Daawo;-Odayaasha Awdal Oo 24 Saac U Qabtay Muuse Biixi Inuu Ku Soo Daayo Xildhibaan Abiib Iyo Sirdoo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 7

  • @user-nf7fw8ki4z
    @user-nf7fw8ki4z 10 дней назад +3

    Wallhi waan kaxumahay xariga maxamed Abiib❤❤❤❤❤

  • @Fahie-m7w
    @Fahie-m7w 10 дней назад

    Halasiidaayo xildhibaanka reer awdal

  • @alihassan-ro4cr
    @alihassan-ro4cr 10 дней назад +1

    Maxàmed abiib waxa looxidhay kulmiye ayuu kasaaray gobolka awdal dhamaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 10 дней назад

    Kuwii garxejis ee mucaaradka sheeganayey ma kala yaaceen faysal faaruq iyo cirro kuwaas daadka ayaa qaaday way bah dilmeen

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 10 дней назад

    JEREER WEEYNE IYO REER AWDAL WAA ISKU MID
    JENERAL SHEEGOOW MARKII XABSIGA LA DHEGEY ODAYAASHA JEREER WEEYNE WEXEEY U QABTEEN 24 SAAC
    TAASI WAXBA KAMA SOCONIN
    WAA LAXUKUMEY
    HADA REER AWDAL WEXEEY LEEYIHIIN 24 SAACADOOD TAASI QOFKA SOOMAALIGA MA AF YAQAAN
    SOOMAALIGA WUXUU WAX KU FAHMAYAA MARKUU HAL RUUX KAA XIRO ADNA 100 RUX QAFAALATID
    MAH MAAHYADA SOOMAALIDA AYAA AH
    ( QANIINYO QANIIN BAA KAA FUJISAA)

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 10 дней назад

    Maxay 24 saac qaban Muuse ba wuu soo dhaafaye, xaalkoodu ma waxa weeye ii kaadi anaa jab la maaggane