SIDEY WAX U DHECEEN WAATAN FAAHFAAHINTA KALA CARARKII DHACAY SIDU KU BILOWDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2023
  • SIDEY WAX U DHECEEN WAATAN FAAHFAAHINTA KALA CARARKII DHACAY SIDU KU BILOWDAY
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

Комментарии • 111

  • @falisa576
    @falisa576 9 месяцев назад +23

    Islaamka Allaha quweeyo quluubtodana hamideeyo reer falastin
    Ilaahoow guusha sii Ya Rabi

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 месяцев назад +15

    وَقَضَيْنَا إِلَىَ بَنِي إِسْرَائِيلَ فِي الْكِتَابِ لَتُفْسِدُنّ فِي الأرْضِ مَرّتَيْنِ وَلَتَعْلُنّ عُلُوّاً كَبِيراً ۝ فَإِذَا جَاءَ وَعْدُ أُولاهُمَا بَعَثْنَا عَلَيْكُمْ عِبَاداً لّنَا أُوْلِي بَأْسٍ شَدِيدٍ فَجَاسُواْ خِلاَلَ الدّيَارِ وَكَانَ وَعْداً مّفْعُولاً ۝

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 9 месяцев назад +3

    Wall dulmi diid qadiyada walallhena falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wanugu qali insha allah

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 месяцев назад +20

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصرهم وثبت أقدامهم وشافي جرحاهم ورحم شهدائهم اللهم انصرهم على القوم الظالمين 🇵🇸🇵🇸

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 месяцев назад +12

    Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭😭‼️⁉️ Allow cidamo malaigeed ku caawi yarabal callamiin ⁉️😭

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 9 месяцев назад +10

    وما يعلم جنود ربك إلا هو ♥️

  • @baraarug969
    @baraarug969 9 месяцев назад +12

    sirdoonkii iyo qalabkii ay heysatay wey is dhigteen ileen qadar allaa socotee👍

  • @canabcnuur535
    @canabcnuur535 9 месяцев назад +10

    اللهم حرر المسجد الاقصى من الصهاينة والمشركين وجعله امنا مطمئنا وسائر بلاد المسلمين اللهم كن مع فلسطين

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 9 месяцев назад +3

    الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤فلسطين 🇵🇸

  • @user-if8gu8qm7l
    @user-if8gu8qm7l 9 месяцев назад +5

    SHEEQOW MALEESHIYAD MA AHN REE FALASTIIN EE WAA MUJAAHIDIIN XAQ UDIRIR EH. CAFWAN

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 месяцев назад +4

    Alxumdulaah Allaah ayaa caawiyey falastiin🤲🇯🇴🥰

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 9 месяцев назад +10

    Ya Allah nabad baan ku waydisanay, dunidan dhibta tala naga sabata bixi, Amiin ya Rabb

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 месяцев назад +2

    Allahu akbar guul muslimin allow xafid xaqudirirka guuul🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇶🇦🇶🇦🇮🇳🇮🇳🇨🇨🇨🇨🇨🇨🔥🔥🔥💪💪💪💪

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 9 месяцев назад +1

      India 💀

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 9 месяцев назад

      Lkn shcabka haaa india wa cadow

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Месяц назад

    Muslimiinta allah guusha siiyo inshaa allah

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 9 месяцев назад +1

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH ALLAH FADLIGIISA AYEY FALASTIIN GUUSHA KU HEESHAY.INA ALLAH MACAA SABIRIIN.

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Месяц назад

    Way iloobi la yihiin October 7 illaahay ha jabiyo yahuuda io maraykanka Allaahuma Amiin 🤲🇵🇸🇸🇴❤️

  • @halimaali9260
    @halimaali9260 9 месяцев назад +4

    Asc hoyo macan illahay haku xifdiyo adun iyo aqira adiga iyo caruta iyo gabadheyda

  • @user-cj2bn7ek6g
    @user-cj2bn7ek6g 9 месяцев назад +1

    Ilaahayaw uhiili muslimiinta

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 9 месяцев назад +5

    Wlle , erayga malayshiyaad waxaad kubadashaa mujaahidiin / geesiyaalsha , iyo erayo kaloo diini ah.

  • @mohammadahmed4143
    @mohammadahmed4143 8 месяцев назад +1

    Allahu akbar

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 9 месяцев назад +1

    Illahayow u gar gaar falastiin

  • @fartun9503
    @fartun9503 9 месяцев назад +1

    Xanaas👍👍👍

  • @apokormohamed2989
    @apokormohamed2989 9 месяцев назад +2

    Sheekh diinta qeybtada waad ka heysa

  • @sadammahamedhassan1929
    @sadammahamedhassan1929 9 месяцев назад

    Mashaa aalaah gull falastn inshaa aaaah

  • @mariyaadam4865
    @mariyaadam4865 9 месяцев назад +2

    Dad hadi eynahan ordikerina jira anigokale illahey igumakeno meshi ankunaxeyley laigu imana😢😢

  • @falastinnur8902
    @falastinnur8902 9 месяцев назад

    Allaahu akbar ilaah ayaan uwaydiineenaa walaalaheena❤reer falastiin guul Inshaa allah anaga garabkiina ayaanahay 🇸🇴❤️🇵🇸

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA 9 месяцев назад +3

    naftaada orodey kugu aamintaa ayey soomaali dhahdaa 💯👍💯👍💯👍💯👍

  • @user-ex6tr2hw9v
    @user-ex6tr2hw9v Месяц назад

    Wll dulmi did 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤maashallh

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 месяцев назад

    🥺. .🥺. .🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 9 месяцев назад

    Asc ustaad sh muxammad dulmi diid waan kusalaamay sheikhanal faadil jazakallahu kheiran

  • @Dharaar
    @Dharaar 9 месяцев назад +2

    Asc sh mohamed

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 9 месяцев назад

    Jasaakallaahu kheyran
    😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅
    Cidaa lahadleeso soomaali ineytahy maa ilawday shiikhow😂😂😅😅

  • @haajarahaajara4660
    @haajarahaajara4660 9 месяцев назад

    Sheekh
    M.a barakalaah

  • @engmoha
    @engmoha 9 месяцев назад +1

    Asc wall mujahidiinta Maleeshiyasd, iyo waxbay baaranayeen ha dhihin Fadlan, hadalkaaga ku laabo 😢

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 9 месяцев назад

      Hada ka faakaray sheekhoo muxo dhahay maleeshiyad

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 9 месяцев назад

    Aamin aamin aamin yaa Allah

  • @fathmadaudi4441
    @fathmadaudi4441 9 месяцев назад +1

    mashaallah

  • @ebradahir3873
    @ebradahir3873 9 месяцев назад

    شكرا

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 9 месяцев назад

    Sheikhow waa qiyama yahuud marki lagaraya waa qimaya. Allah musliminta unaxariso

  • @Islaam252
    @Islaam252 8 месяцев назад

    Wcs salalaahu caleyhi wasalam

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 9 месяцев назад

    Allaahu akbaaaaaar

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 9 месяцев назад

    Mansha allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Месяц назад

    Sheequ mujaahidiin madhihikaro soomaliyey sidaas u ogaada

  • @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf
    @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf 9 месяцев назад

    Alaxmdulilaah dalimiin waa lo helay

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 9 месяцев назад

    Asalaamu caleykum warahmatullaah wabarakatuhu Sh dulmi diid.

  • @abdirahmanhandule7861
    @abdirahmanhandule7861 9 месяцев назад +2

    .ameen

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate 9 месяцев назад

    I love you dulmidiid ❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 9 месяцев назад

      Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 9 месяцев назад

    Ilahay ayauhiliyay halayan iyaguba imisay bilasobab kudilayen ciyalka falalastin ilahayba kawayn yahuda wxkastoy sameyan

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 9 месяцев назад

    Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo falastin haagolesto

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 9 месяцев назад

    Ahu akbar

  • @ZeynabCali-zk9jd
    @ZeynabCali-zk9jd 9 месяцев назад

    Sçw scw scw scw scw ❤

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 9 месяцев назад

    Aad baan ugu faraxsanhay xasuuqa loo geeystay yahuudda shacab iyo ciidanba cayayaanka ka sharaf badan

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 9 месяцев назад

    Halkaad farxilahayd nasriga Allah siiyay falastiin buunbuunin lahayd yuhuudii miyaad leedahay maxay u carari waayeen

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 9 месяцев назад

    ALLAHU AKBAR.

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 9 месяцев назад +1

    ☝️❤❤❤

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 9 месяцев назад

    Wcs

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 9 месяцев назад +1

    Sidaa filaayo kuma qaldani hadaa dhaho qofka reer galbeedka lanool dabiici inee kabad badaneeso muuqaalada danohooda oo kaliya ka dhex arkaan eybuun buuniyaan

  • @user-vp3nd5lv8w
    @user-vp3nd5lv8w 9 месяцев назад +1

    Palestine 🇵🇸
    Guul ama shahado ☪️

  • @HilaacCali-ry2mv
    @HilaacCali-ry2mv 9 месяцев назад

    Dulmi diid maaha ee dulmi xoojiye, bal noo waran
    maxaad haydaan,?

  • @mohamedbarre8621
    @mohamedbarre8621 9 месяцев назад

    sxb mujaahidiin dheh..ee maleeshiyaada ha dhihin waa qalad. in aad xamaas ku tilmaanto

  • @jamaalqudeh5057
    @jamaalqudeh5057 9 месяцев назад +1

    3xabo inuu ku dhufto kuma filna kii laqabtaba in 30xabo lagu dhufto bay ahayd

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 9 месяцев назад

    ARGIGIHISADA YAHUUDIGA MADOW EE SOMALILAND WAA CADOWGA HAWIYO KA SAARA MUQDISHO.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 9 месяцев назад +1

    Sheekhow maxaa kaa qaldan maanta??

  • @Thabit-ho2zv
    @Thabit-ho2zv 9 месяцев назад

    Palestine❤

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 9 месяцев назад

    Sheeqoo hadu wadkaga yimada melna kufakanmeysid

  • @mohameabdi3877
    @mohameabdi3877 9 месяцев назад

    😂😂😂😂walee sidii Bamjii gii aa loogu daatay 😂😂Alaahu Akbar☝️👊🥰🫡

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 9 месяцев назад

    Aniga Shaki waxaa igu jira in yuhuuda u ogolatay dhacdadan in ee dhacdo si ee Gaza u burburiyo ee xujo ee ku burburiso ku hesho Allahu aclam.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 9 месяцев назад

    Allahu akibar allahayow haqa nawafaji amiin yarabi amiin KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 9 месяцев назад

    Runahanti rer falastin cashar lama ilawan ah ayey udigen Israel cita iska cawin lama kulmin sey ugalen tariq cusub ayey sameyen reer Palestine 🇵🇸 aniga subaxdi 6 October marka sogacay an furay itirnedk an arkay yahudi o laqabsaday o baroranay farxad ayan la oyay 😢walahi waxan ad so shektay o dan wa so firsaday 3malmod waxkale ma firsado xamas iyo reer falastiin guul❤❤

  • @user-tn5td7je4g
    @user-tn5td7je4g 6 месяцев назад

    Dadka
    Cararo
    Ayaan
    Ahay
    Alxm

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 9 месяцев назад

    CUruuur bay laayeen aan dagaal shaqo ku lahayn.waar ha dhiir galii Iginla laay yo caruurta.maanta ka sheekeee oohintii carabta.

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 9 месяцев назад

    War ma haysiid ...ee HBN so dhagayso asaxabtana sido kle

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 9 месяцев назад

    Falastin illhey aya lajiro cidkle uma baahna an allaah eheen somalia cashir maka qadano

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 9 месяцев назад

    Allah Scwscw🤲🤲🤲

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 9 месяцев назад

    Ipaad ka is ticmaashid iso sheeg quimihisa sheekhow

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 9 месяцев назад

    Vedios ka Halkee kaheleenaa Sheikhow

  • @abshirdhere699
    @abshirdhere699 9 месяцев назад +2

    Waxas waxa kadaran cidanka yahuuda oo xerodhinka logu galey lawada togtey maxada loga wada is tagayo Wan LA taca jawabey wlhi alle aya jebiyey oo kaliya ayan dhihi karnaaa

    • @ubahsiyad6810
      @ubahsiyad6810 9 месяцев назад

      Intee laga firsan karnaa vidigas

    • @abshirdhere699
      @abshirdhere699 9 месяцев назад

      @@ubahsiyad6810 telegaramka

  • @CaliOmar1230
    @CaliOmar1230 9 месяцев назад

    Waan kuu jeednaa. Waxaad ula jeedaa fapastiin wax qaldanee sameeyaay fidiyowga dhan wada nagative waaye caadi iskiiga sheego inaad israaiil AAD taageersantahay.

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 9 месяцев назад

      Wax kasta Kuma hadli karo . You tube ka ayaa laga xidhaya

  • @asadburalemohamed9209
    @asadburalemohamed9209 9 месяцев назад

    Link noo so dhig aan firsanee

  • @user-bm8pd8nb7s
    @user-bm8pd8nb7s 9 месяцев назад

    Falastin.gul.inshaalah

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 9 месяцев назад

    Xasbiyallah wa nimcal wakiil

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 8 месяцев назад

    Yabohi ilahayna waa u danbeyaa

  • @AhmedMohamed-vs8wo
    @AhmedMohamed-vs8wo 9 месяцев назад

    Video kas xage ka da wat an ka firsade ya shekhana

  • @ifraahmohamudali8467
    @ifraahmohamudali8467 9 месяцев назад +1

    Iyagaba imasaa la dilaa maxaad waxaa kasheegi

  • @user-dh1oe9rj5h
    @user-dh1oe9rj5h 9 месяцев назад

    Sheeko badanidaa.yaq.vedio na tus.

  • @daily1542
    @daily1542 9 месяцев назад

    War waxaas waabeen greenshot movie weeye isreal ladilo ya beendheh meewoog video oo been ah bay soogaliyeen oo xamaasloosariyey in waxlaayeen

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 9 месяцев назад

    Waxaad u egtahay in Aad lajirto yuhuuda is cadee bal waa maxay maleeshiyaad waa xaq u dirir mujaahidiin ah

  • @xasanjaban8248
    @xasanjaban8248 9 месяцев назад

    انا كنت من متابعينك بس من اليوم لا خلاص

  • @abdiganimuse3492
    @abdiganimuse3492 9 месяцев назад

    Shekh bahal beentasda lama rabo qabiiliste

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 9 месяцев назад

    Scwscw scwscw scwscw scwscw 😭😭😭

  • @user-pv8ke2rs8n
    @user-pv8ke2rs8n 9 месяцев назад

    Yuhuuda dheh adiga luguhiina ku baxsada

  • @NuurMohamed-rz6ee
    @NuurMohamed-rz6ee 9 месяцев назад

    adiga macnahaaga galada iney baxsadaan miyaa rabtey mise tusaale aya kawadey no sheeg walaal

  • @xasanjaban8248
    @xasanjaban8248 9 месяцев назад

    هههههه ياشيخ من العدو فلسطين فلا تخس ياشيخ

  • @asadburalemohamed9209
    @asadburalemohamed9209 9 месяцев назад

    Link so dhig bal😂

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 9 месяцев назад

    O shekow ma inlalayo israil Kuma faraxsanid miya

  • @xasanjaban8248
    @xasanjaban8248 9 месяцев назад

    شيخ ليش تقول مليشيات اتقي الله

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 9 месяцев назад +2

    Show me viduo please

    • @XajiAdisabab
      @XajiAdisabab Месяц назад +1

      War gomaad ka shekeynaysaa

  • @XawoMaxamady-hc9sk
    @XawoMaxamady-hc9sk 9 месяцев назад

    Allahu akbar

  • @Thabit-ho2zv
    @Thabit-ho2zv 9 месяцев назад

    Palestine❤

  • @xasanadoon2062
    @xasanadoon2062 9 месяцев назад

    Allahu akbar