DAGAALKII 3-AAD | '3-WADAN EE SHIISHKU SAARAN YAHAY' | NATO?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #subscribe
    MAXAAD KALA SOCOTAA KULANKA 3-GEESOODKA AH IYO QODOBADA WAAWAYN EE LAGU LAFA GURAYO, KULANKU SE YUU U DHEXEEYAA? • DAGAALKII 3-AAD | '3-W...
    Harris: I told Netanyahu it's time to end the war and sign a cease-fire deal
    U.S. Vice President Kamala Harris said she had a "frank and constructive meeting" with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu on Thursday and reiterated her "unwavering commitment" to the U.S. ally's security.
    The vice president and presumptive Democratic presidential candidate added that she told the Israeli prime minister that it is time to end the war and sign off on a cease-fire and hostage-release deal.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Комментарии • 58

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 2 месяца назад +24

    Ilaahey ha guuleeyo Falastiin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 месяца назад +5

    ILLAHAY UMMADA ISLAAMKA BOGOOGA BURCAD HA ISKU MARIYO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @jamaomarjamaomar9815
    @jamaomarjamaomar9815 2 месяца назад +1

    Asc mahad said thanks welcome to

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +6

    Mahadsant walaalkey cabdixafit ❤❤❤❤

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 месяца назад +2

    Salaan sare wariye sare abdixaafidow guul iyo gowanimo ayaa kuu rajeeynayaa sharaf iyo karaamo korkaada allaha ka yeelo sida quruxda badan ee barnaamijkeyna inoo soo tawaso haweeyn iyo maalinba guuleyso jaalle abdixaafid inshallaha hadaba Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia shacabka soomaaliyed iyo ciidanka xooga soomaaliyed in la ilaaliyo waa muqadas qabka iyo sharafta ummada soomaaliyed waa muqadas midnimo soomaalaay Ilaahey ha badbaadiyo walaaladeyna falastiin inshallaha tacaalaa

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 2 месяца назад +2

    Jimco Wanaagsan oo Wacan BSTv.

  • @nimoabdi71
    @nimoabdi71 2 месяца назад +2

    Very professional

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 месяца назад

    Thanks 👍

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 2 месяца назад +1

    Ok

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 2 месяца назад +5

    Gumeysiga yahuudda ilaahayow jabi

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 2 месяца назад +2

    Garzio abdihafid ❤❤❤❤

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 2 месяца назад

    good news bro

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 2 месяца назад

    اللهم انصر اخواننا في غزه فلسطين يارب العالمين اللهم ثبت أقدامهم يارب فرج قريب

  • @AbdirahimOsman-yd6ip
    @AbdirahimOsman-yd6ip 2 месяца назад +1

    Guul falastiin

  • @zaki84158
    @zaki84158 2 месяца назад +3

    Asc war qeer qabo insha allaah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 месяца назад

    Wll wadmahadsanthy

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 месяца назад

    Waa wax aad u fican in wadamada muslin heshiiyaan si ayaga layskuugu xuuxinin,
    Sida Iraan iyo sacuudiga oo kale,haday dhab u heshiin lahaayeen iraan iyo carabta oo caqligooda kala goosan lahaayeen,
    Israaiil iyo aabaheyd jidka xuuxintaa ka soo xirmi lahaa.

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 2 месяца назад

    Marxaba islaam, jimcaha Marxaba ❤

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 месяца назад

    Jimce wanaagsan cabdi xaafid

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 2 месяца назад

    Yaa shiish wax saaraya inta akhlabitada yar miyaa shiish wax saaraya

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 месяца назад

    WARAR QEER LEH BULSHADA USO DEEY

  • @MustafeJamac-cw9fj
    @MustafeJamac-cw9fj 2 месяца назад

    Allaahuakbarfalasillahayougargaarguulguul

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 месяца назад

    C/xafiid arintu sidaas maahan waayo haddii Iran laweeraro oo Nato weerarto maahan khasab in dagaalka uu galo Turkigu waayo Iran ayadu wax maweerarin.

  • @MaxamadSharif-m6h
    @MaxamadSharif-m6h 2 месяца назад +1

    Asc

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 месяца назад

    Jenin waa xeero qaxooti ilaa iyo 1982 baan umaleya xiligi intifadaga maantana way u qalaniyhiin garaaca Israil.ILLAHAY HA U GARGAARO MASAAKINTAS ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @Sidcaliaxmed-tz5qu
    @Sidcaliaxmed-tz5qu 2 месяца назад +1

    Soday warka

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад

    Soo daa c xafiid

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Turkiga dantiisa waxay kujirtaa hadii werar kas ay NATO aqaado maka uu dagalka bilowdo inu NATO dhabarka jibsho

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 месяца назад

    Dagaal Seddexaad cidda xiisaha u qabta , waa Cid jecel halaagga Dunida waana Nasiib darro weyn.
    Who is orchestrating and has ambition for the third war in the world?

  • @FatoumaMoussa-jo1io
    @FatoumaMoussa-jo1io 2 месяца назад

    ALLa Ackbra

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 месяца назад

    ISRAIL WAXAY U DIIDANTAY INAY XABAD JOOJIIN YESHO WAA XOG AY ISLA OGYIHIIN MAREIKAANKA IYO ISRAIL.SIDA MIJILIS UMMUNKA AY MAREIKAANKO YEELO IN XABADA LAJOOJIYO MAREIKAAN WAA DIIDEY.

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 2 месяца назад

    Hadii.nato.iyadu.wax.weerarto.ma.qasabaa.dalkadiida

  • @HusseinAli-h7b
    @HusseinAli-h7b 2 месяца назад

    Reer kalbed NATO waxay u diyaar. Karoobayan in ay weeraran ruushka iyo shiinaha iyo eeran iyo kiriyada waqooyi
    Sababdu waa cadka kaligay haan cuno ama haan careeyo
    Maanta dhaqaalihi aduunka ayaa la isku haysta

  • @MaxamadSharif-m6h
    @MaxamadSharif-m6h 2 месяца назад +1

    Soodaa

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад

    Ciraaq shiidaalkeeda bas ayuu maraykan ugu duulay una qabsada cidnna kama hadlin raashiya oo nato iska difaacaysana dunidii oo dhan ayaa laga horkeenay

  • @bacarje
    @bacarje 2 месяца назад

    B

    • @bacarje
      @bacarje 2 месяца назад

      Yutuub bacarje

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 месяца назад

    Ciraaq maxaa faaiida ah inaa imika labaadho hubkeeda labaabìba e

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 2 месяца назад

    ASC saaxiib diredawa kajoogaa dunida waayaha aduunkaan adiga kaawarystaa G.ahaan QASA falastiin

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 месяца назад

    الشيطان نزل؟؟؟ والشيطان طلع؟؟؟

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 2 месяца назад

    Beenaalihii Daaroor buunbuuniye

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 2 месяца назад

    Ilhan cumar iga waran sxibow

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 месяца назад

    RUSSIA CHINA IYO NORTH/KOREA

  • @cureji7877
    @cureji7877 2 месяца назад

    Guuuuuul Turkey

  • @freegym7265
    @freegym7265 2 месяца назад

    Cessez le. Feu. Allaho Akbar

  • @NuurBaashi-jn5qd
    @NuurBaashi-jn5qd 2 месяца назад

    Haawaalajoqaa2025,1

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 месяца назад

    Mahad sanid

  • @haninuur5404
    @haninuur5404 2 месяца назад +1

    Kusoco dagalka haday falastiin ku xorobayso ha dhoco

  • @ashaahmed443
    @ashaahmed443 2 месяца назад

    You are very bad Tv

  • @cabdisamadcali3440
    @cabdisamadcali3440 2 месяца назад

    𝑫𝒂𝒈𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂 3𝒂𝒂𝒅 𝑬𝒆 𝑨𝒅𝒖𝒖𝒏𝒌𝒂 𝑰𝒇𝒂𝒇𝒂𝒂𝒍𝒊𝒉𝒊𝒊𝒔𝒊𝒊 𝑾𝒖𝒖 𝒊𝒏𝒐𝒐 𝑴𝒖𝒖𝒒𝒅𝒂 𝑾𝒂𝒂𝒏𝒖 𝑫𝒉𝒊𝒄𝒊𝒌𝒂𝒓𝒂 𝑸𝒂𝒓𝒙𝒊𝒌𝒂𝒓𝒂𝒂 𝑨𝒏𝒚𝒕𝒊𝒎𝒆 𝑾𝒂𝒌𝒉𝒕𝒊 𝑲𝒂𝒔𝒕𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝑺𝒂𝒂𝒄𝒂𝒅𝒌𝒂𝒔𝒕𝒂 𝒃𝒂 𝑫𝒂𝒈𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂 3𝒂𝒂𝒅 𝑬𝒆 𝑨𝒅𝒖𝒖𝒏𝒌𝒖 𝑮𝒐𝒐𝒃𝒕𝒂 𝑨𝒎𝒂 𝑯𝒂𝒍𝒌𝒂 𝑼𝒖 𝑲𝒂 𝑸𝒂𝒓𝒙𝒂𝒚𝒂𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝑫𝒂𝒍𝒌𝒂 𝑭𝒂𝒍𝒂𝒔𝒕𝒊𝒊𝒏 𝑾𝒂𝒂𝒏𝒖 𝑺𝒐𝒄𝒅𝒂 𝑩𝒊𝒍𝒐𝒘𝒈𝒊𝒊 𝑫𝒂𝒈𝒂𝒂𝒍𝒌𝒖 𝑮𝒖𝒖𝒔𝒉𝒖𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒚 𝑹𝒂𝒂𝒄𝒂𝒚𝒔𝒂𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒍𝒊𝒎𝒊𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒀𝒖𝒉𝒖𝒖𝒅 𝒊𝒚𝒐 𝑵𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒐 𝑾𝒂𝒚 𝑱𝒂𝒃𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏

  • @yabaroowcadoowcumar-fe4zc
    @yabaroowcadoowcumar-fe4zc 2 месяца назад

    Ok

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 2 месяца назад +1

    Asc

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 2 месяца назад

    ASC saaxiib diredawa kajoogaa dunida waayaha aduunkaan adiga kaawarystaa G.ahaan QASA falastiin

  • @AbdirahimOsman-yd6ip
    @AbdirahimOsman-yd6ip 2 месяца назад

    Asc