Faysal Deri ayaa ka maangalsan dhan kasta kooxdan kuwada qaylinaysa Trump dad inooma yaqaano !!!... dareen ka ganacsi weeyi dimuquraadiga waxoodu iyo caadifad Trump ha guukaysto from makhaayaadii Taliska ee nimco
Natanyaahu iyo maamulkiisu waxay sugayaan in uu Taraam soo baxo wayna ku farxayaan. Taraam waa madaxwaynihii ugu horreeyey ee maraykan ah ee ku dhiiradey in uu Qudus siiyo Yuhuuda; weliba wuxuu Qudus geeyey safaarddii Maraykanka. Waar Taraam dadka u codeeyaa waa dadka cunsuriyiinta ah ee dadka kale neceb.
Hadanu nahay umada soomaliyed ee africa joogta labada yahuudi makala jeclin ee reer USA cidii idiin dana doorta kii soobaxaba waa gaal nijaasa oo dhiiga reer palestine iyo muslimka kle daadinaya
Trump reer usa keliyuu ka fekerayaa wuuna caayaa dadka mareykanka waa nin waalan arimaha dibadana aqoon umalahan siduu ula macaamililahaa ama ula dhaqmilahaa .
The democrats are very emotional. The republican guy is more logical. Vote with your logic guys. Don’t fall for the democrats propaganda. What have they done for black voters who voted for more than 60+ years?
Maashaa allah soomaaliyeey codkiina meel wanaagsan ku hubsada thanks voa shaqo loo baahnaa ayaad qabateen.
Aad baan kuu salaamey wariye mascade ❤
Fadlan u codee Ka🗳️💙🌊🇺🇸✅mala
Wa duul Illahi ka furtay Jamhuuri iyo dimuqraadi isku haystaan... duliga iyo gunnimada aad moodeen nolol iyo sharaf Allaha idin ziyaadiyo
Kamal harris inshlh
Ilaahoow adaa aduunkan xukumee Trump hanagu soo celin
Amiin ❤🤲
Trump ma jecla qaniisiinta iyo ilmaha colosha gasoxaqo marka adigu marka adi see wax ujiran
@@abdurrahmanHarbi-cy8hy very good question 🙋♂️ 58:43
Waa wakhtigii juhalada wax laweydiinayey oo ay bilaa cilmi jawaaban
kamala harries. 🇺🇸✊🏿🇺🇸✊🏿🇺🇸✊🏿🇺🇸
Anigu waxaan is leeyahay nabadgalyada Aduunka waxaa u roon Trump, taasoo ay ka mid tahay nabadgayada muslinka meel walbuu joogo, maxaayeelay waxaa isbadalaaya nidaamka caalamka lagu dhaqo hada ( world order)waxaana imaanaaya mid cusub, sidaas aana Muslimku ku nafisaayaan.
Naagtan ma waxay kasugeysaa qofkale iney aqoonsi kahesho.
Wariya mascade welcome back 🎉🎉
Ninka yidhi dadkii Maraykanka soo galay waxay cuneen bisadihii iyo eydii uma qalmo in loo codeeyo.
Codeyga waxaan ku taageerayaa Trump oo aan u arko in danteyda ku jirto.
AAD AYAN IDIISALAMAYAA SOOMALIDA❤
Soomaalidii minyaabulis iyo minisoota oo yeelan weyday wax aragti ah oo ay kula gor gortamaan codkoodu.
Soomaali wacyigii ayaa lagala dagaalamay Halka carabtii Mishigaan codkoodu ay ku kugor gortamayeen😢😢😢
👋 Weriye Mascade.
U codee Harris/Walz 🗳️✅💙🌊🇺🇸✅
Aftrumpo Waa cunsuri.
War faysal sidii Trump bu. Cod kar yahay 😂
💙💙💙
Way mahadsan tahay gabadhaas
Faysal Deri ayaa ka maangalsan dhan kasta kooxdan kuwada qaylinaysa Trump dad inooma yaqaano !!!... dareen ka ganacsi weeyi dimuquraadiga waxoodu iyo caadifad
Trump ha guukaysto from makhaayaadii Taliska ee nimco
Carabta mishigaan oo ku guuleysatay iney la gorgor tamaan Taraamb kadib Haaris markii ay u imaan diiday.
Stateyada Replikanka Somalida Ku nooll way ka horumarsantihin kuwa ku nool statyada dimogaradiga rubta aan isku sheegno.
Trump❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaanallah gaalbaad jeceshahay
Mxaa shaqo la aan haysa war dalkii Somaliya la oranjiray maad ka hadashaan
Labo daran mid dooro.
Kamala harris i.a
Trump ❤❤❤❤
Somali maryolay maraykan lagu beray kkkk😅
Triste Somalie
CODKAYGA ANIGA XOR U AH. KUWAAN WAXBA KAMA DHAGAYSANAAYO
Yhb
Kkkkkkkkkk
Dadkaan meesha isugu yimid, mabaka hadlin arinta ugu daran oo ah burburinta qoysaska ee khaniisnimada oo ay Dimuqoraadigu wataan taasoo ah dambi aad u wayn ah ee waxay ka fakaraayaan arin ilaahay wato oo haday dhacaso aysan qofna celinkarin oo ah arinta soogalootiga,
Trump miyaa joojinkara qanisnimo caruurtina masul Katihiin ilashada adeer qofka qomuluf noqday naftisa asaga dulmiye lkn plastiniyinta lalaynayo wala dulminaya Wana logasidaraa
@@luluhusseini3385 Trump meeluu kuyiri Khaniisyada aan taageeraa ma' maqlin ee adiga meeshaad ku maqashay noo sheeg bal, arinta Qazana, Qaza iska daaye Dimuqoraadiyiinu waxaa looga cabsi qabaa inay sababaan dagaalkii 3aad ee aduunka, saa waxay daaddaansi ku hayaan 2ba wadan oo quwada niyuukileerka haysta, midaas aaba ka siidaran, Adeer.
Kaala baama
Weliba kudarsoo Trump hada wuxu ogyahay inuusan solaban doonin oo wuxu rabuu walaaqaya
Wumadax adag yahay faysal sidii Trump
Natanyaahu iyo maamulkiisu waxay sugayaan in uu Taraam soo baxo wayna ku farxayaan.
Taraam waa madaxwaynihii ugu horreeyey ee maraykan ah ee ku dhiiradey in uu Qudus siiyo Yuhuuda; weliba wuxuu Qudus geeyey safaarddii Maraykanka.
Waar Taraam dadka u codeeyaa waa dadka cunsuriyiinta ah ee dadka kale neceb.
Hadanu nahay umada soomaliyed ee africa joogta labada yahuudi makala jeclin ee reer USA cidii idiin dana doorta kii soobaxaba waa gaal nijaasa oo dhiiga reer palestine iyo muslimka kle daadinaya
Trump reer usa keliyuu ka fekerayaa wuuna caayaa dadka mareykanka waa nin waalan arimaha dibadana aqoon umalahan siduu ula macaamililahaa ama ula dhaqmilahaa .
Hadii Ukraine dhaqalaha uuka jaro yahuuda xasuuqa wadaan wuu si tageraya miya⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Kamal harris kafican trump??
Trumb wuu joojinayaa dagalka yukrayn
Nnkan wax lagu doodo meesha waxba kumahayo
Maxat ogudareynin takyerada israil manaxdin walalihina mia phalastin
Trump ma jecla dadka duliga ah sida somalida oo kale runta waa qarar
Group five ka ma jiraayo haddii Trump yimaado.
jaaahilintan wan ku qoslay waxba kama ogo politik yaaabka adunka
Qodbasiro wa tusaaalo xun dadka sameyow wad arkaysan
Gabadhu waxay kusocelcelisay Trump wuxuu aaminsantahay dad manihin hadad tihiin maa dalkiina dhisataan maxaad u dawarsanaysan dal shisheeye. Cayrta inta iskadhaftan aduun wax qabsada caruurtiina ka ceshada waxalabarayo iyo dulinima lama qaayee.
Vous n’est rien 😂
Not trump. Kamala harris
Ninkan faysal la leeyahay ma oga miyaa inuu Trump yiri Israel wa inaan balarina oo an Qaza ka dhisna Hotelo lagu raaxaysto!!
Waar Nimco dheh. nimko ciyaal magac weeyi
Ninkan jamhuuriga u hadlayaa waa reer waqooyi dadkan kale waa reer koonfur way ku goobten
Wuu qaldan yahay
@@MACALINFADUMO xisbiga qoomuluudka maxad ku fali
@@NasriinMahamett Hadana dhamaantood wuu ka Afmiishaarsan yahay kana codkarsan yahay sababto ah waa somalilander
Ok tu es Noir .. tu ne rien
Désolé pour vous je voudrais jamais être représenté par mois vous .. moi femme Somalie Land et surtout fR et Israël
Soomaali waa dad raqiis ah kan u doodayo trump ayaan layaabanahay iyo xishood la,aantiisa teeda kale kuwan u hadlayo dimuqraadiga hadal aqoon ma,aha
Qui es tu es pour cela tu as vendu les tiens .. les mafieux tuc et autres .. tu n’importe quoi 😂
U codeeye Trump
Trump ilahey naguma keeno
Ppp
Naagahan food stamka ku caqliga eh wa disgusting Trump for President 2024
The democrats are very emotional. The republican guy is more logical. Vote with your logic guys. Don’t fall for the democrats propaganda. What have they done for black voters who voted for more than 60+ years?
Fadlan u codee Ka🗳️💙🌊🇺🇸✅mala
Trump❤❤❤❤❤❤