Waar dadka ka daaya khuraafaadka habaar idinku dhacye,, sxbyaal reer somaliland Macaarid iyo maxaafidba madaxwayne kastoo xil u soo qabtayba way ku indha kuushaan, muuse biixi cabdina waabu kasii xag jiraa,, sidaa daraadeed nidaamka reer somaliland iyo hab'dhaqankooda bulsheed toona waxba kama taqanaane dadka beenta ka daaaya oo Isla yaaba please,,,,
SULDAN SIDEE DAREMEE
Guuul guuul
SULDAN QABIIL AAKU QAADAY BAARDHEERE SIDEE DAREMEE
Muuse Juudaan isaga ayaa xarig lama sitaan ah.
Muuse Juudaan wuxu dabinno dhigay Dubai si uu u bahdilo wafdigii madaxweynaha.
Laascaanoood waa magaalo soomalind ka mid
Waanoocii Qaswade farmajo& muuse?
ILHAAN QANIISINTA TAGERSAN TAHAY TARAAMNA QANIIS MA OGOLO SOMALIYEY LABADAN YAA SAXSAN
Kkkkkkkkkk haddiiba muuse noqday halyay maxaa looga qaylin jiray markuu madaxwaynaha ahaa.?
Galgala waa Cal Madow. Dagaalku wuxuu ka socdaa Cal Misgaad.
Ninkii seexdaa sicii dibi dhal.
Muuse isga ayaa fidna ooge ah oo aan fariisanaynin.
Xilkii waa uu wareejiyey maxaa waalay oo u daba cararay wafdigii Madaxweynaha ee Dubay laga casuumay.
Riyaale iyo Zayliciga edeb iyo sharaf ayey guryahooda ku joogaan.
alla dadkan xasidinta ah jecel somaliland mushkiladkadhacdo wale afka ciidadaraysan daagalajiranamajirtobeenta shubaysan kuwiinaislaynidoona not Somaliland
Waar dadka ka daaya khuraafaadka habaar idinku dhacye,, sxbyaal reer somaliland Macaarid iyo maxaafidba madaxwayne kastoo xil u soo qabtayba way ku indha kuushaan, muuse biixi cabdina waabu kasii xag jiraa,, sidaa daraadeed nidaamka reer somaliland iyo hab'dhaqankooda bulsheed toona waxba kama taqanaane dadka beenta ka daaaya oo Isla yaaba please,,,,
beenaalee beenaale dhalan muuse iyo cirro iyagaa iska kaa jecel dhexdoooduna kuma qaado