@@FatumoMaxamuud-i5mMeel hablihiina Lagu Qabo lama sheegte ordaa Bali Dhiig IYO caynaba wxa ka qbta Nag Nag lyne Dhul aydan Lhyn wxa Ugu ooyi mysne Xoolahan aad sheegaysa Na Dhul CM Ayuu Soo maraa CID aan iyaga hyna mamulimaso
💪CM power dekedda lagama maro waanay ku saxsanyihiin. Maareeye reer kale laguma kalsoonaan karo oo wuxuu dareerin karaa Shaqaalaha Isagoo dano reero kale fulinaya. 🛑
@IsmailMusa-qc9js maya hada ma awowgagi martida aha baleh inta cisamuse ku dheeradka ha barbara walaga sifaynaya ciro canyo meel haydindajiyo maxasodonten?? Reer ba iska soduldagaysan makuqabso kuqadimaysideba waxuushyay
wuxuu maga caabay lawada noqo dhe lkn barbara ha isku taaban dhe ciro ciise muuse xaram ayay u arkaan sacad muusana geed deebale mareeyaha biyaha yaanu isku taaban
Reer Berbera wax kale oo shaqo ah ma haystaan maareeyuhu hadduu cid kale keeno shaqaalaha ayuu eryeyaa reer Berberana shaqo kale mahaystaa waa na meesha ugu kuulu waddanka.
@bellarota8044 Walaahi waa runtaa bulshada somaliland bey kala qeybineysaa tan ku heesaysa iyo wixii u sameeyeyba waa bar kumayaal waayo abwaanka iyo fanaankuba wey ka dhowrsadaan kala qeybinta bulshada ugbaad aragxun meel kasta ayey wadhan tahay
Wallahi wan kuracsaney cese muuse fikirka niyow sacad muusow iyo cese muusow barbara idika iskale xaqina laqadamayo dhacsad xaqina ano araba lee guul cese muuse
MAAREEYAHA DAKADDU WAA INUU NOQDAA CISE MUSE HADDII KALE SACAD MUSE AMMA GUDABIIRSEY AMMA AYUUB AMMA ARAB SHEEKH ISXAAQ AMMA CIDAGALE AMMA HARTI MARKA AY SOO MIYIRSADAAN .
BERBERA REER KALIYA AYAA ISKA LEH OO AH CIISE MUSE ZUBEER AWAL. SANNADKII 1992 WAXAY KA BILAABANTAY COLAADDII SOKEEYE MARKII AY MILISHIYADII HABAR YONIS KU SOO DUULEEN BERBERA EE CABDIRAXMAN TUUR SOO SAARAY DEGREETO UU KU MAGCAABAY GUDDI HABAR YONIS AH OO MAAMULAYSA BERBERA, DABADEEDNA WAXAA KA DHACAY WICII KA DHACAY EE LA OGAA!!!!
Thanks so much, waar dadku liitee , aqas waar ma shaqsi madaxweyne maareeye u magacaabey ayaa c/muuse sidan uga hadlayaa, tallow dekada ma iyagaa leh mise lacag ay leeyihiin ayaa lagu dhisey, (dakedaa berberi waa wadnaha reer waqooyiga, gabeygii xaleef xiligii siyaad barre )
who cares the priority is development, sovereignty and territorial integrity !!!!!!!!!!!! from saylac khatarta ugu badani waa somalia iyo wadada sool ee ay soo sumsysay ...🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Anoo sacad muuse ah ayaa walaaladey ciise muuse kutaageersan dekeda. Only ciise muuse noolaada
Waad khaldan tahay Abti Xiligani waa Xiligii Isaaq Meel ka Hoosay sa Aad Sheegan lahayd ma Joogtid😢
Waa run lkn qalindaarka hala joojiyo ceeb miya😊
Waa beentaa ma tihid ee ha shageegan
Xaqiiq indr barbari waa lama tabtaan
Afiguna noolaw wllo
waa qayb Alle. ilaahaybaa ninba meel ku uumay booskaa ciise muse ayaa leh habar jeclooy allahaa bari
Hj waxaanad afka ugusoo taggin hj Barbara iyo saaxilba way degtaa dakadana xoolo ciise muuse Kuma jirto lkn hanti umadeedbaa kujirta
@@FatumoMaxamuud-i5mMeel hablihiina Lagu Qabo lama sheegte ordaa Bali Dhiig IYO caynaba wxa ka qbta Nag Nag lyne Dhul aydan Lhyn wxa Ugu ooyi mysne Xoolahan aad sheegaysa Na Dhul CM Ayuu Soo maraa CID aan iyaga hyna mamulimaso
Adeer Mareryaha dakadu iyo Ciro wa isku misaan
MAAREEYAHA DEKADU WAA IN UU CIISE MUUSE AHAADO CIRO DAWN KUMARABNO FROM NUUX ISMAACIIL
Lab ayaa loosoo magacaabayaa.no more labeeb family
Waa labebe hoosta kasoo gal Abbahagi eygu wsi jiray wse@@maxamuudxasan261
Anagaa wadanka xoraynay snm mujaahiidiin tii reer sheekh isaaq❤❤❤ one love❤❤❤
25 xil uu ciro umagacaabey habar awal waxa nalaga miisaan weyn dekeda. Waa deegaan habar awal walaa muuse cabdalle walaa habar jeclo ma ogoin
Waa Runtii , berbera subeer Awal Dhimashay ka xigaan 💯
Intaa fahma isaaqow, Ciisa Muuse aya Berbera ku laandheereeya.
Wad riyote ruuntu wamaxaay
Berbera ma hoyadaa baa leh awlba habarjeclo baa daked ka dhigtay oo siilaanyo ayaa keenay
@@ApdirahmanDaahir-y9n kkk faan badanaa dhismaha waa shalay, iyadoon dhisneen ayaan lahaa, macadalah waa iyadoo dhisan, ninyhaw faankaan badan iyo niicda aad meel walba la joogtaan iska daaya, dekadani 1800 ayaan ku dagaalmayaan oo boqortooyadii dunidaan ka soo taliyay ayaan meel mariyay adoo reer ah maxaad sheege ayaa iska yar, ninyhw aniga ma faano lknsi badahayda ka soo kalo hooyadii ayaan ku wasaa.
Markaa Berberba ma reer qudhaa leh?
Naya ber bera xafadba iska leh so soco siredey@@WardaLaki-u5f
Dakada ciisa muusa leh niow car ha imaado bal niow wuxuu ka heluu leeyahay bal car ha imaado😎😎😎😎
Waxa loo socodaaba waa dekeda
@@XiinfiniinXawaareyewaa caqli xumo dekeda berbera waxaa kaliya ee maareeye ka noqon kara waa super power subeer awal oo qudha
@@xaajimasaleh8837 adeero waxaanu doorashada ugu dhimaneynayba waa intaa
💪CM power dekedda lagama maro waanay ku saxsanyihiin. Maareeye reer kale laguma kalsoonaan karo oo wuxuu dareerin karaa Shaqaalaha Isagoo dano reero kale fulinaya. 🛑
Guul guul soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB GUUL guul soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxkarad wlhi waridaad tv thanks from awalka ❤
All problem waa xirsi iyo ina xashi habar jeclo 🎉🎉🎉🎉
Horta yaaleh deegaanka ciisamuuse martida muuse cabdale haka baxdo barbara waba marti edebdaran
Hhhh ,😂😂😂 berbara maa hooyada baa leh
@IsmailMusa-qc9js maya hada ma awowgagi martida aha baleh inta cisamuse ku dheeradka ha barbara walaga sifaynaya ciro canyo meel haydindajiyo maxasodonten?? Reer ba iska soduldagaysan makuqabso kuqadimaysideba waxuushyay
@IsmailMusa-qc9js waligay man arag marti idinka edeb daran war rerka uga baxa magalada intanay idinfoldhiqin nacaladyay
XAQ KA HADAL IDINKUBA DEGAANKIINA WALE CEEL KAMA QODANKARAN ISAAQA KALE WAA IN CID WALBA DEGANKEDA HALAGU IXTIRAAMO
Ciise muuse iyagaa lehe berbera wayo iygaba marka laga soo sarao burco ma yidhahadan Anaga lehe cidkasta meel Ayuu ilahay ku beeray
Walaal waa runtaa inta joogtana iskasoo mastaafuriya waa tuugtiiye idinkuna iskaga baxa magaalooyinka kale yaan ladunku qalane.
Hayaay dekedu waa lamataabtaan
💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛 viva kumiye
Mareyaha Dakada barbaraa C Muuse laga qado waxay lamid tahy somaliland dunta
Dekada Ciise Oo kaliyi Malaha Abti Somaliand Oo dhan baa iskaleh
Dekedu waa xeer ciise
Waridaadow dadka ku dhiri Gali banaanbax lagu tagerayo mareykanka iyo dadki nododay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Barbera waa goofkiinee indr waridaadoow.....isaaqa kale l, samaroon iyo dhulbahante nin waliba meeshiisa cid uguma tagto
wuxuu maga caabay lawada noqo dhe lkn barbara ha isku taaban dhe ciro ciise muuse xaram ayay u arkaan
sacad muusana geed deebale
mareeyaha biyaha yaanu isku taaban
Ilahaya kasakowa dakada barbara waxa mamula cisamuse habar awala hadi qofkale lakeno ciro canyo habaha laga bixina kursigana ku fadhin maya alof cisa muse habr awala❤❤❤❤❤❤❤❤
Habarjeclo gadabuursi fartooday eedeen hhhh
Guul iyo gobanimo S/LAND ❤🎉
Reer aan qori haysan ayaa habar jeclo uu haana jebaya
Berbera = Ciise Musa 💯
Reer Berbera wax kale oo shaqo ah ma haystaan maareeyuhu hadduu cid kale keeno shaqaalaha ayuu eryeyaa reer Berberana shaqo kale mahaystaa waa na meesha ugu kuulu waddanka.
CAR ha yimaado,Meesha malagiisii ayaa kaga soo horeeya.
Noolaw Waridaad❤ guul Somaliland❤
These kind of songs are meant to divide people. (somalilanders)
@bellarota8044
Walaahi waa runtaa bulshada somaliland bey kala qeybineysaa tan ku heesaysa iyo wixii u sameeyeyba waa bar kumayaal waayo abwaanka iyo fanaankuba wey ka dhowrsadaan kala qeybinta bulshada ugbaad aragxun meel kasta ayey wadhan tahay
Waa runtaa Edo, Waa in maxkamada iyo berbar loo dhibaa samaroon. Deka haloo dhiibo samaroon. Absolutely agree xaqaiii samaroon Wii maqanyahay from harbarawal.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subhaanalah waayo samaroon mawada janad mooday qar aad ukhariban ayay leyihiin
samaroon hadii loo dhiibo dekada waa caadi, lknsi fajida socota reer aan ogahay ayaa isku wada, oo gaab fajidiisa waan la socanaa, lknsi hadii reerkaa samaroon loo dhiibayo waa caadi waana ogolnahay.
Dakada Babera anakasleh
Cirro waa in shooladaha ciise muuse is kga fogada hadii kle halkii tuur ku denbeyey Aya ku denbayn doonta
Dekada waa xeer ciise muuse abti waridaadodow
Wallahi wan kuracsaney cese muuse fikirka niyow sacad muusow iyo cese muusow barbara idika iskale xaqina laqadamayo dhacsad xaqina ano araba lee guul cese muuse
Ictiraafki Xagu ku dambeyay indr ? ??😢😢😢
Muse la Tegan kas mumlk 6 somaliA nahY wlo
Waa wax yaabaha asalka ah Mareeyaha dakadu
Waridaadow hadii 28wasiir naloo magacaabo iyo kuxigonadaba kaga ciise muse oo dekeda nala hoos mariyo maareyaha nagala bawer wayn waxaba😂😂😂
Maareeyaha Dekedda Iyo Somaliland Waa Isku Miisaan Balse Dadku Kuma Baraarugsana
Meesha 76% Dhaqalaha Somaliland kasoo baxo + Shaqaalaha ugu Badan iyo Mashaariicda ugu Badan Dalka Ay Taallo kkkkkkkkkk
MAAREEYAHA DAKADDU WAA INUU NOQDAA CISE MUSE HADDII KALE SACAD MUSE AMMA GUDABIIRSEY AMMA AYUUB AMMA ARAB SHEEKH ISXAAQ AMMA CIDAGALE AMMA HARTI MARKA AY SOO MIYIRSADAAN .
Taariikhda Barbara soo baro
Maareeyaha reer kaliya ayaa leh waa Ciise Mouse. Haydiin laaliyaani aamusa oo joojiya hadalka iyo hunguriga
Ciise muuse sacad muuse waa suber awal saaxil ciise muuse leh ma aqbalayno nin aad habar awal ahayn
berbera markay degaan tahay sadex reer baa lahaa markaynu dal nahayna s/land oo dhan baa leh waxa la yidhi amaano kugu raagtay yadaa baad moodaa magaalo reer kaliyi leeyihiina maba jirto dalka sumcad xumo yaan loo soo jiidin
Caqliga hadu ciise muse yelo waba doqmo dhulkiina idinka leh berberana cise muse wad la ledihiin somaha😅@@ahmedosman4825
BERBERA REER KALIYA AYAA ISKA LEH OO AH CIISE MUSE ZUBEER AWAL.
SANNADKII 1992 WAXAY KA BILAABANTAY COLAADDII SOKEEYE MARKII AY MILISHIYADII HABAR YONIS KU SOO DUULEEN BERBERA EE CABDIRAXMAN TUUR SOO SAARAY DEGREETO UU KU MAGCAABAY GUDDI HABAR YONIS AH OO MAAMULAYSA BERBERA, DABADEEDNA WAXAA KA DHACAY WICII KA DHACAY EE LA OGAA!!!!
Geesiga waligaa jir❤❤❤
Waridaad
Ka waran haddi ciise muuse yidhaahdo waxanu doonayna mayorka borame ama gar adag
SXB SADDEXDII XISBI QARANBA HABAR JECLO AYAA HAYSATA , CIIDANKII BADA IYO CIIDANKII SIRDOONKA , MARKAA MAXAA IDINKA MAQAN
waridaad tv wariye qaaliya alle haku xafido ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️🐯
ماشآءالله الله يعطيك العافيه ❤❤❤❤
The berbera port is mine and mine only
Madhici karto in ninkale oo ahayan hara awala loo magacabo isaqa iyo ilahaya inta kasokaysa dakada barbara waxa xukumikara habara awal❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hadii loomagacaabay Reer Tolkayo H .Jeclo Anoo Awala Waxaan leeyahay Waa Sax Waana Caadi Kuna Soo dhawaada Abtiyaal❤❤❤ Waananu idiin Hanbalyey nayaa
Ninwalba degankiisa ishiisa dhaqaale weligii isagaa maareeye ka ahaa isaaq isma saarna ninwalba dhulkiisa isaga iskale xaafadi xaafakale waxey ugu talaawdaa waa weraar cad😂😂😂
Muwaadinka somaliland dhiigeeda Leh waridaad
Waa baastar dhintay ee ku waasha xukumada dawoada guuuuuuul mudane madaxwayne cabdirxmaan cabdulaahi cigaal ciro guuuuuuul allow noo kaa xafid cadawgaagu hajabo kaa fataalka ahi ugu horeeyo
Waa geesi qaranka somaliland
@@AsmaAlicigalwaa mu waadin dhaba waridad
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤
Isbadelkii aan u ordaynay waxay noqoty in aan ugbaad aragsan ilaalino😂😂😂😂😂
You are in love to ugbaad
@@hodanahmed9804muxuu ka jeclaan ugbaad aragxun meel walba ayey martaaye
Hhhhhh ubaad un dhageyta weyan tani
Ma sha Allah, Allahuma barik
Umatul khery Somaliland
iyo Walaalkey waridaad
Inshallah🙏 Allah Hakaahayo isha
iyo Carabka umada
Cadowga Wadanka
Jamuuriyada Barakeysan
Khair Somaliland ❤❤❤
Somaliland ❤ Allah wateen wehel
uma baahnee
Waba nacasnimo hadi ciise muse laga warejiyo
Gadabuursi waxa Loo magcaabaya taliyaha xabsiyada hhhh Guul S/LAND 😊❤🎉
Sxb kkk
Xabsiyada naga dhaafa kkkk
Taliyaha hawada kkkk
War xaaraantan caanyo ciro dee iska celiya suber awalow siba ciisa muusow walaahi yaan laydiin keenin
Ninkan waaa Afyeeenka xusbiga - Kulmiye Kor Halooo qado marna waa Afyeenla Qarnka soomaalilnd 🫡 🔰 🟥◻️▪️◻️🟩
Heesta waa inladiidaa waa ceeb heesta habarjeclo
Xafadi xaafad waxay ugu waregta waa xasarad
Kkkkkkkkk waalaga fahmay cirro
Guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland
war inanta daa ugbaad gobe alle haku xafido wllshey from Habar jeclo wanu ka hayna heesti
Mareeya dekeda berbera waa boos deegan
Waxaoogaa mucaaridnimo ha gaadho ilaa 4 Sani Bilbao maad gaadhin EE maxaa dhayda Ka lisay
Sorry habar jecelyo❤❤❤❤
Waridaadow ma habarjeclo ayaad la rabtaa dekeda miyaad sugikari weydey oo tiktok ayaad nosoo ururisey adeer naga xisho ileyn berberi wa xarun SPSA
Hadii ciise muuse laga qaado halkoodii waa in ragii lagu laayey ee loo galay jid gooyada waa in loo aaro
Maalintii ay islaanta ciro u carartay ayaan gartay in indhaha lagu hayo
Berbari waa xaram reer leeyahay
goormay xaram noqotay shalay markay faqash haysatay maad dhacsatid
Berbera ciida muusa ayaa leh, huwanta Somaliland xukumysaa cid kale ma siin karto! Faqash markay haystayna ciise Muuse uu xoraystay markaa ciilqabtooy ogaow ciisa muusaa leh dekeda ❤
@@SaleebanmaxamadWarsameadiga deganadadi faqashti wey iskaga tagtay markay weyday wax ladagalama kkakakakaka hargeysana daantinu waxay ahayd dhufayska faqash 🤣🤣 🤣 yusra hartiyey hadal kuma banana kkakakaka
Waa digaa udoodaaya xaafada ee waaryaa waridaad ee dakadu waa xeer ciise
Asc wallalo ka so hadaal faysal cali warab
Thanks so much, waar dadku liitee , aqas waar ma shaqsi madaxweyne maareeye u magacaabey ayaa c/muuse sidan uga hadlayaa, tallow dekada ma iyagaa leh mise lacag ay leeyihiin ayaa lagu dhisey, (dakedaa berberi waa wadnaha reer waqooyiga, gabeygii xaleef xiligii siyaad barre )
Sababta loo siiyay ciise muuse taliyaha ciidanka boolisku waa in dekeda berbera lagu qabsado, lknsi waa hadaanu ka yeelno.
MAAYEERNIMADA DADKA KALE LOO DIIDI MAAYEE, WAXA LOO DIIDAN YAHAY DADKA. KA AGDHOW WADANI, CIRRO, XIRSI IYO TUUGTA !
MUUSE CABDALLE AMA CIRRO. INAADEERKII HABA. SHEEGIN...
Muuse cabdale ❤❤
Walahay layeeli maayo
Akhas tani heesmaaha waa iska hadal
Kkkkkk Wa runtaa Mr Waridad thanks kkkk Sl lawadaa leyagaye
Bada waa habarjeclo,komishanka,gudoomyaha guurtida,gaashandhiga,iyo qaar kaloo badan
Hayeelina reer barbaro cid An ahay reer Barbara
Waridaadow, maanta h.j/clo. Waa inaan samaysano . Cir-land state.
Anigu waxaan dawlada kula talin lahaa in laqaado (examination manegar) imtixaan nin kii ku guulaystana xilka maareeyaha lasiiyo❤❤❤❤❤
Mareeyaha dekeda Kudarsoo cise muse mawada laha ee waxa iskaleh adan.ciise. hadana geeri ayan kaxigna inay ciidkale kursiga tabato
Shp hooyaa dawata muqaladade ufur download ka
Dawladi hesaha.habarjeclo aye.kusasabtan😂😂😂😂😂😂😂😂😂
(Examination) imtixaan ha loo galo (manager).maareyaha dekada ❤❤❤
Guuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Cabinet colorfuloo kaawadeysan weeye kadaaya jacdadka 😅
Maareeyahu waa habjeclo reer yòonis ala magan kkkkkkk
Dekada ma hooyadoodbaa leh somaaliland baa leh hooyadiinbaa lawasaaye
Car howbagacaabo wllhi waan dagaalamaynaa😂
Hhhhhhhhhhhhhh somaliland suber awal Weeye Inta kale Wa Marti sharafleh noqda
Alaa kariin baahaney ciilqabaa caytama ciise muuse illaahaybaa jecel subeer awal guul
Mise hooyadaa??
@@HanaQalbi-x2j ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
dakada cise muyse oly
Heestasaa nagu filan garxajis for ever ❤😂
Akhas caleek reerahani waxay u Bashan yihiin gacan Bira xiis iyo maydh ba waan dhisan huurooy daanyeertaay❤😂🎉😢😮😅😊
who cares the priority is development, sovereignty and territorial integrity !!!!!!!!!!!! from saylac khatarta ugu badani waa somalia iyo wadada sool ee ay soo sumsysay ...🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkk kusocda walaloyaal xaqiiq 👍
MAXAAD KA HADLAYSA BURCO CIISE MUUSE WAA DEGAAN ADIGA SHEEKH MAXAMED SIRAAD AYAA BURCO IDIN DEJAY HADANA WAAD NAGA SHEEGATAN
Waridaad citiraafka ka hadal kaasaa deeqaya somaliland oo dhan wadankiibaa halisku jira iaaq wuxu isu haystaa soomali kow laakiin kowdu kaaka ku hayst wafankiisa ee waliba iaga Isla dhacaya citiraafbaa maanta mihiima Mushahar mihiim maaha Guul Somaliland
Taasaa xaqiiqaqa nin aan ciise muuse ahayni ma iman karo
Waar haku riyoonina dekeda berbera iyo kasdanka wajaale dhimasho ayaan kaxignaa
Ciise muuse iyo muusa cabdale waa iskumid ah oo wax wada leh dekedda Waxa haysta dpw maareeyuhu wuxuu maamulaa faracad bada oo ah 3da taag iyo shaqaalah maraakiibta xadhkaha u qabatay iyo radio station loga yeedho marakiibta iyo doonyaha. Markaa cidii looso magacaabo waanu so dhawnaynaa
Asc abti, where is fanqsien
Gobolada iyo magalooyin la isasiinaayo ee beenta ah waa cunsiriyad iyo jahiilnimo halki ugu danbeysay…