HADDII TRUMP LA DOORTO MAXAY UGA DHIGAN TAHAY QADDIYADA FALASTIINIYIINTA?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 84

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 2 месяца назад +19

    Allah ya guuley falastiin inshaallah

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 месяца назад +9

    #RER FALASTIIN MACOODHA WAA ILAAH, MANA SII JIDHI DHOONO DULMIGA LAGUHAYO RER GAZA.....
    #TRUMP WAA MAQLUUQ EEBA KA WAYN WUXU YAHAY MA LEH HORTIISA WAXA DUNIDHA TAN LAGU XASUUQAY QAARUN IYO FIRCAWN OO SHEEGTAY AWOOD BADHAN..... INSHAALLAH NARIGA ALLE RER FALASTIIN WAAY HELI DHOONAN...

  • @Saadaahmed-o2e
    @Saadaahmed-o2e 2 месяца назад +10

    ALLAH masibo haku rido trump INSHA ALLAH, ALLAH masoo celiyo

  • @SaleebanDeeqsi
    @SaleebanDeeqsi 2 месяца назад +1

    HBN wariyayaal wa dhaman kuwa ugu warar fiican hore usocoda insha Allah guulista

  • @MaankaYare-hp9nx
    @MaankaYare-hp9nx 2 месяца назад +3

    Asc dhaman asxbta kuxiran HBN waxan inka cudsanayaa inaad hbn lagaarsiiyo 700k please 🙏 wlh hbn wa isha kaliya ee wararka xaqiiqada

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 2 месяца назад +3

    Allah ayaa la jira reer falastiin iyo dhamaan muslimiinta,hadii u yimaado iyo hadii imanba.✊️✊️✊️llaahu akbar🤲🤲💪💪💪💪🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 месяца назад +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 2 месяца назад +4

    Wax uu qaadi karo majirto woxow is leeyahay ha lugu doorto laakiin Kuligood wax ey qaadi karaan majirto Ilaahey ayaa nugu filan

  • @MaankaYare-hp9nx
    @MaankaYare-hp9nx 2 месяца назад +1

    Hbn inshalah wad guuley san doontan ee dulqaata wlh aniga ahaa waxan jeclaal lahaa inaad gaartaa 1mlyan ❤❤❤

    • @karingarfod9151
      @karingarfod9151 2 месяца назад

      Turma nacalad hakugu dhacaday amiin YAARABI rabi ♥️♥️♥️😍😍

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 2 месяца назад +5

    Allaha kuma so celiyo Deg Deg udhimo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад

    Yuhuudda waa Diin iyo dhaqaale waxa doorashada maraykan Saamayn wayn ugu leedahay.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +1

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔

  • @guuleedraage8486
    @guuleedraage8486 2 месяца назад +1

    Thanks hbn

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 месяца назад

    Guuleysta.

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 месяца назад

    DHAMADKI ISRAIL AYAA SOO DHAWAADEY ALLOW DHAMEYSTIR. CADOWKANE ALLAH JABIYO XMS IYO XISBULLAH GUUL GUUL DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +1

    Reer falastiin ilaahay baa u maqan,anaguma muslimiinta aduunka oo idil ducaan la daba taaganahay,inaha allah, Trump iyo maraykanka ilaah baa ka wayn

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад +1

    HBN❤ Wararka tayada leh Ee caalmka tabinteeda ku mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @mahmoudartan6719
    @mahmoudartan6719 2 месяца назад

    Asc. Maxamud. Maxamed. Cade. Iyo. Mowliid. Maanta. Madan. La. I maanin. Wax. La. Dhagaysankaro.
    Runtana. Kama. Hadlina.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 месяца назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v 2 месяца назад

    وما تشااون إلا أن يشاء الله رب العالمين
    نصر من الله وفتح قريب
    الله آكبر فلله حمد
    SHEEKO TRUMP INTAA U DHAAFI MAAYO ..

  • @abdulqadirmahamudahmed3925
    @abdulqadirmahamudahmed3925 2 месяца назад +1

    1

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 месяца назад

    Mid inaad iloowdaan ma aha, taasoo ah in Mareykanka uu haddeer dhiiqo lugaha kula jiro, Trump wuxuu ku qasban yahay inuu Go'doonka Siyaasadeed uu Ka saaro Dalkiisa Israa'iilna wuu joojinayaa sidaasaan qabaa aniga, wax walbase waqtigaa sheegi doona inshallaah

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 месяца назад

    Xuutiyeenta Iyo Xamas aya ka Adkaan Insha Allah Alle Laguma soo Darin Awoodiisee Waa Yaab

  • @MaankaYare-hp9nx
    @MaankaYare-hp9nx 2 месяца назад +1

    Waxan lahad layaa dadka dawado hbn hadane aan rukuman waxan leyahay saas sax maahan ee wax kabedela oo rukunta dhamantiin

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 2 месяца назад

    Jimca mubarik insha Allah free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🇵🇸

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 месяца назад

    Arinta.ilaaheey.ayaa.Mareenaaya..xooga.eykufanaayaan.Allaha.ayaa.ka.weyn

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari4866 2 месяца назад

    Naari meel qabow ma leh bay soomaalidu tiraahdaa, waxaan kawadaa mareykanku marna wax awoodiisa ah ulaha kala hadhin inuu israa'iil ku garabtaagan yahay dagaalka ay Falastiin kula jirto, hubka ugu khatarsan, ciidan, dhaqaale, siyaasad, mukhaabaraad, iyo hiillo kasta oo uu awooday mareykanku, markaa Taraab iyo Baydan ba wey garab taagan yihiin gumaysiga israa'iil, laakiin الحمد لله رب العالمين، Falastiin iyo dhammaan iskacaabinta muslimiinta ee la jihaadaysa kufaarta Allaah lacnaday ee yuhuudda iyo nasaarada waxaa garabtaagan Allaah S.W, cid Allaah lajirana inay guulaysana shaki kuma jiro, إذن المقاومات الفلسطينية واليمنية واللبنانية والعراقية والسورية ،وجميع المسلمين توكلوا على الله تعالى فهو حسبهم.ilaalinta Allaah bay ku hoos jiraan, ونقول:اللهم إنا نجعلك في نحور اليهود والنصارى الطغاة أعداءك أعداء الدين الإسلامي الحنيف، ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم ،

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад

    ilahey baa cabsi leh trump lagama baqayo farcoonkii bada ku haraqmay allaha ka dhigo

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 месяца назад +1

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 2 месяца назад

    ma aminsani dhibka hada heysta Falastin mid ka badan ku imanaayo hadu yimado waxa kaliya o u dhiman waxay tahay in u asaga dhuqisu u qori qato waxan amisanahy in u dhibku ka yaraado Falastin Allah ha jabiyo yahuud iyo America

  • @kaltounjama7283
    @kaltounjama7283 2 месяца назад

    Somslida oo dhan mudisho ayuu ka dejinayaa. Falastiina inanka I sodoga u yahay ayuu siinayaa.

  • @YussufIbrahim-h5f
    @YussufIbrahim-h5f 2 месяца назад

    God help us

  • @WalaallixleLixle
    @WalaallixleLixle 2 месяца назад

    free falastiin❤❤❤

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 2 месяца назад +2

    Asc

    • @OmarAbdi-mi9dt
      @OmarAbdi-mi9dt 2 месяца назад

      Waa imadanto iyoo dashed TRUMP iyoo BENDAN alahu akpar

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 месяца назад

    Dhibaatooyinka
    Waxey indhaha u furayaan islaamka iyo aduun weynaha kale,

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 месяца назад +1

    ♥️🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻♥️

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 2 месяца назад

    Asc malaislagaaraayaa horta imaanshaha taraam mise gaarayaan yuhuudu jiritaankooda imaanshaha taraam?alaahu aclam

  • @mahamedabdiaziz
    @mahamedabdiaziz 2 месяца назад

    Aduunka taraam isteerin umahayo ee ilaaheey baa isteerin uhaya calamari aankuloonahay

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 месяца назад

    Trump hadii ladorta xaqiiqada ayu arki wayo falastin wax udhiman maleh waxkasta wa lugudayi
    Israil wax udhiman maleh waxkasta o garab istag ah walasii

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 2 месяца назад +1

    Dagaal sookeeye oo mareykanka ka dhaca dunida muslimka dan wayn ayaa ugu jirta oo Quwadi Reer galbeedka ayaa burburaysa,, hadii Donald Trump la dorto inoma ficana , Waayo 🇷🇺 ruushka ayuuu heeshis la galaaya , kadibna dunida muslimka ayuu usoo jeesanaaya sii u usoo weraaro, dagaalka qasa e Palestine 🇵🇸 sirdoonka ruushka iyo 🇨🇳 China qeyb ayay ka yihiin

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 2 месяца назад +1

    Hadii iu Trump ii Xukunka yomaado wuxuu ka sameynaya Makka in ay noqots Casimaad Israel warkeygaas meel ku qor? 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 2 месяца назад

    Warya .warsamow danbi ugaara majira

  • @AnisoMaxamed-y7d
    @AnisoMaxamed-y7d 2 месяца назад

    Trump waa dhaalim lacnatulahi caleehi

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 месяца назад

    Ilaahay hagodoomiyo maraykan ilaahay haguuleeyo falastiin ilaahay ha baabìyo yuhuud ilaahay kuwii lanacladay

  • @XassanXusseen-fo7hu
    @XassanXusseen-fo7hu 2 месяца назад

    Wad wa5:23 alodhahse.waxkadaran.mayu.igusowada.markahoraba.waxbalamuhadhin.maraykanku

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 месяца назад

    Joe Biden waa doqon maxaa kukhasbaya Natanyahu oo cadawgiisa ah inuu waxwalba siiyo.

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 2 месяца назад

    Shaydaan shaydaan dhaama ma jiro shadaadiintu waa isku wada mid tii ilaahbaa qoran oo meel taal

  • @7octobar
    @7octobar 2 месяца назад

    🔻🔻🔻🔻🔻🔻

  • @CaliRaage-kg5bz
    @CaliRaage-kg5bz 2 месяца назад

    Trump haddii la doorto waa burburk USA & Israel G.baiden dhaawacay.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 месяца назад

    Allah swt plans & they plan

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 месяца назад

    Aniga waxay ila tahay, Falastiin guushii ay gaadhay 7 Oktoobar, mid ka xoog badan ay gaadhi doonaan haddii Taraam uu guulaysto. Waayo? Ilaahii adduunkan abuurtay baa jooga xilli walba.
    Taraam waa ninka Maraykanka Jabin doonoo.
    Natanyaahuna waa ninka sida
    muuqata jabin doona Yuhuudda.

  • @munawarmaxamudFaaraxcalijiis
    @munawarmaxamudFaaraxcalijiis 2 месяца назад +1

    Alaah SW ayaa ujooga falstiin Gaza iyo xaqaba. Walaahi bilaahi talaahi trump baad tifhiye xataa gallo oo dhan ayuu alaah sw naga kaafiyey wadartood. Alaah sw ayaana jabiyey wadartood

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 месяца назад

    Ogaada Afqaanistaan waxay guulaysatay sannadihii uu Taraam madaxweynaha ahaa.

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 месяца назад

    Trump afar sano ayu joogi falastin 70 sano aya luguso afjari wayi
    Trump wu daali

  • @kiinali409
    @kiinali409 2 месяца назад

    Ilaahay asagaa awood leh odaygaas madaxa doofaarka uga masaakiinta falas waxba kama qaadi doono asaga iyo kuwii ilaahay nacaladay allaha baabiiyo iA

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 месяца назад

    Marka hore alaah ayaa mahad leh subxanahu watacala. alaah oo kaliya ayay mahadi dushisa tahay intaa ka dib alaah subxanahu watacaala ma waxa uu ale jideyo iyo maamulkisa ayaa socon mise waxa uu shegay gaalkan kufarka ee baydhan baa socon waxa uu ale jideyo iyo maamulkisa amarkisa iyo sida uu ale dono ayaa socon waana xaqiiqada aduunka ale ayaa leh oo maamula cid la mamusha iyo cid awod iyo Amar shegan karta oo ale aan ahayn ma jirto. hadaba kufarkan waxa uu ku hamiyo iyo waxa uu ku hadlaya waa Ben rer falastin ki horana asxan uma galin kana kamaba sugayna yuhudna wax dhiman oo uu ku tagero ma jirto maraykan yuhud in ay rer falastin baabiyan isaga ka danbeya waana isku danbi maraykan iyo yuhud isku duubo rer falastin alaah subxanahu wa tacaala ayaa u joga alah AYANA difaci cududodana alaah ayaa quway insha alaahna way xorobi gasa iyo alaqsa waana amarka ale iyo awodisa cid badali kartana ma jirto. yuhud maraykan kufarta oo dhana way jàbi baabi oo ay halaagmi baidmi laah taasna waa Marka iyo awoda ale cid badalina ma jirto insha alaah guul guul falastin

  • @rarxaancumarcabdilaahi1182
    @rarxaancumarcabdilaahi1182 2 месяца назад

    Safari rimit iyo worlrimit ma isku midbaa horta

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 месяца назад

    Trump haddii dib loo doorto Siyaasadiisii hore ee Bariga dhexe ma shaqeyneyso, sababtoo ah shacabka Mareykanka ayaaba Siyaasada Israa'iil si aan horey loo arkin u diiday, waxa uuna ku qasban yahay inuu Colaad iyo Dagaal ka badbaadiyo Israa'iil

  • @cabdusalaamahmed7156
    @cabdusalaamahmed7156 2 месяца назад

    Madaxwaynaha maraykanka ee hadda jooga iyo tramp maxay ku kala duwanyihiin ma mid reer falastiin u fiican aya jira ?masuul kasta oo maraykanka loodoorto siyaasad cusub lama imanayo ee wuxuu sii dardar galin siyaasadoodi ka dhanka ahayd muslimiinta.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Illahey ma keeno taram haddu yimadana xamaas iyo xuuti ba u jogo

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 месяца назад

    Sikasta hadii loo doorto wadada Israël qaaday waa mid aan soo laabasho lahayn

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v 2 месяца назад

    ??Israel ma waxay ka dhaadhicisay mareykan ka iyo yurub
    (adolf hitler ) in uu Muslim ahaa ??,,
    Maxay ula jiraan mar walba ???

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 месяца назад

    TRUMP WAA CADOWGA MUSLIMIINTA DHAMAAN MANA QARSADO ISAGA AYAA DHAAMA KUWA BEENTA NAGU HODAYA

  • @mahmoudartan6719
    @mahmoudartan6719 2 месяца назад

    Hanoo. Sheeginina. Beenta. Dadka. Loo. Sheegayo. Meeshan. Alyaasin. Ayaa. Yaala. Miteda. Kale. Beudhan. Meesha. Waxa. Uu. Ka. Qabtay. Waala. Ogyahay. Muxuu. Qabtay.

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 2 месяца назад

    wax u kor dhin taram aya ad u yar falastina gaal an alle aqoon waxba uma hayo israiil xog iyo bm waxay ku wayday taram u keni mayo tana ta alle aya mel tala cid israiil u cabsi galin mayo lkn wa la iska difaci shar wada yasha adunka

  • @doone9873
    @doone9873 2 месяца назад

    Trump wa ninka qudus u aqonsaday raga dhibka wada manta trump wa ninka xum weye

  • @munawarmaxamudFaaraxcalijiis
    @munawarmaxamudFaaraxcalijiis 2 месяца назад

    Trump & peiden waa 2 fircoon waana 2 dajaal wana 2 cantatab oo shaydaanka caabuda waxa uu ibiliiskii weynaa qaban waayey miyey qaban karaan ayadoo uu alaah SW jabiyey yabnal yahuudiyadii

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 2 месяца назад

    Fal danbiyed adiga iyo. Aburaha ha idinI gaara in Ay meesha ka baxdo maxad ko m motaysatay

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад

    inuu bakhtiiyo allah kaso kufaarka carabta ayaa dhimatay

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 2 месяца назад

    Madan oran kari

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 месяца назад

    Shalay ayuu dhahayey xamaas hasii deeyso maxaabiista inta aanan kursiga kufariisan isagoo u hanjabaya palestine ilaaheeybaa umaqan ree palestine

  • @mahmoudartan6719
    @mahmoudartan6719 2 месяца назад

    Asc. Maxamud. Maxamed. Cade. Iyo. Mowliid. Maanta. Madan. La. I maanin. Wax. La. Dhagaysankaro.
    Runtana. Kama. Hadlina.

  • @mahamedabdiaziz
    @mahamedabdiaziz 2 месяца назад

    Aduunka taraam isteerin umahayo ee ilaaheey baa isteerin uhaya calamari aankuloonahay