Waan ku salamay wll abdirashiid waxan daraamaya inaa muqalada xooga yara soo daahisid lkn dhip malahan mawduuc qurux badan ayaad marwalba noo soo gudbisaan waqtigeenana uqalmo inaan ku bixino tnx wll alle ha ku karameeyo adiga iyo anagaba dhamanteen ❤
Mawduucyada arimaha bulshada iyo dhaqaalaha eed falaanqayso ma iloobo waana ku celceshadaa halka ka siyaasada ah ay markaasi iigu dambayso Thanks mudane.
Shirkadahaan somalia ka jiro sida hormuud iyo somtel hantidaa ay shacapka ka aruursadaan may atleast wadanka ku maalgaliyaan say iyaga iyo shacapka u wada faaidaan
Wllhi waa runta oo been kumeydan sheegin lacagaha asalka sida dahab iyo qalinka bey waraaqo ay inoo lacageyeen bey inoogu badasheen , waa kan mareekan oo haysta keed ka dahabka ugu badan ee aduunka abuu haysta 8,100 tan oo dahab.
Channelkan waxaa laga hela xogo shiilan in Badan waan ku xidhnaa wax Badana waanka faa'iiday Ninkaan wax Soo gudbiyana magaciisa ma aqaan laakiin waxaan ku leeyahay Mahadsanid wll
Waa sidaa putland ku dhacday danii ayaa millioners kala baxay bangiyada doroshadii ayuu ku galay markaas shilin somaligii ayaa hoos u dhacay xataa dowlad way diiday waxay rabtaa doller markaas la isticmaalaya dollerkii lacagtii shilin somaligii hawada lagu cunay
Wallo alle janada haku geeyo sababtoo ah waxaad tahay qof diinta si wayn u ixtiraamo❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin, İdinkeenba.
Aamiin dhamatena insha allah
Waan ku salamay wll abdirashiid waxan daraamaya inaa muqalada xooga yara soo daahisid lkn dhip malahan mawduuc qurux badan ayaad marwalba noo soo gudbisaan waqtigeenana uqalmo inaan ku bixino tnx wll alle ha ku karameeyo adiga iyo anagaba dhamanteen ❤
Mowduuc ku saabsan ganacsiga soomaalia kasoo hadal 🎉🎉🎉
Good brother
Ustaad abdi Rashiid Waad mahadanthy So badi Barnamijyadaan Runtii wax badan ayaa laga Faidaa
Weligaa ha is bedlin saan ku soco sxb
Ustaad, ADIGA oo mahadsan muuqaladda dhaqalaha ku saabsan soo baddi fadlan
Qodob aad u fiican sababta mushaargaygu bil uyahay .....
Tnx bro
Mawduucyada arimaha bulshada iyo dhaqaalaha eed falaanqayso ma iloobo waana ku celceshadaa halka ka siyaasada ah ay markaasi iigu dambayso
Thanks mudane.
Waa gumaysiga reer galbeedka
Saaxib mahadsanid madaama muqaalkan aan rabay inaan daawado Thanki yuio 😮😅
Mnsha Allah wllky alle haku barakeeyo ❤❤❤❤
Ustaadow Marka hore Allaha kaa abaal Mario
Qofka ugu horeeyay 😊😊😊
First comment ustaad waa ku salaamay
Waan kaa qaaday @cabdallanuur4801 soo dhawaaw
Guuleso sxb ❤❤❤❤
wan sugaysy video
Walal mahadsnid xog badan oo qarsoon baad noo daah qaadey
Legend waa xaqiiq
Wallaahi waa dhibato naheysata allow nagaqaad dhibatada naheysata
Good luck pro 👍
Waa xaqiiq sxp warbixintaan
THnks legend
Nio nosoo Badi barnaamiryada economics ka ah pls
Ustaad ❤
Tahnks sxb❤❤❤❤🎉🎉🎉
Mudane :ururka Daacish ka soo hadal xog fcn ka sugeena insha Allah
Daacish maxaad uga Bahan tahay
@farhanhassancalasow3589 nio Somalia qabsam rbaan saldhig ku leeyihiin ba dhahay
@@Bulshada08wll waxaan kuu shegaya daacish ayagaa ugu badan inta xabsiyada ku jirta hada 1 iyo 2 yaabada hada waxey taagan tahay qawarijta lkn mowduca sidaa maheen adiga ayaa ubaday meel kale horta fahan dhibka naheesta waxan day waxa kasukeeya arag daacish xagoo joga xamar marhore ayaa ugu dan beeysay
Taliye muuqaal kasoo samee halloweenka
Marka aad somalia joogtid waxaa tusaale kugu filan lacagta bankiga kuujirto dhamaan hadaad ubaahato inaad lasoo baxdo waxa uu bankga ku sheegayaan in aad isla waqtigaa helikarto kaliya 35% lacagta account kugu jirto
inta kalane aad usoo laabato 4 asbuuc kadib
Lacagta dadweynaha waxey ku maalgaliyaan ilo dhaqaale oo ka baxsan bankgiyada
Wllky su.aal maxaa kadhexeeya. Raisul wasaaraha ethiopia abiy ahmed iyo clfatax al casisi maser
Madagaal mise zxb tinimo malaga yabaa inay kadhexayso. Strategy ay rabaan inay soomaaliya ku bur burinayaan
Shirkadahaan somalia ka jiro sida hormuud iyo somtel hantidaa ay shacapka ka aruursadaan may atleast wadanka ku maalgaliyaan say iyaga iyo shacapka u wada faaidaan
Wllhi waa runta oo been kumeydan sheegin lacagaha asalka sida dahab iyo qalinka bey waraaqo ay inoo lacageyeen bey inoogu badasheen , waa kan mareekan oo haysta keed ka dahabka ugu badan ee aduunka abuu haysta 8,100 tan oo dahab.
❤❤
Ustaad mahad sanid
Channelkan waxaa laga hela xogo shiilan in Badan waan ku xidhnaa wax Badana waanka faa'iiday Ninkaan wax Soo gudbiyana magaciisa ma aqaan laakiin waxaan ku leeyahay Mahadsanid wll
Aakhirana way dambeysaa
Wlhi been mahan
Waa sidaa putland ku dhacday danii ayaa millioners kala baxay bangiyada doroshadii ayuu ku galay markaas shilin somaligii ayaa hoos u dhacay xataa dowlad way diiday waxay rabtaa doller markaas la isticmaalaya dollerkii lacagtii shilin somaligii hawada lagu cunay
Qaabkee looga bixi karaa bank yada reer galbeedka iyo dhibaatooyinkooda ??
Inaad hantidaada dahab u badashid
Inaad hantidaada dahab u badishid
@@cumarmacalin2261 waa talo fiican mahadsanid
In ayada barnamijka lagu so qatay a,an ku dhaqano❤
@@ĽèĝènD__61-k3k dhul iyo dahab iyo geel beero like old school