Wariye sax ah oo si fiican loo tababaray inaad tahay sidaad wax u qeexeysid oo xitaa koon shaah lagu cabay xitaa ama dharkii ay gashanaayeen maasha Allah
Very talented. He should be an asset for the country, but because of his intellect and talent he collided with incompetent people in high positions. You’ll succeed my friend, be patient and hopefully greener postures will come for Somalia in our lifetime.
Wa kaxumhay in nikan wariyah ah shati qabil o hugan dowalad lugu dibateyo lakin wax icajibisay sidow wax usharaxayo mashallah goankaga haka naqanin ila ad kaheleso cadalad inshallah guleso
Waxa kugu dhacay oo dhan xasan sheekh ayay aabe leedahay waayoo dalka asagaa u dhaartay maahan❤xukunkiisa hoostiisa in dadka shacabka lagu dulmiyo 😊😊😊 Doowladiisana wax la taageero ma istaahilo haduu saan raali ka yahay
Wa kugu raacsanayay ano abgaal ah hasan shiiq hg power siiyay hg awod lama siiyo dolada kacanka wa laga ilaali jiray xilalka waawen marka hg wax le qasta maskiin kaa. Dulmiyeen
Asc horta waa salaamayaa walaalkay Abdalla Muumin oo aan hore u wada shaqaynay 2010 intaa kudib cabdalla walal horta wixii ku gaaray allaha kaga booga dhayo laakiin su,aasha aan qabo ayaa ah cabddalla walaal dunida ma jirto warbaahin u madax banaan in dalkeeda iyo dadkeeda waxyaabo ka dhan ah ka shaqaysa tusaale artc 13 reer galbeedka sheegaan ee madax banaanida xuriyadda hadalka ku ma shaqeeyaan kuwa keenay ee warbaahinta reer galbeedka walal tusaale hadii dowlada tiri lama baahin karo waxyaabo ka dhan ah amniga sida wararka dacaayadda Alshabab ma waxa ay ahyd in lagu taageero misa In aad ka hor timaaadaan tusaale hadaa laba arin oo halis dhaxdooda gasheen waxa ay ahayd in aad dowladiina taageertaan oo aad dunida u sheegtaan in khatarta argagaxisada dunida walaahi ma jirto warbaahin sirta dalkeeda duni kale ka iibisa ee fadlan Saxafada somalia dib ha u fikirto 100$ ama wax la mid ah ha ku iibsan damiirtaada reer galbeedka sirdoonkooda taba badan ayay isticmaalaan oo ka mid tahay warbaahinta in ka dhaadhiciyaan aragtiya aan sax ahayn
Cabdalla wuxuu yiri cabasho ka qabnaan wixii dowladda nagu tiri cabashada cabdalla wxba kama duwana marka shacabka wadooyinka laga xirto midda ay shacabka u gudbiyaan dowladda,marka wxa kle ee aad daldashay aniga ma fahmin.
Waxan kuweydiyay, xaguu abdalle mumin ku iibiyay $100, dawladiisa? Abdalla waa nin aftahan ah, Cilmi badana ka muuqdo. Waxa nasiib daro ah in nin aad taqaano u gaftid. Abdalle Dowlad mey San xiran we habargidir ayaa afduubtay
Fahanka waa muhiim wll aniga Abdallah Uma gafin laakiin waxaan ka hadlayo waxaa waaye aragtida media Somalia iyo shirqoolka sirdoonka reer galbeedka waxaa laga yaaba marka aad dalka gudahiisa aad joogto wax kasta in caadi kuu yahiin laakiin markaa aragto Dalal dadkooda difaacayaan ku dadaalayaan in wixii dhaxdooda ah banaanka u bixin somalia warbaahinta ka howlgasha bro hadaa xaqiiqda ka hadalno ma aha kuwa ku shaqeeya bad baadinta Bulshada tusaale hadii aad dowlada dhaliilsan tahay adoo aadan reer galbeed u sirtaada iyo meelaha aad ka liidato u sheegin ayaad si masuuliyad iyo isla xisaabtan ah wax u gudbin kartaa fahanka waa muhiim somalia dalkaa adaa leh dadkana adaa masuuliyad kaa saaran tahay
Ma cabdiraxman cadaalihii uu shegaayaad tahay sxb from Burco I am not from Kismaayo. I think you are Alcadaala. Ninkan Cabdala hadiii ay suxufiyiintu ahaan lahaayen Dowladuna taageeri lahayd wax badan baa saxmi lahaa.
ILAAHAAY HAKAA BAXSHO DHIBKA KU HAYSTO QABYAALADU DHIBAATO IYO ISKU XOOG SHEEGASHO BAY DADKA QAARKOOD LOOGU XOOG SHEEGANAAYO WAA IN LA HELAA DHALIN YARO QABYAALADA BURBURISA ENOUGH IS ENOUGH DHAHA OO CADAALADU INAY SHAQAYSO WAA WAX LAGA XUMAADO IN LA IS ADOONSADO.
Ninkan hal baa maqan oo ah in wadanka lagu maamulo nidaam qabiil. Oo af in ingiriiska lagu yiraahdo 4.5 siduu u hadlaayo wuxuu ahaa in uu wasiir noqdo lakiin qabiilkiisa wax qaybsiga meel hoose ayay ka joogaan 4.5 marka ha la gaaro goortaan noqono dowlad
Sheeko walba waa laba dhinac dhanka kale iyagana aan maqlno lkn mid waan hubaa soomali dhamaan iyo dhan walba in aan adoon wada nahay mid is og mid aan is ogeenba xornimo wali somali ma gaarin se ilhay kuwo dalka iyo dadka diinta ka naxo hana wada siiyo waa habeen ramadan somali isma diidana alana wuu na jeclahay wax walbuu nasiiyy se dulmiga dib jir naga dhigay aniga dhashii jiilki qarnigaan baan ahay waligeena wadan aan ku farxo ma arag
cabdalla muuminoow mar waxaa leedahay QABIILKA WAA IDENTITY oo somalida ayaa isku fahanto raga i dhibaateeyey qabiiladooda ayaan sheegayaa. marna waxaa leedahay QABIILKAYGA maxaa la ii waydiinaa adiga sidee IDENTITY ga loo cadaynaa hadii aan qabiilkaaaga lagu waydiin?
Faatabaclahaan cidii rabto in ay disho barqad cad ay toogan laheed. Meesha waa xamar jixin jixin ma yaalo . In la Sumeeyo hadii la rabayna cidna uma aabo yeesheen
Wali waaad yartahay somaliga waa kugu yaryahay ee soo barbaar adeer Anigu si guud baaan warbaahinta somali iyo xuriyal qowlka ee la wareegaan oo aduunka kle ka jirin ka hadlay,. Qabiilka adiga buu dhib kugu hayaa not me adeeer 😂😂
Nin kaan waxuu u maleeyaa inuu Joogo wadamàda reer galbeedka War hooy waxaa dan kuugu jirtaa Inaad dantaada aqoonsato ood Ilmahaada korsato waa iga talo
Nio Hg waxba ciqaab ma lakulmi lheen mana lakulmeys9 , ee waxaa ciqaab la kulmaayo dadka dhipka geysto , Qabiil dhanna 5 qof masuuul kama aha qof walba io naftiisa , si ahaana ninkan abdalla muumin waan wtaa intelegented and unfair person wye
Mooryaan baa dalkii qabsatay. Bal naagta Xamdi la yidhaahdo ee NISA Aadan Cadde u joogta maxaa qabiilkiisa in ay weydiiso ku kallifay. Soomaaliya ka quustay.
Xasan shiq wale aniga sun ila garay every day xarunta gabdhaha agonta leyga so waca gabar xerada ku jirto gabadheyda dahabo kuso xirtay xarunta xasan shiq nagtisa nag la dhalatay mamul ka ah saxib Ben gabadheyda dahabo lala saxibay gurigena lagu so galay ley garay cunugta wa I adegeyd oday murusade deris kena dhalay wa iska aminay sakarad noqday cawa ilah ficnahay xasan shiq wa paster
Wariye sax ah oo si fiican loo tababaray inaad tahay sidaad wax u qeexeysid oo xitaa koon shaah lagu cabay xitaa ama dharkii ay gashanaayeen maasha Allah
Mashaa Allaah geesi aqoon iyo aqli u saaxib ah
Caadi maaha juni hadalkiis aaway culumadii
Tuugada is baheysatay Adiga ka weyn walal waadna ka guuleysanee xukunkana adiga ayaa uga dambeyn doona guul ayan kuu rajeynaa Abdalla Ahmed Mumin😊
Very talented. He should be an asset for the country, but because of his intellect and talent he collided with incompetent people in high positions. You’ll succeed my friend, be patient and hopefully greener postures will come for Somalia in our lifetime.
yaa ushegaysaa war afkaaga kuhadal hooyo hhh
Intaad af gaal wax ku sheegayso.. Afkaaga hooyo dadkaaga kula wadaag fikirkaaga wallaalkey.. Afkaaga ku faan
Maseer bad nidiina war Ilene tanookale kkkk
I love how he told the whole story in very detailed aspect. Masha Allah
Nin aqli badan baa tahay masha allh is ilaali
Subaxanalah xabsigaas wan maqley in wacelo damiir laheen ey joogaan
Ninkan waa halyeey Wlhi i nabada caadi mahan Allah sharfee codkor ma Sha Allah
Aamiin
Abdule waxaa tahay wadani dacad ah waxagana waa itus oo itabsii ilahay ha kula jiro oo ha ku xafidi ha kaa qabto cadoga ku jiro wadanka dhinac walbo waxaa tahay wadani dacad ah guuleso shacabka way kula jiraan
Allah ha ku xafido eedo
Maskiinkan malin malin ka mid ah cuqabdisa way ka soo baxaysa allaha ku ridyo mucjiso aan la aqoonin qof maskiin kii dhipo😢😢😢😢😢
inta si xun qabiilka u isticmaasha adduun iyo aakhiro ALLAH ha ku gubo
Abdalla Ahmed muumin wa nin la dulmiyay oo aan helin garsoor fiican
Allow dalka noo hagaaji adaa awood leh
Waa lagu fududadey wariye cabdala moomin
Absolutely brilliant. May Allah protect him from any harm.
Aamiin
Hal mid kaliya ayaan qaatay oo ah dalkaan inaan la wada lahayn
Geesi oo rabi u garabkiisa noqdi iyo dadkiisa soomaliyed jah ilaahey cadawga hagaa qabto ina aabo mcn
waa alQabyaala waa tuugo 😊
Wa kaxumhay in nikan wariyah ah shati qabil o hugan dowalad lugu dibateyo lakin wax icajibisay sidow wax usharaxayo mashallah goankaga haka naqanin ila ad kaheleso cadalad inshallah guleso
Masha Allaah waxa tahay nin run badan
Ax yaa dalkeygii
Ax yaa Dadkeygii
Ax yaa Waddanii 😭
Axmed xagee ku oynaa waxaan caadi ma ah wallaahi
Allaah yakun macak❤
Waa cadaaladdarada majirto somaaliya waxaana kamasuula xasan sh waa kaxamahay dhipkaan somaali oo dhan Allaha noo gargaaro
Jeesow Hadoo Xuldhibaan Kuu Yahay Waa Qasab In Madaxa Lagaa Garaacaa, Ikraan Tahliil Iyo Xildhibaan Aamina Asagaa Xaqooda In La Raadiya Ka Hortaagan.
Jooji beenta Aamina korsiga lagu koraye jeesow ku waasha reer geek qasho
Subxnlh cadaalad kama jirto Mogadishu
Waxa kugu dhacay oo dhan xasan sheekh ayay aabe leedahay waayoo dalka asagaa u dhaartay maahan❤xukunkiisa hoostiisa in dadka shacabka lagu dulmiyo 😊😊😊 Doowladiisana wax la taageero ma istaahilo haduu saan raali ka yahay
Sax wye wallah wllky😢
Dalka oow udhaartay Oda Xasan Shiikh waa Dalkee walaal, masa Dalkii ladhihi jiray Jamhuuriyadii Soomaaliya waxaad utaqaanaa Muqdisho iyo hareeraheeda!?🤔😱😢
Walaal maxeey kukala duwanyihiin Xasan Shiikh, Ayaad Calaawi, Nuuri Almaalikiga Ciraaq, Xamiid Karrazaaygi Afgaanistaan iyo Ashraf Ghani!?
Islamarkii Amerikaanku kabaxeen Kaabuul/Afgaanistaan Ashraf Ghani Asna waa kacararay Dalkii beri oow ka’ahaan jiray Madaxweyne MAGAC’UYAAL, ah!😱😱😱
Xasan Shiikh hadii oow sidaas iyo Ashraf Ghani eheeyn waxoow kala qaban lahaa Walaalahaan Sool iskudilaayo, warkaas soow Sax maahan wll?
Hadii aadan tageerin iyo aad tagerto cidna kamaga baahna
@@somalishorts2199 taageradiisa yaa raba, hawiye baahane maamuul Dowladnimana 30 sano weli mabarinin. War iska dhiiba. Abgaal iyo hg mooriyan nimo unbey yaqaanaan.
Wa kugu raacsanayay ano abgaal ah hasan shiiq hg power siiyay hg awod lama siiyo dolada kacanka wa laga ilaali jiray xilalka waawen marka hg wax le qasta maskiin kaa. Dulmiyeen
Masha alah wiilkan waxu u bahan yahay cadaalad
Asc horta waa salaamayaa walaalkay Abdalla Muumin oo aan hore u wada shaqaynay 2010 intaa kudib cabdalla walal horta wixii ku gaaray allaha kaga booga dhayo laakiin su,aasha aan qabo ayaa ah cabddalla walaal dunida ma jirto warbaahin u madax banaan in dalkeeda iyo dadkeeda waxyaabo ka dhan ah ka shaqaysa tusaale artc 13 reer galbeedka sheegaan ee madax banaanida xuriyadda hadalka ku ma shaqeeyaan kuwa keenay ee warbaahinta reer galbeedka walal tusaale hadii dowlada tiri lama baahin karo waxyaabo ka dhan ah amniga sida wararka dacaayadda Alshabab ma waxa ay ahyd in lagu taageero misa In aad ka hor timaaadaan tusaale hadaa laba arin oo halis dhaxdooda gasheen waxa ay ahayd in aad dowladiina taageertaan oo aad dunida u sheegtaan in khatarta argagaxisada dunida walaahi ma jirto warbaahin sirta dalkeeda duni kale ka iibisa ee fadlan Saxafada somalia dib ha u fikirto 100$ ama wax la mid ah ha ku iibsan damiirtaada reer galbeedka sirdoonkooda taba badan ayay isticmaalaan oo ka mid tahay warbaahinta in ka dhaadhiciyaan aragtiya aan sax ahayn
Cabdalla wuxuu yiri cabasho ka qabnaan wixii dowladda nagu tiri cabashada cabdalla wxba kama duwana marka shacabka wadooyinka laga xirto midda ay shacabka u gudbiyaan dowladda,marka wxa kle ee aad daldashay aniga ma fahmin.
Waxan kuweydiyay, xaguu abdalle mumin ku iibiyay $100, dawladiisa? Abdalla waa nin aftahan ah, Cilmi badana ka muuqdo. Waxa nasiib daro ah in nin aad taqaano u gaftid. Abdalle Dowlad mey San xiran we habargidir ayaa afduubtay
Fahanka waa muhiim wll aniga Abdallah Uma gafin laakiin waxaan ka hadlayo waxaa waaye aragtida media Somalia iyo shirqoolka sirdoonka reer galbeedka waxaa laga yaaba marka aad dalka gudahiisa aad joogto wax kasta in caadi kuu yahiin laakiin markaa aragto Dalal dadkooda difaacayaan ku dadaalayaan in wixii dhaxdooda ah banaanka u bixin somalia warbaahinta ka howlgasha bro hadaa xaqiiqda ka hadalno ma aha kuwa ku shaqeeya bad baadinta Bulshada tusaale hadii aad dowlada dhaliilsan tahay adoo aadan reer galbeed u sirtaada iyo meelaha aad ka liidato u sheegin ayaad si masuuliyad iyo isla xisaabtan ah wax u gudbin kartaa fahanka waa muhiim somalia dalkaa adaa leh dadkana adaa masuuliyad kaa saaran tahay
Waxan dhirirka badan ee aad soo qortay cid aqrineyso malehee toos usoo aflgaadey cabdalla ama shaxaad weydiiso caada qaatihi ku dhalay wase
Ma cabdiraxman cadaalihii uu shegaayaad tahay sxb from Burco I am not from Kismaayo. I think you are Alcadaala. Ninkan Cabdala hadiii ay suxufiyiintu ahaan lahaayen Dowladuna taageeri lahayd wax badan baa saxmi lahaa.
Xaqdardii iyo beentii aad Madaxweyne Farmaajo kula kacday jawaabtedi wa heysaa saxib No Calaacal
Waa nin wax bartey runtii
Miskiin ha duu ilaahay kaa bad baadiyay alx qabiilkasto meeshuu kasoojeedo ha iimaansado intii cadaalad lahelaayo
Geesi garab waayay waaye
Ze43 a
Plan n😅n
WLLOW QABIIL SHEEG LKN DHARKA ARMAJOYINKA FARUURYAHA DADKA CAATONIMO BUURNI MUKULAL MADOWNIMADA HAKA HADLIN WAX QIIMO LEH MAAHA MAGACOODA IYO QABIILKODA AYAABA TAQAANAAYE SHEEG SI UU HADALKAAGU U MACNO BEELIN MOORYANTAN AYAXA OOMAN AH MARDHOW LAMA DAGAANKODII AY QODXAHA IYO AYAXA KU CUNI JIREEN AYAA LAGU CELIN INSHA ALLAAH SOMALI OO DHAN GODOBTEY KA GALEEN WAA LAGA GOYNAAYAA MAGACOODA WEY KA XISHOON DOONAN INSHA ALLAAH
Hasocoto Walle Somaliyi Madaahirto💔💔💔
ILAAHAAY HAKAA BAXSHO DHIBKA KU HAYSTO QABYAALADU DHIBAATO IYO ISKU XOOG SHEEGASHO BAY DADKA QAARKOOD LOOGU XOOG SHEEGANAAYO WAA IN LA HELAA DHALIN YARO QABYAALADA BURBURISA ENOUGH IS ENOUGH DHAHA OO CADAALADU INAY SHAQAYSO WAA WAX LAGA XUMAADO IN LA IS ADOONSADO.
War aawey qaybti 2
Taageerayaashii Farmaajo kanaa kahar
Ninkan hal baa maqan oo ah in wadanka lagu maamulo nidaam qabiil. Oo af in ingiriiska lagu yiraahdo 4.5 siduu u hadlaayo wuxuu ahaa in uu wasiir noqdo lakiin qabiilkiisa wax qaybsiga meel hoose ayay ka joogaan 4.5 marka ha la gaaro goortaan noqono dowlad
Waxaan dhihi karaa in yarkan uu ka mid yahay dhalinyarad loo isticmaalay waayo hadalada uu isticmaalayo waxaa ka mida in uu kufaanayo wargeyso ajanabi ah iyo ereyga odhanaya hayadaha xuquuqul insaanka oo sideedaba ah dadka dalka lagu dumiyey isna uu ka mudyahay dadka la isticmaalay oo dad isaga laweyn sida uu u arko ay isticmaaleen waayo dada u sheeganayo iyo aqoonta uu sheganayaba waxay mu jineysaa waa xiligii bahida jirta awgeed dadka iyagoon ogayn la isticmaalo
Dadka aad ka hadleyso dowladday biilaan.
Waad asiibtay waa sida aad u sheegtay.
😢😢
Alcadaale waa Mooryaan sxb
Sheeko walba waa laba dhinac dhanka kale iyagana aan maqlno lkn mid waan hubaa soomali dhamaan iyo dhan walba in aan adoon wada nahay mid is og mid aan is ogeenba xornimo wali somali ma gaarin se ilhay kuwo dalka iyo dadka diinta ka naxo hana wada siiyo waa habeen ramadan somali isma diidana alana wuu na jeclahay wax walbuu nasiiyy se dulmiga dib jir naga dhigay aniga dhashii jiilki qarnigaan baan ahay waligeena wadan aan ku farxo ma arag
Aamiin, aamiin, Runtii waad Haleeshay Xaqiiqda Dadkeyna iyo Dalkeyniiba kusuganyihiin.
Mahadsanid mudane.
Sxb Warkaada Waa la fahmey
Waxasi wa waxa ku nacey Somalia qudhun iyo qabyaalad uma socdo iga badan qurbuhu alx
Nabsi lama gurubsado shalay fahad yaasiin ayaa reer ahaan ku cunsirinayseen maantana adigay ku haysataa aduun waa saas waa harka labadiisa galin
Waa nin aqli u saaxib ah dadka shaarka dowlada ku adeeganaaya xaqa allaha tuso
cabdalla muuminoow mar waxaa leedahay QABIILKA WAA IDENTITY oo somalida ayaa isku fahanto raga i dhibaateeyey qabiiladooda ayaan sheegayaa. marna waxaa leedahay QABIILKAYGA maxaa la ii waydiinaa adiga sidee IDENTITY ga loo cadaynaa hadii aan qabiilkaaaga lagu waydiin?
ilaahey shartoda ha ka badbadiyo dalkanane dowlad cadil ah yaa rabi
Ilaahay haw caroodo kuwa hada dalka haya kuwo khayr leh maahan
Wiilkaaan Leenkii ma helay hortay wariye kusheeg kaste dowlada ayuu afka lagalaa si safaaradaha iyo ajnabiga u tuugsado oo u dhoho nafteeyda haliseey kujirtaa Dowlada kuwa u shaqeeyane waxba ma fahmaan maanta dhan mid derbiyada iska fadhiyo oo wariye sheeganaa ayeey ceyrsanee oo waqtiga isaga lumidaaa
Aad ayan uga helay barnamijka sidano kale ee xaqiqda tabanaya
Qof Qabiil Dacwa Ka Ah Oo Kursiga Uuku Fadhiyana Qabiil Ku Yimid, Somaliya Lee Ka Jirtaa Waa Yaab,
Kani wareysi ma ahan risalla xeerkii saxafada maadan marinina
Mida kale wariyu dhageste ayuuba ka noqday sheekada dhan
Geesi daacad oo wadani ah ayaa tahey garabkaaga allah galo sxb
Faatabaclahaan cidii rabto in ay disho barqad cad ay toogan laheed. Meesha waa xamar jixin jixin ma yaalo . In la Sumeeyo hadii la rabayna cidna uma aabo yeesheen
Cabdala Waa Runtiisa xaqiiqada ayuuw Ka hadlaa Is ilaal cabduraxman al cadaala Waa Qof Dhagar badan
DULMIGAAN IYO MID KA XUN AYAA KAJIRA TALISKA NABAD SUGIDA ISKU MAGACAABO ANIGA WAXAA U AQAAN TALISKA DAALIMIINTA
Hayacdo kanmaba wariye sheektay
Lacagta halkuuka keenay /
Dad iska baari ah ayuu ka dhashtay sidaas ayaa iska daba saarantihiin
Waa nasiib darro inuu Alqabyaala aka Alcadaala uu adeegsato awooda Dawlada asagoo hankiisa yahay aargoosi xurguf ka dhaxaysa shaqsi kale oo soomali ah. Waa danbiile mooryaan ah.
Somalia spøkelse qabsatey😢😢😢😢😢😢😮😮😮
Spökelse yaa kula garanaya
Är du från Denmark
Waxaan sira badan ayuu ninkan bixinaya
Hadda Reer dhan baa isoo weeraray miyuu na leeyahay 😂😂 Wariye wuxuu rabo sheekeyo waan madax Banaanahay leh somalia laga helaa Xuriyatul qowlka qalad ka fahamnay🤔🫢
Xoolo ayaad tahay qalbiil ayaaa kugu qofilan muxuu qalad ka fahmayaa wax walbo oo sheegay cadeen ayuu wataa markasaad lee dahay xurayatul qowl ayuu qalad ka fahamay war alle ka baq nio anqiro qalbiil ku difaaci maayee
Wali waaad yartahay somaliga waa kugu yaryahay ee soo barbaar adeer Anigu si guud baaan warbaahinta somali iyo xuriyal qowlka ee la wareegaan oo aduunka kle ka jirin ka hadlay,. Qabiilka adiga buu dhib kugu hayaa not me adeeer 😂😂
Ninkani waa Nin sidaan filaho tala saarashada alle ku badantahay shaqadiisanasi daacada u guta.
Kan waxaad fahmi kartaa inuu kukoray meel xagjirnimadu saldhigatay dacaayad iyo dowlada taaktadaran waa erayada khawaarijta
Tuug kani shabab shaadh wariye xidhan
maalin dhaweyd waxaan daawaday muuqaal wariye u shaqeeya Tv-Qaranka oo alcadaala ka cabanaya. xaguu joogo qof aan dowladda ka tirsaneen
Part 2 please
Nio aniga oo sharftada ugafeynin qalad waad gashey adna qalad walagaa galay balse adna qalad waad gashey runtu waa qaraartahay. Adna qalad waa lagaa galay ee nio hormrwangsan ayan kuu rajeynaa kasamar wax kasta oo tabaneyso
Maxaad halka nin ee Ogaadeenka ah aad ushering?
Hadalkii Fahad Yaasiin ayaa soo baxaya mafiya ayaa ka dhalatey Soomaliya, xaqiiqdii arinkii Ikran Tahlil, wey soo bixi rabtaa 😮
Maxaad kuwii hore qabiilkoodi u sheegi waydey lakin kan danbe ee Ogadeenka ah aad qabiilkisa u sheegtay?
Lkn cabdalle ninka ogaaden qabiilkiisa sheegyayee muxuu u sheegi waayey xamdi qabiilkeeda iyo asaga qabiilkiisa
alcadaala hada maqashid hg soo lagama wado
wxa lgu shgayo mx wye mrki u dhahayy wax edeyn lee u qor ninka dhahyy lee wye qomkii dhan bursnaayy😂
Si xun ayaa ninkaan loola dhaqmay waana lagu goobtay 😞
Hg saas udaqantay wa hg waxa saas yeelay
wa dad aan weligod dhergin bililiqo
Nin kaan waxuu u maleeyaa inuu
Joogo wadamàda reer galbeedka
War hooy waxaa dan kuugu jirtaa
Inaad dantaada aqoonsato ood
Ilmahaada korsato waa iga talo
Dalka dowlad kamajirto koox burcad ah ayaa ku habsatay ilaahi shartooda umada hakaqabto
H.G ninkaan waa dhaceen wllhi lkn ninkaan haddii oo ahaa lahaa qabiilada waa weyn ciqaab ayey la kulmi lahaayiin H.G
Ninkaan beel wayn asagaba ka geesisan sababto ah waa codkar sharciyaqaan anan cidna ka cabsaneyn
@@djamaally1051 soomaliya sharci kama shaqeeyo !!! Sharciga ragbaa jeebabka ku sito
Nio Hg waxba ciqaab ma lakulmi lheen mana lakulmeys9 , ee waxaa ciqaab la kulmaayo dadka dhipka geysto , Qabiil dhanna 5 qof masuuul kama aha qof walba io naftiisa , si ahaana ninkan abdalla muumin waan wtaa intelegented and unfair person wye
Qabiilada waa weyn ha dhihine kuwa dhiiga muslimiinta daadiya dheh ma hg ayaa gaaljecel ka weyn
Waresiga aad ayuu u qaarar yahay tuugada is baheestey saan haloo kashifo
Hawiye hadii ay awood helaan saas ayay wax u galaan ileen caqli ma hired!
mohamed yusuf hawiye aaku dardaray, farmaajo oo dadka weera raaye maaka hadashid? nin kaan dacwada ah waa hawiye, hawiye dad guri kuma weera raan sida, nabar iyo naxdin Oo Weeraray S/rahman A/shakur Iyo Abdi Qeybdiid , Cuqdada Qabiilka Weeku Heyn Kartaa Laakiin Runta Waa Muhiim.
Wadaan al shabaab ah faido ma leh. Walee meesha wa budhcad ileen
Waxaad rabtid sheeg ,
Lkn #Qabiil waaya waxa #somaliya meeshan dhigey ee sxb qabiilka naga daa????????
Somalian Parlament Aa 4.5 Ku Dhisan Oo Qabiil Ah, Qabiilka Goormuu Ceeb Noqday? Madaxweyne Waa Hawiye R/wasaare Waa Daarood.
ninkan Ceyr miyaa horta dabaal waaye be, ceyr dhalo cadey waaye wax maba qarinayaan ilahey amarkiis qabiilada, magacyada, xataa albabada iyo dariishadaha woo sheegay😱😱😱
Gaal_jecel waaye
Mooryaan baa dalkii qabsatay. Bal naagta Xamdi la yidhaahdo ee NISA Aadan Cadde u joogta maxaa qabiilkiisa in ay weydiiso ku kallifay. Soomaaliya ka quustay.
waxan layaba niikan iyo alcadala saxaa ma,la,galo maxakamda,maxa ka,qaldana
Bal mixnadaa intaa le'eg eega.
Somali cadalad majirto shacabka masakinta ilah habadbadiyo
Macalinka lugeeya waa run sheeg walaahi markuu leeyahay nisa waa alshabaab
God sireed aqodin hadaad qodidna hadheerayn kudhidoontaa ma ogide shalay wuxuu islahaa dowlad reerkiina ah ayaa timid oo tii hore kaaga roon laakiin waxaa ugu soo baxay wuxuusan fileen
Waxan duliga ah wuxuu ku hadlayo indho adeyga, asagoo dagaalamaya aya lasoo qabtay waxana loo qoray nabad sugida
Waaba isku egyihiine maxay isku yihiin bismillaahi raxmaani raxiim war soomaaliyeey maxaa khaldan
Doqon xayawaan cidkasta waa madoowdaha yaab isagu macadyahay cabaadweyne wuxuu rabaa in dowlada latartamo xoolahaanu waa basaas shisheey kan waa in sifiican loo baara
Xasan shiq wale aniga sun ila garay every day xarunta gabdhaha agonta leyga so waca gabar xerada ku jirto gabadheyda dahabo kuso xirtay xarunta xasan shiq nagtisa nag la dhalatay mamul ka ah saxib Ben gabadheyda dahabo lala saxibay gurigena lagu so galay ley garay cunugta wa I adegeyd oday murusade deris kena dhalay wa iska aminay sakarad noqday cawa ilah ficnahay xasan shiq wa paster
Beesha sade walee waa gob maxaabiista cagdheer waxay ula dhaqmeen si gobanimo leh
😢😢😢😢😢 haa
Farmaajo xisbigiisa ku biit oo la ololee sidaasan un kaga aadsan karta nimankan isugu kaaga tagay
Nin Kaan Sheekadiisa Waa Halagu Barto Ee Dadka Kuma Yaqaa-naan, Ee Dacwo Meesha Taal Ma'arko, Teeda Kale Somalia Hebel Ceebey Kuma Ceeboo-Baayo.
wallaahi waa iga qoslisay kan dadka waa ka waalay kaaga darane cuqdad reereed uu qabaaaa
jiis ilahay ma yaqaan
@@libanalifarah7246 hg dadka aq dulmigis iska daafa
Su Aal Gacanta midig maka xiran yahay Maba dhaqaajinayee ???????????????????
Dalka lama wada laha waa run aan geed loogu soo gabanin
Sabbtoo ah waxaa lagu haystaa maxaad uga hadashay dhibatada laguu geeysanaayo
War sxb Alx dheh xiligaan hadu joogo lahay Fahad yasiin xiligaan ma hadli laheen wuu kudili lahaay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kuwaana kaxun fahad ee sacadiisa dhamaaan
Ilaa hada waxaasa la igu sameyay ma adan shegin