DEG DEG Masar oo War Lama filana ku dhawaaqday, Badda Somalia oo Halis ku Jirta, RW Xamsa oo Dignin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2025

Комментарии • 40

  • @nmi2672
    @nmi2672 18 дней назад +9

    Ilahaow noga qabo axmed itoobi iyo dabadhilifkisa amiiiin

  • @abbdll
    @abbdll 18 дней назад +3

    Badda soomaalida waaloo tashtay. Masar si ay biyaha wubiga uhelo waxaa itoobiya lasiinayaa badda soomaalida.

  • @saafi1302
    @saafi1302 18 дней назад +2

    Inla qabsado badeena xasan baa masuul ka ah

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 18 дней назад +3

    Kuwi.quranku.shegayay.indho.ayay.leyihin.lakin.waxpaa.kuma.arkan..aqli.ayay.leyihin.waxpa..waxpa.kuma.firiyan.waa.sida.xawayan.ukalee.

  • @kiinali409
    @kiinali409 18 дней назад +3

    Jubaland waxay awoodo malahan ethopian iyo waxay isku halaynayaan shabaab lkn waala soo qabqaban doonaa dhamaan

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 18 дней назад +1

    Waar Badeena Aynu ilaashano iyo waxii.Danaheena ah.saliyey. maxaa Turkish.Masar Ethiopia. Shaqadeena Maaha Waa Dowlado.intrest. leh aduunka 2025
    Waa onley Interest. Maxaa inoo Yaala.meel Cajiib .allow Somalia U Sahal

  • @ThestrivingSomali
    @ThestrivingSomali 18 дней назад

    Nin xanuusan boqol utalisay

  • @AhmedMohamuud-ll7mo
    @AhmedMohamuud-ll7mo 18 дней назад +1

  • @FadumoMaxamed-o9x
    @FadumoMaxamed-o9x 18 дней назад

    Xasan dhiiqo aritis way fishilmatey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 18 дней назад

    Xasan xabaal xasandawarsade adan dawarsade 2lugood 2 faras kala saar maxaa dhici

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 18 дней назад +1

    asc itobiyo ma dekaad rabtay mise baad

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 18 дней назад +1

    😂cid aan smali ahayn oo awood uleh badda somaliya majirto😅.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 18 дней назад +3

    😅لا يمكن ان تتدخل اي دولة في اسماح سواحل الصومال لدولة اخر ى فوف الحكومة الصومالية ابدا وقطعا من الشعب الصومالي ايضا 😂،

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 17 дней назад

    Horaan idiin kugu sheegnay in MASAR 🇪🇬 iyo Ethiopia 🇪🇹 ay isla ogaayeen shirqoolkan Somaliya fursadda loogu helo in ciidanka Ethiopia 🇪🇹 ay soo badiyaan ilaa 100kun gudaha Somaliya iyo xuduuda & in Massarna Ciidankooda oo tiro badan Somaliya lageeyo iyagoo shicibka lakhiyaamay in ciidanka Ethiopia 🇪🇹 la’saarayo oo Yuhuuda ay wataan ciidamadan walahi Yemen 🇾🇪 waa marmarsiyo loo socdo waana waxa Hassan uu ufulinayo Yuhuuda iyo Reergalbeedka inay adeegtaan Somaliyana gun laga dhigo ciidanka Masaarida 95% waa Yuhuuda Masaari ah lana soo xulay walahi badankoodana waa ciidankii Gaza kasoo dagaalamay ayaana lasoo wadaa si dhulka Somaliya Yuhuuda ay aaminsan tahay inay iyaga lahaayeen asal ahaan walahi waana xaqiiqda aan ogahay anigu waxaan ahayn ciidan dunida wadamo badan loo kiraystay kooxdeena ilaa Azerbaijan 🇦🇿 ayaan kasoo dagaalanay iyo Ukraine 🇺🇦 si aan tababarna u soo qaadano dalka difaaca soo socda iyo in aan khiyaamadooda soo ogaano walahi horaan u sheegnay waana sidaan u nidhi ayay u socotaa oo Madaxda 5ta Somali iyo Baarlamaanada waa wada sahnuuniyad badankooduna aan dhiig Somali lahayn oo Ethiopian ah walahi wayna soo bixi doontaa inshaAllah ilaahaybaa ceebtooda iyo khiyaamadooda dibadda soo dhigi qabaa’ilada ay sheeganayaan waa been xitaa culumada iyo Cuqaasha waxay la’aamusan yihiin waakuwo naloo’soo carbiyeeyay walahi indhihiina fura oo caqliga yeesha alhamdulillah ilaahayse wuu nagu guulayn Jihaadka oo shicibka ayaa badbaadin Diintan iyo Dalkan waligeenba waan ka’adkaan jirnay cadow walba oo is’bahaysta maantana walahi way halaagi waxbana u hirgali maayaan inshaAllah Mujaahidiintu waa diyaar Xalanena waa Mashruuca Arsenal laga maal’galiyo alhamdulillah marba hadii la’ogaaday inay Oromo 85% yihiin oo Ethiopian&Kenyan ay difaacaan uu CIA, MI6 iyo Mossad ay tababar iyo dhaqaale kubixiyeen Madaxduna waa Scandinavianka wadamadooda waana meesha Argagaxisada loo xilsaaray tababarka laga soo siiyo lagana soo abaabulo iyo Madaxda badabkooda meeshan ayay ka’yimaadeen walahi ilaa Somaliland madaxdooda mucaarad iyo Muxaafad iyo Koonfurta ilaa gudoomiyaha baarlamaanka ilaa Arsenal Madaxdooda waxay ka’yimaadeen Scandinavianka xitaa kuwa dhaqanka xun mashruuca loogu tala’galay oo Oromada luqadda Somaliga baratay la’shaqaalaysiiyo si ay xunaanta iyo gaalnimada u faafiyaan iyo Shaydaan caabudka lagaliyo fanaaniinta iyo kuwa tiktok caanka ka’ah iyo Yutuberro Somali laga dhigayo oo aad u tiro badan lashaqaalaysiiyay si ay colaada u faafuyaan iyo Ai oo la adeeganayo commentska u hawaabaya kuna taageeraya Damaca cadowga Ethiopia 🇪🇹 iyo Khiyaamada Turkida iyo Reergalbeedka iyo Yuhuuda Xumaantana buunbuuniya walahi si Shicibka Somalida ay dhaqanka xun u caadaystaan siiba khaniisnimada mashruuc xoogan ay ka’dhisaan Xerada Xalane oo waan lawada soconaa walahi shicibkow diyaar garooba tabar malaha walahi waxan dagaalada ahna waa khiyaano ladoonayo in shicibka lagu mashquuliyo oo cadowga ayaa dabkan hurinaya kana dambeeya lana adeeganayo ciidankooda ku dhexjira shicibka ama ciidanka si colaad ay u huriyaan ee foojignaada InshaAllah ilaahay Somali wuu jecel yahay walahi 100% Islaam sunni ah ka’dhigay alhamdulillah hal’luqad hal dhaqan geesiyana naga wada dhigay alhamdulillah guushu Somalida xalaasha ah ayay ku dambayn cadowguna wuu quusan bi’idnillah kariim🤲🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @AbdiMadey-u9t
    @AbdiMadey-u9t 18 дней назад

    War dooeashada laga hadlaayo maxaa waaye wadankii dhanbaa halis ku jiree

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 18 дней назад

    Wadamada aduunka ayaa ku taageersan in soomaaliya itoobiya qabsadaan waaya waxaa la ogaadey in waxa madaxda sheeganayaa dhamaantood aaney ahayn dad dal iyo dadka midna aan doinaynayn oo iibsadey wadanka

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 18 дней назад

    Wariye aybaatahay adiga iyo kuwa mucaaradka ah ogaada koixda diidan Doorashada Shicbiga lagu xoreeynaayo waa Gaalo waana dabadhilif Ushaqeeyah gaalka James Sweyne oo Cadawga Samali oo doonayah Adoonsi cusub oo Africa kulli diidan waxeey utaalaa Shicbiga Samali oo ah iney lasaftaan dawladooda daacada u ah oo Ka xoreynaya Gaalada iyo gsalokalkaalka isisobaheystay xattaa waryayaashuu waxeey uwada Shaqeeyaan Gaalo. Allah hanbaga qabto kuwa dabadhilifka ah iyo Gaalada xasidka Ku ah Muslimiinta Geeska Africa wada degan Aamus Yaa Allah Nabadeey Wabillahi Tawfiiq

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 18 дней назад

    Sabab maba haysid aan ahàyn tiimucaardka

  • @AdamSharif-j8h
    @AdamSharif-j8h 18 дней назад

    Afnoolinaa wuu hadlaa aynawuuciyaa waa printable soomaali

  • @abdinasirdahie4107
    @abdinasirdahie4107 18 дней назад +1

    Odaygan wadanka ha laga qabto

  • @hibo7569
    @hibo7569 18 дней назад +2

    Nous nous parlons pas 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹💔💔💔😱😱😱😱💣💣💣💣😰😰😰😰😰😰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @istahilYusuf-e2d
    @istahilYusuf-e2d 18 дней назад

    Madaxwayne Xasan SHEEKH DALKII SOOMALIYA la odhan JIRAY cadaw ayuu ugacan galiyey

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 18 дней назад

    Masar khayaamo weyn bay wadaa oo ay ku hesho galaagal.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 18 дней назад

    Halla soo baaro waxa eey somalidu turkiga ka haleeysay anigu waxaan ku qiyaasay ugu yaraan inoow turkigu doonaayo onoow beeso wax gal ah ka qaatay wadamada qaliijka ee diidan in la soo saaro shidaalka somaliya taas oo ah nabar aan mar walba filaneeyno bacdamaa aan dilaal iyo mallaal aan gacanta ugalnay anagoon iska eegin

  • @MohamedAbdi-vd1nh
    @MohamedAbdi-vd1nh 18 дней назад

    Waa loo tashaday somalia

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 18 дней назад

    Masar ha dido logo yada gur gurte
    Labatan wajile, markay hubka ka dhargisay yu ku casi garobay oo uu itobiya usujuday wax alla wixi heshis uu la galayna halkasu ku so dadiyay ...

  • @abdikherdahiye4075
    @abdikherdahiye4075 18 дней назад

    Ariinta Ethiopia wa in ad loga firsado. Ethiopia wanaag ha ka sugiina wa cadoowga kowaad e Somalia abi. Turkigana dan tiiso kelii ayuu ilaal sanaya e fiira deraad eh ha loo yesho.

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 18 дней назад

    Allow run u hiili
    Fake . doorasho qof IYO Xassan .

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 18 дней назад

    Haa waxaa masar moowqifkedi bedelay ordugaan ayaa masar nooqday soomaaliyeey ordugaan dagaalka oow idinku haayo aby xataa naguma haayo sababtana magaranaayo

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 дней назад

    Xasan-baahane!
    Waddama aan is arki karin,
    Cadow ayuu soomaliya gacanta u geliyey.

  • @mohamedabdigurhan8447
    @mohamedabdigurhan8447 18 дней назад

    Waxaan ka dambeya yurub iyo Amerika Turki iyo masarna waa dilaalin Xassana waa moryaan

  • @GayfaneSalaad
    @GayfaneSalaad 18 дней назад

    Soomali bada uu maahaysoo iitoobiya aa waalna uu maahanji haadnaa uu maahanado ee waa noodaggala naa waxa laysiikulahari soomali niimadu hashaqayiso

  • @kiinali409
    @kiinali409 18 дней назад

    Adigu beenaale xag jir ah ayaa tahay oo dawlada soomaaliya kabeen sheega

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 18 дней назад

    Dhibaatada somaaliya
    Xilligaan waa aabbe u
    ah xasan xabaala qote,
    Waa nin iimaan la' oo
    Aan siyaasadda wax ka
    Aqoon & rakaabkiisa oo
    ah kuwo lugoyo ku wada.
    .................... ................

  • @MaxamudCise
    @MaxamudCise 18 дней назад

    Beenale