Xabashi baad gabdhahaaga la rabtaa in ay wasaan😂😂😂😂😂 Walaahay islaani inaanay kuu nabad gelayn Mida kale ragiina isaaq waad qayishaanoo si fudud baa xaawalaydiina loola wareegayaa Intii xabashi wasi la haa Liyu police ogaadeen ahi ha waso That's the reality
Intii hore waad saxsanayd lkn inta u dàmbaysa hadalkaaga ayaad xumaysay ee reer miyigan u Alle is baday nabada ku wada noolaa nabadgelyadoodii haloo soo celiyo @@isseyare837
Ilaahy idinma naxariisto iyagoo dadaa jooga ayeey wax aanay hubin ku hadlayaan oo dad masaakiina oo losoga shaday shaadh dowladeed lagu laayeey ayee xagaay ilaahay dartii u kala dhex geli lahaayeen ayeey qaateen hal dhinac ilaahii idin abuurtay ka baqa oo askartiina ha ku raacina dulmiga aay u geesteen dumar ka iyo caruurta aay iyagu ku gacan hore yeen subxaan Allah
WAXAAN AAD UGA XUMAHAY INAY XANUUNKAAS HAYA QAADSIIYEEN CARUURTII KU DHALATAY MARAYKANKA!! WAA DAD AAD U ARAGTI GAABAN!! KILIL AY DIR LEEDAHAY AYAA LA SAMEYNAYAA!!
Qabiilooyinka Irirsamaale ee Ethiopia Dagaa , wa inay maamul ka madaxbanaan ka Ugaadeen ku dhawaaqaan, maamulka Ugaadeena waa in dhamaan Dhulkooda ka soo saaraan, Maaha in Ugaadeen ku maamulo adigoo ka badan, ka awood roon,
Odayaashu ma waalan yihiin waxay leeyihiin dadka reer somaliland ee dadkan ee kililka adeer maad tidhaahidid dadka reer sheekh isxaaq adeer shacab iyo dawladoodii baa is laayay idinku ma dawladii baa tihiin? Hadii aad tihiin reer isagu dawlada leh dee reerkiina ha xukunto dhulka reeraha maxaa idinka galey?
Waxaan maqli jiray “waxbaa salag leh” ninkii soo joog laga waayay soo jeefsaa laga helaa. Waa lagu soo dhaweeyay degaankan iyagoo qaxooti ah oo ilmaha afka ku sita. Hadana edeb daro ayay ku abaal gudeen. Dowlad ha sugina ee tamartooda tusa dadkan aan dantooda aqoon.
ALLAH HAYDAN XAFIDEY AMURTA U HUBSADA MEESHA ILAA CARUUR IYO DUMARBA LAGU LAAYEE HORENA DAD BADANO DDS AHBA KA QEYB GALEY DAGAALKII LAASCOONOD EE MAXA UGA HADLI WEYDEEN
Odeyaashani dhinac ayay u hadlayaan lkn waxay garan waayeen dadkan deegaanka wada degan in ay isku yihiin wiil iyo abti lkn mashaqadan dhex martay waxaa dhex cararay ciidanka niyuuga oo rasaas ku furay labadii dhinac qayb ka mid ah sidaa ayuu dagaalku ku bilaabmay lkn reerihii deegaanka wada yiilay iyagu wakhtigaa wax rasaas ah iskumay ridin ee ciidanka ayaa dadka laayey sidaa ayuu dagaalku ku bilowday somaliduna xad ma kala laha dadka Alle ayaa ku wada beeray deegaanka ee labada dhinac dhaqankoodu haka wada heshiiyaan fidmadan lala soo doontay ee lagu kala dilayo dhinac haka wada maraan. Ciidamadan labada dhinac u kala hiilinaya iyagana meesha ha laga kala dereeriyo ilayn ilayn deegaanku hore ayay nabad ku wada noolaayeen kalsoonidiina loo soo celiyo reer miyigan fidmada lagula soo dhex dhacay.
Waxaan u baahanahey in nin oroma ah kililka loo dhiibo waayo dadkan sidan u hadlaya ma aamini karno xukunkooga, somalida Ethiopiyaay dacwadihiina bilaaba meeshan somalimo ma jirto waayna dhamaatey
CAGDHEER ILEYN WAA CAGDHEER SOMALILAND CARRABKIISU MA KARAYO, SHICIBKII LA XASUUQAY KAMA HADAL KELIYA QABIILKOODA AYEY DHIBKII AY GEYSTEEN LIYUU BOOLIIS KODU AYEY DAMBABASAYAN
Odayaal waawayn baad tihiin wax hubsada, ciidan somaliland ka soo gudbey ma jiro, been baa laydin sheegay. Dhibata waxa keenayna waa police ka meesha yimid oo laayey dad shacaba, iyqguna way is difaaceen. Nabad gelyo haddi aan lagu wada noolaanayn cidna loo dowaladayn maayo. Ogaadeen haddu dagaal diyaar u yahay waa la iska celinayaa. Waana soo dhawaynaynaa.
Qabiilada Irirsamaale wa inay ku dhawaaqaan Dowlad Gonlboleed ka madaxbanaan Ugaadeen iyo Daarood, Maamulka Ugaadeena waa in dhamaan dhulkooda laga soo saaraa
What xad? cagdheer ayaa anaga noo dawladaynaysa xadkayaga anagaa sugayna, Liyuu Police wax la yidhaa ka shaqayn maayo meel Isaac dego birta ayaanu ka aslaynaa
ASC. ODAAYAAL HADAY BAAQ. DIRAYAAN WAA. BAAQ. NABADEED KUWANI WAA DHINAC
NIMANKANI WAA HADHAAGII FAQASH EE XERYA QAXOOTIGA KENYA LAGA QAADAY OO IMINKA MOODAYA IN LA ILLAAWAY DHAGARTII AY GAYSTEEN!!!
Saraakkiishii siyaad bare ee fakad ku tagey mareykanka huuu yaahuu
Waxaad tihiin ragii waqtiigii siyaad bare umada xasuuqay ee aduunka u kala yaacaya
Ogadenow Naga daaya ciyaarta intaad beerahayagii nagu soo doonataan hadhowna hanoo calaacalina
Dhamma ya kula ciyarayo khanisbaatahy ma runta ku fhibi
HADDII AAD ARAGTO NIN MARKA U DOODAYA DADKA DHALADKA EE AANU GAADHEEN KU SHEEGA KHANIIS WAX LA MIDA ISAGAA YAQAAN SHUQULKAAS !!!!!
@ahmedgaileh
Dhashii daroodban ahey adiga yaku dhaley ibnu xaran
@@MaleykaGabanedaarood wax layidhaa majiro waa uruuris iyo maryo alool dhashii sheikhu halkay ku wada aasanyihiin waa macruuf yaa munaafaq
Dadka boqolaalka ah New Police laayeen ka hadla
Waa qawlay satadii siyaad bare danbiyadii 1988 soomaaliland
Deeqa ceeb
Siyaad bare ma taqaanaa horta xoolayshoww@@AhmedMohamed-tn5yg
Maati bay laayeen waana laga aar goostey
Haye waa diyaare hada walagaasii jeedee hada wixii ka dambeeyo yaanan arkin adigoo nabad baan rabnaaa leh iidoorow DHULBAHANTE shacab ah ayaad iska celin weyseen o waxa ogaante idinku dhigay ODAGEN sow maahan hada waxaad daan daansateen markii la idinku dul DHAANTEYO oohintiina warbaahinta ka qariya uun
Asc wll anigu oogaadeen baan ah lknse waa godey deegaan ahaan Arab iyo ree cali ayagaa iska kaan xiga waayo waa wiil iyo abtigii wiil iyo habar yartii caliga saliimka ah la shaqaysiiya soomaali waxay tiraahdaa oodi abka dhaw ii doorkale iyo ogaadeenkale masaa maynaayo ee heshiiya taladaa waxaa idin siinaya anigoo ree maxamed tolomoga ah
jiigjiga waa magaalo direed waxanu sameysanayna dowlad deegan direed jigjiigana anaga ayaa leh
Waa faqashtii baxsatay danbiilayaal qaxooti kubaxsaday
Allaha unaxariisto
Intii dhintay
Labadii dhinacba
Aamin aamin walalo❤❤❤wadficantahay
faqash calaacal guul SNM guul somaliland.. 💪🏻💪🏻💪🏻
Hhhhhhh DHULBAHANTE AYAA SOOMALI KAA SAARAY BALAN WEEYE OGADEEN INUU DIINTA KAA SAARO ADOO LEH YUHUUD BAAN WALAALO NAHAY YAANAN LAGU ARKIN
Waa IN xuduudaha lakeeno Ciidanka fitraalka itoobiya Lagana qaado Ogaadeenka udawladaynaya Shacabka iyo maatida
Yaaa Qaadi oo keeni Aqli yaridaa meeshan. Hadalkada masoconayo
Xabashi baad gabdhahaaga la rabtaa in ay wasaan😂😂😂😂😂
Walaahay islaani inaanay kuu nabad gelayn
Mida kale ragiina isaaq waad qayishaanoo si fudud baa xaawalaydiina loola wareegayaa
Intii xabashi wasi la haa
Liyu police ogaadeen ahi ha waso
That's the reality
Intii hore waad saxsanayd lkn inta u dàmbaysa hadalkaaga ayaad xumaysay ee reer miyigan u Alle is baday nabada ku wada noolaa nabadgelyadoodii haloo soo celiyo @@isseyare837
Ogaadeen is always Ogaadeen
Doqonkii Ogaadeenoow isku kaaya qabadsiiya “xadbeenaad iyo way ka soo gudbeen iyo xadbaa ka jira” 😂😂😂😂
Xadbeenaad iyo xad baa ka jira 😅😅😅
Adeer maxamuud canshuur masha allh
Waxay jjiraan cimrigaa haddana waxay hurinayaan balaayo iyo qabyaalad
Waxay ka yaaceen nabad xumo haddana waxay wadaan isku dir naxli xumaan waa islaam sheegato
Welligii. Ayuu. Nuyuugu. Dadka. Laynasyay. Wil kamaydaan. Hadlin
Ilaahy idinma naxariisto iyagoo dadaa jooga ayeey wax aanay hubin ku hadlayaan oo dad masaakiina oo losoga shaday shaadh dowladeed lagu laayeey ayee xagaay ilaahay dartii u kala dhex geli lahaayeen ayeey qaateen hal dhinac ilaahii idin abuurtay ka baqa oo askartiina ha ku raacina dulmiga aay u geesteen dumar ka iyo caruurta aay iyagu ku gacan hore yeen subxaan Allah
Xadka ma Ogaadeen ba soo gaadha Reserve area u dhaxaysabe 😢😢 dulmiga darood eeg
beenaayaal ilaahay kafurtay
weeye qabyaalad ku hadlaaya
waxay sheeganayaan maxadii
dhaqanka waa wax iskula falayaal
Daaroodka dhaqankiisu waasidaas
oo miidhan
ODAY UGADEN DHUSO WEYNE
CIIDAN MAAHA NEW EE WAA DUGAAG DIRAYS GASHAN
WAANA LAYSKA ECELINAYAA
GUUL SHACABKA ISAAQ
Aniga ayaa ka mid ahaa gurmadkii Hargeisa ka soo baxay 80 km ayaan gudaha u soo galay lkn askari ma ihi fadlan taasi ogaada
OGAADEEN CAGDHEER ADEER XAQIIQADA WAAJAHA HORAA DOQONIIMADIINA U SHEEGAY SAYID M CABDILE XASAN
Bararakh bararakh
Waar ogaadeenoow aynu kala xishoono iimaa dawladayn kartaan caqligiinu wakaa aad halkaa kasoo nacnac leediin malaha waad ilowsantiin inaan isaaq ah deegaankaygiina aan joogo soomaali oo dhan baa hubaysan ilaa xayle salaassy hubaysnsyd kaalay hubka iga dhiga adigu waar deegaanka anaa Le ogaadeen ma Le
WAXAAN AAD UGA XUMAHAY INAY XANUUNKAAS HAYA QAADSIIYEEN CARUURTII KU DHALATAY MARAYKANKA!! WAA DAD AAD U ARAGTI GAABAN!! KILIL AY DIR LEEDAHAY AYAA LA SAMEYNAYAA!!
Alla etopia waa kufarxeysa shekadan wayo dadkedey deeyd uga dhigtay soomaali kale waa iskulaay soomaali
Hooyadiin wasa iyo ogaadeenimada aad ku hadlaysaanba waaryaa anaga noo dawladayn maysaan walaahi waanu iska kiin celinaynaa
FAANKA IYO BOOTADA HADA WEYSO DHAMATAY HADHOW HA ORDIN SIDA KABAHA XUSULADA LOO GASHTANA WAA TAQAANA ORODKAGA DHEER AFKAAGAN DHEER WEYNU ARKI
Yey ciidamo u yihiin Gobolka Ogaadeen ayey ciidamo u yihiin Anagu waxaanu nahay kilil madax banaan Oo sidiisa ula xidhiidhaaya Dawkadda dhexe Ee Ethiopia
cagdheer aqli leh maan arag reer miyi ayay soo weerareen new boolis dabadeed dadkii reer miyiga ahaa way iska difaaceen😅
LIYUBOLIS HA ISKU DHERERIN HADI LAGUGU FASAXO XASUQBA DHICIYE
Sifiican baa loogaly liyuubolis guul isaaq wasady ugaleen sheekhaal
WLL. LIYU WALI LAGUGUMA. FASIXIN. ISDAJI😅
0:56 0:58 0:59 1:00 1:00
Odaygaan
Gadhka cas waakii SSCKH markii SAaq oodani xataa kuwii isaaqa ee kilik ga soo gurmadey
Kulahaa habar jeclo iyo Reer buuhodlaa
Qabiilooyinka Irirsamaale ee Ethiopia Dagaa , wa inay maamul ka madaxbanaan ka Ugaadeen ku dhawaaqaan, maamulka Ugaadeena waa in dhamaan Dhulkooda ka soo saaraan,
Maaha in Ugaadeen ku maamulo adigoo ka badan, ka awood roon,
Sikhramin Somali isku sheegay dadkii ay Dawlada u ahayeen dhameyey. Dawlad baa shacabkii laynaysa
Hadalka odayaashan waa dhan ee dhex maaha
waxay ku hadleen afka qabiilkooda
Odayada wadankii jooga ayaa xaalka og. Kuwanu dhan bay u raranyihiin.
Haduu ciidanku shicibkii isu deegaanka ahaa ay laynayaan, maxaa xal ah.
Ilaahay hakala qaboojiyo
Meeshu waa Itoobiya federaalka ayaa xallinaya ciidankii qarankana galabta ayaa la geeyay.
JURDIYII WAXA DUMARKIINII
OO AAD QAAWISEEN JEEL OGADEEN CANFATA IYO OROMO
MAAD ISKA CELINWEYDEEN
CAGDHEER ILAAHAY WAXA UU KUUGU TALAGALAY BILAA DHUL
XAAR CUNSIINTAA
,itoobiyad tihin doowlada soomaaliya waxan ushegena nimankan daarood oo keenyan kah iyo itoobiyanka yeey soomaaliyada xoorta xukun kaqaban waa ajaanib soomaali mahan afkoday kashegen eyesan xilkaqaban waa cadawganga hana dhafen
Beenaalayaal ilaahay ka goay, dadka isdisheen waa dadkii aad isku oodda ahaydeen oo aad ku heshiiseen in shaad dawladeed dhulkooda ku boobtaan, xad ciidan kamaso talaabin
ANAGU KILILKA 5aad WAANU GOOSANAYNAA FEDERAALKA AYAANU HOOSTAGAYNAA AMABA KILILKA 6aad AYAANU NOQON RAALI AHAADA CAG DHEERAY
Dawlada USA 🇺🇸 waxa u sheegayaa dadkan oo maalgaliya dagaalo lagu xasuuqayo dad shacab ah in baadhitaan lagu sameeyo
Zhp new police ka jaarso ayaa soo af jartay ma reer sheekh isaaq ay biyo I kabanay gar ahn labki isaaq
Ogaaden iyo qabyaalad
Qabyaalad maaha ee qofka xalka raadinaya waa qof gobonino udhantahay.
Kuwiinamaadwaxsheega.ciidan.cag.dheer.waankatashaynaa
Weli reerka Ogadeen reer ka caqli xun kana cabaad badan ma arag.
Odayaashan 80 jirada ah .ee qurbaha khamriga ku caba ee qabyaladu madaxmartay .odaden caqli iyo cadaalad midna ma hayaan
Kalaya soraca cagdheray neyuboliska adshegeysan waleyska celinaya Dowladkushega adsheygasan
DADKA USOO GURMADAY SHACABKA LAXASUUQAY WAA BEELIHII ISAAQA AHAA EE ITOOBIYA YAALAY LIQ
Odayaashu ma waalan yihiin waxay leeyihiin dadka reer somaliland ee dadkan ee kililka adeer maad tidhaahidid dadka reer sheekh isxaaq adeer shacab iyo dawladoodii baa is laayay idinku ma dawladii baa tihiin? Hadii aad tihiin reer isagu dawlada leh dee reerkiina ha xukunto dhulka reeraha maxaa idinka galey?
Liyuu police waa jabhad beesha ogaadeen sidaa darteed waa cadawga koobaad ee beesha isaaq 😂😂😂😂
Waxaan maqli jiray “waxbaa salag leh” ninkii soo joog laga waayay soo jeefsaa laga helaa. Waa lagu soo dhaweeyay degaankan iyagoo qaxooti ah oo ilmaha afka ku sita. Hadana edeb daro ayay ku abaal gudeen. Dowlad ha sugina ee tamartooda tusa dadkan aan dantooda aqoon.
Ogaadenow. 2024 ayaa lagu jiraa .
Isaaq ma xukumi kartaan mana helidontan dhulka isaaq
Dad cuqaashoodii iyo wax garadkoodii, yurub iyo reer galbeedka ku daadsanyihiin, yaa u maqan.Liyuu booliska ayaa dhibaatada wada,
Ilaahay ka baqa
ALLAH HAYDAN XAFIDEY AMURTA U HUBSADA MEESHA ILAA CARUUR IYO DUMARBA LAGU LAAYEE HORENA DAD BADANO DDS AHBA KA QEYB GALEY DAGAALKII LAASCOONOD EE MAXA UGA HADLI WEYDEEN
Ogaaden caqali kumajiro shaadhak Ethiopia ayay udagsanayan shacabakii deeganaka lakiin waladka tashanadon ogaadenwo Aboya Axmed haduubadaliway waxanu kagosandan maamulgoniyah
Haa waaxad gudub argagixiso kusoo qaaday itoobiya alsabaaab weeye iidoor ku lkn ogaadeen baahor istaagay oowaliba caarsaday liyuupolis guuuul liyuuguul 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🫡🦁💪🇬🇲🫡
Cagdheereey jamhuuriyada barakaysan ee somaliland waa qaran madax banaan malaha waad riyoonaysaaye soo barta taariikhda
Darood wsa dadka aduunka ugu xun duli duli dhalay ma Ogaadeen ayaa dawlada
Wllahi kilidhku qori dableh waxaan ahayn in aan xal looga dhigayn reerkan dadka u dawladaynaya ee culumadooda iyo cuqaasheeduba hanjabayaan halaga dhargiyo dagaal wllahi dir iyo daarood ayey noqon doontaa deegaankuna wuu burburi doonaa ninwalba deegaankiisa ayuu ciidan gaar ah u samaysan waar ka waantooba hanjabaadda hadii kale waxba hanaga siinina dhaxalkeedda!
Haar weynayaal dadka dhulkooda in laga qaato ayay iskugu yimaadeen
Eey eeyi dhashay la mid baad tihiin soo raaca
ADDEER MEESHA BAD BAANU KARABNAA. BELAYO KULA HESHIISEE. 150 SANA LAGUSI RIIXAAYE XAGAAD U HAMRAN.
Xadka hooyadaa malaha dhulkana waa kaayagii doqoniimadaasi wata laysku dalay
mustafe cagjar wa horgal idoor oo isaga laayay ciidanki liyuu boolis ee katuura kursiga ileen idoor wa dhulboob oo harti way iskaso eryene ee toosa
idoor dhulkiisii ayuu joogaa new boolis hubaysan oo shacabka laynaya waa sax saw maaha aqli cagdheer waakaas waxan dadka guryahooda xadaya ee gaajoonaya qabsada dadka dhib ayay ku hayaan new boolisku from jabuuti😅
Kuwani waa Doqon Ogaadeen cagdheer uraysa waar waalaydin karbaashaya waliba dibna kilil shanaad oo jiraya majiro gudaafad yahay nogobti doqon doqni dhashay. Bacaac bacaac bacaac duli iyo doqnimo ogaaden waa kaa
Odeyaashani dhinac ayay u hadlayaan lkn waxay garan waayeen dadkan deegaanka wada degan in ay isku yihiin wiil iyo abti lkn mashaqadan dhex martay waxaa dhex cararay ciidanka niyuuga oo rasaas ku furay labadii dhinac qayb ka mid ah sidaa ayuu dagaalku ku bilaabmay lkn reerihii deegaanka wada yiilay iyagu wakhtigaa wax rasaas ah iskumay ridin ee ciidanka ayaa dadka laayey sidaa ayuu dagaalku ku bilowday somaliduna xad ma kala laha dadka Alle ayaa ku wada beeray deegaanka ee labada dhinac dhaqankoodu haka wada heshiiyaan fidmadan lala soo doontay ee lagu kala dilayo dhinac haka wada maraan. Ciidamadan labada dhinac u kala hiilinaya iyagana meesha ha laga kala dereeriyo ilayn ilayn deegaanku hore ayay nabad ku wada noolaayeen kalsoonidiina loo soo celiyo reer miyigan fidmada lagula soo dhex dhacay.
Ogaadeen danbe oo ku gabanaya neyuupolis danbe lama ogola.ogaden danbe ciidan ii sheegan maayo.
ADEER FAQASH DIB UMA SOO NOQONAYSO HABEEN XALAY TAGAY
Hodhodho waar runta haga sheego sida wax u dhaceen
Kaasi waa askartii siyaad bare jaale kute
Waa kaas daarood
Oday,dhiikh sharif
Uma kala hadhaan
Qabysalada
...Inaalillaah Waa inna illaayhi Raajicuun...
kuwani waa afkudhiiglayaaal Walahi...
War Masaakiintii Dumarka Iyo Caruurta Xasuuqay ee shaadhka federal ka Ethiopia soo xidhay Nigispoliskiinu Xasuuqay baad difaacaysan...Subxanallaah Subxanallaah Allah Cidhibtiina ha gooyo beelayada uurka ku haystaan Allah haydin siiyo haydin ciqaabo cadaabkeedna ifka iyo Akhiroba Allah haydin siiyo haydinku Cadaabo bi,idnillaah Allahu Amiin Amiin Amiin yarabilCalamiin...Nacalatullaahi Calaykum Ajmaciin Amiin yarabi
Argagixisada waddanka soo gashay, waa in gacan bir ah lagu qabto,
Waan filayey inaanu nin daarood ahi si islaanimo ah u hadlayn ama shiikh ha noqdo ama suldaan ha noqdo ama digtoor ha noqdo,e
Waxaan u baahanahey in nin oroma ah kililka loo dhiibo waayo dadkan sidan u hadlaya ma aamini karno xukunkooga, somalida Ethiopiyaay dacwadihiina bilaaba meeshan somalimo ma jirto waayna dhamaatey
CAGDHEER ILEYN WAA CAGDHEER SOMALILAND CARRABKIISU MA KARAYO, SHICIBKII LA XASUUQAY KAMA HADAL KELIYA QABIILKOODA AYEY DHIBKII AY GEYSTEEN LIYUU BOOLIIS KODU AYEY DAMBABASAYAN
Haddii ay salaadiin yihiin maxay ka qabtaan maraynka, midda kale beenta ay sheegayaan iyagoo jooga maraynka waa beenalayaal Somalilandna dawladeedu shaqo kuma laha ee dadkii deegaanka ayaa iska celiyey oo difaacay deegaankooda, liyuu booliskuna waa budhcad shicibka aan ogaadeenka ahayn si badheedha ula dagaalamaya waana la iska celiyey oo waajibkooda ayaa la mariyey.
80 jiro asaasaqay cagdheereey adeer xajiya bahashu way soconaysaaye ilaa maraykanbay kasoo ooyayaan 😂😂😂 nacdal idinku dhacday 80 jir cuqdadi dishay
Aderow baanbaad sheegaysaaye wax ciidan ah oo xad kasoo talaabay majiraan waa shacabkii kuwa la laayay iska hubso
xalkale ma jairo aan ahayn itopiayan waa inay askarta ha ahaato
Wa faqash ka hadh wakuwa ugu ciilqabaysan wa kuwii gacanta snm ka badbaaday soo calaacala
Odayaal waawayn baad tihiin wax hubsada, ciidan somaliland ka soo gudbey ma jiro, been baa laydin sheegay.
Dhibata waxa keenayna waa police ka meesha yimid oo laayey dad shacaba, iyqguna way is difaaceen.
Nabad gelyo haddi aan lagu wada noolaanayn cidna loo dowaladayn maayo.
Ogaadeen haddu dagaal diyaar u yahay waa la iska celinayaa.
Waana soo dhawaynaynaa.
Qabiilada Irirsamaale wa inay ku dhawaaqaan Dowlad Gonlboleed ka madaxbanaan Ugaadeen iyo Daarood,
Maamulka Ugaadeena waa in dhamaan dhulkooda laga soo saaraa
Waa dad hurda oo la hayste yaal ah intaan ka ahayn Jaarso.
Adeer sĥacabka marka hore lalaayey maxad uga hadliweydey inta aad askariga ladiley ka hadleyso
Caqli Somaliyeed malaha kuwani
ugaadeen kibray oobeelyari laysay ooay kuduuleen si ay uxasuuqaan ayay kaqaylinayaan markii ay fashilmeen waar islayaaba
Cagdheray in ad tihiin Cadowga sland waleyskakin celinaya ma iminka ayad calacal bilowden nayubelska wa argagixiso umada Somali malin walba werer kuqadan
What xad? cagdheer ayaa anaga noo dawladaynaysa xadkayaga anagaa sugayna, Liyuu Police wax la yidhaa ka shaqayn maayo meel Isaac dego birta ayaanu ka aslaynaa
Adeer waxaa fiican in wax la hubsado xaqiiqdana la sheego taasi ayaa isu soo dhaweyn karta dadka.
Ogadeen waxay nuyuu boliska ku khiyaameeyaa beelaha la dagan ku gumaadan
Adeer anigaa kaaga jawaabi ee waxaa weeyaan hadaan nahay ogaaden anagaa isku xiniinyo waaween
Somalia waa halkee? Jamhuriyada SOMALILAND weye
Arab ayaa jabiyey ogaden wayna isdifaacayeen beesha arab wayna iska dhicin doonaan cid kasta oo ku soo xad gudubta
Car Ciidan damve keena dhulka Isaaq ka dego Ethiopia tuug baad tihiin Daarood daba cayuun
Ciidan dawo maaha waa ciidan ogaadeen ah adeer dhulka anagaa leh
Waar bacaacda jooji. Xadleyne..daalimiinta liyuuga ha'la edbiyee
Sheekooda iyo shariifkooda waa isku mid daarood ilaahay iyo nebigiisii suubanaa wey ka go’een
Iyagoo aakhir cimri jooga ayey
Been la soo istaageen halkan
Waar markaad tidhaahdeen heshiis baanu wadnaa oo laydin soo dhaweeyey oo hilibkii iyo raashinkii cunteen ayaad maatadii
Iyo caruurtii layseen
Rageedii ayaa idin helay
Oo birta idinka alley
Lituu police waa naago caruurta iyo dumarka laaya Laakiin
Ragii raga ahaa ayaa idin dubay
Oo idin karbaashay
Weelkii wax laydin ku siiyey ayaad
Ku xaarteen
Hadaad soo noqotaan taa iyo
Tu ka daran ayaa idinku dhici