Qeybta 4-aad, wareysiga Xoghayaha ururka SJS Abdalle Ahmed Mumin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 дек 2024

Комментарии • 143

  • @MMC227
    @MMC227 Год назад +21

    Cabdalle ha walwalin walaal mar walba cadaalada iyo cadaalad darada waxaa guuleysto cadaalada
    ALLE ayaa kula jidho
    Horaa loo dhahay waligeed adunyada waqtigaa qof saacida Nina wayahaa xidha 💯🏃‍♂️☝🤲💪

  • @abdinuradow9351
    @abdinuradow9351 Год назад +1

    Cabdalla Muumun waa garnaqsadey.

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Год назад +11

    Abdallah aad ayan ugu xumahay dhibka kugu dhacay dad badan ayu ku dhacay dhibkan oo an hadli karin maanta xaqa wu kaso biXi doona inta ku dulmisay guuleyso eebow

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 Год назад +3

    Ninkaan Abdalla muumin wax badan buu ogyahay waxaana meesha ka muuqda dad ka mid ah dowlada iyo shabaab in wada shaqeen ka dhaxaysa wayna soo bixi doontaa insha allaah maskiinkaana allaha xaqiisa dulunkii laga galay asaga iyo shacab badan allaha soo ifbixiyo waa bil Ramadan allaha umada ka qabto ku ku dulminaaya Shaaar Doowladeed

  • @NuurCA
    @NuurCA Год назад +1

    Abdalle muummin waa lugu xadgudbay insha Allah

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +9

    maa shaa allaah runtaasheegtay mahadsanid😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekafarah5939
    @dekafarah5939 Год назад +9

    Ilaahey haku xifdiyo Inta kudulmineysana Rabi Subxana Watacala Hakaaga Hiiliiyo🤲🤲🤲

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Год назад +9

    Halaga so garbaxo abdalla muumin waa walaga qaldan yahay 100%100

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Год назад +5

    Geesi mashaa Allaah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +1

    Abdalla Ahmed muumin waxa tahay geesi garab waayey qofna kuma hor istaaagi karo xaqa ayaad ku tagna tahay mar walba iyo meel Walbo waxaan kuu rajeeynaa guul insha allah ❤❤❤👏 👌 👍

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 Год назад

    Halyey abdallaha mumin

  • @guwa1980
    @guwa1980 Год назад +9

    Ilahayo ninka baadbadi❤️❤️

  • @sahraibrahim6595
    @sahraibrahim6595 Год назад +13

    Maafiyo baa dankii qabsadey waa lagabixi wlli insha Alaaah

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 Год назад +1

    Ilaahay jooga xaqada allah ka soo saro

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 Год назад +3

    Ax yaa dalkeygii
    Ax yaa 👨‍👩‍👧 dadkeygii
    Ax yaa Waddanii 😭.
    Somali waxa halkaas dhigey waa cadalad darada

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад +1

    Abdalla Muumin wll ka qof buug arinkaan si Soomalida u ogaato beentii shantii sano lala qeylinayay iney musuq iyo dulmiga baahsan, Xasbunallaah wanicmal wakiil…

  • @dekafarah5939
    @dekafarah5939 Год назад +9

    Dalkeeni Moryaanba Kuhabsaty Dadkina Dhibatynesa Ilaahey Hainaga Qabto. Ilaahey Haka Badbadiyo Cadowga Kudulmayo Amiin🤲

  • @RunshegCabdi
    @RunshegCabdi Год назад

    Ha u AAMUSIN, waxba kaama qaadi karaan.

  • @caanomoha311
    @caanomoha311 Год назад +2

    cabdala insha allah xaqada wahelay

  • @gorgor855
    @gorgor855 Год назад +4

    Ha u aamusin tuugada waxba kaama qaadi karaan🙏

  • @beela8666
    @beela8666 Год назад

    waa mooriyaan isbaheysatay kuuaas cabdala geesi ayaatahay illaah haku xafido

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 Год назад +2

    War sxb Abdalle alx dheh. USA 🇺🇸 aduunka asiga aya ugu awood badan lkn manta kama jirto wax cadaalad ah

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808 Год назад +5

    Cabdalla mumin waa halyey cadalad ay u muuqato lakin dalkan kama dhawa cadalad dowlada iyo shacabka dhaman waa la,ogyahay dadkana shabab ayey cadalad u dontan

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Год назад

    Waa xaqiiq In Wxaas Iyo Wx Ka Daran Ka Jiran wadanka Waa Nasiib Daro
    Guriga Cadalad Darada Weyan Somalia

  • @abdirahmansalad3723
    @abdirahmansalad3723 Год назад +4

    Qofna qof Xamar masuuul ugama ahan aragtidayda..!

    • @siradasheekh2945
      @siradasheekh2945 Год назад +1

      wuu ka yahay masuul mukulal madoow ya baxshay ninka ku horfadhiya ku sheegay e runta ma rabitde kuwa ummada dhibka ku haya ka midtahay miya

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      Maangaabnimadaada ayey kula noqotay ma xamar bey cadaalad ka jirtaa ma xamar bey maafiyadii mooryanta xaaraan kunaaxa aheyd ee musiibo qaran miyey qabsanin

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf Год назад

    Geesi baad tahay walaal

  • @raulzaki3178
    @raulzaki3178 Год назад

    Waa Yaab wlhi wadan mjro

  • @bima9383
    @bima9383 Год назад +1

    Hadey adegsada qabil iyo awodkalba inshaalah xaqa ayaguleysanayo iskasabar somali odhana dhiban walaga baxa

  • @izadinabdi3875
    @izadinabdi3875 Год назад

    Ilahey ka cabso

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Год назад +8

    Qolada Radioga chanelkan le idinka ma RUclipsrsa tihiin xogta hadal shan saac xitaa haday tahay sii wada daaya ama hal saac ka dhiga ruxaan waan aragnaa in la dulmiyy soo wada fasaxa full videoga.

  • @justforlaugh9863
    @justforlaugh9863 Год назад +1

    Kole arinkan maha mid wax kaqaban karo madax weyne xasan sheekhaxamud am sorry farmjo we miss you 🤚

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 Год назад

    Candala waa lagugu dhamaday adna wad ku dhamaatay dabcan.
    Runtase Alla og

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 Год назад +6

    Ninkan halaga gar baxo

  • @saalimmohammed1649
    @saalimmohammed1649 Год назад +5

    Comments ka waxa ku arkaa dad qabiil ku difaacayo burcada dadka iyo dalkaba boobka ku heysa ; oo hadana AS hoos kala shaqeysa!!!!!!!!!!

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Год назад +3

    Tuugo iyo moryaan juhalo ah oo ooman ayaa dalkii qabsatay waa ayax aan waxba reebayn haduu dhurwaa xaakim yahay ari xaqmalahan waa maxkamad shaydani daquud ah tan toora toroow ee uu ku waydiiyay waxuu ula jedaa qabiilkada ayaa halkaa kasoo jeeda

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Год назад +6

    SUBXAANALAAH. 32 sano oo dulmi ah wax lagama baran miyaa? Soomaalaay hal iga qora. HAWIYE DOWLAD ma noqon karo, lagamana noqon karo. Intii ay dalkaan ay joogaan oo caasimadana xamar ay tahay dowladnimo inay dhalato haka yaabina. Hawiyoow Ilaahay ka cabsada, 32 sano oo muuriyaanimo ah ayaa dambi idinku filan. Ilaahaw wixii shar wata umadaan ka qabo.

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Год назад +3

    Waxaas oo dhan waxaa aaba u ah waxa nala dagay oo ah qabiilka sumadda ah 4.5

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 Год назад +1

    cabdalla muumin hana daalin ee ka hadal sida laguu dhibateeyaya waan ognahay meshaan 4.5 ayaa lagu qoraaye

  • @ciisewarsame2448
    @ciisewarsame2448 Год назад +1

    Guul dowladeena

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Год назад +5

    Dulmanaha qarsoon dalkan looma sino shaqsiyaad ayay gacanta ugashay sharciga soomaali cadaalad aya deeqdo reer walbo inu isag isdifaaco ayay noqonaysa reer walbo wuu hubaysan yahay qof walbo sharciga gacanta inu kuqaato ayay noqonaysa

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 Год назад +3

    Waxay dad badan dulmiyan nin gabanin ayay ugalen ceeb ayay kaqaaden

  • @jabdhurwaayare-ln9vb
    @jabdhurwaayare-ln9vb Год назад

    telegram waa laga soo hadli kara haddi aad sameysto channel

  • @abdullahaxmes5008
    @abdullahaxmes5008 Год назад

    Sax baathy

  • @MrMuhudiin
    @MrMuhudiin Год назад

    Burigaato roose oo dowlad ah ! Meesha ay ku dalnbeyso aan aragno , waa arin cid kasata u muuqata .

  • @NuurCA
    @NuurCA Год назад

    Gacanta u laaban ma ka jaban yahay, waa dhibaateeyeen ninkaan hadii hadalkiisu run yahay kuwii dhibay ilaahey ha dhibo

  • @AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no
    @AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no 4 месяца назад

    kan interview maahan maxey tahay ninkaan kaligiis hadlaayo aaway su-aalihii

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 Год назад +1

    Hhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣
    Saalax Telegram RUclips
    Ixaaystoow ALLE hakuso ariyo

  • @ILKACASELYRICS
    @ILKACASELYRICS Год назад +2

    Dowlad Walbo Dhalata Maxay Qabqablayaal Madax Looga Dhigaaa Umadaaan Dad Aqoon leh In ay Hogaamiyaan Ayeey U Baahan tahay !

  • @hugdheh
    @hugdheh Год назад

    lkkk ninkaan jaa wa xareestay qorshihii u wadamadaas isaga dhiibi lahaa kkk lkn dad bdn ayuu galaaftay beentiisa kk turufatoore dheh Allahana ku dhib yareeyo

  • @bashiirmaxamedcabdisaaqeey7681

    mukulaal madow anagaaba laheen waarun kuwa hada culima iskadhigaa nailaalinjiray

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Год назад

    NINKAN HADII WAX GAADHAN WAXAA KA NASIIL AH HASSAN SHEEKH ISAGAA KURSIGA MASAXTOYADA FADHIYA
    AL CADALLA HIRTA WAGII MA HASSAN SHEEKH BUUBRAACSANAA MISE FARMAJO

  • @abdihassanali6708
    @abdihassanali6708 Год назад +1

    Cabdalle wakaxumahay lkn xasan macalin murusade mametelo eehanagu magacabin fadlan adigo raali ah

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      NINKII XUN IYO QABIILKISABA WAA LA SHEEGAA QABILKANA ADIGA KAMA SAARI KARTID

  • @mohamedmshirwac3334
    @mohamedmshirwac3334 Год назад +1

    Waa nin kaligii isla quman
    Shaqsigaad rabtit cay lkn mar ay noqotana xadgudubyada shaqsiyadeed iyo mida dawladeed ee ku jira waraysigaan waa lagugu maxkamadayn doonaa

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 Год назад +2

      wiil muuriyaan. dowlad kama jirto meesha ma hal reer baa dowlad noqon kara

    • @hassankaafi6924
      @hassankaafi6924 Год назад

      Adiga wax ka qad dhila ku dhashay

  • @أحمدبنعلي-ن3ي
    @أحمدبنعلي-ن3ي Год назад

    Anigu inaad been sheegi waxaa kutisaa qofki wax xadaa hadii laqbto horey waxa uxadat

  • @UrurCade-k1t
    @UrurCade-k1t Год назад

    WAR MAA LAGA DAAYO DALKAAN DULMIGA HAWIYOW

  • @ahmedelmi2023
    @ahmedelmi2023 Год назад +1

    Aniga video gan ka hor waxaan aaminsanaa in ninkan lagu xadgudbay, balse sida uu u hadlaayo ayaa qeexaysa waxwaliba iyo anshaxa saxaafadda si aan waafaqsanayn inuu u hadlaayo isagoo si bareer ah u caynayo mas'uul umadda howl muhiim ah u hayo.
    Waa la is dhaliili karaa, lakin afkaada waa furanyahay in aad u hadasho ma'ahan, waxwaliba cadaynteeda aya lagaa rabi doonaa.
    NB: dowlad iyo saxaafad toona uma shaqeeyo balse hadii lagu dulmiyay khalad laguma saxo kha

    • @abdirisaqabdi1530
      @abdirisaqabdi1530 Год назад +1

      Arintaan ninkaan ku dhacday ruux u adkaysan karo majiro waysan kugu dhicin maxuu reebtaa asaga waxii uu ku arkay dadka dawlad ayaan u shaqaynaa dhahaayo waa koox aan waxaan ku tilmaamo aan garanayn

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Год назад +1

      Ku darso maanta wuxu ka cabanayo waa isaga wixi u ku suubin jiray Madaxweeyne Farmaajo . Maanta miyu dareemay dulmiga

  • @abdifatahmohamoud7127
    @abdifatahmohamoud7127 Год назад +1

    Waraysiyadaada intii Hore oo dhan adiga ayaan garta ku siinayay Lkn markaan waad ka badbadisay.

  • @ilkacasemediashow
    @ilkacasemediashow Год назад

    Mar ayaa jirta aad naftaada aaminto in aad saxan tahay laaakiin laga yaabo in aad ku taagneen wadadii saxda ahayd muwaadinka xaq waxa u leeyahay In xaqiisa la ilaaliyo laakiin muwaadinka waa in uu ogaadaa in waxa xaqa loogu leeyahay ilaaliyaa

  • @abdirahmansalad3723
    @abdirahmansalad3723 Год назад +2

    Waraysigaaan ayaaabo dacwo lagaaaga dhigi karaaa..!

    • @gazudingutale482
      @gazudingutale482 Год назад +4

      Kiiskiisa baa ka horaysa in uu dhamaado .
      Yaa la dacweynaa yaana loo dacwoona?
      Dulmiga ka socda mogadisho mararka waxaad isdhahaysaa niyow yaa kaa saara soomaalinimada

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      KAALAY ADIGA UGA DHIG MAANGAAB BAA TAHAYE MOORYAN TUUG AH

    • @abdirahmansalad3723
      @abdirahmansalad3723 Год назад

      @@dhemanduceysan3255 Adiga oo aan Qofna caaayin Caadigadna ku qaadin waraysiga dhuuux oo dhagayso, qof waa la dulmin karaa Lkn Adiga oo dulman hadaaad xadgudubto ayaaaba danbi kalle ah.!

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود Год назад

      Niayaho hg ma tahay ani abgaal ahay qofta xuriyatul qool wa leyahay wa idulminee waana aamusa miya. Diig mlihihi miya misa biya igu socda

  • @ahmedfarahguuleed9752
    @ahmedfarahguuleed9752 Год назад +1

    Haa lkn safada dhan way hoos timaada lkn madax bananida way ka duwantahy sida u hdleyso

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 11 месяцев назад

    Hawiyaha an ka dashow wan ceebownay dhamanten lkn alx dulmigas inaa baadicade ka nahay oo shaqo ku laheyn adeer sideno kle iska ganacsada muslim dhib hora loogu hooge

  • @MohamedMohamed-qm4bf
    @MohamedMohamed-qm4bf Год назад

    Umadda soomaaliyeed aad bay uga xuntahay dulmiga kugu dhacay

  • @libanegal9264
    @libanegal9264 Год назад +1

    Muumin dulmigu miyu san jirin xukumadii farmaajo?

  • @kiligii
    @kiligii Год назад +1

    Abdalla waxa lagu haysto waa cadaalad darro. Balse waxa badan ayuu ka og yahay Alcadaala iyo kiiskii Ilhan tahaliil ee sidaan oo kale noogu bayaami si ay u cadaato waxa laguugu haysto in aysan aheyn wax yar.

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij Год назад

    Waxaa haboon in wareeysigu koobnaado, nuxur badanna yeesho.
    Sharaxaad looma baahna, ee waxaa fiican in wareeysigu ku koobnaado wixii uu soo maray oo kaliya.

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Год назад +1

    Dhiigi ikran iyo amino kula heeshisay mooryaanta HG waxba ha calaacalin farmajo iyo Farhad diley dhihj jirtey Lakin Waxa cadaatay Ia heshiis la gashay mooryaanta badbaado Qurun hakaa saarto hhhhh

  • @canocabe
    @canocabe Год назад

    Nio qaybtaaan caay lee ku dawanay
    Wariyaha yaabay😂

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 Год назад +1

    Kan buufis aya haya kkkk

  • @shakrajille4887
    @shakrajille4887 Год назад

    Ninkan odeyga ah fahma oo gaalada magangalyo haloo weydiiyo.

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Год назад

    Dadkan sharci ma garanayan

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 Год назад

    Beenis w waye

  • @Gamboole
    @Gamboole Год назад

    waar nimanka iska dhici wa dad aaad u miiita dadka wadanka u shaqeeya

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Год назад +1

    Farmaajo iyo Fahad cafis weydiiso waa tii kiiskii Ikraan laguu isticmaali jirey kadibna maanta sidaa kuu galay. Maanta kaa nixi maayo sxb. Cid waliba oo ka gardarnaa Farmajo iyo Fahad wax baa ku dhacay.

  • @iliyascabdulle7665
    @iliyascabdulle7665 Год назад

    Ninkaan qof walba waa edeyay wana cayay oo litaa ayuu yiri asaga nin walan ayan ufahmay

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад

      QOF KASTA WUXUU YAHAY AYUU KU SHEEGAY MOORYAN JAAHILIN AH IN XILALKII WADANKA LOO DHIIBAY MA ADIGAA BEENIN KARA WARYAA EDEB YEELO MOORYANYAHOW

    • @abdirisaqabdi1530
      @abdirisaqabdi1530 Год назад

      Waysan kugu dhicin cabdalle waxa ku dhacay adiga waad isdhiibi lahayd

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 Год назад

      Caqligaaga ma intaasaa?

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 Год назад +1

    somaliyey wadan gacan kuma jiro bal ninkan saan loo galy wa madax o is difaaci kara dadka shacabka caadiga maxa ku dhici kara iyo masa kiinta Allah hala baryo waxkale ma furna

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 Год назад +2

    War saalax Telegram RUclips umaleeyow xaguu ka imaaday 😂😂oo lagusoo dhoweynayaa😂😂😂😂😂

  • @iliyascabdulle7665
    @iliyascabdulle7665 Год назад

    Qabiil iyo dad ayuu mashquul kuyahay

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      QABIIL IYO DAD KUMA MASHQULSANEE INA MOORYAN XAARAAN KUNAAXOW MAAFIYADA MOORYANTA REERIHIINA AH QAYAANADODA IYO SAQAJANIMADODA AYUU KA HADLAYAA DULIYAHOW

  • @engmaalin1103
    @engmaalin1103 Год назад

    Inkasta oo xogta ninkaani wax kajiraan hadana xagtiisa dhan waa CIIL BAX oo karaarka iyo kuleylka ayaa qadka kala baxay, waana ka xumahay in doodiisu isku dhex yaacdo.

  • @Somalia9
    @Somalia9 Год назад +2

    Ninkaan 3da qeyb uu ka hadlayay wan dawaday
    Lkn xaqiiqda inuu dhinac maraayo ayaa muuqato
    Waxa uu dadka ku caynayo ama ku aflagadeynayo asigaaba qaba oo cuqdad iyo xanuun qabiil haayo.

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 Год назад

    Wadan kan cadlad mjirto mooryaan ba hayste afkga iska hyso intay kaga yan

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 Год назад +1

    waxaa la weydiiyey su.aal ku saabsaneyd majirtaa in adiga iyo alcadaala shaqo idin kadhaxeeysay oo aad urur wada lahaydeen qilaaf dhaqaalane uu mar idin dhexmarey markey mareysay 25.34 suaashii laweydiiyey wuu baalmarey hadaaq kale buu galay isagoo dhurmayey 12.30 mints aan jawaab laqaadan karo uusan sheegin. taasi maxaa lagu tilmaami karaa? Nabadeey

    • @Madina-u3g
      @Madina-u3g Год назад +2

      Wuu ka jawaabay taas dhowr qodob uu soo bandhigay.

    • @geeljireofficial9173
      @geeljireofficial9173 Год назад +1

      Maad ilaahay ka baqdid wllow wuuba ka jawaaabay suaashii la waydiiyay qoraalkaaga xataa alla ka baqashaa lagu daraa maahan qof dulman inaad ku digato ilaahay ka baq meel walboo joogto
      Mahadsanid

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 Год назад

      @@Madina-u3g walaalo wuxuu galay aflagaado kusocota dowlada xageeda. Jawaabtii laga rabay waxay ahayd Haa ama maya muranka ku dahaaran hadaladiisu waa mid kale walaalo dib udhageyso! Nabadeey

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 Год назад

      @@geeljireofficial9173 maxuu uga jawaabay hal iyo laba bal soo qor jawaabtiisu! Nabadeey

    • @Madina-u3g
      @Madina-u3g Год назад

      @@johnahmedgeli9655 Walaalo wad mahadsantahay, waxa la yidhi nin dhaartay waxa kasii daran ninkii aamini waaye cabdalle muumin wuxu ku leeyahay qaybtii hore qodob kastoo aan sheegay alle hortiisa aniga la istaagaya.
      Gari Alley taqaan waxkasta ALLE inagaga ogaal badan.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Год назад

    Ninkan farmaajo iyo argagixiye fahad yaasin ayuu u shaqeeya Ee yaan la dhagaysan

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад

    USC afkaada ka dhaaf wiilow cuqdad hdi la dhaho adiga ayii kaa buuxda runti 😂😂😂

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      USC IYO ADIGABA ALLE IDIN CADAABYE MA MOORYANTII TUUGADA AHEYD EE WADANKA 32SANO BUR BUR IYO BARAKICINTA GALISAY MIYAAD DAD FIICAN NOOGA DHIGEE

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Год назад +1

    waryaahooy jaahilyahow aflagaadada Aad hawiye kuwadid jooji hannacaayin anaka dhamaanteen ciddiidambi kaagashay raadso

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 Год назад

      Ninkaan nin Allah aqoon siyay weye run bu Ka sheegay

  • @naimayusuf9563
    @naimayusuf9563 Год назад

    Beentan ba lagugu xiri karaa

  • @Alihassan7
    @Alihassan7 Год назад

    Haradigi farmajo Niso wali jogo wa in La maxkamadeyo.

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 Год назад

    Wàraysigan wuxuu u egyahay waraysi uu bixinayo nin cuqdadaysan

  • @faadumokiinmohamed6403
    @faadumokiinmohamed6403 Год назад +2

    Adiga qabiil maa kula dagaalamey mase laba qof sida aad sheegeyso mida kale mukulaal madow adigaaba u eg raga aad sheegeyso dowlada ayey ku jiraan waxaad rabto kuma hadli kartid sababtoo ah wadanka dowlad ayaa ka jirta

    • @abdiaziizjeego5861
      @abdiaziizjeego5861 Год назад +2

      Aamus jaahilad baa tahee nin aqoonyhn la dulmiyay baa hdlaya amuus adi

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      NAAYAA MOORYANTA MUKULAAL MADOW IYO MAAFIYADA MUSIIBO QARAN JAAHILINTA DOWLAD SOMALIDA XALAASHA AH UMA AHA DOWLAD DULIYADYAHAY

    • @abdirisaqabdi1530
      @abdirisaqabdi1530 Год назад +2

      Faadumo aniga habar gidir waaye qabiilkaaan ahay balse adiga yuu ku dhibin qabiilada uu sheegaayo kuwa dulmiga inay ka galeen uu sheegaayana isku qabiil baanahay lkn ogow shaqsi walba dulmiguu galo Alle ayaa kala xisaabtamaayo oo qabiil lamaysan gelin danbiga balse dawladaaba ku dhisan qabiil shaar dawlo ayaa lagu dulmiyay ama uu cadayntiisa ku sheegaayaa dhinaca kale kolay anaga ma maqalno lkn dulmi ayaa ka jiro xarumaha dawlada Alle kuwii xaqdarada umada ku hayso haka qabto

    • @Caloolkus
      @Caloolkus Год назад

      @@abdirisaqabdi1530 HG matihiid.Ninkaan Abdalla mumin asaga aya cugdad ku jiraa..Everybody knows

    • @abdirisaqabdi1530
      @abdirisaqabdi1530 Год назад +2

      @@Caloolkus qofaan magaciisa wadan Uma jawaabaayo

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Год назад

    Adiga max buus ayaad aheyde seed ku ogaatay in garsooraha warqadaha dacwada uu u qaadan jiray gurigiisa ? Mise waxaad isku dayday in laguu soo xado dacwada markaasaa lasoo waayey ? War war soconaayo ku dacwoo

  • @faadumokiinmohamed6403
    @faadumokiinmohamed6403 Год назад +2

    Ninkaan cid dulmisey maleh sababtoo ah wadanka dowlad ayaa ka jirta kama hadli kartid waxaa rabto

    • @hassankaafi6924
      @hassankaafi6924 Год назад

      Iska aamus dowlad waxba kama taqanid qabil aya mesha ku dhigtay doqoney

    • @abdiaziizjeego5861
      @abdiaziizjeego5861 Год назад +1

      Ku uu ka hadlayo ee dhibateyay mid kamida miyaa hooyada qabo ama adi ku qabo😂

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 Год назад +1

      NAAYAA MA MAAFIYADA MOORYANTA XAARAANTA KU NAAXDAY AYAA DOWLAD NOOGA DHIGEE EDEB YEELO SAQAJAMADYAHAY

  • @abaabacarab527
    @abaabacarab527 Год назад

    Ikraan tahliil aaway warkeed intuu kudambeeyay? Iskajir alcadaala yuusan kuqaarijin.