CEEBTII KA DHACDAY XAFLADI & SH C.BASHIIR WAXA LAGU SAMEEYAY! | SIDEY NO ARKAAN REER TANZANIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2023
  • CEEBTII KA DHACDAY XAFLADI & SH C.BASHIIR WAXA LAGU SAMEEYAY! | SIDEY NO ARKAAN REER TANZANIA
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 328

  • @Hanna-mz8nw
    @Hanna-mz8nw 9 месяцев назад +20

    Sheik BASHIR you don’t need them you are good person and you have a good heart thanks sheik dulm did 👏👏👏👏🌷🌷🌷🌷🌷

  • @faisaahmed9301
    @faisaahmed9301 9 месяцев назад +16

    Asc sheish waxaan tagaye Dalkii 20,04, 2023, 😢😢 Hargeisa waa nabaad lakiin waxa kajira sixrbaraara iyo noĺool aad u adaag, waxan tagaye Muqdisho waxa kajira Nabad laan iyo cabsi, waxan so maraaye Djabut waa nabaad lakiin nolool laan ayaa kajirta Wllhi yurub oo an nacaaye ayaan u so xiisaye, marka dhibka waxa wada waa madaxdeen oo aan aqooniin waxa lo doortaye, ilahaye dhibka ha ka dulqaado

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 9 месяцев назад

      Waana nasib xumo dalkaaga inaad raaxo ku dareemi weyday😢😢

  • @user-nm4bs9lq2h
    @user-nm4bs9lq2h 9 месяцев назад +17

    الفرج قريب ان شاء الله لا حزن يدوم ولا سرور وهذا سنة الله في الكون

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 9 месяцев назад +10

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hamidshegow8048
    @hamidshegow8048 9 месяцев назад +7

    Sheekh Laandheere runta wey dhibtaa wiilkas si fiican aan u garanaa waa sax wuxuu sheegey thanks Sheekh sida aad ugu hadashey

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 9 месяцев назад +5

    Shekh asc sh wan kacodsanaya in aad icafido malin ayaan sikhaldan kugu jawabay on munasib kugu ahayen
    Marka Shekh igusojawab qoral cafisa
    Insha allah wayo qofku intu nolyahay
    Ayuu ku cafinkaraa

    • @CafiifoCraxmaan
      @CafiifoCraxmaan 9 месяцев назад

      Maasha Allah alle haku cafiyo waxaan filaa shiikha inuusan kumantiyada aqrin karin sababto ah wey tiro badan yihiin walal qaali alle haku barakeeyo waxaa tahay qof wanaagsan wey fiicnaan lahayd inaad telkiisa raadiso si qaas ahna cafis uga dalbato calaa kulli xaal waa mahadsantahay🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 9 месяцев назад +4

    Wadankeena wax noo dhaama ma leh allh nabad ha ka dhigo,
    Ummada na quluubtooda allh ha isku furo,wadankeena wax aan ku doors Andy a maleh waa xabiibkeena ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    اللهم امين 🙏 ا

    • @aahmed7947
      @aahmed7947 9 месяцев назад +2

      Well done ! Waa runtaa waddankeena wax noo dhaama malahan. Allah ayaan ka baryeynaa inuu nabad nooga dhigo.

  • @yaasiinxasan9799
    @yaasiinxasan9799 9 месяцев назад +13

    Mar uun baa laga bixi sidan insha Allah inta fiican baa soo hadhi

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 9 месяцев назад +5

    Asc waan ugu raacsanahay fikirkaaga allah xafido shiikha

  • @abdinasirmadey5882
    @abdinasirmadey5882 9 месяцев назад +7

    The pure truth and very good analysis ...jazaka Allah sheikh

  • @mohamudyarow7835
    @mohamudyarow7835 9 месяцев назад +2

    Very educative thank you sheikhunaa dulmi diid

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 9 месяцев назад +1

    Mashallah sheikh jazakallah khaire

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 9 месяцев назад +2

    Sheikh Dulmi Diid Allah ha ku xifdiyo amiin amiin.

  • @user-vy7pm5fv1h
    @user-vy7pm5fv1h 9 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤ Jazakllahu Khayr

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 9 месяцев назад +1

    Shiikh mahadsanid

  • @CabdilaahiCabdi-nr5di
    @CabdilaahiCabdi-nr5di 9 месяцев назад +9

    Qofki wax garad wu fahmi kara wadan kena iyo dad kena somaliyed allaah hano wana jiyo insha allaah

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 9 месяцев назад +4

    Maa shaa allaah dadalka halka kawad waan ka guuleysaneyna shirkadaha umada masakinta utashadey inshaaa allaah dhaqso

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 9 месяцев назад +3

    Allaah ha xiftiyo sheekha

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 9 месяцев назад +4

    Sheekh haday dhab kaatahay dulmi midgaan diid diyaar ma iitahay ileen Allah 4bu
    U kuu ba eeye isoo jawaab plse

    • @RodoAhmed
      @RodoAhmed 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂

  • @user-xe6is4yg7w
    @user-xe6is4yg7w 9 месяцев назад +1

    Masha Allah❤❤❤

  • @ikramali7344
    @ikramali7344 9 месяцев назад

    Thank you very much the useful information.

  • @user-hn8cp1vo2r
    @user-hn8cp1vo2r 9 месяцев назад +1

    asc sheeq waa arin sax ah 100 100

  • @abumoalim
    @abumoalim 9 месяцев назад

    waa run ,Somalida intooda badan wax kacunsurinimo badan majiro, ilaah xaqa hafahansiiyo. shekh dulmi diid adigana Allah .

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z 9 месяцев назад +3

    Maashaa alaah runtaaa kuugu jecelahay eedo cunri dheer cibaado duuban alaha kuusiyaadiyo

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 9 месяцев назад +4

    Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 9 месяцев назад +2

    Allaahu akbar, wallaahi sida loola dhaqmay sheekh cabdiraxmaan waan kanaxay, waxaa ilaahay masuuliyiin somaali ugadhigay Rag ilaahay iyo adoomihiisa aan kaxishoonayn oo bilaa damiir ah. Ilaahay ha nagakiin qabto waxaa tihiin qashin qashin qaymeeya.subxaanallaah, guuul iyo gobonimo culimada somaliyeed ee daacada ah.❤

  • @z-1il
    @z-1il 9 месяцев назад +2

    Maasha Allah sheikh unajuwa kiswahili vizuri 😂

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 9 месяцев назад +1

    Masha allhaa waa run Alha xaqa tuso somali

  • @samatarhassanabdillah2400
    @samatarhassanabdillah2400 9 месяцев назад +8

    Allaha barakeyo sh mufakir Abdurahman bashir amiin ya rabi 🤲

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 9 месяцев назад

    Ismaciil Somaliya Illaahay haka Xoreeyo 🤲

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 9 месяцев назад

      Ismacil iyo somalia mxa isku keenay laba dal ayey ba kla yihine mise wa sheko cuqdadi rer bahalki ayad noso gudbin rabta

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 9 месяцев назад +1

    Walalo waa runtaa anaga cunsuriyad baa naga buuxa inyar oo illahay unaxaariiistay mooye

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h 9 месяцев назад +2

    MASHA. ALLAAH. EEBE. HA. XIFDIYO. AMIIN. WAA. RUN. DAACAD. AYAA. LOO. HADLAA. WAA. SAX. SH. ALLAHA. IDIN. KARAAMEEYO. DHAMAAN. CULUMADA. OO. DHAN. AMIIN

  • @user-gk4wp7ob4l
    @user-gk4wp7ob4l 9 месяцев назад

    وَإِنَّهُ لَذِكْرٌ لَّكَ وَلِقَوْمِكَ ۖ وَسَوْفَ تُسْأَلُونَ)

  • @arafad5842
    @arafad5842 9 месяцев назад +2

    War nio sheekha maxaa loo dhaafinlayahay 2da boqol 500k horay haloogaarsiyo nio dadka bilaa macniga kasheekayaba waan taageernaaye sheekha runta ayuu ka hadlaaye markasta horay udhaqaajiya sheekha insha Allah allaha kubarakeeyo xaaji DUMI DIIDOW

  • @suleymaanabdulahi2355
    @suleymaanabdulahi2355 9 месяцев назад +3

    Maansha, Alaah tabaarakalaah SheeQ iLaah Haku xifdiyo maalin iyo habeenba Diinteena waa Diin Nasteexo ah ♥️ ❤❤❤Alxamdulilaah calaa nicmati iimaan islaam ❤❤❤❤

    • @najiib_moha
      @najiib_moha 9 месяцев назад

      Ma qabiileestahaan ayaa sheikh kuu ah 😂😂😂

  • @user-ml3th5wv6f
    @user-ml3th5wv6f 9 месяцев назад +1

    Masha allah. Sheekh. Allow xafid. Sax. Sax. Waye. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 9 месяцев назад

    Farxadu waa Iimaanka Ee illlaahayow hanaga Qaadin iimaanka Alxamdulillah 🤲 Yaa yari

  • @Fato258
    @Fato258 9 месяцев назад +11

    Notre sheikh Bachir il est dans notre cœur ♥️ nolow sheikh Bachir ❤❤❤❤

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x 9 месяцев назад +2

    Shiikhow Allahay haddii laga cabsanaayo shiikhaas laasacaanoos suu ugu hadlay baa la dhaliilay Adiga si cad baad uga hadashay sababtoo ah Allahay baad ka cabsani dhegeeso suu ugu hadlaayo

  • @z-1il
    @z-1il 9 месяцев назад +2

    Subhanallah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 9 месяцев назад +1

    Sheekha inta dulmiga ku hayso waa inta dulmiga ka wada Soomaaliya waana waxa halka dhigay dad nolosha ka dhacay ayaa dowlad ah ilaahey culimadena ha xafido yaa rabi❤

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 9 месяцев назад +5

    MashAllah Shekh Dulmidiid ilaheey haa ku xifdiyo akhiro iyo aduun ilaheey xaqa hangu suga Yaa Allah

    • @abdikareemhassan2735
      @abdikareemhassan2735 9 месяцев назад +1

      Kee baad leedahay mashaala ninkii lascaanood maydkiisa la bireenayey ee la googeeynaayey kamuu hadal haduu ahaan lahaa nin reerkooda ah wuu qaylin lahaa boowe

    • @najiib_moha
      @najiib_moha 9 месяцев назад

      ​@@abdikareemhassan2735sxb kani shiekh maahan waa ninka farmaajo qabiil Ku taageeraya Xasan sheikh na qabiil Ku diidaya 😂

  • @xaliimo5892
    @xaliimo5892 9 месяцев назад

    Masha Allah Haa waa runtaa

  • @baraarug969
    @baraarug969 9 месяцев назад +1

    Waa wax laga xumaado waxey sheekh cabdiraxman bashiir kusameeyeen

  • @cheyyene
    @cheyyene 9 месяцев назад +2

    Mashallah hadaad kswahili dhameysay, waxaad kaloo ku hadashaa carabi, ingiriis, somali iyo af hollandeys.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 9 месяцев назад +1

      Haa maashaa allaah allaha ubarakeeyo anagana allaha nasiiyo

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa 9 месяцев назад +1

    Wallaahi wa run😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Islaam252
    @Islaam252 9 месяцев назад

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @Bilicdoog
    @Bilicdoog 9 месяцев назад +3

    Muqdisho Ayan katagay 2009 hada markan kusoo noqday cid an aqaano wan ka waye bil Ayan joogaa😢😢😢😢 waalaga tagay wallhi

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 9 месяцев назад +3

    Sheekh anigabawadamo badan aan tagay asiya Africa yorub iyo America oo hada ku moolahay ma jecli inaan abad ku noolado waa lama huraan wa laga ma maarman❤”🇸🇴

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 9 месяцев назад

      Maxad lawareegeysey oo intaas oo qaradood karadisey abayadis yaase kula jiry adigo raaliya?

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 9 месяцев назад +1

      Maa shaa allaah wad dadalka aad wadid inta karaankaga ah allaah ayaa inala jiree weyna fiicnaaneysaa soomaaliya hadaan kheyrka ku badino dadkeena inshaa alaah wabilaahi towfiiq

  • @user-zp7om5mz7w
    @user-zp7om5mz7w 9 месяцев назад +2

    Waa runtaa Shaikh Kenya Iyo Tanzania Iyo Uganda aniga Ku noolaa 14sano mana Rabi inaan kuso noqdo inta ay SaaS tahay somalia

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 9 месяцев назад

    Suxnaal allah allah nabad hano dhigo amiin inshaal allah somaliya saxiix

  • @user-hh6yu1wu4x
    @user-hh6yu1wu4x 9 месяцев назад +1

    Sheikh dulmidiidow malin walba waanfiirsada video yaashada! Markastana waakulayaaba,, dadka aad lahadleyso waa dad xanuunsan damiirki lagaqaatay , qalbika kaxanuunsan iyo maskaxda wallhi!! Dad xanuunsan ooxun aankadhalanay aan waano qaadaneyn!! Ilaheey hasohadeyo rabbi hacaafiyo waad kudaaleysa uducey bas توكل على الله خلاص!!!!!💔💔💔😥

  • @abdikadiromar1168
    @abdikadiromar1168 9 месяцев назад +2

    Asc walaalkiis Dulmi Diid aad iyo Aad baan uga xumahay waxa walaalkeey Sh Bashir Sh Abdirahman balse waxaa arrintan Xun ku dhigay sheekh kuwa ogaa Xaalada uu ka joogo ee dhabta ah soomaliya &Jabuuti ee uu daacada ka yahay ee uu wax u sheego ee meesha keenay
    Waxaan odhan karaa dad sheekhayga Rabat in arrintan dhacdo rabay bay ahaayeen igana dhigayey in at daacad yihiin ee meesha keenay
    Mahadsanid

  • @aminaibrahim1222
    @aminaibrahim1222 9 месяцев назад +1

    That's true Somalian majecela wadankooda

  • @dahirmohamed5543
    @dahirmohamed5543 9 месяцев назад +3

    Waxaan casimadda
    Nimankaa warkooda
    Waxbaa ka jira lkn
    Wax badan oo ka badbadisa
    Ayaa ku jira

  • @kafisamohamed2095
    @kafisamohamed2095 9 месяцев назад

    Waa sax

  • @yusufbarud2813
    @yusufbarud2813 9 месяцев назад +1

    Asc Sheekh runbaadsheegtay inaan cusirinimo jirto waarun sheekh khayr Alahakusiiyo

    • @najiib_moha
      @najiib_moha 9 месяцев назад

      Ma qabiileestahaan ayaa sheikh kuu ah 😂😂😂

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 9 месяцев назад +1

    Subxaanalaah

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 9 месяцев назад

    Wadankena gajo mataal anagaa halkaa is dhignay in wadamo Kalle noo fanan wallaahi wadankena meel ka qanisan ma jirto uf somali halugu tunto alle hayna hanuunsho wadankena alle hanoo xasiliyo inshallaah qabyalada iyo qurunkaa halkaa na dhigay shekh dulmi did wax sax ah ayuu ka hadlaa alle hanoo barkayeo culumadena

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi9758 9 месяцев назад +1

    Wlhi somalia illahey ha ugar gaaaro waxaan ogahay dadkaas waxa ee dhahaayaan inaana la yaabeen

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 месяцев назад

    Subxaanallaah 😢😭😭😭

  • @rodaali169
    @rodaali169 9 месяцев назад

    Asc sh dulmidiid ,Sh Cabdiraxmaan waa nin qali ah oo lagu ixtiramo North Amerika waa nin qali ah oo aan jecel nahay. Waan Nin masqax badan. MAR UU REER WASARW XAMSE hadlayay wuxuu yidhi waan la soo shiray Sh C/raxmaan iyo culuumo basan. Madaxwaynaha jabuuti iyo Sh C/ razmaan waa habrwadag .

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 9 месяцев назад

    MashaAllaah Allaha xifdiyo culumadeena soomaaliyeed

  • @ahmedomar9771
    @ahmedomar9771 9 месяцев назад +1

    Sh ilhy haku xfdo

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 9 месяцев назад

    Asalaamu caleykum warahmatullaah warabarakatuhu sheikh.

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 9 месяцев назад

    Allah xiftiyo Sh Abdullrahman waa sheekh qaali ah arday giisii ayaa caasi noqday

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA 9 месяцев назад +3

    💯 Waa sax qofkii visa hela wadanka mafabo been yaan la isu sheegin soomaaliyey

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 9 месяцев назад +2

    Dhul ka Hooyo wax dhamo maleh meelkastoo joog tid Allah nabad ka dhigu,🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 9 месяцев назад

      Abaayo calaamadaan gacmaha la taagayo waa mid ay isticmaalaan dad aan muslim ahayn sida buudiga nasaarada iwm ah si ay u waynay yaan sanam ama qof marka ha layska daayo (subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam)

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 9 месяцев назад +2

    Sheekh wlhi waa runtaa dad lotaliyo aya madax noo ah.
    Anagaa yaabnay 😂😂

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 9 месяцев назад

    Waa run Qurbaha ayaa farxad lagu heystaa,dalkeena dhexdiis anagaa is neceb cadowtinimo iyo xaasidnimo aan dhamaaneen,Cunsurinimada waaba ka sii daran tahay qabiilkii ayaa qabyalad dhalay

  • @shahad2629
    @shahad2629 9 месяцев назад

    sheekh cabdiraxmaan bashiir inta aa kasheegtay waa sax nin aan aad udhageeysto waaye waa yaab wey ugutalagaleen subxaanalaah

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 9 месяцев назад

    Sax weeye wll

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 9 месяцев назад

    ALLA'AHA kooryelo sh Bashir binadaam umabahno jaza'akallah shiekhow adigana.

  • @bloo3370
    @bloo3370 9 месяцев назад

    Adigu maad ka guursatid

  • @ubaxmacoow3730
    @ubaxmacoow3730 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 9 месяцев назад +1

    ABDIRAXMAN WAA JABUUTIYAAN SOOMAALI SHAQO KUMA LAHA MARKA QIIL HAURAADIN

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 9 месяцев назад

    Dulmidoon siyaasadhanoogasheekeeyn?

  • @ehel000
    @ehel000 9 месяцев назад +1

    Sheekh soomaalidu wax qof fahan dheer ma rabto inuu hadlo waayo haduu hadlo waxaa wax fahmaaya qof aan wax fahmi jirin sidaa darteed aniga ra yigayga waxaa loo siin waayay hadalka shiikha waa labo kow in la ilaaway oo aan ula kac looga tegin ama wahtigu soo cidhiidhay labo in sidaan horay kusoo sheegay aan la rabin inuu daaha ka qaado wax yaabo badan oo daah lasaaraayo marka nio anigu soomaali ayaan ahay qofka hargaysa jooga kan xamar jooga kan kilinka shanaad ogaadeeniya jooga waa iskugu kaymid walaalahay ila dhashay iyo isaga isaga ayaan xil iska saaraa laakiin tan jirtaa waa in ummada sahankii laga khalday maxaan ka wadaa sahankii ayaa umada laga khalday maahmaah ayaan kugu fahansiin soomaalidu waxay ku maahmaahdaa AWRBA AWRKA KA HOREEYA SAAN QAADKIISUU LEEYAHAY marka waxaa dhacday in qof walaa uu ku soconaayo saanqaadii aabayaashii adeeradii awoowayaashii ee qabyaalada ahaa sidaa darteed shiikhoow soomaalida waxaan oran lahaa waar odayaasha meesha laga daayo maxaa yeelay ma rabaan in madax la helo saxan ciladuna waa in ay raacayaan saanqaadkii hore anuu waxaan ka quustay madax soomaaliyeed markaan arkay 2 labo madax weeyne oo wadanka soo hogaanshay hal raysal wasaare dhawr siyaasi oo isku dhan taagan kuna dhegan madax weeynihii xiligaaa talada hayay waxaan u fahmay markaa waar reer hebel haday wadanka madax ka noqdaan oo ALLE waa fajiyo in gacantooda ALLE ku hagaajo inagoo reer hebel ah weligeen ma arki doono kursiga oo ninkaa ayaa dadku aaminayaan oo 30 sano fadhiyaaya markaa aniga ra yiga aan qabay wuxuu ahaa waar heedhe maxaaba loo tartamayaa maa inta hal nin la dhaho walaal madax weeyne wadanka ka noqo umada inta kalena ay garab istaagto wlhi iyo billahay iyo tolaahay hadii sidaa la yeeli lahaa wadanka waa hagaagi lahaa waa haddii lagu daro ALLE KA cabsi iyo ALLE siduu jecelyahay in wax loo hogaamiyo marka sheekh dulmi diidoow anigu waxaan ku baaqi lahaa anigoo la hadlaya dhalin yarada 16 jir ilaa 30mjirka ah maaha 32 32 40 45 haa inta wanaagsan hana raacaan in ay dhahaan waar waaa wareeey meeshaan waxba kama soo socdaan anagu ma doonayno tuuugo ma doonayno qabyaalad ma doonayno reer hebel ma doonayno faquuq ma doonayno gaajo ma doonayno wax barasha la aan IWM eee oo ay weliba dhahaan ma aadayno iskuul school waayo waxbaba ma dhigno manhajku waa carabi ama waa ingiriisi anaguna soomaali ayaannu nahay waxba kamaanu fahmayno qoodhaa iyo xeradaa iyo xaniintaa ilmaha jiray 8 ee loo dhigaayo maadada cilmiga bulshada/ social ee ku baxaysa AFKA qalaad muxuu ka fahmayaa waa qof isku dhiganaaya laba maado luuqadii ingiriisiga iyo cilmigii bulshada hadaan si kale u dhigo 8 maado oo ay dhigtaan caruurutu marka laga reebo soomaali w waxay la mid yihiin qof dhigta 16 maado maxaan ka wadaa ilmuhu wuxuu dhigtaa 7 maado oo carabi ku baxa 7 maado mid walba erey bixin cusub ayaa ku jirta sidaa darteed waxaa laga raba inuu barto sow marka maaha qof dhigta 16 maado warkaa iga gaarsii ummada soomaaliyeed oo weliba dheh 1000 muu qaal ka sameeya bal in wax bedelmaan oo dadku wax fahmaan

  • @wadanistar21
    @wadanistar21 9 месяцев назад

    Asc! Sheikh dulmi diid waa stupid mid ducufka ah oo ku hadlayay kuqada Italy aniga kula hadlaayo waxan ka soo labtay wadanka Sweden waxana ku so labtay wadankeyga hooyo I love ❤my country baahina nama heeso alx.

  • @saididleHassan
    @saididleHassan 9 месяцев назад +1

    Ascw walaal jazaakallha horta waa ruunta eelakin shekhee cabdiraxmaan inu ka hadlo mahaa wayoo culumada kalhe hadey hadashey wey kufilantahey.
    ralinoqo sxb waxaan uu arkaa adigo ina dhinac uusocotid wayo shekhee acbdiraxaman hada reka ayu dificaa maad uu tagerasa mise waa ruun aye ka tahey walhi cajib aya rumeysana waa kasi.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 месяцев назад

    That's true story ‼️

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 9 месяцев назад

    Qaa'in ciilqabaa waaye Raaxada taalo maashaa Allaah Hadalkaa wadaad yahow waa jeceshahay Qaa'in

  • @aahmed7947
    @aahmed7947 9 месяцев назад +1

    Sheekh Dilmi Diid, cunsuriyadda aad Soomalida ku sheegtay dhab miyey kaa tahay?
    Gabadhaada ama innantaada ma uguurineysaa nin Jareer ah ama Midgaan ah?
    Wiilkaagase ma u ogolaaneysaa inuu guursado gabar/innan Jareer ah ama Midgaan ah?
    Fadlan kasoo jawaaab, waan dareemi karaa inaad aqriso comment-iyada, please do NOT ignore. Many thanks.

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 9 месяцев назад +4

    Sax weyen waxaas oo dhan 😢
    Lkn illhy waa in aan u laabanno un weeyaan'cabsida waa saaid shabaab waalaga baqi dowladda waa laga baqi .
    Meel u roon majirto soomalida joogta soomlaliya😢

    • @salamali54
      @salamali54 9 месяцев назад +2

      Aniga fikir dowladnimo somaliyeed hayaa

    • @dhabadaxaqa5179
      @dhabadaxaqa5179 9 месяцев назад

      ​@@salamali54waan kaa sugaynaa hadaba😊

    • @salamali54
      @salamali54 9 месяцев назад

      @@dhabadaxaqa5179 Somalia oo waxaa rabaa xaduudaha la difaaco itoobiya iyo kenya la iska dhacsho tiktok la xiro, xijaab dumarka dhan xirtaan . Qofkii qof dilo la dilo , qof zino sameya la dilo ama la uleeyo . Dadka aan la wada qarxin lkn itoobiya la isku qarxiyo hadii iswaasho . qofkii la shakiyo in gaalo saacidayo la hubiyo hadii ku cadaato la dilo , Somalia oo siyaasi tuug ah laheyn oo amniya oo qabyaalad laga aqoon . Waa intaas inta Naga maqan bes

  • @calimaxamuud3151
    @calimaxamuud3151 9 месяцев назад

    M.a❤❤❤❤

  • @SuleeqoCaaqil-vb4me
    @SuleeqoCaaqil-vb4me 9 месяцев назад

    Asc

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 9 месяцев назад

    Sh Cabdiraxman in loo dhiibo ayay ahayd si ay Jabuti mesha uga baxdo.
    Lakin culumo joogtay mawada hadleen waa maya.
    Shekh Cabdiraxman I respect

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla 9 месяцев назад

    Sheekha alaha xifdiyo ma jiro caalim lagu doorsan karo waa in raali galin la bixiyaa

  • @adayga5827
    @adayga5827 9 месяцев назад

    Maa shaa alla sheikh Bashir waa kan uguwanaagsan

  • @abdirahinhassanabdi815
    @abdirahinhassanabdi815 9 месяцев назад

    Shaikh kheyr allah kusiiyo waxaa tahay sheikh luuqado badan garanayo waxay la mid tahay in aad heli karto .information badan ayaad heli kartaa thanks

  • @agdjhsjdj9184
    @agdjhsjdj9184 9 месяцев назад

    Waa sax wax soomaali ka xun majiraan

  • @user-bj7cf2fn3f
    @user-bj7cf2fn3f 9 месяцев назад +1

    Cunsurinimada somalia Waan kuugu raacsanahay waliba somalida inta badan ee ku nool qurbaha in kuugu raacayaan ayay ila tahay somalia waa wadanka koowaad ee ugu cunsurisan aduunka

  • @user-ml3th5wv6f
    @user-ml3th5wv6f 9 месяцев назад

    Wcs. Sax. Waye. Wan. Nahay. Qusura nahay. Ee. Halo duceyo. Dalaka iyo. Dadkab❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 8 месяцев назад

    Allahu akbar yabanastay😢 wasax

  • @muuseabaas501
    @muuseabaas501 9 месяцев назад

    sheekh cabdi raxmaan waxaad ku sheegtay oo wanaaga waan kugu raacsanahay kooxaysiga diimeed waa ikhwaan

  • @dhuubane5946
    @dhuubane5946 9 месяцев назад

    Kaasi shiikh maaheee hanoo xayeysiin

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt 9 месяцев назад

    sax gaajo wa mida kale nabad maka jirto dowlad na majirto hubka iska daadsan shacabka dhan

  • @xoreeye19
    @xoreeye19 9 месяцев назад

    Walaal sheekh c/raxmaan bashiir diinta ilaahay uu baray wuxuu ku dabaqaa siyaasad,tusaale markii lagu bilaabay duqaynta laascaanood wuxuu uga hadlay si dhex dhexaad nimo ah weliba iyadoo hadal kiisa laga dhadhasan karayay inuu u hadlayay sidii inuu nin ah dir waqooyi oo reer kiisa gar iyo gar daraba ku garab taagan xasuuqa reer laascaanood.

  • @FathaBisas-xv5zv
    @FathaBisas-xv5zv 9 месяцев назад

    sheekh dulmi diid argtidadaas way ficanthay saad uargto shekha cburixmaan cilmigisa allh husiyadsh lkiin koox kmatirsana ma aqblayo waa ikhawanu muslimiin djbouti buna lalajogay shekh waxkle iskadaye xijabka muslimintu xidhaan buu kaso horjedaa oo uuyidhi wamrawayn oo carbeed oo ulha islantaydu xijabka anaba udiday grbasarkaa fican asgaa saas dhahay mrkaa anuu kocna ma ahi lkiin afkartiisu ilmasax sana sheekhas

  • @fowziyahajiomar6391
    @fowziyahajiomar6391 9 месяцев назад

    Cunsiriyadu waa mid kajirta somaliya number one waaye Alle hainaga masaxo