MAXAABIISTII HUWANTA OO LA SII DAYNAYO SALAMAAD DAAWO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 дек 2024

Комментарии • 378

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 4 часа назад +17

    Somaliland ictisam baa maamula😂😂😂

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 4 часа назад +13

    GEESI WAA SAX WAA RUN❤❤❤❤❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 часа назад +10

    Geesi qaran thanks wll waridaad ❤❤❤❤❤

  • @degmoomeo
    @degmoomeo 3 часа назад +9

    That's the true 👍 reer Somaliland hurdadaa ka kacaa Intan cadow idiin hantiyiin😴😴😴😴

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 4 часа назад +20

    Xisbiga wadani iyo garxajis ciiro wa cadawga gudaha ee reer Somaliland 👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 часа назад

      naga amuus zarrha hoos urta ka baxaysa beenta kugu wacane

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 3 часа назад +2

      Siilka uraya isku qabo.dhilayahy kaalaxada ahi

    • @choukrialihassan2861
      @choukrialihassan2861 2 часа назад

      @@abdusalansaleban7339hisho wareye

    • @shukriahussein1146
      @shukriahussein1146 Час назад

      @@abdusalansaleban7339 dulli waa uun dulli Yusri dhaqan isaaq male.nina waa la sheeganaya akhas

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Час назад

      Faqash shut up daaroodka ciilan ee cararay baatahay cadowjale ma jiro

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 3 часа назад +6

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 3 часа назад +7

    Dawladani.shaqo.shaqadedi.ahayn.bay.haysa❤

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 2 часа назад +4

    Waxaan u maleynayaa inaad iskuqaseyso siyaada dowlada Ethiopia iyo mucaaradnimadaada. Mudane madaxweyne C/raxmaan waxba kamaqabankaro go'aanka eyqaadatay Ethopia. Waana go'aan dhabarjab ku ah Masar oo ey Ethopia dooneyso ineykula fogeyso Somali iyo Masar. Weynahdhacday. Markey kalafogeyso ayey heshiiskii oo aaney kabixin usoonoqoneysaa markaa Xasan oo cidla taagan .

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 часа назад +7

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan hadii la siidayo waa qaran jabay bay noqoneysaa somalilaan qaran jabay ilahay Bay ledahay😢😢😢😢😢

    • @MarwaanAbokor
      @MarwaanAbokor 3 часа назад

      Guuuuuuul guuuuuuul ìyo gobaniimo

    • @MarwaanAbokor
      @MarwaanAbokor 3 часа назад +1

      Maxabiista huwanta hadii lasiidayo walle wa lugugu kalategaya

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 2 часа назад

      Somaliland waa daalimiin iyo cadow Allah

  • @mdaudjama9391
    @mdaudjama9391 3 часа назад +5

    Cafiska daalimiinta dagaalka kugu lajira waa mid ka mid ah mawqifyada ,dhiiri galinaysa in Huwanta shalay ku dilay ee doraad ku gaadey bernina uu ku soo weeraro maatadaada gowraco , ma joogsanayo mana baqanayo waayo wuxuu ogyahay in lasoo daynayo markale mar labaad iyo mar sadexaadba

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 часа назад +5

    Ciro weeynu ku khasaronay inalillaahi wainaa ileeyhi raji'un Allow nogargaar ameen

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 часа назад +5

    Waa in g36 iyo ssb ay ka hortaagan arin kaasi haduu jiro oo aanay dhicin waa in laga takhaluso wixii arintaa shuqul ku leh haday dhacdo

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t 3 часа назад +3

    WAXAASI WAA SHEEKO. HALA DILO. WIXII. WAXAA LA YIMAADA. AMA HA LA XIDHO. NIN AAN. YAAB. ARAG. BAA. YAABAY

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 4 часа назад +6

    Waalahi inaanu ku dhiciin hadii ay dhacdo waa afganbi

  • @guledali1088
    @guledali1088 4 часа назад +5

    Guuuuuuul Somaliland

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 3 часа назад +3

    ياخوفي ع البلاد الي تعب عليها موسى بيحي صوماليلاند في خطر ي شعب صوماليلاند

    • @Rahhh1045
      @Rahhh1045 Час назад

      ربي يستر علي بلادنا

  • @AbdoGadhle
    @AbdoGadhle 2 часа назад +4

    Guul somaliland

  • @nuradinabdishakur8167
    @nuradinabdishakur8167 2 часа назад +3

    Adeer ninkani Jeelka Madheera ayuu kujiraa wax hubso

  • @salahmusa8122
    @salahmusa8122 3 часа назад +14

    Waa wadada Garxajis iyo Habarjeclo ee huwaanta la shaqaysta

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 3 часа назад +2

    Muuse muxu qolkan ka qaban jiray 😂😂😂

  • @MarwahusseinAli
    @MarwahusseinAli 3 часа назад +1

    Waridaadoow mudane muuse iyo mudane kaahin iyo maamo adna dadkaasaan kaadugsanayaaa huuno dhashii SNM walaal noo hadalcoo ha aamusin quluubahaad noodhaydaaye door kan xilka reerbaa lagu raaligaliyey wllo somaliland dibaa looceliyey indr

  • @minursa02
    @minursa02 Час назад +1

    Huwaantii gudahaa iyo taa soo dusheey eaabisku mood, eaaneey Isla shaqeyaan. Hadi maxaabis la isweedaranayoo kuwa Laascanood sanaad lagu Hayley halafu badashoo.

  • @mousfuinesaad
    @mousfuinesaad 46 минут назад

    Walaala waradaa tv wan ku hambayenya idaga wan tageraya jamuyada somalland

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 54 минуты назад

    Waa. Yaab cadawga uu badan yahay allahyow u gargaar soomaaliland ciidanka qaranka GUUL SSB

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery Час назад +2

    Wllhi ciro ishan kuhayanaa hadu waxa nola imado sidi tuur ban turaynaa afganbi xoogleh

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 3 часа назад +3

    Allah ha sahlo dagaalkan daacad lagama aha, isaaq badh badan baa huwan ah

  • @Laleyis.Youtub.channale
    @Laleyis.Youtub.channale 4 часа назад +3

    muuse biixi oo saaka tegey itoobiya

  • @Wasiirkeena
    @Wasiirkeena Час назад

    Danaha dalka iyo sida lagu badbaadinayo u ma taalo qof qurbaha jooga

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 36 минут назад

    Ictisam iyo 2 huwan ba isku keen bahaystay ee dalkan halaga badbaadiyo mafiadan😢😢😢😢😢😢

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn 3 часа назад +2

    Adeer Baadariya ictisaam ka isaaq ayaa Ceerigaabo tagay Si ay Maxaabiita loo sii Daayo.. .shirka ay ku qabteen waxay ku dhawaaqeen ( dagaalka ceerigaabo waa Xaaraan ) .....sheekh bilaa Ficil ah iyo Doofaarku waa Walaalo....iko..iko...iko

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 3 часа назад +4

    War subeer awaloow meshaa yaan ladinkulayn waar dadkaa cerigaabo waa inan iyo abtigii waar ka dhaxbaxa war kusoo noqda dhulkiina❤

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 3 часа назад

      Shaayma awal sanaag madegto

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 2 часа назад

      ​@@abdusalansaleban7339 labada idinkaa yusra harti li idin yidhaa naagaha daarood baad tihiine ceerigaabadan aad sheegaysidna futada iskaga gufeeye anagu maanagaa rabnaba meeshan aad sheegaysid sanka hanaga marmarin yusraay waligiin bay daarood meelkasta oo daloosha idinka gufayn jireen habar awalna afka ka dhig ay ay dhalay wasakh baad tahee doofaar aan sinjigiisa la garanayn

  • @MaxamedcabdiqaadirMaxamedc-v9v
    @MaxamedcabdiqaadirMaxamedc-v9v 3 часа назад +2

    Warkaagu. Waasax waankusalaamayaa

  • @AxmedSahlaaye-yi8cn
    @AxmedSahlaaye-yi8cn 3 часа назад +1

    Muuse ayaa Sababay😂😂

  • @HodanMaxamed-b9e
    @HodanMaxamed-b9e Час назад

    Geesi qaran wlhi alleh hku sharfo inder dawlad wax la socota ma arkaynee alleh cadowga ha inaga qabto mida kle ninkaa hdii la siidayo iyo qar klalo badan fayzal botan iyo inta la xidhan wa in laso hordayaa wax la rali galinyaa majirtee

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Час назад

    SII DEGDE MANDHER HAA LAA KAAYNO ICTISAM HAA KA YEELINE 😮😮😮😮😮

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh Час назад

    Wuu hurdaa madawaynahii cusbaa madaxtooyadii ayuu dhexseexday😂😂😂😂

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 3 часа назад +1

    Somaliland destroyed themselves by electing the wrong president. Sad

  • @HindaMohamed-e8q
    @HindaMohamed-e8q Час назад

    Mash allah geesi qaran jir oojog inshallh

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 3 часа назад +1

    Hassan wuu nasanaya sowkuwa reer wadani u hiiliye somaliland dhabarka ka jaabiye shicibki u codeyo waxuun alleh idin baahdil

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 2 часа назад

    Waar duowolado arinka diib haa oo ga noqoto waxa sababaayi xajii muuse biixi cabdi ee adigo cirooyi maa caruus ayaad tahayi waa maxayi sidani😢😢🎉🎉❤🎉😢

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 3 часа назад +2

    Waa kaa Xasan Sheekh uga horeeyey dadladii ay datu inaga dhexaysay

  • @hamda2342
    @hamda2342 2 часа назад +2

    Asc.aniga.igu.soo.wareejiya
    Fadalan

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 4 часа назад +2

    Walhi waa runta dalkii wuxu galay hurda dheer iyo suuxdin waa in la bad baadiya qaran ka

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 4 часа назад +2

    Soomaaliland guuuuul❤❤❤

  • @Faysal-r2n
    @Faysal-r2n 3 часа назад +1

    Waa dambiile. Sidee looo ssii dayn karaa. Mush macquul

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 2 часа назад

    Waa Shaqdii Dawaladii kulmiye ay dayacaday waxa aad ku haysato madaxad cusub 4000 oo maxaabisa iyo Ethiopa xasan sh hal sano ayey wada hadaloodu socodeen maxay xisbigaagu waxa uga qaban waayeen intaa aad wadan oo wali xilkii aad haysaan aad ku eedaynaysaa Waar IIDOOR CAQLIGU HA SHAQEEYO 😊😊😊

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 Час назад

    Wallah we lost a strong man and look at us now 😢

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 2 часа назад +1

    Kooxdii ictisaam ayaa wadankii qabsatay . Waar dadka shacabka ahi wax ha fahmaan😮

  • @HodanMaxamed-b9e
    @HodanMaxamed-b9e Час назад

    Inta uu waridad ogyhy wlhi qar badan oo dawlad sheganya in ay wax ka yihiin ban ogayn alleh yacizak wllky

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 26 минут назад

    Waridaad waxaa Hees Maaha waa Buraanbur Muusig lagu Tumay❤

  • @RammadTV
    @RammadTV 2 часа назад

    Waa runtaa Wasaaradda Warfaafinta Mooyaane waxa kale malaha hhhh

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 часа назад +1

    Tuugta sawtii ciidaha la fasixi jiray yaab ciidii miyaa lagaadhay tolow

  • @cashoaden2322
    @cashoaden2322 3 часа назад +1

    soomaliland guul guul

  • @SamsamAxmed-z7x
    @SamsamAxmed-z7x 36 минут назад

    Guuul guul walal

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 часа назад

    Ciro wuuu khaldan yhy aad iyo aad maaha madaxweyne qaran

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 Час назад

    Maxabiista HUWANTA LA GABATAY. EE DAGALKA LAGU GABATAY. WAA IN LA HAYA O JEELKA MANDHEERE LA GEEYO. MAXABIISTA INAGA MAGAN EE KU XIDHAN LASCANOOD MARKA SO DAYAN EE REER SOMALILAND LASO DAYO AYA MAXABIISTA KALE LASI DAYANIYA.

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 2 часа назад +1

    Hadii lasii daayo dee meeshaba haloo daayo maxaa lagala dagalamayaa
    War wakaasi socon maayo

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 часа назад

    WAXAAN LEEYAY REER SOOMALILAND ISKA JIRA HUWANTA GUDAHEENA EE INOO SHEEGATA ODAYAAL DHAQMEED BEEL WALBA KU JIRA IYO CULUMO KU SHEEG IYANA LASHAQAYNAAYA IYO SIYAASIYIIN BADAN BADHKOOD IMIKA DAWLADEENA KU DHEX JIRA

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Час назад

    REEL WADDANI WAA HUWANATA GUDAHE YUSRA HARTI😂😂😂😂😂😂😂CADGWA SOMAILAND

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 Час назад

    Very soft government policy 😂🤦🏽‍♀️🤮

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 2 часа назад

    Hubka dhin indeer Madaxwaynaha Jaanis sii Dalka iyo dadka ha loo tudho lakiin Maxabiis lama sii dayan Karo

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he Час назад

    Waya he inadeer waridaad ciiro wu 😂😂😂😂seexday hurdo carus

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 4 часа назад +1

    GEESI WAA QALAD MUDAHARAAD HA LOO BAXO WAAR HUWAN BAY LA SHAQAYNAYAAN SAX

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 2 часа назад +1

    Walhi kuma dhCo cajuuska hurda

  • @IbraahimEgaal
    @IbraahimEgaal 2 часа назад

    Maxaabiista Habarjeclo
    Ee Laascaanod Ku Xidhan
    SSC Waa InLaysaa Laakiin
    Maxaabista Kalee Reer
    Somaliland Ee Ksle
    SSC Waa Soo Daysaa
    Dawlada Sonaliland
    Waa Iney Usii Daysaa
    Maxaabiista Ka Xidhan SSC
    Siibakhtiyoow Xejista
    Number Kiina
    Viva Habar Magaaado

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Час назад

    MAXA LO SIIDYNYE CIIDANKA SSP IYO G26 HAA TOOGTYN KAA IDIINKU YEEMADA MADAXA KAA TOOGTA BASTRINTE😮😮😮NO NO NO NO NO HAA KA YEELYNE😮😮

  • @mohammedAbdullah-d3j
    @mohammedAbdullah-d3j 2 часа назад

    ARRITAASI HAYDAY DHACDO DEE WAA ISKEENSIIYA. YUU U JIRAA NINKA SIIDAYNAYAA CADOWGA.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 39 минут назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 39 минут назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Час назад

    KII ADISABA LAAGU BAHADLYE MEEYU AHEEYN HASSAN SHEAKH😮😮😮😮

  • @MOALI886
    @MOALI886 2 часа назад

    Saraakiishi inaga xidhnayd marka laso daayo unbaa kuwodana losi daynayaa

  • @aadameidle6307
    @aadameidle6307 55 минут назад

    Dhawaca la qabtay ayala qaadayaa aayar qaad yaanu damqane + maxbuuskii ayala leeyahay ha baqan si xun kuula dhaqmimayne wxanu nahay ciidan qaran shopin ayaloo samaynayaa Go'shaal macawis garan maca shaadh
    Garanwaayaye ma gobonimaa

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 4 минуты назад

    Waridaad lataliyaha abnigu waa wasiirka dhow ee arimaha gudaha

  • @NagaadMohamed-s3x
    @NagaadMohamed-s3x 4 часа назад +2

    Guul s.land ❤❤❤

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 3 часа назад

    Arrintaan salaadiinta ictisaamta ah iyo wadaado ka dambeeya qaarna xukuumada ayey ku jiraan. Waxaan hadaan laga joogsan wlh lagu kala tageya inamadayadu ma bilaash bay ugu dhinteen Ceerigaabo

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 часа назад

    Hada madaxwayne ciro inu sii daynaayo maxaabiis badan oo 600 boqol ka badan laa sii daynayo Waxaan ka baqaya ina lagu daro maxabiita cadawga ka hayno haa loo firsado indhaha ha lagu haayo 👀👀👀👀👀

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 часа назад +2

    Guuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S..n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 3 часа назад

    Xasan shiikh awalba soowkii tegi jiray maaha

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 2 часа назад

    Haa haa waa dawlad nacas gaar ahaan odoyaasha ceerigaabo

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 3 часа назад +1

    Sidaa dadkeena magaalada Ceerigaabo loi xidhayo maxaa raga argagixisada ag ee magaala duulaanka ah u diiday in Mandheera la geeyo

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 2 часа назад

    Adeer lamasii dayn karo, waxaynu ku bedelanaynaa kuwa Laascaanood inagaga xidhan, haday taasi dhacayso maxaynu kula dagaalamaynay qaswadayaasha dhulbalaadhsiga wada ee Daarood

  • @waaniyechannel7935
    @waaniyechannel7935 2 часа назад

    Allaaah ka cabso dadka ha isku dirin

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 часа назад

    Car ha la sii daayo meeye kuweene u xidh xidhan ku mudahaarada shacaboow ka kaca

  • @BuulCaws
    @BuulCaws 2 часа назад

    Cirro ceeb wayn ayuu naftiisa iyo reerkiisa u soo wadaa.

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 Час назад

    Manta ayuuu Ciro ku dhawaqay 646 maxabiisa in lasii daynayo waanu yaabnay wlhi inanu madax tooyada ku jirayn haduu ksga dhabeyo arinkaasi

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy Час назад

    Waridaad Haday Sidan ku Socoto inta Jirtaanka S/la,aand Amisani Kama yeeleyso, Dibaa loo Noqday, lakiin waxaa balana inay S/la,aand jireyso, oo Ayaney Madaxweynahan aanu Sii Jireyn, haw baqanin S/la,aaand🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚S/la,aand

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Час назад

    Gabiley ciilbey uqabane yusra harti oy iskudiraan reer gableybey rabaan

  • @saidasultan6826
    @saidasultan6826 2 часа назад

    Warayaa Wardadow Wadka Sodirtay Kahadal Waxa Kale 😊

  • @RaxmaMaxamed-w6q
    @RaxmaMaxamed-w6q 3 часа назад

    Halyayi qaran farxad kunolowu

  • @ahmedmibrahimibrahim3631
    @ahmedmibrahimibrahim3631 4 часа назад +1

    Masha alla nin culus Walee maba xasuusnayn hawshaa afkaaga caaano lagu qabay tooshka igaga shid runtii

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 4 часа назад +1

    Ha la kaco mutaharaaad oo gobolada somaliland

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 3 часа назад

    Waxay aaminsanyiin maxaabiistu inay reerkooda u xidhanyoin ee yaa ka dhaadhicinaya in meeshu qarantay reer cade gude iyo reer ictisaam

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 3 часа назад

    Cidna yaan la sii deyn iyadoo dadkinii la heysto.

  • @AyanAyan-rm5lu
    @AyanAyan-rm5lu 24 минуты назад

    Yaa yidhi waa lasoo daynayaaa 😂😂😂 waxaasi war mahee indha cawarow hana waalin

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 Час назад

    Odayaasha iyo wadada ictisaam,hadii,dawladu,waxkaqabanwaydo,bulshada,somaliland, waa,in,ay,iskaqabataa

  • @mdaudjama9391
    @mdaudjama9391 4 часа назад

    Seefta cadaaladda mooyaane, oo in la cafiyo daalimuhu waa caddaalad-darro kuwa dulman
    إلا سيف العدالة وأن العفو عن الظالم هو ظلمٌ للمظلوم

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 32 минуты назад

    Sorry reer somaliland Ciro wa jilicsan walhi 😡

  • @madarcali122
    @madarcali122 Час назад

    In faysal iyo ciidanka kale lasoo daayo weeyi

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 3 часа назад

    DAWLADU WAA INEEY TALAABO KA QAADO OO SHARCIGA HOR KEENTO KUWA CADOOWGA SOO DEYNAYA

  • @aminamama4201
    @aminamama4201 2 часа назад

    Haday dhabodo inu sidayo maxabista huwanta wa ina lafgabiyo ciro iyo citisamka xirsigaba uguhoreuo