90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024

Комментарии • 357

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Год назад +38

    Ustaad cumar inshar 3 dan maline maqnayd
    waxay ii ahayd sanad ookale
    Guulayso aduun iyo aakhiraba❤🖐️🖐️

  • @MaxamedCumar-16
    @MaxamedCumar-16 Год назад +78

    Qofna danayn Maayo qisada noloshaada ilaa aad Heer ka gaartid sidaa awgeed guulayso ❤🙂

  • @NajahOsman-ib3cm
    @NajahOsman-ib3cm Год назад +54

    Cumar codkaga wa jeclhy wlha xitaa mrka zexanayo wan drtaa♥️🥺

    • @Ibnuahmed678
      @Ibnuahmed678 Год назад +3

      Kayga tijaabi hee😂

    • @NajahOsman-ib3cm
      @NajahOsman-ib3cm Год назад

      @@Ibnuahmed678 wxa kiza la dhigmo mjiro♥️😂

    • @umalqueen1247
      @umalqueen1247 10 месяцев назад +1

      Sxp ani waaaba yaabanah waxa is isdhahayy malaha waabad la qabsatay channeladan inad dhgysto mrka siisexnyso kligay ayaan ismoody😂😂😂😂

    • @NuurmxamedAways
      @NuurmxamedAways 6 месяцев назад

      War nin kaan woo qawa kalexo qof yey 😂😂😂😂😊😅

  • @SanYare-q9b
    @SanYare-q9b 10 месяцев назад +3

    يا عمر الفاروق في هدا عهد السلام عليكم

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Год назад +12

    Madaxwene omar and ogansho wan kusalamay❤❤🎉🎉🎉😮😮😮😊😊 macalimad 🎉🎉🎉you

  • @arbemedia6653
    @arbemedia6653 Год назад +59

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ

    • @Abdallamacsaro
      @Abdallamacsaro 6 месяцев назад +1

      صلي الله عليه وسلم 🫂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +23

    Waa xikmado aad u cajiib ah ku mahadsanid ustaad sidad noola wadaagtey Muqaalkan qiimaha leh😊

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Год назад +138

    صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ

    • @yacquubmawliid2051
      @yacquubmawliid2051 Год назад +5

      اللهم صل وصلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @siisey098
      @siisey098 Год назад +6

      صلي الله عليه وسلم

    • @abdalla_mohamD
      @abdalla_mohamD Год назад +2

      صلى الله عليه وسلم 💖

    • @nimcoabshir2267
      @nimcoabshir2267 Год назад

      صل الله عليه وسلم ❤

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 Год назад

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️

  • @Sharma3818
    @Sharma3818 Год назад +12

    Ha ka qoomameynin dadka kaaga tagay qabyo, sababtoo ah waxaad ogaan doontaa mustaqbalka in aysan kuu qalmin..True 👍

    • @IsraYoonis
      @IsraYoonis Месяц назад

      That is true wllahi
      Waana arkay dadkaas oo kale
      Mahadsanid

  • @Maajid9777
    @Maajid9777 Год назад +10

    Waa xikmado cajiib runti midba mida kale ka qiimo badan mahadsanid ustaad omar 😊

  • @hamzamuhammad7454
    @hamzamuhammad7454 Год назад +8

    Xikmada koowaad kun sadar ii hoos dhig😂

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 10 месяцев назад +4

    Ninkan wa dhiirgilye cajiiba runti ❤ wlahi cumar ishaar
    Qofkeena somaliga wan xaqiraa dad xun ba nahay

  • @Xamsecdiraham-oz7oh
    @Xamsecdiraham-oz7oh Год назад +14

    ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤

  • @Is_bar
    @Is_bar Год назад +4

    Cajiib bal eeg shp xaqiiqadu siday ii damaq day 😢😢😢😢 cajiib shp

  • @saacidAadan-hp9uv
    @saacidAadan-hp9uv 10 месяцев назад +2

    Oraahdaan iga qabo ani Shukaan siga waa raaxaysi balse hurdadaa kamacaan

  • @hothoapdi7028
    @hothoapdi7028 Год назад +5

    Muhiim maha in hadal kayga la aqbalay lkn waxa muhiim ii ah inuu run yay ❤😊

  • @MohamedHusayn
    @MohamedHusayn 7 месяцев назад +3

    صلى الله عليه وسلم

    • @IsraYoonis
      @IsraYoonis Месяц назад

      صل الله عليه وسلم

  • @wiilwaal8620
    @wiilwaal8620 Год назад +1

    Mahadsanid Ustaad Omar Inshaar 🫡👍

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Год назад +6

    Caqliga iyo shahwada kaad ku guulaysato baa ku qiimaysantahay oraahdaas way i cajabisay ❤

  • @abdinaazirmaxamednuure4416
    @abdinaazirmaxamednuure4416 Год назад +33

    Allah is one☝🕋

  • @MrIndhayare-q7k
    @MrIndhayare-q7k Год назад +4

    Mahad sanid walaal ❤
    الف مره ١٠٠٠٠❤🤐

  • @OmaarSaid-hl1eh
    @OmaarSaid-hl1eh Год назад +3

    Xilyda Qaar dadka wxn kuracaa Ra'yigooda ,Kaliya Si aay u'aamusaan👍🤝
    Msha alh inta bdn mxn isticmala

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Год назад +1

    Noloshu Wax dhadhan Ah Ma laha Haddi Aysan Jirin Waxan U Dagalamayno
    Noloshu Kuma Siiso Waxad Rabto Ila Ad Khasab Kaga So Riidato Moye
    Noloahu Ma Aqbasho Qofka Dific
    Ka bilow Hal ad jogto isticmal Waxad Haysato Same Waxa Ad Awodo

  • @Eduruus
    @Eduruus Год назад +2

    Oraahyada waxba kama badalayan hadadan adigu wax iska badalin

  • @Nothing.3238
    @Nothing.3238 Год назад +25

    GOLDEN VOICE 🔥 💫

  • @abshirosman419
    @abshirosman419 Год назад +7

    اللهم ارحمنا في الدنيا والآخرة

  • @Mahad332
    @Mahad332 Год назад +3

    Firt comment❤🦁
    Best youtuber in somali people✌💪👊❤
    Omar inshaaar❤❤❤

  • @SabriinAbdikadir
    @SabriinAbdikadir Год назад +3

    Duufanta lasheegeyo kasohaadal apoowe😂

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Год назад +16

    Mash Allah ❤❤❤😢

    • @CabdifataaxGood
      @CabdifataaxGood Год назад

      Nice vocice 😊

    • @jiiqaxade4644
      @jiiqaxade4644 Год назад +1

      Wan dhagaystay
      Qofkasto dhagaysana
      Inay wax kabadalan ban
      Urajaynayaaaa🎉

  • @FuaadMaxamed-sv4sr
    @FuaadMaxamed-sv4sr 9 месяцев назад +1

    Qofkii qabriga kasoo laabti waa jureyj oo lagu sheegi quraanka kariimka

  • @xashicali9633
    @xashicali9633 Год назад +1

    War orad nagatag balo nolashaada wax kaba dashaye😡😡😡😡😡

  • @mohamedyare851
    @mohamedyare851 Год назад +3

    Omar inshaar afkaada caano Mcn lagu qabayi. Guuleyso sxb sare
    "Ani ahaan waxaa aad iyo aaad ii taabatay oraahda ah xiliyada qaar waxaad ku qasban tahay In aad raacdo ra'yiga dadka kale si aaay kaaga aamusaaan "😢😢😢😢😢😢
    Cajaa'ib wllhi

  • @Ibnucabdala
    @Ibnucabdala Год назад +4

    Masha allah ustad cumar inshar oraahyada noo soo kordhi bishiiba maalin noogu sootur kheyr alla haku siiyee wllhi youtube dartaada ayaan kujoogaa marhore iska masaxi lahaa

  • @yaxyexasan8612
    @yaxyexasan8612 7 месяцев назад +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Год назад +2

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 Год назад +3

    Walalkey omar waxa tahay qof dadka wax faaido leh u soo gudbiyo waxaan ilahay kaga baryayaa janatul firdowsa ❤😎

  • @bile-25
    @bile-25 Год назад +4

    Intaad ogaansho ku xirantahay xikmad, wacyi, iyo waayo aragnimo kuu kordhi💯

  • @ozmanhassan4173
    @ozmanhassan4173 11 месяцев назад +1

    الهم صلي علي محمد و علي الي محمد كما صليت علي ابراهيم ةعلي الي ابراهيم انك حميد مجيد

  • @Sadamaliabdi-f6z
    @Sadamaliabdi-f6z 11 месяцев назад +2

    WllkY Golden voice m.a guulayso. Allah huma tuso wax dhibaato ah ❤❤❤

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Год назад +3

    OGAANSHO MARKASTE WAXBAD SOO OGAAN NIO HOREY USOCO 👍

  • @IsmailYare-v6u
    @IsmailYare-v6u Год назад +5

    Allah naga dhigo dhalinyaradda badasha hab fikir dadkena tan aduunyo iyo tan aakhiro❤🎉

  • @mahaaricade4824
    @mahaaricade4824 Год назад +9

    Ustaad moduucyada aad soo gudbiso waxaan ugu jeclahay mowfuucyadan oo kale EEBBE ha ka abaal mariyo sida aad wanaaga noogu soo gudbinayso 🤲

  • @Garorrebusiness
    @Garorrebusiness Год назад +2

    Waa jeclahay oraahyada Wlhi wali waa daawdaa 100ki iyo 50ki oraah aad horay usoo gudbisa

  • @NajiipNachio
    @NajiipNachio Год назад +2

    Wllo nasoobadi kahad lida buugag badan uuna facaya sida 1. Cilmi nafsi 2. Dhirigaalino iyo wixii lamida

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 11 месяцев назад

    J
    Jazakallah ustaad

  • @Alisha_948
    @Alisha_948 10 месяцев назад +2

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caleenshow5393
    @caleenshow5393 Год назад +2

    10:08 wllhi anigu sidaasaan yeelaa😅😅😅

  • @mohamedabdiwali1679
    @mohamedabdiwali1679 Год назад +2

    Omar inshar aad baa umahadsantahy brother 🤎

  • @redwanabdulahiali-kf6fn
    @redwanabdulahiali-kf6fn 9 месяцев назад +1

    I Aamina wad duuli kartaan 😂

  • @asmocabas2987
    @asmocabas2987 5 месяцев назад +1

    Mansha allh

  • @AliBaashe-iq8jy
    @AliBaashe-iq8jy Год назад

    Khayr alle ha ku siiyo

  • @UmusharifUmusharf-ig2br
    @UmusharifUmusharf-ig2br 10 месяцев назад +2

    Scw scw scw ustad shukran

  • @apdiqaadiryahye2438
    @apdiqaadiryahye2438 9 месяцев назад +2

    Ku saliya nabi muxamed Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmailDanane-nb8me
    @IsmailDanane-nb8me Год назад +6

    أحيا عمر انسار❤❤❤

  • @axsanahmed8365
    @axsanahmed8365 Год назад +1

    Waxa run ah qofa ku fahmeyn Marka lanoshahay ine jaxiimo aduunyo tahay
    Ilahooow qofkan dhibtas arkin hatusin

  • @HanadCumar-hi5np
    @HanadCumar-hi5np Год назад +1

    Wcs cumar, xikmadda waxaan Lee yahay waa sida in cimrigaaga la kordhiyay waayo waxaad ka helaysaa qibrad uu qof ku helay muddo aad u dheer adigoon da'diisa gaarin.

  • @NazirAden
    @NazirAden 9 месяцев назад +1

    aad iyo aad ayay ii cajibiyeen waa ku mahadsanthy nala wadagaga

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 Год назад +2

    Koopa shaxaa sooqaadanayaa doolabanaa😂😂😊

  • @MoHamednaasir7
    @MoHamednaasir7 Год назад +2

    Aynu Ku Wada Salino
    (Xabiibunaa Mohammed ﷺ SCW)

  • @AbdirizakMohamedALI-q6c
    @AbdirizakMohamedALI-q6c 10 месяцев назад +1

    8/12/2023😂6:49😮😅(CMC)😂

  • @SaidaAhmed-pn5ph
    @SaidaAhmed-pn5ph 5 месяцев назад +1

    90days to come wainan baarta sida cilanka losaro wabalan ano perfect ah Inan inta kusolabto inshallah ❤🎉5/4/2024

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy Год назад +2

    WAAN KU XISAAB TAMAA VIDEO GAAGA USTAAD OGAW

  • @IqroIbntuYuusuf
    @IqroIbntuYuusuf Год назад +3

    Mahadsanid Wllo Alle haku barakeeyo

  • @nimcofaacul2638
    @nimcofaacul2638 11 месяцев назад +1

    Ogaansho wuxuu noqday dooqeyga koowaad ee channelska soomaalida horey usoco wll

  • @AbdullahiMohamed-w2p
    @AbdullahiMohamed-w2p Год назад +2

    Ustad

  • @imzakisas
    @imzakisas Год назад +3

    Guuleyso ustaad.❤

  • @juuwaryele
    @juuwaryele Год назад +1

    3:35 من عز بز

  • @dr.zacharieosman58
    @dr.zacharieosman58 11 месяцев назад +2

    Mahdsanid inbadan ustaad

  • @5cent243
    @5cent243 Год назад +1

    Cumar codsi waye orahda qofka keene so raaci😊

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 2 месяца назад +1

    XIGMADU CAJIIBA

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 Год назад +1

    Elan mask x waxa u kuso qoray kawaran xayisiiska aad kabadisay

  • @AneOp-w1y
    @AneOp-w1y Год назад +1

    Buuga the art of war noosookoob

  • @T4tiko10
    @T4tiko10 Год назад +5

    GOLDEN VOICE

  • @nuuryare9982
    @nuuryare9982 11 месяцев назад

    Tariikhda culamidii islaamka waweynaa muxadithiin ilaa fuqaho ilaa saahidiiintii noso gudbi i.n

  • @maankeyinagaacir682
    @maankeyinagaacir682 9 месяцев назад

    Farxad ma dareemo qof aanan murogoonin😊
    Mcaan ma arko qof aanan Sabrin
    Nimca aduun ma dhadhamiyo qof aanan dhibaatoonin
    Raaxa ma arko qof aanan daalin😊

  • @faizayasiin2164
    @faizayasiin2164 11 месяцев назад +1

    Mahsanid ❤

  • @molil3853
    @molil3853 Год назад

    Qisooooyin noso gudbi ku dugan Yihiin ximado markaas dhag Jalaq lasin mayo hada Boring weji

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 9 месяцев назад +1

    جزاك الله خيرا ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Год назад

    Markii aad yareed laga yaabee in malinkii 50jeer aad fashilanto si aad u socoto adigo waxa muruga daremin lkn marka wenatay halmar aad fashilantay siduu mugdi ku galin karaa!

  • @CabdiXaashi-zu1ix
    @CabdiXaashi-zu1ix 10 месяцев назад +1

    ❤❤ my brother runtii waa wax loobahan yahay in aan waxka barano aad bay muhiim inoo tahay

  • @nazriin2332
    @nazriin2332 9 месяцев назад

    Waxa no bilawday sanad cusub alle waxan inogu baryaya inuu sanadki riyoyinkena rumeyn laheyn inu noqdo❤🎉😊

  • @abdikermahamed
    @abdikermahamed Год назад

    Ilhaan afsomaligeeda ku wareersanahy maxey noqon kartaa

  • @abdizahalabdullahiahmes9222
    @abdizahalabdullahiahmes9222 Год назад +2

    Mash allah ustad magaciisa oo qoral ah sooo raaci

  • @ABDIHAKIMPRO
    @ABDIHAKIMPRO Год назад +1

    🎉❤masha Allah shaqsi ku dadaala waxa uu soo gudbinaayo horey u soco wll mahadsanid

  • @saynabcabdilaahi4143
    @saynabcabdilaahi4143 Год назад +2

    Ma allah waa mawduuc aad u muhiima oo xaqiiqo ka hadalaya

  • @AbshirMuse-jt6pg
    @AbshirMuse-jt6pg 11 месяцев назад +1

    شكرا يا صديقي ❤

  • @saidsheikh4679
    @saidsheikh4679 10 месяцев назад +1

    M.a

  • @apdigaas6887
    @apdigaas6887 5 месяцев назад +1

    Nabiiga ku saliiya Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @CherrieHughes-c1s
    @CherrieHughes-c1s Месяц назад

    Garcia Nancy Brown Matthew Lopez Ronald

  • @NacimaClrashid
    @NacimaClrashid 9 месяцев назад +1

    Mahadsanid wllo guul❤❤❤❤❤

  • @mohamedanbe3220
    @mohamedanbe3220 11 месяцев назад

    CUMAROW mudne adoo mahadsan waxaad isku daydaa inaad noo samayso amaba aad noogu soo yara biiriso barnaamijyadaada qaar ka hadlaya arimaha jacaylka iyo lamaanayaasha

  • @FaadumoMayow-s2k
    @FaadumoMayow-s2k 10 месяцев назад +1

    M, a Allah ku xafido guuleyso

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Год назад +3

    جزاك الله خير الجزاء يا استاذ

  • @maahir-f2c
    @maahir-f2c Год назад +2

    kheyr allah ku siiyo wll ogaansho

  • @olol45channel50
    @olol45channel50 Год назад

    Cumar wall kasohadal naagta carbeed ee kahadasho waxa dhici doono

  • @maankeyinagaacir682
    @maankeyinagaacir682 9 месяцев назад

    Muhiim iima ahan in hdalkeyga
    La aqbalaayo ama leygu racsan yhy ee waxaaa muhiim
    ii ah in hadalkeyga uu Run ii yahy intaas ayaa i quseysa✍️

  • @Daadir9
    @Daadir9 11 месяцев назад +1

    Wll isku dayay in in aad badashaan erayga sheer kadhiga aeayga somaliga ee wadaag❤😊

  • @maankeyinagaacir682
    @maankeyinagaacir682 9 месяцев назад

    Koonkan 🌍weyn sheyga kaliya aad hubta
    inaad wax kabadali karto oo gacantada ku
    Jirta waa Naftaada Naftaada ayaad badali kartaa

  • @FOCUSONYOURTIME
    @FOCUSONYOURTIME 11 месяцев назад +1

    Mahadsanid wllka qaaliga ilhayhukuxifdo 👍👍👍👍

  • @LuxuryDark2024
    @LuxuryDark2024 Год назад

    Walaalkay Omer inshaar 2014. Ilaa hada 2023 wax badan kaa faaiiday