Arinta Lama Filaanka Ah ee Israaiil Ka Qabsatay Xamaas Awooda Ay Lasoo Baxday ''Proff Abdiwahab P2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2023
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 177

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 9 месяцев назад

    Markale MaSha'Allaah Prof Abdywahab shaqsi aqoonyahan qaali ah Somaliyed Allaahyacizak Allaahyaxfadak.

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 9 месяцев назад +31

    "Thank you, Journalist Hashi Horfadhi TV and Dr. Abdi Wahab, for your accurate and informative responses. Your dedication to providing accurate information and insightful perspectives is truly appreciated. Your work makes a positive impact, and I'm grateful for your contributions to our understanding of important issues." Dr. C/Wahab Taariiqda aad reebtay ayaa waxay anfici doontaa jiilasha soo socda Iinshaa Allaah!

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 9 месяцев назад +1

      Afsoomaaliga Ku Qor Qoraalkaadda

    • @AbdulAhmed-gx2rh
      @AbdulAhmed-gx2rh 9 месяцев назад

      @@m.k.7788 Asc... Waxaan ugu talagalay inaysan seegin aqyaarta qurbaha ku dhashay ama ku korey ee qalbiga nadiifka ah leh inay wax uun ka fahmaan. U.S.A. kuwa jooga waxaa loogu yeraa markii lala kaftamayo '' Say Wallaahi''..UK, kuwa ku noolna waxaa loogu yeeraa kaftan ahaan ''FISH & CHIPS''. Ayagaasaan is lahaa wax uun hakala socdaan waraysigaa nuxurkiisa iinshaa Allaah.. Aadbaad ugu mahadsantahay xoojinta Soomaaliga iyo ku baraarugisa. mahadsanid.

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 9 месяцев назад +7

    Allaha ugaargaaro musliminta falastiin aamiin yaarabi

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 9 месяцев назад +4

    A salama caleykum mudane c/wahaab ilaaheey haku barakeeyo

  • @youngbaashi8871
    @youngbaashi8871 9 месяцев назад +1

    Masha allah tabarak Haashi ugaas aad ayaad u mahadsantahay . Waxaan kafaa idnay aqoon kororsi iyo fahan wayn. Insha allah waxaan alle karajayna inan kamid noqdo raga qudus wax kaxoreeyo ilahaow cafimad igu gaarsii malintaas. Yaa rabi.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 9 месяцев назад

    Masha Allah professor Abduwahab waa nin waddani ah oo soomaalida

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 9 месяцев назад +1

    Dowlad sibuuxda xoog af adin intab iiraan maahe. Ma lahyaaa dowlad kale❤ oo saa u taageerta ma heysaan
    Thanks shiico

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 9 месяцев назад +1

    Viva Cabdullwahaab and xaashi ragaasaa Soomaaliya ubaahantahay Viva xaashi good job

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 9 месяцев назад +11

    Asc Professor Islaamka Sareeyntisi ha guulaysato Bi'idnillah Palestinian

  • @farhangane
    @farhangane 9 месяцев назад +1

    Thanks brother horufadi tv ❤

  • @abubakarkarama1362
    @abubakarkarama1362 9 месяцев назад +6

    Better days are coming INSHA'ALLAH 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 9 месяцев назад +8

    10 wiil oo Tashaday
    Weey ka Qiimo Badanyihiin
    10,000> oo wiil oo Aan Tashan❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 9 месяцев назад +2

    Mr xaashi adiga prophasar c wahaab aad iyo ad bad u mahadsanid tihiin

  • @shamsodiini3272
    @shamsodiini3272 9 месяцев назад +3

    asc walalayal dhamaanteen allaha idin barakeeyo dhamaanteen ❤❤❤hashi allaha kubarakeyo adiga inta kula shaqesaba

  • @sharmarkejama781
    @sharmarkejama781 9 месяцев назад +3

    Great Professor Abdisamad
    Xafiduhullaah!!🙏🇸🇴
    Well done !! Mr Hashi👍

  • @abdiaziizabdullahi7913
    @abdiaziizabdullahi7913 9 месяцев назад +2

    اللهم اجعل لاهلنا بغزه من كل هم فرجًا ومن كل ضيق مخرجا ومن كل بلاءً عافية واربط علي قلوبهم أجمعين 🇵🇸🤍🇵🇸🇵🇸

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 9 месяцев назад +4

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 9 месяцев назад +4

    Horfadhmiad manshallh ❤❤❤❤

  • @noormohamed917
    @noormohamed917 9 месяцев назад +4

    First of all I want to thank our brother journalist and reporter Hashi who is giving us indepth analysis information all over the world and the on going crisis in Gaza/Israeli conflict. I also thank Prof. Abdiwahab for his courageous political analysis which I hope will make the Imperialist West to come to their senses and tell Israel and their own people the truth of the matter they have been lying about for the last 75 years.

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 9 месяцев назад +3

    Prof abdiwahab waa nin academic ah waxbadan og lakin wariyaha xoogaa dagdag ah ayaa kujira mr hashi hadalka in aad kasugto ayaa fiican waqti badan aad siiso anyway mahadsanid

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 9 месяцев назад +2

    Thank you for your updating .
    Journalist dhexdhexaad ah , professionally .

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378 9 месяцев назад

    Maasha Allah Proffessor Abdi wahab sida fiican aad u qaada dhigtay xalaada bariga dhex oo noo fahamsiisay Journalist Hashi waad mahasan tahay dadaalkaaga aad na socodsiiso xaaladaha adduunka iyo dalkeenaba falasyiina waa u duceeynaynaa allaha AWT ha guuleeyo,

  • @imanabdirahman5967
    @imanabdirahman5967 9 месяцев назад +1

    Wariye Hashi waad mahadsantahay sida aad noogu soogudbineysid macluumaad dhinacyo badan taabanaya.
    Midda kalana Dr. Abdiwahaab waxaa uu ka mid yahay dadka aqoonta leh kuwooda ugu horeeya.

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 9 месяцев назад

    Walaahi. Ninkaan wax walba uu ka hadley waa sax masha Allah caqliga allah u siyaadiyo

  • @jamaabdulkadirmohamed
    @jamaabdulkadirmohamed 9 месяцев назад

    proff abdiwah wareesigisa noo soo badi

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 9 месяцев назад +3

    ❤❤❤waad mahadsantihiin dhamaan

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 9 месяцев назад

    Suleman xaaashi sxb qaali Allaahyaxfadak Allaahyacizak.

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 9 месяцев назад +2

    Allaah haw kaal meeyo muslimiinta Aamiin Aamiin Aamiin yaarabbi

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 9 месяцев назад +2

    Asc wr wbt
    Alle SWT ha gargaarkisa imanayo Xasbunallaah Wanicmal wakiil 🌿🌿🌿

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 9 месяцев назад

    AAD BUU U MAHADSAN YAHAY, PROF C WAHAAB IYO XAASHI IYO DHAMAAN BAHDA HM.

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 9 месяцев назад +1

    Yaa Allah yaa Rarmaan yaa Raxiim u gargaar ummadda reer Falastiin ee walaalaheen ah

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 9 месяцев назад +3

    Wariy Hashi edo ilaahey ha ku xafido

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 9 месяцев назад

    Hadal aad u wayn ayuu ku hadlay walaalkeen cabdiwahaab ilaahay ha ku xifdiyo amin yaa rabil caalameen

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 9 месяцев назад

    Horufadhi Media
    Fadlan sug warka professor ka ,ha hor boodin

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 9 месяцев назад

    Weriye hashi aad baad ugu mahadsan tahay wararka muhiimka ah ee aad usoo gudbisey umadda soomaaliyeed,ilaahay haydin barakeeyo

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 9 месяцев назад +1

    Prof Abdiwahaab Abidsamad aad baan u taageera una jeclahay habka u wax u taxliiliyo waana Astaamaha Aqoonyahan ka dhabta ah 😊
    Sidoo kale Suleymaan Xaashi wariye sare Mahadsanid.
    Guul Falastiin insha allah

  • @AbdirahmanKhalif-uq8yb
    @AbdirahmanKhalif-uq8yb 9 месяцев назад

    Thanks to the professor, giving background info about the issue. Didn't know your studied in Palestine. Victory is near to the Palestine

  • @samirehhoussein
    @samirehhoussein 9 месяцев назад +2

    masha allah, merci de nous transmettre vous expérience politique.

    • @abdirahmantallman2263
      @abdirahmantallman2263 9 месяцев назад +1

      Somali page waye waxaana lagu hadlayaa afsomali adiguna afsomali waad fahmaysa oo sida kaa muuqato Waad dhagaysatay marka far somali maad kusoo qortid

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 9 месяцев назад

    Jzk Allaahu khayran eedo adiga proff Cabdiwahaab iyo Dadka wax tarka ah oo dhan

  • @anwarhaji5605
    @anwarhaji5605 9 месяцев назад

    We appreciate Horfadhi Tv Hashi and drka for really helpful issues

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 9 месяцев назад

    Masha allh ader allh ku xafido xashi wareysigiisa wan u bahanahay nosoo badi

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 9 месяцев назад +1

    Thanks for sharing this excellent report🎉🎉

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 9 месяцев назад +6

    Allah akpeer 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 9 месяцев назад

    ALLAHA KU XIFDIYO PROF ABDIWAHAB XAQIIQADA AYUU HADALKA KA ABAARAA...

  • @hamdaismail4263
    @hamdaismail4263 9 месяцев назад +3

    Alle ha guuleeyo falastiin
    Yaa rabi garabkooda xooji

  • @mahdicumar9004
    @mahdicumar9004 9 месяцев назад +1

    carab majorto qudus waxa xoraynaya auaan aaminsanahay jajeeniya mahadsanid

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 9 месяцев назад +3

    falastiin guuuul

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 9 месяцев назад

    Allaaaahu akbaaaaaar
    Rabooow muslimiinta
    Ugargaar guuul.🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳

  • @nuuriiya6038
    @nuuriiya6038 9 месяцев назад

    Mashallah👏 so badiya potcast yadan inshAllah

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 9 месяцев назад

    Xashi you are incredible journalist Thank you for your sharing the information from what’s going we’re really appreciate it th

  • @abdimohamed2345
    @abdimohamed2345 9 месяцев назад

    Allahu akbar allahu akbar allhu akbar walaa tahinuu walaa taxsanuu wantum al aclowna wallahu macakum walan yatirakum acmaalukum.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 9 месяцев назад

    Masha alah wuxu ahaa barnamij ad u xiiso badan oo wax badan xambaarsan

  • @farxaancabdi1632
    @farxaancabdi1632 9 месяцев назад

    Ilahow guusha sii falastiin

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 9 месяцев назад

    Team Nabar & Naxdin waa kuwaana. Waxba kama taqaanaan dignatyy, freedom midna. Alla yaa qadiyadda Ogaden ( Somali galbeed) iyo A/kariim Qalbi dhagax ifin waydiiya. Hubaal inaad Af kale ku hadli lahaydeen.
    Int dadka Soomaaliyeed Jabay waxaa xaqiijinaya kuwanaaba lecture u akhriya

  • @abdiabdi8589
    @abdiabdi8589 9 месяцев назад

    thanks 🙏
    horufadhi and aqoon yahan sare

  • @user-cd8pu8qp6x
    @user-cd8pu8qp6x 9 месяцев назад +2

    Ayagana hadey udhamaatay guul ama geeri yurubiyankii kusooqulqoli jireen Mooryantii carhatagan Insha Allah guul guul waarta FALASTIIN

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 9 месяцев назад

    Mashallah Pro abdiwahab sh abdi samed sh

  • @user-zi6qh5pz5y
    @user-zi6qh5pz5y 9 месяцев назад +1

    mashalah

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 9 месяцев назад

    Ilaahay palestiin xaqooda haw sooceliyo! Aamiin aamiin yaarabi

  • @biyodsaid3202
    @biyodsaid3202 9 месяцев назад

    Allah waxaan ka baryeynaa walaalaheen ilahay loo baryo alle ugargaaro

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 9 месяцев назад

    Hashi waxaan maqlijiray kali ah codkiisa Laakin waa markii ugu horeeysay muuqaalkiisa arko

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 9 месяцев назад

    Ilahayw adigaa waan ee ugarar gaar Muslim ☪️ 😢

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 9 месяцев назад

    Allaah ha jabiyo gaalada

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 9 месяцев назад

    Asc Allah ha u hiiliyo farastiin

  • @cabdalamahad7761
    @cabdalamahad7761 9 месяцев назад

    ilaaheey.haku.dhuuro.maadaaba.aatiri.afrikeeyka.imaanayaan.kuwiixoreeylaha.khudis

  • @user-sg9ec9ni5m
    @user-sg9ec9ni5m 9 месяцев назад

    Guulayso xamaas falastiin idamilaahay

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 8 месяцев назад

    Nin sare ayaa noo casuntay mahadsanid

  • @Brain-Builders
    @Brain-Builders 9 месяцев назад

    horfadhi media waa Aljazeera Somalia , hadaan hadey kusii socdaa. khubaro soo fadhiistinta wa barnamaij wax laga barto. halka tv somalia ey soo wareystaan kuwa anaan xitaa 2 xaraf Qori karrin.
    Qabiilku uu dilooday, Qaarkood warqada jeexjeex la imaado meesha . Mahadsanidiin leaders

  • @imanabdirahman5967
    @imanabdirahman5967 9 месяцев назад

    Runtii wax badan ayaana ka kororsadey ilaahay cilmigiisa ha u barakeeyo

  • @user-mo7gq6kz1d
    @user-mo7gq6kz1d 9 месяцев назад +5

    Falastiin guul

  • @abdiwali3249
    @abdiwali3249 9 месяцев назад

    Ninkan waa khamiir waan tageeraa

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 9 месяцев назад

    Allah guusha ha siiyo reer falastiin guulaysta bi, idmi Allah🇵🇸🇵🇸❤️❤️ Cadawgiina Allah subxana watacala guusha ha idinka siiyo…

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 9 месяцев назад

    Naclad haku dhacdo

  • @user-ee2yt9ss7u
    @user-ee2yt9ss7u Месяц назад

    Ok

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 9 месяцев назад

    Allaha Nasriga u Badadiyo Falastin 💪🇪🇭🇸🇴❤️🥲

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 9 месяцев назад

    Professorkii Doqonka ahaa

  • @ashawooo
    @ashawooo 9 месяцев назад

    Waxa aya uu ogana wayen rabi aya idhaha qabataya waxa modaya iyo waxa noqataya mucujsa soo baxadaya reera Falasatina Gesay inshallaha gula gula aya uu rajenaya walaalaha Falasatina

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 9 месяцев назад

    I understand it doesn’t mean you understood better than me you’re human don’t beat yourself

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 9 месяцев назад

    Waad mahadsantay waxaad muujisay dhaqankii somalida lagu yaqaanay,from garxajis hargaysa

  • @user-sg9ec9ni5m
    @user-sg9ec9ni5m 9 месяцев назад

    Waxa diciif ah carabtii bariga dhexe oodhan ama carab oodha israaiil ayaa gumaysay iyo reer galbeed masuuliyadaas waxaa dulinimada bariga dhexe kuqanacday siciidi imaaraad masar urdun baxreen iyo inta kuhareeraysan falastiin una jeeda dulinimada islaamka❤❤❤❤

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 9 месяцев назад

    Somali haloo duceeyo

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 9 месяцев назад

    Yassir alah

  • @dyayhajiali9174
    @dyayhajiali9174 9 месяцев назад

    Thank u proff lkn cilada proff waa inuusan luuqda englishka ka maarmin

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 9 месяцев назад

    Waxaas ba laga dhahaa falaqayn aad ba ugu riyaaqay runtii profs abdiwahab siduu nooogu sharaxay waxaa socda

  • @abdimalikwarsame694
    @abdimalikwarsame694 9 месяцев назад

    asc wr wb walal Xaashi salaada subax jameeco ku tuko

  • @engcabdifataaxbile2786
    @engcabdifataaxbile2786 9 месяцев назад +2

    Horufadhi afka somaliga Hala ilaaliyo Prof luqad qalaad ayaa hadalkiisa ku badan waxa ku qasbay magaran isagoo afsomali ku hadli kara waxan u arkaa uun mid kamida gumaysiga reer galbeedka waayo afku waa qayb kamida hantida Umad ay leedahay mahadsanidiin 🙏🙏

    • @Cleo-bk3xz
      @Cleo-bk3xz 9 месяцев назад

      English kii africanka, lama fahmi karo waliba

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 9 месяцев назад

      Ninka waxuu ku dhashay kuna koray Kenya . U dulqaata wuu dadaalayaaye .

    • @soyanhussein6906
      @soyanhussein6906 9 месяцев назад

      Waa Kenyan somali ah professor ka

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 9 месяцев назад

    نسر الله قرب أنشأ الله

  • @AdamMohamed-dc2cu
    @AdamMohamed-dc2cu 9 месяцев назад +2

    asc hurufadhi

  • @engdhuguf
    @engdhuguf 9 месяцев назад

    MARAYKANKU WUXUU HADA UMUUQDAA INUU LUMIYAY SUMCADII UU KULAHAA CAALAMKA WAAYO WUXUU TAAGEERAY DAWLAD DAD SHACABA DEEGAANKOODII KUXASUUQAYSA MARA YUU HADHOW WA USHEEGIDOONAA

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 месяца назад

    Alaa mahadii weeyo

  • @drmursalhassan4346
    @drmursalhassan4346 9 месяцев назад

    Hadalka ah africa ayee ka imandonan dad xureyn doona qaza wa history macquul ah oo dhici kara alle tisa mesha waku jirtaa

  • @iidsmart
    @iidsmart 9 месяцев назад

    La wareystaha iyo wareystuhu markay kala aqoon badan yihiin muuqalkan uun daawo sxbkay horufadhi wuu ku haftay abdiwahab 😂

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 9 месяцев назад

    Professor Abdiwahab….. horta Allah ku xafido… Lkn caqligaa ha la godgalin ee ummadaada somaliyeed ugu faa’iidee adiga oo ka dheeraanayayaa qabyaaladada na dumisay ee gunta Ku noqonay
    Somalidaa waa loo guuraa ee loooma godeeyo…. Iyadaa ku soo dabaa kicii ….. dhalinyaradanaa halaga bilaabo kaaba qabyaaligu Ku shaqaysanayo
    Somali halkii 1990 gii way ka hoosaysaa

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 9 месяцев назад

      wa 😂aqli ogaden wula dhimanaya kulaha waxan ahay kenya bye nationally

  • @wildanimalsafrica9420
    @wildanimalsafrica9420 9 месяцев назад

    🇰🇼🇵🇸

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 9 месяцев назад

    Tun sheege warye

  • @hamarimohamed1068
    @hamarimohamed1068 9 месяцев назад

    ILLAHAY HA U NAXARIISTO CARAB,ALLOW U GARGAAR FALASTIIN CIDINA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA FALASTIIN.

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 9 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedadam9787
    @mohamedadam9787 9 месяцев назад

    Hadeey bada iyo dhulka Ay ka xiraan
    Yahuda Ayagaa lacunayaa hilibkooda Dhiigooduna Biyaa laga dhiganayaa

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 9 месяцев назад

    Wariyaha sidoo ereyada English-ka u fasiraayo waa M.a.

  • @biyodsaid3202
    @biyodsaid3202 9 месяцев назад +1

    Kusaliya suubanaheena scw scwscw scwscw scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw scwscw scw scwscw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw