My brother Waridda don’t let everyone change change you, because you love your country Somaliland 💚🤍♥️💚🤍♥️ please 🙏 🙏🙏🙏you are all appoint your people 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
Ciro jiiclisana… maa Waaridaad iga kabtaay buu raagan uu so diray 😂😂😂 Dawlaadan jilicsana 😂😂😂 ragaana qabyaalad weyna. Muse Bixi maalinti ugu horeysa jabhadi Caare u sameystan. Good job Waridaad for filming them 😂
Wallahi reer Wadani wa ducfiyiin intasay Xamili laayihiin Bal waxay samyn jireen layslama gaadhinbe'' 2nin ee hareeraha waridaad ka maray waxan leeyahay laysma gaadhin ee ha sal fudanina
Waridaad Dhiiga aya kuugu badaan indr Amuusi kari meysiid adigu ayuuna hadal ka tagiin. Wixi Dawlada ka xuumada wa la sheegaya madama Kulmiye ayay wali ka amuusin yihin imika Amarna Niin la siin karo ma Tihid ayan uu maleynaya adigo Qarankaga uu Hadlaya, Kulmiyeena maliiin lama Tageriin ee Muucarad wax Saxa oo Qawiiya hadey ka lexdaan Xayndabka GUUL SOMALILAND ❤❤❤
ADNA Hada matageerto kulahaa oo hada ma wadaniba hhhh waridaad inay ergo ciro sodiray ku timid wan ujeedna lakiin yanay xaqiiqda katagin midakale sxb waxan ku ogolnahay inay caano fiican ku keenan Waxan filaya inay ahayen ragi madax wayne muuse aad umacaraday hawshada wado lakin ha iswada dhiibin dagalka cerigaabona insha Allah wacdaro wa inay qaatan doqonta soo yacaysa guul somaliland 🟩⬜️🟥 from galbeedka duriyada
Waridaad ma wanaagsa in badasho mowqifkaaga ku aadan difaaca qaranka, xukuumadani dhankay u socota macada, nimankan kula hadlaya waa la soo diray, warbaahintii gudaha gacanta ayaa la gudhigay , adigana yaan lagu xereen, magacaaga ilaali.
hq baqan waridaadow labadan nin ma haday dhasheen muuse ma maalinbay sugeen marku kursiga sidaa u fuulay bay ku bilaaben wuu ku dhamaystay waxay ku sameeyenba la ogaa inay ciro u calaacalan manta may ahayn midhahaad u beerten ayuu guranayaa ciro
Suaal muuse waa laga diiday qaran baynu nshay!!hawan baa laga saftay ciidankii qaranka ayaa labasay buurta loo galay oo la cayey muuse waa la caayi jiray waayo ciro murad cay inaan la taagerin u diiday?? waxaad bilawdeen ka adkaysta
Reer wadaaniyo adakasta wamaxay sidani so idiinkan wareddad labada garab ka galay muuse tada so marisen mad ilodan madawenah khaladkusa wa lo shegaya adakasta 😂😂
Shlay manu muuse Madaxwayne Somaliland oo dhan u ahayn ee loo taageri waayay''is xajiya adeer reer Wadaniyow
Waa nimankii shirkii gacan libaax qabtay judhii Muuse Madaxwayne noqday Goormay Muuse chance siiyeen wixii ay 7 sanadood ku hayeen baa imika is tusay
Muse waqti ma la siiyey? Waa maya. 7 sanadood ayaa la daba socday maxaad u cabaadaysaan adkaysta wax la sugaya ma jiro يا.منافقين
Waridaad sumcada yaan lagaaga cayaarin nimankan waxay u yimaadeen inay ku yiraahdaan Cirro taageer lacag qaado hadaad Xama in lagu geeyo rabtid lacag qaado hadi kalena qsrankaaga difaac
Waridaad tv geesi qaran sxb jiir oo joog waar qoofku mawuoqafkisa ama muucaarid ama muuxaafid kaa oo doono ayuu tagerikara isaga ayaa mawuoqaf kiisa xoor oo aha😮❤❤❤
My brother Waridda don’t let everyone change change you, because you love your country Somaliland 💚🤍♥️💚🤍♥️ please 🙏 🙏🙏🙏you are all appoint your people 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
Ragan waridad wareysanaya wey qaldan yihiin dawladjj hore waad tageeri jirtey tana Howard uso fadhida iyagu muuse ma is garab tageen 7saney vayayeen dawladii hore lugaha kaga manarnayeen xata huwanta iyo cadawga somaliland ney raceen iyago muuse kuxumeynayya marka mucarad iney reer kulmiye noqdeen miyey iliwsan yohiin Hana dhaliline iskayo garbtaaga waridadow haw jabine runta usheeeg❤❤❤❤
Saawta kuu diigaten muuse maarkiba eee xaata diiden ina aqaabashan naatiijadi waagi muuse haa iga suugiin inaan kaa amuuso ciiro huurdaye inta in kaa baadan
Shalay mouse bixi muuna haybada qaranka huwaneen ood waliba abtigaa u yihiin maad ka xishooteen sawtaad xaarka laaqaneeseen wuxuu jilicsanaa oo nugulaa😂😂😂😂😂
Subxanalahi ma Barıis baa lagugu iibsadey Waridad Tv.
Kulmiye dalkuu difacaya adeer❤❤
Qrankii oo Qofa🦁🦁🦁💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️waridaad real Somalilander
Waridaadaw shaqada qaranka cidna ha ooga tanaasulin kaligaa ayaa soo hadhay wariye daacada
Dhamaan saxaagafii dalku laaluush ayay qaateen waxna hasheegina ayaa layidhi markaa adna kuwaa haku biirine aragtidaadi fiicnayd ee toosinta ahayd ku shaqee💚🤍❤️👍🏽
Waxay leyihiin waxan anagu sameynay ha sameyn hadaad sameysid wa qaldantahay anagu lakin berigi aynu sameynay wa ku saxsaneyn 🤣🤣🤣
WAAR NINKII WAR IDAAD HUWANTIIBUU U GACAN GALAY
Waridaadow dalkaaga ayad hagaajinaysee xuman maad wadin nala baabii ayey ku leeyihiin
Waridaad guulaysta adiga iyo saaxiibkaa ❤. Guul Somaliland❤
Ciro jiiclisana… maa Waaridaad iga kabtaay buu raagan uu so diray 😂😂😂
Dawlaadan jilicsana 😂😂😂 ragaana qabyaalad weyna. Muse Bixi maalinti ugu horeysa jabhadi Caare u sameystan.
Good job Waridaad for filming them 😂
Asc muuse biixi markaad isagoon laba cisho joogin aad mucaridayseen miyaydaan ogayn ta kale saxaafada oo dhan miyaad wada laaluushi doontaan
mr war idaad tv never give up bro
Huwantii ayaad gacan u gashey ilaahay ha kuu sahlo aamiin aamiin.
Wallahi reer Wadani wa ducfiyiin intasay Xamili laayihiin Bal waxay samyn jireen layslama gaadhinbe'' 2nin ee hareeraha waridaad ka maray waxan leeyahay laysma gaadhin ee ha sal fudanina
Dee sawtan nin ka tirsan nisa oo fahad yaasiin ragii la shaqaynaayey uu ciro u yeedhay oo laga dhigay taliyaha arimaha dibada ee shirdoonka
Wariraad waa laqabtay maanta
Ma qof qof baa ayay khuruuj ugu baxayaan reer wadi
😅😅😅😅
Kkkkkkkk anaga yabnay war xamila midwalba oo dalka madax wayne ka noqda waa la mucaradayaa dhalishisana waa la shegayaa
Waridadna waxn leyay wad dhalisha sii laban laab🎉🎉👍👍✌✌✌✌
Mashallah ❤️💚
Reer wadani ma waxbay boobayaan mise waxba way u socon layihiin ilayn waakuwan saxaafadii laaluushaayee waaba la ogaan
Mashallah mujahid warifad❤❤❤
Waa tuugtii yusra ee muuse 7 sano lugaha haystay ala man arko kuwaa akhas
Waridaad Dhiiga aya kuugu badaan indr Amuusi kari meysiid adigu ayuuna hadal ka tagiin.
Wixi Dawlada ka xuumada wa la sheegaya madama Kulmiye ayay wali ka amuusin yihin imika
Amarna Niin la siin karo ma Tihid ayan uu maleynaya adigo Qarankaga uu Hadlaya, Kulmiyeena maliiin lama Tageriin ee Muucarad wax Saxa oo Qawiiya hadey ka lexdaan Xayndabka
GUUL SOMALILAND ❤❤❤
😂😂😂 wallhi waan la dilin uun subxaan allaah
Waridaad geesi geesi dhalay bad tahay ninraged an baqin ku ifi tooshka wax walba somalilander xaala ayad tahe h jeclo bawar
Maxamed saaxoow waan ku salaamay kulmiye waa SNM Hawdebcin nimanka waa huwane
NINKAA REER HOLAND WAA RAGII FARTOODA EEDAY
❤❤❤❤❤❤
Madaxwaynaha wixii saxan waalagu taageerayaa wixii khalada waa lagaqabanaya Ee Qaran nimada somaliland kasoo horjeeda war idaad tv wanku salaamaya wll
WARIDAAD IYO SANGEERBA WAN SALAAMAYAA WR NINKAASI WAA EX - NEW HARGEISA
WAARYAA HANAGA SHAASHEYNINA IDAACADA WARIDAAD WAA INDHAHAYAGII REER HOLAND KA DAAYA QASABKA ARINTIINU WAA QASAB KU NOQO
Madaxweynuhuwaa reer berbera
Asc dhamaantiin waxaan arkaa madax weynahu ma reerbaa mise was madaxweynaha somaliland
Sawta lagu sasabtay waridaadow sidaadii hore u shaqee Muuse biixi wixii lagu sameeyey lama dafirikaro taariikhda qortay.
waar inader caawa miyey kugu goobten nimankani wixii xaqiiqii noo soo gudbi anagram ku garab joogna sxb
Dawlada wadani waa la afgaran la yahay meel ay usucoto taas ayaa keenaysa inaan dawladan la taageerin
Asc waridaad qaran wnku Salame wadani daadga odhaan lacg aya lagu sarre is daaba yàcaa wadani iyo dawlada huruda ciiro guul gill kulmiye
ADNA Hada matageerto kulahaa oo hada ma wadaniba hhhh waridaad inay ergo ciro sodiray ku timid wan ujeedna lakiin yanay xaqiiqda katagin midakale sxb waxan ku ogolnahay inay caano fiican ku keenan
Waxan filaya inay ahayen ragi madax wayne muuse aad umacaraday hawshada wado lakin ha iswada dhiibin dagalka cerigaabona insha Allah wacdaro wa inay qaatan doqonta soo yacaysa guul somaliland 🟩⬜️🟥 from galbeedka duriyada
Kuwan maciro ayaa kuusoodiray oo mawldii hurdaadraacdy saakugu maanu ogay Cairo new yoow😂😂😂😂
Waridaad ma wanaagsa in badasho mowqifkaaga ku aadan difaaca qaranka, xukuumadani dhankay u socota macada, nimankan kula hadlaya waa la soo diray, warbaahintii gudaha gacanta ayaa la gudhigay , adigana yaan lagu xereen, magacaaga ilaali.
qof waliba xusbibu taageera dawladii hore kulmiye muuse siduu wax u hogamulinayay ee uu dalkiisa u hogaminayay wadaniyada leh wax la taageray ahayd tana siday uwado wax lamama fahmayo dhankay u socoto
Anna mucaarad baan ku ahaa Muuse adna Ciro in aad mucaarado ayaan kaaala dar daarmayaa Shiikhna waan ahay, waa talo aalkhiru samaan.
Ninkan.wuu ka fallaagoobey tolkii waa wadani anigaa reer waridaad ah oo adeer uh boqolkiiba sagaahan wadani bay codeeyeen wasiir saleenaan ducaale waa ilmaadeer kulmiyihii waxa yar siin jireyna waa hoobtay hayska qayliyo ee iska daaya
Huwanta walalkood yaanay ku tashkiilin weliga ha taageerin buur iyo banan ayay fuuleen qabiil ayay doonayan in ay kugu soo xergeliyaan
Weliba sida ayad ugu tudha oo mesha aad ka taabato wey ruqaysa reer wadani oo dhan intaa yar ayay u dakaysan waayeen sanad isaga oo aan joogin ayad caare saarteen run aynu isugu nimaadno
Waridaad tv Kuwii shallay Dagaalka inagula jiray ayaa maanta ku leh Qaranka ilaali 🤦🏾♂️
Wlaal waridaad tulkaago wey ka adkaadiin 😂😅
Wllhi wxaa naga balana sidii aad muuse ugasheen sikadaran ayanu ugalaynaa haday somaliland ku dumayso xata ujoojin mayno
Waad is dhiibtey
Asc waxan layahay xusbigu kulmiya hajiro hajoogo aamin
Wadani dagal is coming like or not inshall Allah
Waar is xajiya muuse miyaad siiseen idinku mise maalinta maad jirin 😂😂😂 indho adagaa
Madaxawynhu reee burco ma sha waaa reer berbera
AAD. IYO AAD BAAD UMAHAD SANTAHAY WARIDAAD WALAAHAY WAXAAN ISLAHAA TOLAW YAA FOONKIISA KUSIIYA. AAD LAHADASHIDE. ANIGU KULA BURCO BARI BAAN AHAY OO AAD BAAN YAABAY MARKAAN KU ARKAY ADOO ISBADALAY SIDII LAGUGUBARTAYNA KATAGAY INAGA REER GALBEED DHIBKEENA ITO WAXA INAGU FURAN MA OGA LAAKIIN HARABYOONIS. WAY INALA DHIMANAYAAN
Ax miskiin waridad. Wa lagu yedhiyay waxaad semaine layd.
Wadani namarimayee laakiin dalka waanu jecelahay
hq baqan waridaadow
labadan nin ma haday dhasheen
muuse ma maalinbay sugeen
marku kursiga sidaa u fuulay bay ku bilaaben wuu ku dhamaystay waxay ku sameeyenba la ogaa inay ciro u calaacalan manta may ahayn midhahaad u beerten ayuu guranayaa ciro
Muuseba walagu bilaabay kiyimaadaba walagu qaylin waridaad geesi geesi dhalay haw joojin qarykaa
Sidaad Holland u timid in lagu galay waan arkayay
Idinku kii kahoreeyay waqti ma,siiseen sidii kii hore adyeeshaan ayuunbaa isagana layeekayaa adlaysta
Kulmiye waanu wadanaa
Caynaanshaw qabiil haku taageerin wadani waridadna kadaa xodxodasha Julican
Jilicsan
Hayaay war dalka madaxweyne uma aha miyaaa
Wardidadow waxagu waa toosine maaha wax xun ee hadad aamusto ogow inaynu dalka waayeyno waayo toosh baa loo bahan yahay ee xor ahaw
Nin soomaalland jecel baan moodaynay ee waa nin kulmiye uun jeclaa
Waridaadoow ragan hamaqlin ragan qabyaalad baa qadatay hamqlin wax walba kahadal
Waryaada hadi la arkayo in ay jarka dhacayso ha laga sii rido miyaa
Waankaxumahay in lagu aamusiiyo laguna yidhaa naga aamus
Wr meshu m rer ayay isku badashay
Warridadaw waa laguu soo shaqo tagay waar ragga iska celi yaanay kalsoonidu kaa nusqaamin
Asc waridaadow wali comments man dhiiban maanta ka hor dadka ku dhagaysta kuna taageera ayan ahay
Lkn midban ka leeyahay wiilashan kugu goobtay niyow markii muse inu helay codka lagu dhawaaqay ilaa intuu doorashada lagu jiray wey qaylo ayay wadeen dhaliilna,too sin, tunable midna hadaladoodu may ahayn cay ,qabiil cay ,aflagaadayn ,buuq iyo jahawareer bay hayeen mucaaridku manta toodii markey noqotayna waxay Lee leeyihin layra sug 2sano .haka yeelin wrkag waa nin iyo waagii dhe niyow ee adkaysta.
Sxb nin adag ayaankugu ogay❤❤❤
Runta ha sheegin baa lugugu soo afuufay waar caqligaaga ku soo hadii kale dee waanu kaaga darewri meesha
Dhaliisho wakhti maleh....
Geelah heestii ahayd heesta wiikiyo hawga sooraac oohakahadhin miyaa la aamusay waa Wardha wariddaad
WASAKHDII BUURTA GACAN-LIBAAX. WAXAAD MUUSE KU SAMAYSEEN 7 SANO AYAA IDIN SUGAYSA.
MUUSE MAYDAAN SUGIN INTUU KURSIGA FADHIISANAYO
Warkaa maanta aad qaadatey waan kugu taageerey hanti qaran ayaad tahey
Suaal muuse waa laga diiday qaran baynu nshay!!hawan baa laga saftay ciidankii qaranka ayaa labasay buurta loo galay oo la cayey muuse waa la caayi jiray waayo ciro murad cay inaan la taagerin u diiday?? waxaad bilawdeen ka adkaysta
Muse biixi isagoo laba casho madaxweyne ah ayay suldaanadda garxajis ay buurta gacan libaax fuuleen oo ay ku shireen si muse uga soo hor jeestaan
Sax iyo qalad labadaba walashegaya hal malın lama sinkaro Qaraka ilalintisa ayaa cidwalba ka weyn.
Reer wadaaniyo adakasta wamaxay sidani so idiinkan wareddad labada garab ka galay muuse tada so marisen mad ilodan madawenah khaladkusa wa lo shegaya adakasta 😂😂
Warida❤❤❤❤
Shalay muna xidhneeny Md Muuse
Waridaad dubaashi ma soo noqtay.
Miiyay xeejiisan waayeen reer buura full duufkubaxa qaaiilo baadana o taamar daarna
WARIDAAD MAALAA YACNI LAX BAA DHULKA LOOGU AASAY
Geesiyoow Sidaadi hore u tebi wararka wax khalad oo aad ka hadashay ma jidho waayo waxad daawadayaasha iyo dawladda ba xasuusinaysay farrinta ah QARANIMADDU WAA MUQADAS!!!@
War kuwan qabyalada ku taagerayow xamila Mudane Madaxweynihi hore xasuusta goortad ku bilowdeen
Baydh lays amaahinmayo wa ino mucaradad xagjira waliba
Naagtii Sacad yoonis ku celiya maalinta la eryo ayuu inagu waashaa
ma ila aragtay nio 😂
Mnsha allah
Sxb usheeg inay huwan taageerayan
Haddii warridaadow nimankani lacag ku siinayaan ka qaado shaqadaadu waa halkii waa laguusoo diray nimankaa ee iska jir
Rag wawayn oo garxajis sheeganaya Hadana. Qabiilaysan Horta sow ma oga in madaxwaynuhu cid walba. Uu yahay. Ar yaa. Ilahay yaqan
Ciro haduu horumarka somaliland ka shaqeeyo amaanbu iga helayaa
Haduuse wadadaa mari waayo dhinac walba wan kaga dhufanayaa😂😂😂
Qiiro waad ogayd sidii loo doorway waxa lamòodaayey nin qaran