DEG DEG:Sacuudiga, Masar, Urdan &X-MAS oo si adag uga jawaabtay Hadalkii Trump ee ahaa QASA anaa leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 74

  • @CadnaanYare-x7d
    @CadnaanYare-x7d 5 часов назад +14

    كل شئ بارادةالله ليس بامريكى ولا من اي اخر

  • @faysaldhagay8116
    @faysaldhagay8116 5 часов назад +14

    Insha allah waa wadadii ay ku xorobilahayeen ree falastiin

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 часа назад +2

    ilahay umada masaakinta ah ee dhulkoodii la qaadanaayo ha ka qabto

  • @AbdiKedep
    @AbdiKedep Час назад +1

    Asc

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 4 часа назад +2

    Mashallah wariye farax cabdulqaadir guuuuuul sxb❤❤❤

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 34 минуты назад

    Allaahu akbar

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 часа назад +1

    Wariye sare, 🎉

  • @CadnaanYare-x7d
    @CadnaanYare-x7d 5 часов назад +3

    ويمكرون ويمكرالله والله خير المكرين

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 4 часа назад +1

    Falastiin allah ayaa umaqan❤❤❤

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 3 часа назад +1

    Allahu akbar

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 4 часа назад +2

    ❤shaydanka ❤ Trump❤ qiyanada ❤ emaratka =00000

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 5 часов назад +3

    Reer falastiin waa masakiin aan aduunkaan garab ku haysan ilaahay cadowga ha uga gargaaro

  • @zeinababdi5130
    @zeinababdi5130 3 часа назад

    Rabi swt ayaan talada u dhiibanay waana ku kalsoonahay

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 Час назад

    Wa nacas dad dalkoda bu leyahay dalkisa la bixina carab wa doqomo islamna ma aha kuwas indhaha bay ku firsanayeen sanad iyo bar wa riyonayan lakin ilahay ba la jira rer qasa asagana u hilinaya in” sha Allah Khayr

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 5 часов назад +2

    Masar UAE Saudi Arabia waa pro 🤠
    Ayagaba yirri 3 million oo 🤠 ah hala soo dajiyo anaga dhiseyna guryo iyo dhabakhyo cusub oo khurxuun iyo silicon Valley software developments rnd area and farms all paid by Saudi Arabia and UAE.

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 4 часа назад

    Falastiin guuuuuuul guuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤😊Fasting guuuuuuuuul

  • @AmiiraCabdilaahi-r3d
    @AmiiraCabdilaahi-r3d 4 часа назад +1

    Gase insha Allah guul guul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 4 часа назад +2

    Odeyga waashey ee laclaca ah wiilka gabadhiisa qaba ayaa yiri arinkaan oo yiri dagaalka Gaza markuu bilowdey 2 bil ka dib, isagaana wata, odeygan daalimka ah, waxba ma tari karo, reer Gaza cid rari kartaa majirto mana dhaceyso, lkn Illaahey haku mideeyo umadan Muslimiinta, taasi waa riyo been ah…

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Час назад

    Xasbunalaahi wanicmal wakiil.

  • @wararkasomaalidaiyocalamka
    @wararkasomaalidaiyocalamka 6 часов назад +3

    Guul musliiminta

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 5 часов назад +3

    Doonal traup ame jidaganya wongo yake ndugu yangu bana kweli hakuna kwake

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 4 часа назад

    ❤wcs ❤

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale 2 часа назад

    Israaiil turiidu qasa ilaa makah al mukaramah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 4 часа назад

    waa kufaar asaasakhay hadana cabsan insha allahu waa burburkii mareeykan iyo yahuud illaahow guuleey r islaamka siba reer khaza xuuti aamiin baabiy mareeyka yahuud aamiin

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 5 часов назад +2

    CARABTU AYAGAA KU TAAGEERAYA ISRAEL INEEY QAADATO DHULKA REER FALASTIIN...

  • @SabriyeJimcaale
    @SabriyeJimcaale 2 часа назад +1

    ❤❤☝🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohaomar7711
    @mohaomar7711 Час назад

    Mujahidiinta xamas ale ba lajira gushana allow si ya Allah amiin

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 5 часов назад +1

    CODKAGA HADAAN
    WAYO WARIYE
    WARBA MAAN DAAWAN

  • @mohamudabdinur
    @mohamudabdinur 5 часов назад +2

    Dawladaha carbeed waa inay dowlad u aqoonsadaan dalka reer falastiin

    • @MaaidoHassan-h4f
      @MaaidoHassan-h4f 5 часов назад

      Dawladaha carbeed waa malxiisiinta trump wax iskama dhicin karaan xor na Maaha waa magac uyaal ayaga dhan

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 56 минут назад

    Hoyadeey Allaha unaxarisaan ka Maqli jiray Dhagcas salagleh.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 4 часа назад

    This is a new chapter! But it's scandalous.

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 5 часов назад +1

    Haitawesikana

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 5 часов назад +1

    Yeye ni mujinga

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 3 часа назад

    Gaylan waba kasugayay aqabarata odagan walane😂😂😂

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 Час назад

    Wa nacas dad dalkoda bu leyahay dalkisa la bixina carab wa doqomo islamna ma aha kuwas indhaha bay ku firsanayeen sanad iyo bar wa riyonayan lakin ilahay ba la jira rer qasa

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 5 часов назад

    إن الله لا يغير مابقوم حتي يغيروا ما بأنفسهم
    Carab iyagaa is dulleeyey halkaa iyagaa is dhigay

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 2 часа назад

    Libaaxyo libaaxyo dhaleen weeye isa soo adkee dheh trump😂🤣

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 5 часов назад

    TRUMP ADUUNKA MA MAAMULEE ILAAHAAY BAA MAAMULA DOQONKA ILAAHAAY SHARKIISA HAKA QABTO FALASTIIN IYO UMADA ISLAAMKA OO DHAN AAMIIN.

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 5 часов назад +1

    Haitawesikana hakuna kitu ka hizo haitawesikana hakuna kitu ka hizo haitawesikana

  • @qisooyin.channel.m2
    @qisooyin.channel.m2 2 часа назад

    Madaxa hada waa OK kofiyada naga soqado

  • @CumarMuxumad-e1g
    @CumarMuxumad-e1g 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

    • @CumarMuxumad-e1g
      @CumarMuxumad-e1g 2 часа назад

      ❤❤😂😂🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliCusmaam
    @CaliCusmaam 2 часа назад

    Waa warbeejaqab ey ey dhalay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 8 минут назад

    Trump wuu riyoonayaa

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 5 часов назад

    Ninwaalan caalamka waalaya ayaa soobaxey

  • @MuuseToldo
    @MuuseToldo 3 часа назад

    Sucuudiga iyo masar iyo urdun hadalkoodu waa iska dameer ciyaya Hamaas oo kaliya hadalkooda hala rumaysto

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 5 часов назад

    gaza🤲🤲❤❤

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 часа назад

    Odaygan turaam ah haduu xariif yhy lacagta afrika la siiyo ha jaro si rasmi ah waliba lugooyada ha naga harte

  • @Habon-y6m
    @Habon-y6m 3 часа назад

    Ey ey dhalay trump oo yuhuud ah walahi ma laga yaabo inaad reer falastiin dhulkood siiso yuhuuda uraysa waxaad tahay odey xanuunsan oo cid walba way ku ogtahay in aad tahay nin waalan waxse ka sii xun cunsurta reer Maraykan ee ku doortay madaxweyne ! Ilaahay dhulka kula goo aduunka iyo akhiro ba cadaabta allah kugu soo dhaqsay aamin yaa Allah

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 4 часа назад

    Traam waa nin aanba aqoon waxa uu rabo, haduu yaqaanan waxaa ka maqan waxa uu heli karo waxa uusan hili karin in Usan kala aqoonba, kibirka kujira ayaa ka dhigaaya mid isiga baabi'iya waadna igaan doontaan waxa uu Traam iyo xukunkiisu ju danbeeyo oo ah waali ankee mareykanka dhib ku ah

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 5 часов назад

    Carab baa badey

  • @JeyBlack-m7z
    @JeyBlack-m7z 3 часа назад

    Waxaan rajeynayaa amuurtaan iney sabab unoqoto midnimada dalalka muslimiinta dhamaan

  • @XuseenmaxamedJaamac
    @XuseenmaxamedJaamac 3 часа назад

    😂

  • @HusseinAbdillahi-l2z
    @HusseinAbdillahi-l2z 2 часа назад

    doonista trump waxa weye in bariga dhexe logacan galiyo Israel dabadeed say rabto ay kayesho

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 часа назад

    Nimankan badhaq badhaqda kahaya baraha bulshada kunahadlaaya hadalo aan aqli iyo aqoon Ku fadhiyin Garashadooduna tahay inay garasho u lahayn waxa socda adigu hada waxaad tidhi dalalka carabta oo dhiig iyo sheegaan wadagaan cida midida loohaysto markaad sidaaleedahay adigu ayaatahay

  • @AnaascaliMaxumad-r1x
    @AnaascaliMaxumad-r1x 4 часа назад

    Soomalidu.waxay.tiidhii.dhuusoo.giil.mauurto.mahosho.wasida.madhacayso

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 Час назад

    Hadalkaan trum iskama imaan carabta madaxdooda waa la ogyihiin iga qora laakin dadkooda si ay ugu been sheegaan ayay qeylo been ah bilaabeen.

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 5 часов назад

    Gaylan media waxan ku lehay madhicii doonto trump inu ku guulleysto qaadashada gasa tani waxay go.amin doonta siyasada bariga dhexe sidii logu wada nolan laha ama dagalkii 3 saadax ee Adunka

  • @abdilahiarab7375
    @abdilahiarab7375 Час назад

    Trump est malade

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 часа назад

    Orahdii turam eushegtay inuyahay nin nabaded suqgashigii aha inurabo bilada nabada inlasiyo wanlafahmine waa caksigeda rabitankisu wuxunaraba dagaalo laguhobto ogardaro ah inuqado waliba bariga dhexe iyo donista isrsisha wayn

  • @Qms-v6h
    @Qms-v6h 3 часа назад

    Balaayo samara ka timid kugu dhacday adiga iyo kuwa kula qabo

  • @SaynabMaxamed-gc3hw
    @SaynabMaxamed-gc3hw 6 часов назад

    Alow cadowga kaqabo muslimka