022 🥰
    Hablaha Soomaliyeed Haweenka Aduunka Jiro Hormuudkoodi beey noqdeen Hees waa dhaaftay Tani 2 LEGENDS 👑❤️

  • @abdullahibezen5714
    @abdullahibezen5714 Год назад +5

    8 sano Kadib manta ooy tariqdu tahay 26/4/2023 inta iladageysaneso ismujiya

  • @maxamedjamir7206
    @maxamedjamir7206 4 года назад +204

    Listening in 2021 🥰🥰

  • @iamliban5475
    @iamliban5475 5 лет назад +27

    Heestan Hooyadeyda ayaa jecel❤👪

  • @ThelionNeverdied
    @ThelionNeverdied Год назад +1

    Hibo qurux baa udheer
    Hablaha somaliyed
    Haweenka aduunka jira
    Hormuud koodi bay noqdeen
    Hibo qurux baa udheer
    Ninki helabaa cawo leh ❤🇸🇴
    Xsuus igu gaara ayay ledahy hestan from suldamaydii shamso 👑❣️🇸🇴

  • @sosoabtidoon8710
    @sosoabtidoon8710 7 лет назад +68

    Masha alah ilahay ha xifdiyo gabdhaha somaliyeed Mel walba ey jogan adunka I love you my sister ❤️