Xogta Suuqa gubtay wixii waheen iyo wajaale gubay baa gubay gobonimo
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Ku Soo Dhawoow Baaz Tv Oo Ah Isha Wararka mandaqadda Bariga Iyo badhtamaha Africa iyo sido kale Caalamka, Sido kale kala soco Xaqiiqda Wararka. Sido kale waxanu markasta diyaar u nahay Si aanu u soo jiidano markaan soo bandhigno Wararka Xaqiiqada Ah Ee qarsoon, oo aan Soo Bandhigno aragtiyo ujeedo leh iyo wararka ugu xasaasisan ee ka dhaca Bariga Iyo badhtamaha Africa. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khibrad dheeraad ah, u leenahay, Wararka ku salaysan arimaha bulshada, Siyaasada iyo Dhaqaalaha, Baaz Tv #Taxanaha
#News&programs
#Deg_Deg
#subtitle
__________________________________
🔴ѕuвѕcríвє
🔴líkє
🔴cσmmєnt
🔴ѕhαrє
war heedhe ciro iyo meese ayagaa is hayee maxaa islaamaa suuqooda uga gubteen wixii kagubay ee dhibkaa gaadhsiiyay ale ha abal mariyo😢
Wr heedhe haduu kaa tagayna Wali MD daba socotaa,deee adeer taadaba hadaan kuu raacno nin walba xiniin yihiisa ku joogaa meesha ee aduu mxd samayn kartaa
Isku diraare meel aad kale geyneyso dadka ma jirtee faqashee ka dhexbax dadkayaga waa lagu fahmey
Xishood oo Isla yaab, waa xanuusanaysa
Ala ha ku hadeeyo
WAA KUWII UU SOO DIREY MAHDI. GUULEED IYO. NISA, WUXUU KA MID. YAHAY. HUWANTA BURBURINTA LOO SOO KIREYSTEY...
Naar afuuf
hhhhhhhhh😮😮😮😮😮
Sheeg oo cadayn keen waar dadka ha isku dirina
Sida kale runbaad seegaysaaye cirro saxmayahay mise mouse waa iskumid
Reer kaasi wàa xaasidiin lkn isaaqaw hada dagaal ayaa lagu jiraa khilaafna ma fiicna looma baahna sidaa darteed yaan dadka la isku dirin
Dhaarta ka reeb.