Ilaahey ha caafiyo Ciidankeena geesiyasha ah Ilaaheyna ha noo badbadiyo Insha Allah guul iyo Gobanimo Reer Puntland Insha Allah Aaamiiin yaarabi 💯🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️🤲🙏💯💙❤️🇸🇱
puntland iyada sabab u ahayd in argagixiso caalamiyahi buura galan ileen waxa laraba meesha wax kakhaldamen in lasaxo wayo ajaanibta puntland iyada soo dhoweysatay markaysa argagixiso kunoqden ee horta fikirka ajaanibta madaxda puntland ka aaminsantahay hala saxo ileen haday wax dhacan wain dib loo xisaabtame
Gaylan waad ka soo baxday doorkaagi ku aadanaa la dagalaanka cadawga ku so duulay dalkeena waad ku mahadsantahay warbixanahan dhiirigalinta ah kana turjumaya dareenka shacabka puntland. Shacab iyo dowladba yaan loo kalaharain. Barbarkay ka baxdo waa bakayla qaleen.Guul iyo gobonimo baan ilahay waydiisanay
Gaal alle ka furty ayaad tahy adiga ayaa ajanabi ah una shaqaynaya wadamada turki iyo ithopia puntlaand waxaa leh kuwa diinta u dhimanaaya lakiin kuwa diqmuraadiyada u dhimanaaya iyo balan qaadka mareykanka waxba kumalaha gaal u raaxa ayaad tahy 😅😅😅
Guul iyo gobanimo guulaysta ciidamada puntland
guul iyo gobonimo puntland shacabkeeda ciidankeeda madaxdeeda forca puntland
Rabbi caafimaad taam ah ha siiyo kabtan ayuub abdirizack ninka halganka wadankiisa uga soo tagay Germany 🇩🇪
Aamiin aaamiin
@@AAMINABDIMAXAMUTT-c1jaamiin uaa rabi
Allah guuleeyo ciidanka dowlada puntland 🇸🇱🔥
Diinta iyo dalka alle haa inoo ilaaliyo Hana nasiiyo madax wanaagsan oo diinta kor uqaada oo kitaaka ilaahay ka dhigta dastuuur
Aamiin❤❤
Guul iyo gabanimo buntilan xaqa aya saredona inta dhimatay illahay ha u naxaristo amiin ya inta dhawac Allah cafiyo amiin ya
Keep going puntland soldiers ❤💪❤❤👍
Guul iyo Gobonimo ❤
InshaAllah khair ان شاء الله خير
Guusha waa dhowdahay allah akabr allow guuleysii ciidamada xaq udirirka Puntland
Guul ciidanka punland 🇸🇱
Guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland republic 🇸🇱🇸🇱 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪❤❤❤🥰🥰🥰❤
Puntland Republic
😂😢😢😂
Ciidanka hala garab istago reer Puntland now gar iyo gardarabaa Puntland nimadaa waa guuuul insha allah ❤❤❤❤
Masha Allah..
Guul baan u rajaynayaa ciidanka maamulka Puntland lana soo afjaro argagixisada
Mansha allaah guul iyo gobanimo puntland insha allaah❤
Guul bn urajeyn ciidanka naftood huraha ah ee puntland ❤
ciidanka puntland buuraha jooga Allaah haidin xifdiyo guuleysta
Guuul ayaan urajeeynayaa shacabka iyo ciidanka soomaaliyeed ee Puntland forces
Meel dhexe ma jirto puntlnd guul🇸🇱
Guul cidanka iyo shacabka puntland
Guuulaysta goor walba insha Allaaaaaah
Guul ciidankeygoow puntland for ever
Guul ayaan u rajeynayaa mar walba geesiyaasha Puntland ❤🇸🇱💪✌
Guuul ❤😊 puntland
Guul iyo gobanimo
Aloow pudlaan guul isha alaah
Guul iyo gobanimo ciidankena🎉🇸🇱
Inta uu Lexjeclaawuhu uu Liishasnka sido Ladimeeysoo Daacish waa u Libin La’aan guul iyo gobonimo halyeeyada ciidanka Puntland guul reer tolkeey from Canada 🇨🇦
Allahu Akbar. Guuleeysta geesiyaasheena halyeeeyadeena soomaaliyeed 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M.a wlhi aad ayaa u farxay guusha ciidanka puntland allah caafiyo ciidanka inta dhimatay allah unaxariisto I.n waada guulaysansaa borama hambalayo inaga leeyhy ❤❤❤
P😊😊😊😊p
Thanks Walaal.
❤❤❤❤❤❤❤❤
Nio putland iyo reer hiiraan Dagaaladooda warkooda si xoogleh noogu soo gudbi sxb
Waxa tahay halka qof ee runta laga heli karo mahadsanid Geylan 😢❤❤
Allah ha garab galo ciidankena intii ku dhimatay rabbi ha u naxaristo intii dhaawacmatay allah ha u boogo dhayo
Ilaahey ha caafiyo Ciidankeena geesiyasha ah Ilaaheyna ha noo badbadiyo Insha Allah guul iyo Gobanimo Reer Puntland Insha Allah Aaamiiin yaarabi 💯🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️🤲🙏💯💙❤️🇸🇱
Mnsha alah
Guul aan dhiig loo dadin guul kuma timaado dowlada Putland guul ayaa idin rajeyna argagaxisada soo afjaro yahuuda😭😢🦾
Keep going brother ❤
ماشاءالله❤❤❤❤
Guul Ciidanka Puntland Insha allah
Guul putland
puntland weey jabtay.
Habaar lagu Kari waaa Puntland daciifkiiyow saas commentiga uga oy 😡👊👊👊
Guul putlan
Daciish wa jaben Guleysta ciidanka puntland
😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
Je vs ficilite tous arme puntland
Inkasto aay kuuleysteen geesiyaasha ciidama punland shacabka punland is ku filanyahy daaroodow- waa loo gurmadaa punland cabudwaaq ilaa laas caanoot kismaayo geela ariga lacagta daawada iyo ciidan bo lagu taageera punland - fadhiga halaga kaco
❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Waad ku mahasanty dhiirigalita
Guul iyo Gobanimo Ciidanka Dawlda Puntland
Allow xafid ciidanka Puntland oo dhaawacooda caafi dhimashadoodana janno firdowsa
Ilaahoow Guulee ciidanka Puntland ee xaq-udirirka ah ee difaacaya,dadkooda, sharafkooda iyo dalkooda.
Insha aalh waan guulaysan waxa naga rabaa hadaan nahy shacabka shacabka shacabka puntilnd isku duubnaan
Guul iyo gobonimo cidama Naftooda u hurey
Guul
Iigashee abaal inaan gudo wanaag pountlaney waa ii gudboontahay
Allah ha unaxariisto taliyihii ciidanka difaaca buraha ee puntland G/SARE MUKHTAR AHMED FARAX QORYOOD GAAGAALE iyo dhamaan cidanka halkaas ku shahiiday dhamaantiin allah ha idin wada naxariisto rag waa go'i jiray waligii tana naf hurid iyo dhiig waa ubilow 🤲
Aamin
gul Rutland isha llh
Waad mahadsantahay suxufi si wanaagsan baad wax noogu soo tabisey
Rabi haku guuleeyo ciidankena la dagaalanka cadowga intii dhimatay Rabi ha unaxariisto kuwa dhawacmayna ha u booga dhayo
Guulaysta reer putland
Soomaaliya waayiudhamaatayi
Shacabka reer puntland waa inay ogaadaan argagixisadu inay cadow kutahay Jiritaankooda aysan ukala soocnayn Dowlad iyo shabac oo aysan Kala jeclayn
Guul ayan idin rajeenaa hadaa naha ciyal xamar wadan keeno xur ah I.a
Waxaan urajeynaa guul allaha idin garab galo anakuna waa idin garab taaganahay
Geylan midia Guleysta Isdifaca halka kawada
😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
Guul puntland cadawga cirib tira ee saciid noosoo dira koonfurna haka nadiifiyo
Dagaal afka ah oom dhaawac iyo dhimasho laheeyn baa putland daacish ka dhex dhacay
Ciidamada haaweyda iyo guntu u keensatay inay daarood ka difaacaan waa la dhamaynayaa ka dibna gunta kibirtey baa loo imaanayaa qafaasadey sii sug
War hadalka beenta aad faafineeyso jooji punland wali wax guul ah magaarin marka laga reebo ineey dagaal kujiraan
insha allh pudland way guleysan dagal markaa galeyso dadaa jeceshahay ayad waynee waa qaby kamid ah dagalka
inad waydo taliska ugu muhimsan
Shaqo aad u adag ayaad bulshadu u heeysaan lkn warkiina iyo xogahiina cadeeymo buuxa u raadiya oo oo suga mahadsanidiin.
Puntalnd ma idn xoraynaa 😂
reer puntland ogaada ninkan wariyaha iska dhigaayo waa gaylan waa cadowga puntland iyo jubaland waa jaajuus u shaqeyo cid kasto oo cadow ku ah puntland iyo jubaland
Waa aduunyo waa caruurtii hooyadood dhalmada baray adigu waad yartahay awoowgaagii hooriga ahaa soodir isagaa kaa siyaasad badan dadkaan adoo kale kama dhex kaluumaysan karo adiga iyo srgagixisadaad wadatidba waa la laynayaa
wadanka xasan iyo kooxdisa laga badbaadiyo meel xun bay gaadhsiiyen hadee soomaliyey surtagal maaha dowladi in maamul hawiye loo bedelo oo wadanku saas kubur buro
puntland haka goosato soomaaliya wayo dulmi ba'an iyo qabyaalad xun bu xasan sheekh kuhaya ilaa argagixiso soo duushay xasan uhiiliyo marka dee puntland haysbadbaadiso
Umada benta kadaa
puntland iyada sabab u ahayd in argagixiso caalamiyahi buura galan ileen waxa laraba meesha wax kakhaldamen in lasaxo wayo ajaanibta puntland iyada soo dhoweysatay markaysa argagixiso kunoqden ee horta fikirka ajaanibta madaxda puntland ka aaminsantahay hala saxo ileen haday wax dhacan wain dib loo xisaabtame
Jin aan la’arkeyn Bey la’dagaalameen beentaan kale ah ma’maqasheen somaliyey?
Jinka adigaa ku jira lala dagaalayo sug inta laguu imaanayo huuroley
puntland dowlad iyo shacab iyo ciidan ba waxa la gudboon horta kow ajaanibta in laga saaro puntland labo inay xamar katashadan wayo sadex inay ssc daadahsadan oo garab siiyan siday xamar uga maarmi lahayen
Gaylan waad ka soo baxday doorkaagi ku aadanaa la dagalaanka cadawga ku so duulay dalkeena waad ku mahadsantahay warbixanahan dhiirigalinta ah kana turjumaya dareenka shacabka puntland. Shacab iyo dowladba yaan loo kalaharain. Barbarkay ka baxdo waa bakayla qaleen.Guul iyo gobonimo baan ilahay waydiisanay
Alaaha guleyo halyayyada somaliyed somaliyay hala garab
Istago si walba sobabto somali ayay difacayan mal iyo muruqba
Ha ilaawinin reer puntland mar dhowd 50 agaxisa sawidida laso shaacin farxad wa sugi la ahay
Dagaal majiro dibiro Dalxoreeye buu Bareejeynaya . Meesha waxba kama jiraan
Damiinad baa tahay kolba wixii xasan xoolo ka hadla waa qof xaaraanta iyo dhiiga masaakiinta xamar la dhuuqa xasan argagixiso isagaa sameeyey isagaana ah iyo tolkii dhulka gobtana waa laga safaynayaa kii ooyilahaa iyo kii aamusi lahaa ku bishaaraysta
Faarax maxaad u raaci wayday ciidanka puthland?
Mise cabsi ayaad Nairobi ayaad iska jiiftaa😂
xasan sheekh lacagti wu usiidaayay snm markay xasuuqeysay shacabka ssc oo kuhayay xasan ba madaxweyn noocaha oo sawirkisa sitay haderna wakas puntland kucanaadaya dagaalka argagixiso dee saas miya lagu wada joogi kara soomaliyay
Soomaaliya hanoolaato
Gaal alle ka furty ayaad tahy adiga ayaa ajanabi ah una shaqaynaya wadamada turki iyo ithopia puntlaand waxaa leh kuwa diinta u dhimanaaya lakiin kuwa diqmuraadiyada u dhimanaaya iyo balan qaadka mareykanka waxba kumalaha gaal u raaxa ayaad tahy 😅😅😅
Puntland ceebeheeda masheegtid laakiin somalia iyo somaliland waad sheegtaa puntlandna iyadaa ugu daldaloola badan uguna liidata wax fiican mooyee waxkale kama sheegtid markaa beri dhow wadamugaha uun baa ku dhegeysanaya
Waxaad ku farxi laheed miyaa inuu dhaho puntland oo ku jabaty dagaalki daacish
@mustafilkacase8186 mayanee waxanleeyahay weriye nimada iyo qabyaalada kala saar
Qof xanunsan bad tahay ha u iman dee
@FOsman-zv4bk puntland waa meel qudhuntay oo somali lugooyadeeda loo samayey oo cuqdadidi buuxisey
Soomaaliya xamar iyo hargeysaa laga dhibibaateeyaa cuqdad qabiil dartee teed iyo noogo aan bogsoon argagixisadana iyagaa leh aad baad u damqanaysaa xanuunka kugu dhacaya iyo sida argagixisadaada loo galayo cadaw gaban
Umada benta kadaa
reer puntland ogaada ninkan wariyaha iska dhigaayo waa gaylan waa cadowga puntland iyo jubaland waa jaajuus u shaqeyo cid kasto oo cadow ku ah puntland iyo jubaland
Maya gaylen waa halyey soomaaliyeed oo ku heesaya argagixisadii waa lasoo afgaray iyo jaajuusiinta isqariyaa iyo cadawga oo aad adigu ku jirtid bal adigoo damiin ah yaa isku diri kartaa
Ma hooyadaa ayuu wasay
Faarax adeer
Waa wariye buuxa
Asssssd
Guul putland
Guul putland