DEG DEG: Militariga Ruushka oo Gudaha u Galay Ukraine & Seddex Magaalo oo gubanaya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #MARACADDE #SHOW
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 71

  • @cabdulaahicabdi9130
    @cabdulaahicabdi9130 2 года назад +3

    ASC.DULMIGA WAXAA ADUUNKA
    KU BILAABAY MAREEYKANKA.

  • @MaxamedAbib-i4m
    @MaxamedAbib-i4m Месяц назад +1

    ❤❤🎉🎉❤🎉 5:18

  • @abdihakim6852
    @abdihakim6852 2 года назад

    Mahadsanid wllo

  • @nurayewiilsomaliyed748
    @nurayewiilsomaliyed748 2 года назад

    Ruushka hala baryo la iskama celinkaro viva rashka

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media 2 года назад

    Maanta maracade wararka soo badi xaalada way qasan tahaye

  • @cabdiraxmaan8217
    @cabdiraxmaan8217 2 года назад

    Aaway pdtp2

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 года назад +1

    Good news 👍

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal3325 2 года назад +2

    Madaxweynaha Turkiga mudane Rajab Dayib Ordugaan waxuu ka degay baa dunida kadhacay shan wadan ba dunida utalisa

  • @quuleoutsparpart9873
    @quuleoutsparpart9873 2 года назад +5

    Ahadsanid mudane wariye aqli waan ku faraxsanhy warkaaga xiisahale waan taageersanhy saaka inaad ii soo gudbiso dagaal lagu qaaday ukrain putin haguulaaysto hadhaco maraykan.

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 2 года назад +4

    Warkaga deg deg ah soo badi maanta xaaladu waa xuntahay allow noo sahal dagaalkii3 baa laga cabsi qabaa

  • @waberiinaomar168
    @waberiinaomar168 2 года назад +1

    Wll MARACADE SHAW MAHASANID SAACAD KASTA AYAAN SUGNA WARKA KA SOBOXO HALKAN

  • @axmedmaxamed2163
    @axmedmaxamed2163 2 года назад

    gaalada allaha iskujabiyo

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 2 года назад +10

    Fikrada soomaalida qaar markan fiiriyo waa la yabee Ukraine in Duqeeyo waan Faraxsanahay ku leeyihiin waxa dad shacab ah isku Jiro haween,caruur io wayeel in gardaro ah dadkoodi lagu Duulo Sax aheen

    • @sahrayassir8239
      @sahrayassir8239 2 года назад +1

      May walahi

    • @yusufsalad6316
      @yusufsalad6316 2 года назад +1

      Abdi Asiis salaad caska LGND

    • @roblox.5881
      @roblox.5881 2 года назад +1

      Maywaa khalad daldhisan inladumiyo dadkisina lalayo

    • @jimcalesmart1800
      @jimcalesmart1800 2 года назад +1

      Llkjjnķm

    • @somalicitizen6807
      @somalicitizen6807 2 года назад +1

      Reer galbed ayaa burburinaayo Ukraine waxay ahaayen dal iska nabada waxay ugu shekeyen iyagoo danohoga fiirsanayo NATO waxan kugu soo daraynaa NATO waxaan odhan lahaa hada ayu is arkay madaxweynaha Ukraine kuwii benta u shegayna ay uga baxeen

  • @craxmancismaan7647
    @craxmancismaan7647 2 года назад +3

    Rush guul guul

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 года назад +3

    Yukrayn waxaa cadawga kaxoog badan uhoosaasiyey oo uloogay maraykan iyo reer yurub tabarteeda ayeey kuxisaabtami lahayd oo ay ku tashani lahayd waxa ay eeday waa damaceeda kubiirista nato iyo been hawaasta reer galbeedu ay ku shirqooleen wariye mahadsanid

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq6750 2 года назад +4

    Waan filayay inay tani dhacayso ilahow Naga badbaadi

  • @quuleoutsparpart9873
    @quuleoutsparpart9873 2 года назад

    Mahadsanid si fcn baan warkaaga ula socdaa

  • @axmedmaxamed2163
    @axmedmaxamed2163 2 года назад

    maracadow warka soobadi aaway reergalbeedkii

  • @IFRAXAQorane
    @IFRAXAQorane 9 дней назад

    🎉

  • @MCM1916
    @MCM1916 2 года назад

    Rushka wax hor istaagi kara ma jiraan

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад

      Dowlad yar oo tacbaan ah hadii la weeraro. Micnaheeda maaha inaa la hor istaagi karin

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 2 года назад +2

    Ukraine waxa burburiyay waa reer galbed

  • @mukhtarmaxamed5224
    @mukhtarmaxamed5224 2 года назад +1

    Ukren ha Racdo Ruushka wayo Danba ugu jirta wayo NaTo wax ku qaban dabka bey kugu💥shiday marecan wa fulay bootoo bu haya

  • @MustafeMuuseBarkhadle
    @MustafeMuuseBarkhadle Месяц назад

    Warkiiugudanbeeyay 8:30

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 года назад

    Alaha qawoojiyo

  • @quuleoutsparpart9873
    @quuleoutsparpart9873 2 года назад

    Haye adaa mudan wll

  • @thisworldisend6143
    @thisworldisend6143 2 года назад

    ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʙʀᴏ

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 2 года назад

    waa wax ah gardarra cad arinta rushk wado

  • @idrisisgarane5418
    @idrisisgarane5418 2 года назад

    No wor

  • @mustafamaxamedmuuse4562
    @mustafamaxamedmuuse4562 2 года назад

    Ruushku wuxuu yurubtusayaa awooda uu u leeyehay warar milatari inuukuqaado ukrain

  • @sacdiibraahinbaashe117
    @sacdiibraahinbaashe117 2 года назад +1

    Ninyahoow maanta xaaladu farahay kabaxday

  • @mohameddool1720
    @mohameddool1720 2 года назад

    Shaqaa dhaqaaqday Zaaka

  • @macowmaxamed9883
    @macowmaxamed9883 2 года назад +1

    Asc walaal

  • @cabdicalibudul5299
    @cabdicalibudul5299 2 года назад

    Asc

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 года назад

    👂👂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 года назад

    Reer galbeed iyo cid kasta oo jecel basaas u ah insha Allah waqtigoodii waa gabagabo 30ayey dunida ka dhigteen garoon kubadeed oo kale oo kolba dal KU duulaan maanta reer galbeed iyo kuwa dabadhilfka u ah waqtigii Laga tirtiro lahaa mapka dunida ayaa la joogaa

  • @Wllheermo
    @Wllheermo 2 года назад

    Ruushka wuuba kibray ii imaw Akm dawada ka gilina😡

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 года назад +1

    Dagaal ma wanaagsana lkn nato waa urur argagixiso reer galbeed iyo cid kasta oo jecel taageersan in adhaxda Laga jabiyo waan taageersanahy soona dhowaynayaa Mr Putin iyo russiana guul ayaan u rajaynayaa waanan KU raacsanahay dagaalkaa uu qaaday

  • @Crisjuol
    @Crisjuol 2 года назад +2

    Putin wuu bilaabey ee yaa qabankara maraykan wuu cabsanayaa

  • @darmaanzaki3610
    @darmaanzaki3610 2 года назад +3

    Guul Russian 🇷🇺💪🔥

  • @mahadsaalax7319
    @mahadsaalax7319 2 года назад

    Waan kula socdaa sxb

  • @liverpoolfchome2398
    @liverpoolfchome2398 2 года назад

    Ruushka wuu bilaaway hadaba aaween isku tagii Neto iyo mareykanka. Cariiri faro badan iyo cabsi ayee dareemayaan 😂😂😂😂😂

  • @abdiqafarmohamed1789
    @abdiqafarmohamed1789 2 года назад +2

    Guul Russia 🇷🇺

  • @abdirizakjokar1421
    @abdirizakjokar1421 2 года назад

    Duulaanku uu ruushku ku qadayo dalka Ukrain, saamayn intee le'eg ayaa la filayaa iney ku yeelato wadamada reer galbeedka?

  • @ابنعبدسلام
    @ابنعبدسلام 2 года назад

    I'm sorry cadintii aan ogaa hadii gantaLo roob looga dhigaY🙃

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 года назад

    Yurubtii bootaynaysay yaa meel ku sheega

  • @abshirhussien2750
    @abshirhussien2750 2 года назад +3

    Ciyowba dagaalka mabilaawday allow na amaanso

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 2 года назад

    Donatiski maaha ee dooniski dheh Donetsk sharciga xarafka dhexe laguma dhawaaqo waana ta.da

    • @safiyoshiikh1200
      @safiyoshiikh1200 2 года назад

      Muhiimadu waa ina aad fahamte

    • @MohmetAmad
      @MohmetAmad 2 года назад

      @@safiyoshiikh1200
      Madaxa muranka😅😅

  • @kamsarodobe7104
    @kamsarodobe7104 2 года назад +1

    ASC😎😎😎 dhamantin dadka la socda wararka ka so baxa edecada Nin 👨🏼‍💻👨🏼‍💻walanaw iyaa ko yaqan warki manta 🌞🌞🌞 qodobada wararka ha ini haynu 1:wararka naga so garaya dhinaca iyo gobalka Ethiopia hay ledahay dadka Asians ah xoga ko haystan EE Djibouti la yidhahdo iyaa shegaya inay ciise warabe iyo garer toda ay damacsan yihin inay Somalia iyo Ethiopia iyo wadanada kaleh Africa ko yala inay dhoqaymo ka gaystan sidi 1988 Somalia gobalka uqoyi galbéd iyo hargaysa ay udoqeyeen ay ko la yeen komanan dad rayid ah UU somaliyeed iyago war ka hayn ,2:warka la helay UU shegaya inaa Ninka walan EE la magac baxay Ismaël Omar geleh inu yahay Isla Ninka Somalia rogay waliba ninka pilote aha ee Somalia 1988 dadka ko laa yay imika na uxo damacsan yahay inu wadana Africa ko yala UU doqaymo 🛫🛫ka gaysto sida Somalia iyo Ethiopia iyo Egypt iyo WIXI la mida,3: wararka UU shegaya in melaha ay raban inay wadanada ay ka doqeyaan 🛫🛫🛫ay tahay, jasiradaha Africa ko yala Sida Camaros iyo Socotra iyo Madagascar UU Somalia iyo Ethiopia iyo Egypt UU dhaw iyo jasirada cabten Verde UU ko taal West Africa UU dhaw Algérie iyo Maroc iyo Tunisie Iyo Djibouti UU dhaw Somalia iyo Ethiopia iyo Egypt iyo Libye Marka iska Ila Liya melaha ini shegayo inay iniga so doqeyaan🛫🛫🛫🌍,4: wararka Ugo dhambeyay UU shegaya in wadanka Yémen ay dagalo la aqoon ka socdan UU mar hore lo gaystay doqemo tasay modayaan inu Saudi Arabia ay doqaynayso lakin imika la ugaday runti Waxa doqaynaya 🛫🛫Yémen WA dadka Asians ah EE waliba ciise warabe iyo garer toda iyo waliba ninka Ismael Omar geleh shegtay iyo shaqalihisa tasaw ay ka doqaynayaan Yémen ta jasirada Socotra EE UU dhaw Yémen ta ,5:gaba gabadi warka Waxa la ugaday in dadka Asians EE ciise warabe iyo garer toda ay wajiyada dadka African ah ay Wala samesten ay wadan walba UU Africa ko yaal ay ko jiraan ay n'a raban siday Ugo layaan khiyamo dadka African ah wadanada ay badanka ay joga na WA somalia iyo Ethiopia iyo Egypt iyo inta kalana Ila imika ma ugin ha layska Ila iliyo dadka dhamantod UU wadanki qabtaba gobalada West Africa iska geya ko suga ko dhaha inta inili calinayo wadanadini Asia EE ka timadeen ok byyy thanks All😎😎🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 2 года назад +1

    putin yuuna ilaawin jabkii soo gaadhay sofiyeetka dagaalkii afganistan ,umad kaste qab iyo islaweyni ayey leeyihiin ukreeniyaanku kama madhna qabku sidii afganistaanka

  • @jamaalabdulahi7937
    @jamaalabdulahi7937 2 года назад +1

    Mahadin mayo rushku dagalka uu wado wuxu lakul midonaa cawaqibxumo

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 года назад +1

      Waad u Goodisay. Ruushka ee wadankee tahay adiga. 🤣🤣🤣