DE DEG SACUUDIGA O YAHUUD IYO MAREYKAN KAYAABSADAY IIRAAN O SOO JAWAABTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 141

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  5 дней назад +21

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    chat.whatsapp.com/HtXgYYHcoYV9LAIDsWmgIs

    • @AliAbdi-g6t
      @AliAbdi-g6t 5 дней назад +1

      😊

    • @LibaaxNuur
      @LibaaxNuur 5 дней назад +1

      Aniguu ihayaàxanuykaa ladaala dhacayaa xagee loogu soo hagaayaa fadan iisoo sheet meesha loogu soo hagaagi lahaa

  • @FadxiyaJanagale
    @FadxiyaJanagale 5 дней назад +17

    First comment Hargaysa kaso salaama Allow Reer Palestine Muslimiinta walaaleyga Ah Allow Xoree Oo Yahuuda Iyo Gaalada Jabi allahuma Aamiin

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 5 дней назад +9

    ilahayow uhiili falastiin scw amiin yarabi

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 5 дней назад +7

    Yaarab Ugargaar Reer Qaza yaa Allaah Falastin Cadowgooda kaqabo Qabasho daran oo kulul Allahuma amiiiin🤲

  • @ahmedjirow4063
    @ahmedjirow4063 5 дней назад +9

    Walaahay waad iga farxisay warka aad maanta soo tabisay ee illaahay colkiisa kanixiyey maanshaa allaah alloow jabi cadawga islaamka

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 5 дней назад +5

    Sallaallahu caleyhi wasalam ❤Sallaallahu caleyhi wasalam ❤Sallaallahu caleyhi wasalam ❤Sallaallahu caleyhi wasalam ❤Sallaallahu caleyhi wasalam ❤

  • @CabdaleAxmed-v8k
    @CabdaleAxmed-v8k 4 дня назад +1

    اللهم كن غؤثن ؤنسيرا لا فلستين 💪

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 5 дней назад +2

    السيد عبدالله معلم : هب لنا ما عندك من اخبار واسرار الدواء ، مع تحياتي لكم ،❤،

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 5 дней назад +2

    Mansha allah ilahow plastin guuuul guuuuul guuuuul dowlad ah yaarabi muslinkow kaca kaca ged up plastin guuuuul guuuuuul🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💪💪💪💪💪✊✊✊💪✊💪

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 5 дней назад +6

    Wa warfatxad leh guusha waxaa leh reer qasa

  • @JMohammed-h4z
    @JMohammed-h4z 5 дней назад +1

    I'm from oromia 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 4 дня назад

    Caqli Ma Ahan In Wadan dhann Laburburiyo oo Wadankale Lo Raro Lakiin Ilahay Ma dhihine Alaw Ugargaar Masakiintaas Rer Falastini Wayo Wadankoda Halo dhiso ❤Gasa hal dhiso Muslim iyo Galadaba Hala dhiso Gasa Way Mahadsanyihiiin Wadamada Ka diiday Trupm Sida Wadakan Jogo Garmalka France Sudi Arabia Iyo Wadanada kale Dankeschön ❤

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 5 дней назад +2

    Alle SWT Waxba kama qarsana
    Oo waa mid arkaya waxwalba sida ay u socdaan
    Illaahey iyo Subanahenii Muxamed NNKH
    Waxay nooga diggeen Tafaraaruqa iyo kala tagga !!
    Alle wuu inoo sheegay inaan mid ahaano isku duubnaano oo aynaan kalatagin taasi waa islaamka Quwaddisa iyo guushiisa
    Balse hadii ay timaado tafaraaruq iyo shaki waxaa nagu imaanaya markasta guul darro joogto ah,
    Waa sida muuqata ilaa iyo dagaalkii Cusmaaniyiinta
    Illahey wuu arkayaa Carurta hoyoyinka waayelka curyaanka iyo hantida Bambaanoyinka Iyo Chemical weapons ka lagu garaacayo
    Balse waxaa jira imtixaam alle tusayo musliminta calamka
    Ujeedkiisuna yahay Isku tiirsanaada oo is garab istaaga hadii islaamnimadiinu dhab tahay
    Si aad gaalada uga guuleysataan,
    Hadii kale waxad ku jiridontaan guuldarro joogto ah,,,,
    Ilaahey islaamka ha guuleyo markasta

  • @khadaraahmed2343
    @khadaraahmed2343 4 дня назад

    Abshir Allaha Awooda leh baa mahad leh

  • @hassanabdiahmedyusufqani1668
    @hassanabdiahmedyusufqani1668 4 дня назад

    Mahadsanid asw

  • @xuseenlabaale-x4s
    @xuseenlabaale-x4s День назад

    Mahadsanid aad iyo aad ayaan ulasocdaa warbixinaddada
    Ganacsiga manager sacdiyo xirsina waa kujiraa wiliba waxaa aan ahay dadka jooga puntland gaar ahaan boosaaso
    Mahadsanid

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 4 дня назад

    Meeshii reer faĺastiin loogu tashanaayay ilaahay subxaanahuu watacaalaa waa ujeeday asagaana baa bi indoono yuhuud iyo xulufaďeeda ilaahoow rabiyoow raxmaanoow ugargaar walaalaheen reer falastiin ilaahoow yuhuuda iyo xulufadeeda baabi e ilaahoow muslimiintii waa iska hurdaan ilaahoow hurdada ka kici ilaahoow awoodii iyo haybadii muslimiinta lahaa usooceli اللهم الف بين قلوبنا واصلح ذات بينا واجمع كلمتنا ووحد صفنا وانصرنا يارب العالمين

  • @nibo5707
    @nibo5707 4 дня назад +1

    Maashaa Allaaaaah❤

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 5 дней назад +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @leylaali7101
    @leylaali7101 5 дней назад

    Illahay muslimka kor ka yeel codwaga muslimiinta Allah jabiyo

  • @MohamedHassan-d7w5b
    @MohamedHassan-d7w5b 4 дня назад

    Walaal maanta waad naga farxisey waxaan sugaynaa guusha falastiin iyo guusha islaamka mahad ale

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 5 дней назад +1

    Yahuudu ha dhisto guyihii eey dumisay dhiigoodana habixiso hadiikale warmajiro

  • @MaxamadAxmed-c4m
    @MaxamadAxmed-c4m 4 дня назад

    Scw scw scw scw allaaahu akbar 💖💖😢

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дня назад

    jamaahiirta guulaysta ❤❤❤

  • @HassanMohammedsheeqHassan
    @HassanMohammedsheeqHassan 3 дня назад

    Allahuakbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 дней назад

    shaydhaan baa dileyey Allaah in xun looma nasbeeyo subxaanallaah

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 5 дней назад +1

    Waxas oo daan waxbo ka majiran .Wayee . Allah ugar gar flastiin

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 дня назад

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 5 дней назад

    Salalaahu caleyhi wasalam❤

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 5 дней назад +1

    Sxb aniga mid kaama yeelaayi 1-sacuudiga 2-imaratka,3-masar 4-urdun intaas hadaan dhoho yuhuud walaalkood waaye ? Qolofka kore ayey muslim ka yihiin ?

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 4 дня назад

      Masar iyo urdun waa lalaasluhaaa dhaqalo badan baa maryknka kag baxdo maba hadli karaaan

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 5 дней назад

    Ilaahow u gargaar reer Falastiin
    Ilaahow muslimiinta sii gacanta saraysa Insha Allaah

  • @JavioAliamar45
    @JavioAliamar45 5 дней назад

    Illaahow cawi falastin o jabi yudda

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 5 дней назад +1

    Allah ka yaabiyo nimanka dhameyey dadka muslimka waa cadawgeen Allah dabka ku socda 🇺🇸 UAS Allah ma damiyo shirkooda waxa ay qaadayaan malah

  • @KenedidMahomed
    @KenedidMahomed 5 дней назад

    Mashallah inchallah guulaystay midnimo soomaaliyeed

  • @Sofiaismailibrahim
    @Sofiaismailibrahim 4 дня назад

    Allah❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @MohamedAaden-c5o
    @MohamedAaden-c5o 4 дня назад

    Scw allahuma Salim caleyhi wa Salim

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 4 дня назад +1

    War adiga sidee u fakertaa yuhuud waxa falastiin u jabiyey waa carabta madaxdooda ee umada beenta ka daa waa la wada ogyahay ee falastiin alley leeyihiin ee allah garabkooda ha quwadeeyo allah ha u maciino hana guuleeyo reer qasa aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 дней назад +1

    Walaalkeey Drump waa mujrim Oday ah kii Bidsyn ee cafayadda qabaay Huwantii Reer Galbeydka kuwa Munafaqya ah ee lahaystayasha labo ayaa loo kala bixi waan hubaa Awooda Rabiga uu Goamin doono.

  • @MaxamadCabdiraxiin-e2f
    @MaxamadCabdiraxiin-e2f 4 дня назад

    Asc guuul iyogobanimo guuuul

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 5 дней назад

    Masha allH war farxadleh

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar7608 5 дней назад +1

    Waxaniwaaben islamkalatusaya labadaba waxayushaqeyan yahuda

  • @Muusecabdinur-z7f
    @Muusecabdinur-z7f 4 дня назад

    الله. اكبر

  • @Tredarchanel
    @Tredarchanel 5 дней назад

    امين يارب العالمين أللهم احفظ أهل قدسي

  • @WilloIsse
    @WilloIsse 4 дня назад

    In shalaa

  • @UbaxAbdille
    @UbaxAbdille 4 дня назад

    Allahuakbar❤

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 5 дней назад

    امين يارب العالمين حفظه الله

  • @WilloIsse
    @WilloIsse 4 дня назад

    Allahu akbar allahu akbar

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 3 дня назад

    ❤❤❤goood

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 5 дней назад

    Machaallah

  • @MahamedIbraahin-w1n
    @MahamedIbraahin-w1n 4 дня назад

    Waxaan kuugu mahad celinayaaaaa
    Marwalba sida aad noo xasuusiso nabigeena 😊

  • @LuulKhalif-c9g
    @LuulKhalif-c9g 5 дней назад

    Guul muslimiinta

  • @NimcaanAxmedNimcaan
    @NimcaanAxmedNimcaan 4 дня назад

    Waa warfadle alaahu akbar alaahu akbar

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 4 дня назад

    salallaahu caleyhi wasalam

  • @XuseenCabdullaahi-j1x
    @XuseenCabdullaahi-j1x 4 дня назад

    Maasha allaah aamiinyaarabi alayaabarkfiika eebbaw

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 5 дней назад +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @1maza4w1
    @1maza4w1 5 дней назад

    Maashaa alaha

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 4 дня назад

    Wa calaikum wa Salam Sallahu cala Nabiyuna Mohamed Scw Saudika hambalyo sidas banrabnay hadu didoh Islamka ayu u jeda trump dakal bu raba falastin calonkoka ha la siyo weyna aheyn mulslim iyo kal wa dakal gulgul falastin iyo muslimka dhaman. Djibouti 🇩🇯 gul

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 5 дней назад

    Guul ilahaw muslinka misdeeds hajabto yuhuuda iyo wixii raacsan

  • @abdihamidismail9892
    @abdihamidismail9892 5 дней назад

    Scw

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 5 дней назад

    Sucuudiga waataageeraaa kor alaha kadhigo cadawgavalaha kajibiyo aaniin dhaha👍🏼💞💞💞💞💞

  • @kadraangelo1532
    @kadraangelo1532 4 дня назад

    Kher allah hataqero inchallah

  • @CaliCaliaxmedismaacilciise-p9c
    @CaliCaliaxmedismaacilciise-p9c 5 дней назад

    Asc hadalka murtidiisa kadal inta badal muuhiimada xooga saar😊

  • @IsmailAhmed-p9v
    @IsmailAhmed-p9v 5 дней назад

    Waxaan layaabay waxaad iska dhigta qof fican lakin waxaa tahay qof xun qabilista ah waa astanta munafaqa

  • @AyoubZalaad
    @AyoubZalaad 3 дня назад

    Masha allaaha soucudi

  • @CanabDheer
    @CanabDheer 5 дней назад

    Nooo noooo saas maahan duqii feysal binu cabdicasiis odaygii feysal dhalay awoowihii saxiixiisa waaye isagaa ka dardaarmay ineysan marnaba xiriir la yeelan yuhuuda iyadoo falastiin dhulkoodii ilaa iyo qudus la siinin taariikhdaas soo raadi waxuu ogyahay salmaan aa iska yar dacaayad kulahaa waxaas ma qoro ee dardaarnkii awoowihii qoray la raacaa mana jibin karo maahee wuu rabaa yuhuud wuuba jecelyahay iyo mareykanka cunugaan asagaaba gaalada ka daran

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA 4 дня назад

    AUSTRALIAN PRIME MINISTER WUXUU YIRI DAWLADDA AUSTRALIYA WAXAY WELIGEED TAAGEERSANTAHAY WELIGEEDNA AY TAAGEERSANAYD LABO DAWLADOOD East JURUSALAAM AY CAASIMAD U TAHAY FALASTIIN

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 5 дней назад

    jzk walalkeen

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaadem2634
    @fatumaadem2634 5 дней назад

    Alhumdulillahi

  • @AbdirahmanAwad-d1o
    @AbdirahmanAwad-d1o 5 дней назад

    Asc sadiya waxan kacabanaya caga olool igurmo walaashay

  • @SiimSaam-l3m
    @SiimSaam-l3m 5 дней назад

    Masha allaha

  • @AhmedBirir-jb1fh
    @AhmedBirir-jb1fh 5 дней назад

    ASC CABDILLAHI MACALIN. HORTA xayaysis saadiya hersi maa waxay gaar utahay urip et amerikaa. Oo afrika maa soo garin miyaa???!!?

  • @CamirCamir-oq7pw
    @CamirCamir-oq7pw День назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hyy610
    @hyy610 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 4 дня назад

    In falastiin dhulkeeda yuhuudda lasiiyo Falastiinna woxoogaa loo reebo si ay dawlad uga dhistaan waxaa qaba waddamada YURUB marka ingiriiska laga reebo , waayo ingiriiska iyo mareykanku waxay qabaan in falastiin la barakiciyo dhulkoodana yuhuudda la siiyo . Sacuudigu wuxu aaminsan yahay in dhulka falastii loo kala jaro ayaga iyo yuhuudda.

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 5 дней назад

    Waxba kama jiraan
    Sucuudi warkiisa laguma
    Guurikaro beri ayay hoosta
    Kala hadlayaan war waa
    Qawda maqashii waxna haw
    Qaban

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 5 дней назад

    Allaahu Akbar

  • @caligadhle4022
    @caligadhle4022 4 дня назад

    Alleha ugaragar falastin

  • @faysalthaiga12
    @faysalthaiga12 4 дня назад

    Ilahay ha ugargaro wallhyn re valastin lkn Duram waxba uma hayo re palastin ilahay ayey haystan

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 5 дней назад +1

    Dhaqtar qudha oo intaasoo cudur daweeya aduunka majiro

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 5 дней назад

    Quuduus maataan maasaajiidku kuuyaalaah.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 5 дней назад

    Carabta dad ma'aha. Kuma mareykanka jogah ayaah dortay

  • @fardosokarkor2591
    @fardosokarkor2591 5 дней назад

    No so badi war ka walal UK ka dhawada Muslim ka alle ha guleyo

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 5 дней назад +1

    Ilaahay hajabiyo gaalo

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 5 дней назад

    Sucuudika lacagta ha joojiyaan markaa baa aaamineen iyo shidaalka

  • @OsmanheldiOsman
    @OsmanheldiOsman 5 дней назад

    Sacuudu horey mawqifka iyu tagna

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 3 дня назад

    Kkkk kkk fadka Yurib iyo North America fhakhaator ayeey jaaystaan it is pull shit waxa aad sheegeeysid

  • @AminaAminaladan
    @AminaAminaladan 4 дня назад

    Scw scw scw

  • @halimaoh7095
    @halimaoh7095 4 дня назад

    Ma ogtahay in falastiin la rabbia in xoog loo dejiyo soomalind

  • @AhmedAbdsalaam
    @AhmedAbdsalaam 5 дней назад

    Dagaalka gubista
    Al qushash
    E punti land maxa uga hadli weydeen?

  • @XammarMucsin-e7l
    @XammarMucsin-e7l 5 дней назад

  • @aadanali5326
    @aadanali5326 5 дней назад

    Dawada aad sheegeysaan ee hindia iyo Pakistan lugu soo macmaley umada somalida masaakiinta lagac inaat kaga gurataan waa denbi wixii xanuuna ee laga qaadana idinkaa musuleyadeeda leh

  • @cabdinuurhobyo929
    @cabdinuurhobyo929 5 дней назад

    600 bilyan ayay Trump siinaysaa sucuudigu waana la maalayaa saca caanaha badan siduu Trump sheegay goor horeba

  • @AbdiArababdile
    @AbdiArababdile 4 дня назад

    Fikirkaaniina maquseeyo
    Reer gasa iyo guud ahaanba
    Falastiin toona lkn waa duullaan
    Caad iyo dullaysiid islaamka
    Lagu dayayoo markaa soosoco
    Gaal waalanoow

  • @YaxyeQaysChannel04
    @YaxyeQaysChannel04 5 дней назад

    Xaalada bariga dhexe waa bariga dhexe

  • @MayowAweys
    @MayowAweys 4 дня назад

    Sacudiga hadokocadkeysto hadalkis wawahfican weeyee

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 дня назад

    WARYA ADIGA MUDABDABIN MIYA TAHAY

  • @SSS78781
    @SSS78781 4 дня назад

    NACALATULLAH CALA YAHUUD WA NASARA......
    YAHUUD IYO GAALO BALAN MALEH

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 4 дня назад

    ❤❤❤guulesta waligiin🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🫶🫶🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭💪💪💪💪👍amiin

  • @suleimanbishar571
    @suleimanbishar571 5 дней назад

    Fadlan advertisement ka so koob