Deg Deg Canfar oo Qiratay in Ay jabtay,Abiy oo u Dhaaranaayo Mw Xasan xog Rasmi ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 12

  • @AbdiMohamed-zk3oz
    @AbdiMohamed-zk3oz Месяц назад +1

    Guuuuul iyo gobalnimo

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 Месяц назад +1

    Waa yaab Dadkan doonaya inaa laga jawaabo dhuusada walba ee kasoo baxda ADDIS . Loo jawaabi maayo ee Action-ka uu qaado umbaa loo diyaar garoobi

  • @AliAhmed-xx4hy
    @AliAhmed-xx4hy Месяц назад +1

    Afkaaga caano lagu qabey runbaad sheegtay xasan ma rumaysna Inuu yahay madaxweynhii somali:waa madaxweynihii hunguriga iyo lacagta

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Месяц назад +1

    MD XASSAN SHEIKOW hadle oo hurdada ka toos, oromada dhalka kasaar, wa mayey doqoonimadaan waar askarta dhiyargarey

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Месяц назад

    Abii waa cadeystay in uu muqdisho tagaya wayo cawa 10 kun ayaa wadankena ku dhaxjira oo soo ruqaansadey shalay iyo manta oo ay hiiran ku hoyanayan cawa, waa kajamay abii muqdisho ayan tageyna waa war cad hadalkas

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Месяц назад +1

    Adiku maxaatihiin. Waxaad tihiin duli

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Месяц назад

    MD Hassan sh guul iyo gobanimo

  • @AbdikadirmahamufAhmed
    @AbdikadirmahamufAhmed Месяц назад +1

    Orom beenaale ah xasan umjawaabo jawaajiis

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Месяц назад +1

    Jaajuusiin

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Месяц назад

    Ethiopian Airways mahee waa Ethiopian Airlines