Qubrus Maxaa ka dhigay Jasiiradda ugu halista badan aduunka!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 91

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 месяца назад +112

    Muqaalkan shalay ayaan soo galinay laakiin cilad awgeed ayaan uga saarnay, Fadlan la wadaag asxaabtaadda si uu u sii faafo🙏🏽

    • @Ahmed-j3s6x
      @Ahmed-j3s6x 3 месяца назад +3

      Mahadsanid ustaad

    • @Muhammadabooké
      @Muhammadabooké 3 месяца назад

      Thanks 🙏 brother for your re_editing

    • @hafsaabdi4557
      @hafsaabdi4557 3 месяца назад +2

      Ustaad aad ayaad u maxad sa taxay. muqalkaan wax bdn ayaan sugi jiray

    • @qisooyin.channel.m2
      @qisooyin.channel.m2 3 месяца назад

      Waxn filayi inad muqalka falcenin ka bixi rabto

    • @xamzasheekhaxmedbaaruud
      @xamzasheekhaxmedbaaruud 3 месяца назад

      Ustaad fadeexadii Walter gate noosoodiyaari

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 3 месяца назад +11

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.

  • @sakariyeabdilahi3551
    @sakariyeabdilahi3551 3 месяца назад +6

    Abdirahman cumar
    Waaberi media meesha kaliya ee si habsami leh uga la socon kartid ugana heli kartid xaaladaha iyo marxaladaha adduunka.hore u soco brother

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 месяца назад +3

    الله آكبر ماشآءالله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤

  • @ADMEDIA2426
    @ADMEDIA2426 3 месяца назад +16

    Waa aniga qofki ugu horeyey ee dhawadha videokan macalin

  • @aqyya12
    @aqyya12 3 месяца назад +12

    Jaziiradaas ban ku daawanayaa muqaalkan, 4 sano baan ku noolahay, salaam from Cyprus 👋

    • @abdishakuur.online
      @abdishakuur.online 3 месяца назад

      Alleh hakaasaro Wllo magaaladee ka jogth Nicosia miyaa

    • @zilverlyrics8280
      @zilverlyrics8280 3 месяца назад

      From larnaca 😂

    • @luulmaxamed9982
      @luulmaxamed9982 2 месяца назад

      ​@@aqyya12abowe Cyprus miya jogta

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 месяца назад

      Yehudi aya imika ka ibzaneyza aqala badan iskaga so baxa intay la wareegin yehuda

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 месяца назад +4

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @CaptainDj143
    @CaptainDj143 3 месяца назад +4

    Magacaygu waa cabdi raxman cumar Halkanina waa WABARI MEDIA
    Ku soo dhawada dawadayal muqalkeena manta 👍 😅

  • @TilaawatuQuraan-ew2sz
    @TilaawatuQuraan-ew2sz 3 месяца назад +1

    شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤

  • @SahalAli-o5n
    @SahalAli-o5n 3 месяца назад +8

    Shalay anoo fiirsanayo buu hal mar amusay waxaan moday cilad inay ani iheeysto dhibaayo baddan baa ka maray ugu danbeen waxan uga aday inaa adi qaladka ledahay 😭😭😂

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 3 месяца назад +2

    Mashallah good topic ❤❤😊😊

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 3 месяца назад +4

    Wabari media waa channel u qalma in lagu xirnaado inta igu raacsan one like ❤❤❤❤❤

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 3 месяца назад +3

    Somalia 🇸🇴

  • @ramlomohamedfarah5670
    @ramlomohamedfarah5670 3 месяца назад +2

    Qofkii ugu horeeyay ee dawada muqaalkaan Qubrus Ayaa noqday

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 3 месяца назад +4

    Fiidiyoowgaan shalay daawo is dhahaayay waan mashquulay xalay raadiyay waanba waayay maxaa dhacay is lahaa
    I hope everything is right now 🙏 👍🥇🏅Gold 🗣️voice keep going 🔥🦾🫶

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 2 месяца назад

    waadmahadsantahay wll cabdiraxman intii aan ku dhageysanayey waxbadan ayaan kaa faaiiday sida dawladaha aduunku ushaqeeyo waxyaalaha wadamada aduun isku haystaan mahadsanid wll

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs 3 месяца назад +1

    Soo dhawoow wll c,raxmaan omar waaberi ❤❤❤❤❤

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 3 месяца назад +2

    😮😢muu qaalo hakaris kusaab san noo soo gudbi inaa wax kafah mo aa rabaa asxabta kalane wey an facee marka waa kaa sugey naa insha allaah

  • @FaysalMoha-jr2ji
    @FaysalMoha-jr2ji 3 месяца назад +1

    Next ka so hadal wll jasiiradaha dalka ku yaal iyaga oo dhan oo summary ah 🥰🙌

  • @ilyaascilmicabdulle4238
    @ilyaascilmicabdulle4238 3 месяца назад +1

    Codka waa naga soo hagaajisay ustad mahadsanid

  • @HudaifaAli-c8u
    @HudaifaAli-c8u 3 месяца назад +1

    Thanks my brother

  • @yonisafrika6177
    @yonisafrika6177 3 месяца назад

    Great Job ustaad

  • @abdishakuur.online
    @abdishakuur.online 3 месяца назад +4

    Ustaad meeshaas inuu ilahay nagasaaro ducada noosoomara😢

  • @Bashir-d5k
    @Bashir-d5k 3 месяца назад +2

    Asc. Ale. Han. Guleyo. Dhamnteen❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 3 месяца назад +1

    Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 месяца назад +1

    Sharaf iyo karaamo wllky c/rixmaan waaberi after 20k we will reach 600k i.a after few days 😊🎉❤

  • @rooblemax1118
    @rooblemax1118 3 месяца назад +1

    C/raxmaan cumar imikan kaa hayna codkii 😎

  • @NuuraYaasiin
    @NuuraYaasiin 2 месяца назад

    Waaberi waxaan ku waydiinayaa xasan cali xasan sugule maxaad isku tihiin iiga soo jawaab

  • @UpdifataahIsmail-z3u
    @UpdifataahIsmail-z3u 3 месяца назад +1

    9days AyaaD Naga Maqnayd Wll Wixii DanBe NaGa so Hagaji🙏🏻

  • @SalmoMaxamad-w5j
    @SalmoMaxamad-w5j 2 месяца назад +1

    Quprus mahan waa Cyprus 🇨🇾

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 2 месяца назад

      Af carabi ayay qubrus ku tahay

  • @ahmedkhair6478
    @ahmedkhair6478 2 месяца назад +2

    From Qubrus 🫡🫡

  • @beentaad3
    @beentaad3 3 месяца назад +1

    Good🎉

  • @ceelhindiwatersupply7154
    @ceelhindiwatersupply7154 2 месяца назад +1

    Premier merci mon frére
    deuxieme je te dit Cela a commencé de 1570 à 1573 et jusqu’à présent, ce n’était pas n’importe qui qui s’emparait des terres. Merci mon frére

  • @BwanaYohana
    @BwanaYohana 3 месяца назад

    Walal kaso hadal Tarikhda
    Northeastern kenya
    Iyo waxa keney inne kagodo somalia

  • @mrbakhbakhle
    @mrbakhbakhle 3 месяца назад +1

    Abdirahman waxan kuso direy email i hope inad aragto inshalah ustaad❤

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 месяца назад

    Jzkh wllo. Laaakin Muuuqaalada Nooo Masoo Dhacaaan Maxaaa dhacay? Anooo youtube ISK wareegaaya ayaaan arkay

  • @Khadarismo-2t
    @Khadarismo-2t 3 месяца назад

    Garage maxaad uga hadliwaydaa zxb

  • @AbdirahmanSaid-m5c
    @AbdirahmanSaid-m5c 3 месяца назад

    mesha ana ku noola meel ka nabad badan aduunka kama jirto

  • @Realcaptain12
    @Realcaptain12 3 месяца назад +2

    We need less advertisement pls

  • @ZORO-1-Z
    @ZORO-1-Z 3 месяца назад

    Masul waa ku xirahy sxp Mr wlba 🫡❤️

  • @NajmoJino-k7h
    @NajmoJino-k7h 3 месяца назад

    Tram kasohadl qashin ayu kashaqenaya hada😮😂😂 sanbatiyo cml😊

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 месяца назад

    Kuwa Cadawga Miyaaa Taaako Kuu Dhigay! Inay Muuqaalada dad Badan Gaarin

  • @SuhaybZaahir-c2i
    @SuhaybZaahir-c2i 2 месяца назад

    Zzp nooma shaqeenayo 😢😢

  • @CqaadirNuue
    @CqaadirNuue 2 месяца назад

    Wll aljeria kaso hadal

  • @AyaanleCabdikariim
    @AyaanleCabdikariim 3 месяца назад +1

    Somaliland kahadal😊

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 2 месяца назад

    Wan tegay waxad arkaysa dhismayaal aad daremayso inuu dhismuhu haa masajid hadana uu yahay kiniisad waxa ku yala masajid layidhi waxa ku aasan nebiga NNK eedadi

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 2 месяца назад

    Cyprus dhexdeedan ka daawanaya muuqaalkan😂

  • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
    @Cabdiraxman..Gaalkacyo 3 месяца назад

    Wax kasta oo ay gaaladu ictiraafto maxaa caalami ka dhigay horta, wax kasta oo ay cunoqabatayn saaraana maxaa looga kala cararaa su aalahaa ha layga jawaabo ❓😳

  • @abdirizaakmohamed7855
    @abdirizaakmohamed7855 3 месяца назад

    Taliye halloweenka muuqaal kasoo samee

  • @sakariyeabdilahi3551
    @sakariyeabdilahi3551 3 месяца назад +1

    First one

  • @AbdalaJeego
    @AbdalaJeego 3 месяца назад

    Haa abdiraxmaan kan waa ka maqdaa

  • @SucdiAxmed-bx4un
    @SucdiAxmed-bx4un 3 месяца назад

    Wll dilka yaxya sinwar wali kamasoo hatlin

  • @ahmettnorade914
    @ahmettnorade914 2 месяца назад

    jasiirad Miyad Naga Cayrinysa Waberiyow ODay

  • @AweyshussenIbrahim
    @AweyshussenIbrahim 2 месяца назад

    Wan kaa heyaaa

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 3 месяца назад

    Warbixin kasoo sameey America 🇺🇸

  • @H.h.j.j.unknownperson
    @H.h.j.j.unknownperson 3 месяца назад

    This is may first comment plz like❤🎉

  • @HareedCabdulaahi-pi7tn
    @HareedCabdulaahi-pi7tn 3 месяца назад +1

    M.a first wowwww😮😅😊

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 3 месяца назад

    Halka waxa ka cad nacaybka looqabo dalalka muslimiinta in ay madaxa lasoo kacaan

  • @YahyeMahamed-k5x
    @YahyeMahamed-k5x 3 месяца назад

    Horta maxaa nadaba dhigay Dhulalka Christianka hadaanu muslin nahay waa yaabe

  • @HassanIsmalure562
    @HassanIsmalure562 3 месяца назад

    Ustaad mahad sanid

  • @EdiKoulo-g2u
    @EdiKoulo-g2u 3 месяца назад

    Video game

  • @CadnanBibi
    @CadnanBibi 3 месяца назад

    Halked martay baryahn

  • @caliliibaan6049
    @caliliibaan6049 3 месяца назад +2

    F|rSst 😂🎉

  • @horyaalchannel9831
    @horyaalchannel9831 3 месяца назад

    Waberi media fans youtubekayga so booqda 1k waxyar iga hartay ii buuxiya pls

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 месяца назад

    Jzkh wllo. Laaakin Muuuqaalada Nooo Masoo Dhacaaan Maxaaa dhacay? Anooo youtube ISK wareegaaya ayaaan arkay

  • @CqaadirNuue
    @CqaadirNuue 2 месяца назад

    Wll aljeria kaso hadal

  • @CqaadirNuue
    @CqaadirNuue 2 месяца назад

    Wll aljeria kaso hadal

  • @CqaadirNuue
    @CqaadirNuue 2 месяца назад

    Wll aljeria kaso hadal