Maqaal Argagax Leh , Waxaa Qoray Mid Israaiili ah , Waxa Ay Qaza La damacsanyihiin .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 543

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 10 месяцев назад +85

    Dagaalkan waa midkii looga guulaysan lahaaa yuhuuda insha'allah

    • @user-ek1cs6dq6j
      @user-ek1cs6dq6j 10 месяцев назад +1

      Awooda alle waa gooni 😢 lkn waa kudaayeen falastiin 😢

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 10 месяцев назад +1

      In shaa Allah

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 10 месяцев назад +1

      Carabi lacag bay qaateen baan u maleynaayaa, illahay baa wax one Palestine guul Illahay ha siiyo

    • @rahmaanwarisse3197
      @rahmaanwarisse3197 10 месяцев назад +1

      ​@@user-ek1cs6dq6j ma dhacayso mana dhici doonto I aamin quraanka alle baaba sheegi wllo markay is dhahado qabso dharbaaxo wayn baa soo gaari markasta o ay kacaan waa laga jari waligood ma baabini karaan falastiyiinta xhamantood falastiyiinta ma wada dili karaan yahooda ilaa qiyaame sas bay Isku hor madhinayan

    • @rahmaanwarisse3197
      @rahmaanwarisse3197 10 месяцев назад +1

      Inshllh Allh hanoo jilciyo madaxwaynaha rushka ,turkiga, madaxwaynaha qadar,iyo Kim Jung alle kasow waan hubaa waa la guulaysan yaa rabbi ilahyow umadas qalbigoodi nosoo jilci😢

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 10 месяцев назад +29

    Taasi maaha MID cusub waa fikrad Hore oo Yuhuudu ay Jecel Yihiin lkn Rabi ma dhihin Yaa Rabi Saacid Falastiin Yaa Rabi Saacid Yaa Rabi saacis Falastiin YAA ALAAH

  • @Keyf484
    @Keyf484 10 месяцев назад +172

    اللهُم كُن لأهل فلسطين عونًا ونصيرًا، وبدّل خوفهم أمنًا. اللهم احرس أهل فلسطين بعينك التي لا تنام. اللهم اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والغلبة والقوة والهيبة 🇵🇸

    • @omarpwaniofficial
      @omarpwaniofficial 10 месяцев назад +3

      Ameen may Allah help with his strengers

    • @user-in3vh7lz7h
      @user-in3vh7lz7h 10 месяцев назад +4

      Azc anigu wxan kula talin laha falastiniyinta inay zamaystaan hub ah duqsiyaal electronia cayayaankasina sun wato siyaaba kala duwan buu udilaa sida inu qaniino cuntada iskaga does qarxiyo hadalka ayyan koobayaa ee waxan ka codsanayaa dadka inay kula wadaagaan arrintan comentiga baraha bulshada ee falastiniyinta /XAmaaz .. ❤❤❤

    • @XawoXaanshi
      @XawoXaanshi 10 месяцев назад +1

      Aamiin yaa allah

    • @XasanyuusufXasan-zr1sj
      @XasanyuusufXasan-zr1sj 10 месяцев назад +1

      آمين يارب العالمين ❤

    • @raagegeesey6428
      @raagegeesey6428 10 месяцев назад +1

      اءمين🤲

  • @saynabiitobintawil1092
    @saynabiitobintawil1092 10 месяцев назад +57

    ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين❤ .

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 10 месяцев назад +60

    وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ (139)
    إِن يَمْسَسْكُمْ قَرْحٌ فَقَدْ مَسَّ الْقَوْمَ قَرْحٌ مِّثْلُهُ ۚ وَتِلْكَ الْأَيَّامُ نُدَاوِلُهَا بَيْنَ النَّاسِ وَلِيَعْلَمَ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا وَيَتَّخِذَ مِنكُمْ شُهَدَاءَ ۗ وَاللَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ (140

  • @MIIRA445
    @MIIRA445 10 месяцев назад +33

    Wlhi wey dhowdahey dhaamadka yuhuuda
    Sababto alle aya ku sheegy kalaamka allah😢
    Lkn anga ka muslim ahaan duco ayey noga bahanyihiin
    Walaalheen Palestine 🇵🇸💔🤲
    الهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 😢🤲

  • @abdilaahijamac6168
    @abdilaahijamac6168 10 месяцев назад +103

    yahuudo siday donayan noqo meyso ee sidii alle kadhigo ayey noqo neysa insha Allah waxan guuleysanaya reer falastiin insha Allah

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 10 месяцев назад +6

      Walaal wad ku mahadsantahay dhiranantada iyo iimankaga oo sareeyo waxa jiro dhalin yaro iimnaankodu hooseeyo

    • @canabhassan2354
      @canabhassan2354 10 месяцев назад +1

      Insha Allaah

    • @abdullahimohamed6801
      @abdullahimohamed6801 10 месяцев назад +1

      Insha Allah Palestine will be free from the river to the sea

    • @abdullahimohamed6801
      @abdullahimohamed6801 10 месяцев назад

      @@amirsheikh691 umatul Islaam dhamantod inyar mahane inta kle iman koda wu daciifay sabbto ah waxay ka cararen runtii xanunka badned o ah geerida balse xamas waa dhalin yaro walidkoda ay yahuuda dishay waxeyna u bareren dhimashada insha Allah wayna guleysanayan lkn waxey bananka kenen beenti lagu baqa galiyay calamul islaam dhan ayago fashiliyay awoodi iyo bunbuniskii saxafada ay u sameysay israiil

    • @hidan268
      @hidan268 10 месяцев назад +1

      Sax waaye insha allah guul falastiin

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 10 месяцев назад +52

    فإذا جاء وعد ربي جعله دكاء وكان وعد ربي حقًا ❤ لاتحزنو إن الله معنا ❤❤❤

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 10 месяцев назад

      Jazakumu Allahu kheyra

    • @basketballhope2602
      @basketballhope2602 10 месяцев назад +3

      Waxaay la damacsanyiin waxaa aad uga wayn waxaa, alle uu qoraay qorsha kastaa iyo fasahaad kasta waxaa ka awood wayn ta alleh swt.

  • @Isfahanpoi7
    @Isfahanpoi7 10 месяцев назад +71

    ALLAH IS ONE ☝️

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 10 месяцев назад +11

    : وَمَكَرُواْ وَمَكَرَ ٱللَّهُ ۖ وَٱللَّهُ خَيْرُ ٱلْمَٰكِرِينَ

  • @dayibadiinle7463
    @dayibadiinle7463 10 месяцев назад +24

    قال الله تعالى "ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين" يا غزة الله معكم لا تهنوا ولا تحزنوا وأنتم الاعلون يارب إخواننا في غزة🤲🇵🇸✌️

  • @AbshirMuse-jt6pg
    @AbshirMuse-jt6pg 10 месяцев назад +26

    الله أكبر الله أكبر اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم آمين 🤲🤲🤲

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 10 месяцев назад +34

    Insha allah Palestine 🇵🇸 wey guuleysan waxa aan ka codsanaya qof waliba oo meeshan ku jira Inuu uduceeyo walaalaheyn Palestine 🇵🇸 ❤❤

  • @cabdullahi2
    @cabdullahi2 10 месяцев назад +11

    Allow badbaadi walaleheen falestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 10 месяцев назад +10

    Waa uu iska hadlay waxba kama qaadi karo sababto ah wax walba alle gacantiisa bay ku jirta.
    Alle wxn kabaryay in uu fashiliyo qorshahooda🤲.
    Waxn su gaynaa in lasoo gabagabeeyo israa'iil.
    اللهم انصر اخواننا المسلمين في الفلسطين 🤲🇵🇸🤲🇵🇸❤️

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 10 месяцев назад +5

    Aqligooda cadownimada leh ayuu ka hadley laakiin Allah ma dhihin in beytul aqsa in aad gacan ku dhigtaan falastiin alley leedahay allahaas ayaa garabkooda ah ee Allah ha quwadeeyo garabkooda falastiin gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha jabiyo hana ku rido argagax iyo kala carar cadowga falastiin aamiin guul guul marwalba falastiin

  • @R9_H4keem
    @R9_H4keem 10 месяцев назад +24

    Ku salli rasulka scw❤

  • @axmednasri8004
    @axmednasri8004 10 месяцев назад +20

    اللهم انصر اخواننا في فلسطينى.اللهم امين 🤲🏻 🇵🇸🤲🏻🇾🇪🤲🏻

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 10 месяцев назад +33

    Allow ugargaar ❤walaalahena Muslimiinta ah ☪️

  • @inahussein5973
    @inahussein5973 10 месяцев назад +21

    Muslimiinteena waligood madaxooda kor ha ahaado inshaa allah

  • @KadramohaElmi
    @KadramohaElmi 10 месяцев назад +29

    أللهم صلي على النبي محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

    • @hanefa283
      @hanefa283 10 месяцев назад

      أللهم انصر لأهلنا فلسطين

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 10 месяцев назад +3

    Asaga iyo inta la midka ah eber allaha ka dhigo ayaka ayaa qaxaya inshallh

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 10 месяцев назад +6

    Xasbunalaah wanicmal wakiil allaah ayan ka magangalnay shartoda sida illaahey qadaray aya noqon

  • @user-lu6zf6my3y
    @user-lu6zf6my3y 10 месяцев назад +15

    اللهم إن القلب ليحزن و إن العين لتدمع و لا حول و لا قوة إلا بك يا الله
    اللهم اطمس على أموالهم و أسلحتهم و اشدد على قلوبهم فلا يأمنوا حتي يرو العذاب العليم
    اللهم اخزهم بحولك و قوتك يا عزيز يا من إذا أراد شيئا أن يكون قال كن فيكون
    دعواتكم لإخوانكم و أخواتكم 😢

  • @samraa13
    @samraa13 10 месяцев назад +9

    Ayagaa dhaheyn hadalkaas
    Allah ma dhihin allah guushiisa ayaan sugeynaa waana guuleysan doonan mujaahidiinta insha Allah

  • @UmuFaaqit-py9yn
    @UmuFaaqit-py9yn 10 месяцев назад +1

    لاحول ولاقوه الا بالله لاحول ولا قوه الا بالله لاحول ولاقوه الا بالله حسبنا الله ونعمل الوکیل حسبنا الله ونعمل الوکیل حسبنا الله ونعمل وکیل

  • @abdimalikmohamed1493
    @abdimalikmohamed1493 10 месяцев назад +12

    Allow u gargaar walaloheena falastiiin amin ya rabb 🇵🇸

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 10 месяцев назад +3

    Taas madhaceyso waa dhamadkii sahnuuniyada iyo gumestaha ❤❤❤❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 10 месяцев назад +9

    Sharta yahuuda israa,iil allaha naga badbaadiyo muslimiinta guud ahaan allaha xifdiyo gaar ahaan allaha u gargaaro rer falastiin

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 10 месяцев назад +3

    Allaha u gar gaaro walaalaheyn falastiin inshaa Allaah yahuud awood maleh Allaah ayaa awood leh guul falastiin ❤

  • @halimaibrahim4549
    @halimaibrahim4549 10 месяцев назад +1

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBARI insha ALLAAH Falastii guul iyo gabanimo

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 10 месяцев назад +3

    Way aarsaden falastiin mar haday yuhuud badan aakhiro udiren imikana Illahay ayaa jabin Yuhuud Illahay ayaa konkan maammula guul falastiin

  • @calcaqiidah
    @calcaqiidah 10 месяцев назад +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وسدد رميهم

  • @aboudjimaleh8080
    @aboudjimaleh8080 10 месяцев назад +5

    Insha allah guul All musulmans

  • @AnasOsman-fx5mf
    @AnasOsman-fx5mf 10 месяцев назад +9

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @samiyoabdisalam8485
    @samiyoabdisalam8485 10 месяцев назад +8

    اللهم أنصر اخواننا المسلمين المستضعفين وكن معهم

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 10 месяцев назад +11

    اللهم انصر اخواننا في غز

  • @fartunahmed6381
    @fartunahmed6381 10 месяцев назад +12

    اللهم إني استودعتُك فلسطين وأهلَها، كبارَها وصغارَها، رجالَها ونساءَها، شبابَها وبناتِها، أرضَها وسماءَها، فاحفظها يا ربنا من كل سوء .. اللهم انصر المسلمين في فلسطين وثبت اقدامهم يارب ، حفظ الله المرابطين المجاهدين و ثبتهم الله و أيدهم بنصره يارب العالمين.

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 10 месяцев назад +2

    Cumar inshaaroow Alloow
    Cadowgaa Jabaa 🙌🙌😍❤❤❤
    Casisbaankuu beryey Ee Aadan
    Caasi Dhalin 🙌🙌🙌❤❤😍😍❤❤Aqligii Islaamkoo
    Uuna Cadow Kuqaban🙌🙌👑👑🇯🇴🙌🇯🇴🙌🦁🦁🦁💪💪💪🙋🙋🙋

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 10 месяцев назад +3

    illahey asaga awod leh illahey guusha sii walahena falastiin illaheyow galada jebi jab aysan iloobin weligod Yaa Rabi Yaa Allah

  • @user-ru9gx5rm1z
    @user-ru9gx5rm1z 10 месяцев назад +7

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وغزه وفي كل مكان في العالم

  • @redwolf1552
    @redwolf1552 10 месяцев назад +3

    Niyow yahuuda ilaahey xa jabiyo insha Allah wlh alolhummo/niyya jab ayaan ka qaadney wah meesha kasocodo 😢😢😢😢

  • @Mohammed-kb4zx
    @Mohammed-kb4zx 10 месяцев назад +9

    Allah is one☝

  • @moohaahazan-nh8kp
    @moohaahazan-nh8kp 10 месяцев назад +1

    الله اكبر الله اكبر اكبر اكبر الله الله الله الله الله اكبر اكبر اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @siyamaxamed8540
    @siyamaxamed8540 10 месяцев назад +10

    لا تحزن ان الله معنا🥺🇵🇸✊

  • @user-dc5fm5jw6d
    @user-dc5fm5jw6d 10 месяцев назад +1

    نصرمن الله وفتح قريب وبشر المؤمنين ❤❤❤❤

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 10 месяцев назад +2

    Alloow ugargaa Falastiin iyo dadkeeda Alloow caawi Adiga Awoodleh AMIIN YARABI 🤲🤲🤲

  • @fahimacadey3546
    @fahimacadey3546 10 месяцев назад +5

    ilaahay ma odhan ilaahay awoodisa ayaa saraysa ilaahay ayaa caawinaaya

    • @Isak.a
      @Isak.a 10 месяцев назад +1

      Bal qoralkada ku noqo arki waxad so qortay. Wax lafahmayo ma aha. Yaan awood lahen? Hana dambaashin.

    • @KY-vu9yq
      @KY-vu9yq 10 месяцев назад

      Wuxuu ula jeeda ilaahey sooma (odhan)dhihin awoodo alle ayaa sareeysa. Sidaa u faham in shaa Allah

    • @fahimacadey3546
      @fahimacadey3546 10 месяцев назад

      @@Isak.a adoo dagdagin wll is daji cidi kudanbaajin maysee qoraalkayga dhanka xun ha uqaado wllo

    • @fahimacadey3546
      @fahimacadey3546 10 месяцев назад

      @@KY-vu9yq waxaa ula jeeday wll waxa ay iyagu qorshaysteen ilaahay ma odhan ee iyaga ayunbaa yidhi oo qorshaystay ilaahay ayay awoodiisu saraysaa ilaahay ayaa caawin walaalaheen

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 10 месяцев назад +7

    Saxib yuhuda ayada aya dalimin ah dalimintuna ma gulaystan
    Qasa gacanta musliminta ayay ku si jirta kuna si jiridoontaaaaaaa insha,allah

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman 10 месяцев назад +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

  • @Abiibakar1235
    @Abiibakar1235 10 месяцев назад +13

    Ku saliya nabiga scw😊

    • @AbshirMuse-jt6pg
      @AbshirMuse-jt6pg 10 месяцев назад

      صلى الله عليه وسلم ❤

  • @cazkatan7886
    @cazkatan7886 10 месяцев назад +6

    Allow ugargaar ❤❤walaalaheena falastiin

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ 10 месяцев назад +5

    Waxan Is Weydiinaya Carabtu Hadii Ay Midooban Reer Galbeedku Meesha Ay Ku Dambeyn Lahayen😢

  • @user-vk2ub8ik4c
    @user-vk2ub8ik4c 10 месяцев назад +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
    الهم منصر اخواني فلسطين الهم اخواني فلسطين الهم اخواني فلسطين الهم اخواني فلسطين الهم اخواني فلسطين الهم اخواني فلسطين الهم اخواني

  • @Katheynur
    @Katheynur 10 месяцев назад +2

    Allow garabkoda ahaow walalahen rer falastiin ❤❤🤲🤲🤲

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 10 месяцев назад +2

    Xaqa guuleysan doono insha'Allah. Masaakiinta raxmaanka ha caawiyo. cadowga iyo kuwa dulmiga wado Ilaahay ha jabiyo.Aamiin yarabbi

  • @user-qv4yj5sr2i
    @user-qv4yj5sr2i 10 месяцев назад +6

    Allaha is one

  • @nasrudinamin1988
    @nasrudinamin1988 10 месяцев назад +3

    ويمكرون ويمكر الله و الله خير الماكرين ❤

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 10 месяцев назад +1

    {كَم مِّن فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللّهِ}
    رابط المادة: ...
    [واللَّهُ مَعَ الصَّابِرِينَ]
    رابط المادة:

  • @abdiali2050
    @abdiali2050 10 месяцев назад +1

    Ilaahey qorshahiisa kaweyn qorshaha yuhuuda iyo nasaaradda q

  • @safiaa9209
    @safiaa9209 10 месяцев назад +1

    اللهم امين يارب العالمين.
    حسبنا الله ونعم الوكيل.

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 10 месяцев назад +3

    Amin Amin yarabi

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 10 месяцев назад +3

    Allah Ma Dhihin Wana Jabayan Inshaa Allah

  • @foosaxmedsiciid7164
    @foosaxmedsiciid7164 10 месяцев назад +1

    Markan murugooda kana murugoodo xaalada qaza iyo xalada musliminta waxn arkiya ama dhegaysta suuratul anfal😢😢qalbiga iqabooba wallhi❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 10 месяцев назад +2

    Inshaa Allah way guulaysan falastiin wayna xoroobi dhulkuna waa dhul falastiin leedahay Xaqaytagi guul iyo gobanimo

  • @maryanl804
    @maryanl804 10 месяцев назад +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illahay ayaa Nala jira insha allah waa guuleysanaaa ducadaaa ka xoog bdn hubkooda

  • @safwaanmohamed916
    @safwaanmohamed916 10 месяцев назад +8

    Allah is one 🎉

  • @ibraahimaadan2557
    @ibraahimaadan2557 10 месяцев назад +1

    نصر من الله وفتح قريب وبشر المؤمنون ❤❤❤❤

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 10 месяцев назад +3

    Ilahey ayaa og Palestinian wadanka weey joogayaan mana baxayaan reer Palestinian ilahey ayaa u jeedo waxa socdaa ilahey hala jiro AAMIIN YA Rabi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 10 месяцев назад +2

    Allaah ayaa lajira falastiin InshaAllaah ☝️🇯🇴🤲🇯🇴

  • @KadramohaElmi
    @KadramohaElmi 10 месяцев назад +6

    أللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد ❤

  • @siisey098
    @siisey098 10 месяцев назад +4

    اللهم اجعل فلسطين النصرة والغلبة

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 9 месяцев назад

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH XAMAAS GUUL IYO GOBONIMO INCHAALLAH

  • @sayidcalimaxamuudaadan-rb7ew
    @sayidcalimaxamuudaadan-rb7ew 10 месяцев назад +8

    Ilaahow muslimionta u gargaar🤲🤲

  • @Akhii_mohameth
    @Akhii_mohameth 10 месяцев назад +4

    :rabiyow way u awood shegtene awoodada ku jabi🤲🤲🤲😭😭💔

  • @user-fs3pq7nz2t
    @user-fs3pq7nz2t 10 месяцев назад +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝☝☝

  • @dhuubodhexyar7226
    @dhuubodhexyar7226 10 месяцев назад +4

    insha allah way guuleysan❤❤

  • @calidaahir9109
    @calidaahir9109 10 месяцев назад +11

    Free FALASTINI 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 месяцев назад +6

    Qorsha kasta iyo jariima kasta oo ay geystaan bedelkeeda ayay heli doonaan insha allah

  • @saadaamcabduwali7872
    @saadaamcabduwali7872 10 месяцев назад +1

    Alahuma win,win,win,win,win falastiin, falastiin.

  • @marwanyare6082
    @marwanyare6082 10 месяцев назад +2

    Alahu Akbar

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 10 месяцев назад +1

    Wlll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Se.Se.-nc2zz
    @Se.Se.-nc2zz 10 месяцев назад +4

    Allahu akkbar😢

  • @iqromaxamed7962
    @iqromaxamed7962 10 месяцев назад +1

    لا تحزن ا ن ا لله معنا 🥺🇵🇸🇵🇸✊

  • @roorayemedia8059
    @roorayemedia8059 10 месяцев назад +1

    Alle ka wayn waxwalba insha allh falastiin way guulaysanaysaa

  • @honest__heart
    @honest__heart 10 месяцев назад +1

    Always allah is powerful

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 10 месяцев назад +3

    Allow ugargaar walaalahen reer falastiin🇵🇸💔

  • @abdirahmaanmohamed1971
    @abdirahmaanmohamed1971 10 месяцев назад +2

    Somali walahi qabiilaa dilay😭

  • @abdinasir1146
    @abdinasir1146 10 месяцев назад +2

    Allah akbar🤲🇵🇸

  • @bashircali5305
    @bashircali5305 10 месяцев назад +1

    Insha alah guul guul

  • @geenyagedo4569
    @geenyagedo4569 10 месяцев назад +1

    Qaza siduuu allaaah karabo asagaaa og yahuuud waxba kama badali karaaaan qorshaha EEBE guushana islaamka ayaaaa udanbeeeyo insha allah wayna soo dhawaatay guushiii falastiin😢❤❤❤❤

  • @prettynadda988
    @prettynadda988 10 месяцев назад +9

    Inagu hadaynu dadka muslimka nahay inaynu afka ka hadalo moyee awoodkale malihin wa murugo inteda leeg wlhi😢😢😢

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 10 месяцев назад

      Bal adiga dalkaga mel maku sheegtaa

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 10 месяцев назад

      @@nasrocabdiraxmaan4960 wllo haburburto somalia haday rabto inagu inaga is cunana lkn xaaladas wa yuhuud iyo muslim

  • @user-lf5bj4ko9r
    @user-lf5bj4ko9r 10 месяцев назад +3

    Allahu akbar illahow ugar gar ya rabi😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 10 месяцев назад +1

    Wcs wr wb wll gaalo iska hadashay oo hadhcad riyoonaya ma aha inaad argagax ku tilmaanto gaalo oo dhan hadey isku tagto waxba kama qaadayan muslimiinta iyo falastiinba allaah ayaa guuleynaya muslimiinta insha allaah

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 10 месяцев назад +3

    Dhibka ee islamka haysta waa,kuwa madaxda ka ah wadamada suniyiinta , nacaladi haku dhacdo waa dadka aduunka uga liita waa jajusnimo ayaga un is basaasa cawgawgana horgalo u ah meel kasta ayaga ayaa isku gumadaya , cadaabta allah ha,uga bishareeyo,kuwa waa dad aan hadaf lahayn oo ayaga un isku xoog wayn

  • @rahmaabdirahman7781
    @rahmaabdirahman7781 10 месяцев назад +1

    Siidaay raban ma noqoneeyso ee waxeey noqoneeysa Isaa Allah doono insha'Allah guul falatin ❤

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 10 месяцев назад +17

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين❤🇯🇴😭

    • @canyoudothat9140
      @canyoudothat9140 10 месяцев назад +2

      Ma adaa daciif ka dhigay😡

    • @Habiboadankhalif-qv5ik
      @Habiboadankhalif-qv5ik 10 месяцев назад

      ​@@canyoudothat9140wllkei luqada fahab😢

    • @haa8793
      @haa8793 10 месяцев назад

      😂😂😂sax wlhi Ale ayey heystan yahud alaa kusomaqan godkodu biyo ogisogalen

    • @RumaadAli
      @RumaadAli 10 месяцев назад

      Calanka saxda wa kaas🇵🇸🇵🇸 Palestine

    • @omarmohamoudrp4do
      @omarmohamoudrp4do 10 месяцев назад

      @@RumaadAli kn kale waa dalkeena

  • @ismaelpolicemynigga
    @ismaelpolicemynigga 10 месяцев назад +3

    ilahay aya lajira musliminta anaku wa inan ducayno bas 😢

  • @YassinMohamed-mq7bx
    @YassinMohamed-mq7bx 10 месяцев назад

    جزاك الله خير
    الله يحفظك يا الاخي

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 10 месяцев назад +2

    yuhudi afka kaxarao xaaramiya warkisu waa qaraw isaga manta melugalo la argagax kudhacay falastiun xaqudirir guuul🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥