Waagi jaceylka
Waagi jaceylka
  • Видео 105
  • Просмотров 2 414 584
Xasan Aadan Samatar & Xaliimo Khaliif Magool | Caashaqa Ha Baayicin |
Fadlan Chanaalka Cusub ku so biira Subscribe to Macrobia relaxing Soul
▶️ Please subscribe: ruclips.net/channel/UCsGFra2nQYSHc-qS4eQMe7g
waa channel Roobab , hardo iyo Nasasho u fiican.
Просмотров: 99

Видео

WAABERI | NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG.
Просмотров 1,6 тыс.Год назад
Fannaaniinta: Saynab Cige,Salaad Derbi,Magool,Tubeec Erayada : Abwaan SANGUB. SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT lyrics: Maxaa siro la qaybsaday Safaf laysu kala maray Siraad laysu wada shiday Laysi sogor dahaayaa Lays wada sabaayaa Salaan aan niyaa ahayn Gacmaha laysa saaraa Laysi soo dhoweeyaa Runta laga siqaayaa Beenta sacabka loo tumay Adduunyadan sir i...
Rashid Bullo | Adaa Haweeyaay .
Просмотров 2,4 тыс.Год назад
Ereyadii :Abwaan Cali Sugulle "Duncarbeed" 1960aadki. SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT.
Cumar Dhuule | Mar uun .
Просмотров 2,2 тыс.Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Cismaan Maxamed Cabdikarin Gacanlow | Mahadhada Jacaylka.
Просмотров 2,4 тыс.Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Cismaan Maxamed Cabdikarin Gacanlow | Nin Daar Ku Jira .
Просмотров 1,2 тыс.Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT.
Cabdi Muxumed Amiin l Wardaran Laguma Waaqsado.
Просмотров 920Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Cumar Xasan Rooraaye & Khadra Daahir | Afka kaama Dhoobayn .
Просмотров 7 тыс.Год назад
EREYADA: MAXAMED AADAN DACAR RIWAAYADDII: DIRQI MAAHA JACAYLKU 1980. SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Saalax Qaasin & Khadra Daahir Cige | Dad Israaca Oon Kala Raysan Karin.
Просмотров 1,9 тыс.Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Rashiid Bullo & Farxiyo Cali | Sida Ayro Geel .
Просмотров 4,3 тыс.Год назад
Ereyadii : Ciise Warsame dhancade Laxanka : Rashiid Bullo. SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT Lyrics: sida ayra geeloo oomane ku raagtoo hara idan kajoogiyo deegaan arkaysaa la aroorin waayaan uugaabayaayoo uurkaa kutabayee inanyahay oraahdani walle way indhaladahee ambabixi ujeedada waxaan kugu ijbaaray male waad asqowdee anni maaha ruuxuu uurkaagu tabayee...
KHADIIJA HIRAAN | MA OGTAHAY .
Просмотров 1,1 тыс.Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT Lyrics: Sida ayro geelo ilmahayda waydaan Waan kugu ololayaa ma ogtahay? Axdigeenu dhiganiyo Arimaha dhaxdeena Marna ha iloobin aboowe Aduunyada dhamaanteeda Inta joogta Adaan kaa arkoodoo Naftu ku ogalaatee Waxaan kugu aqoonsaday Ay kugu amaanayaa Indho garad inaa tahay Aragaa oo qura kuma iibsadeen aduunyada Aniguba jaca...
OLALIHII WAXBARASHADA | TAA TEE TII TOO TUU .
Просмотров 387Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Maryan Cali Muddey | Alif la Kordhabey.
Просмотров 661Год назад
ERRAYADII : ABWAAN SACIID SAALAX AXMED Maryan Cali Muddey & Kooxda Iftiin. SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT Lyrics: Ambo qaadka geediga Sida awrta loo raro Heesaha u gaarka ah Waxa lagu aloosaa Magac Eebaheen iyo Addin iyo af wada jira Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya ...
Xaliima Khaliif Magool | BAGAAD II DISHO.
Просмотров 2,2 тыс.Год назад
Ereyada : Abwaan sulub cumar Laxanka : (Banaadiri ) Axmad Abubakar . SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Cabdiqaadir Xasan Nageeye & Xareedo Ismaaciil dunyo | Guuleed Hurdoow .
Просмотров 4,1 тыс.Год назад
SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS . ►SUBSCRIBE ►SHARE WITH FRIENDS ►LIKE ►COMMENT
Maxamed A Kuluc & Hiba Nuura | Dayax la Moodyow.
Просмотров 3,2 тыс.Год назад
Maxamed A Kuluc & Hiba Nuura | Dayax la Moodyow.
Shankaroon Axamad Sagal | wegereey waa layaab.
Просмотров 2,3 тыс.Год назад
Shankaroon Axamad Sagal | wegereey waa layaab.
Cabdulqaadir Yuusuf Bagaag & Khadra Daahir Cige | Gabbaldaye.
Просмотров 4 тыс.Год назад
Cabdulqaadir Yuusuf Bagaag & Khadra Daahir Cige | Gabbaldaye.
Xasan Adan Samatar | Iga Tiiri Caashaqa ( Original) .
Просмотров 10 тыс.Год назад
Xasan Adan Samatar | Iga Tiiri Caashaqa ( Original) .
Xasan Adan Samatar | Dhoof Caashaq .
Просмотров 2,1 тыс.Год назад
Xasan Adan Samatar | Dhoof Caashaq .
Caasha Cige | Qalbiga iyo Waxay Maqan.
Просмотров 2,8 тыс.Год назад
Caasha Cige | Qalbiga iyo Waxay Maqan.
Axmed Mooge liibaan | Miiraale.
Просмотров 1,2 тыс.Год назад
Axmed Mooge liibaan | Miiraale.
Maxamuud M Xasan Kabanle | Dhintaye Maxay Baray (DHUDI).
Просмотров 11 тыс.Год назад
Maxamuud M Xasan Kabanle | Dhintaye Maxay Baray (DHUDI).
Cumar Nuur Cabdulle | Hannaan Socodka Laafyaha.
Просмотров 3,3 тыс.Год назад
Cumar Nuur Cabdulle | Hannaan Socodka Laafyaha.
Cabduulaahi Sufla | Hawl Baad i Badoo Habaabay .
Просмотров 2,5 тыс.Год назад
Cabduulaahi Sufla | Hawl Baad i Badoo Habaabay .
Maxamed Nuur Giriig & Faaduma Axmad | Mayis Heli Karnaa.
Просмотров 17 тыс.Год назад
Maxamed Nuur Giriig & Faaduma Axmad | Mayis Heli Karnaa.
Faysal Cumar | Hay Gabine Hay Goyne.
Просмотров 2,9 тыс.Год назад
Faysal Cumar | Hay Gabine Hay Goyne.
Cabdi Aw Cumar Xasan | ileen Hoohi Kuma Bogsiiso.
Просмотров 4,4 тыс.Год назад
Cabdi Aw Cumar Xasan | ileen Hoohi Kuma Bogsiiso.
Axmed Mooge Liibaan | Bal ilaali Bal.
Просмотров 4,1 тыс.Год назад
Axmed Mooge Liibaan | Bal ilaali Bal.
Maxamed Mooge Liibaan | NAFI OROD BAY KUGU AAMINTA.
Просмотров 2,7 тыс.Год назад
Maxamed Mooge Liibaan | NAFI OROD BAY KUGU AAMINTA.

Комментарии

  • @kader_moun
    @kader_moun 3 дня назад

    16 Sep 2024 kalgacaylku waa qani....

  • @SakariyeMahamed-q5t
    @SakariyeMahamed-q5t 14 дней назад

    Allow kunxriso maaamo

  • @Ahmedjohn-go9xu
    @Ahmedjohn-go9xu 19 дней назад

    Codkiisu wuxuu ahaa dheema aan la nadiifin macnaha wuxuu ahaan lahaa fanaanka ugu wanaagsan hadii uu jeedo badan lahaan lahaa

  • @nasrim8341
    @nasrim8341 Месяц назад

    Mod, 19 Aug ridwanow xagan kaahela😭😭

  • @shiikhabuurta4082
    @shiikhabuurta4082 Месяц назад

    Best hees, dadkii horaa nuxur iyo hees qaadi jiray.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад

    ERAYADA HEESTA LYRICS Igu dheere Inantani Waataan dhursugayee Dhuuniga u diideen Hurdo uga dhaqaaqee Dheeheeda midabkale Waa mid loo dhammeeyoo Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallee Amba kugu dhadhabayoo Labada isu dhigantaa Mid hadduu dhantaalmana Dhisme uma hagaagee Amba dhuubtey awgaa Habeennadan dhibaatee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Amba dhamac kalgacal baa Inta aan la dhalandholay I dhalaalineysoo Dhexdu ila yaraatee Dhadhab kugu xasuustoo Riyo kugula dheelee Dhalal xuuralceyney Dhanaad qabatay waayee Kolkaad soo dhawaataa Dhulku wada iftiimaa Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallidee Laba kala dhignaatoo Waxaan nahay dharaar qura Haddii ay is dhaafaan Isu dheeliyeysee Amba dhuubtey awgaa Habeennadan dhibaatee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Amba dhamac kalgacal baa Inta aan la dhalandholay I dhalaalineysoo Dhexdu ila yaraatee Sida dhuub gu'yoo baxay Ama dharab arooryaad Dhillowyahanka ubaxa leh Dhaayaha u rooneey Dhab u socodka laafyaha Waa midaad u dhalatoo Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallidee Amba kuma dhaliiline Sidaad iigu dheer tahay Dhaxalkeyga kugu qoray Inaad tahay kaan dhowrtee Amba dhuubtey awgaa Habeennadan dhibaatee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta uu dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Amba dhamac kalgacal baa Inta aan la dhalandholay I dhalaalineysoo Dhexdu ila yaraatee Erayadii Cabdullaahi Cabdi Shube Laxankii M Suleiman Tubeec AHN Luuqada AHN Xuseen & Maryan.

  • @whizzhafinocade1369
    @whizzhafinocade1369 Месяц назад

    Team 2024😂

  • @Adenjama-s2r
    @Adenjama-s2r Месяц назад

    Alle haunaxariisto aamin

  • @ClqaniAxmed-xu2yb
    @ClqaniAxmed-xu2yb Месяц назад

    Aniga .29.7.2024

  • @EuropeNewsworld
    @EuropeNewsworld 3 месяца назад

    Allow kuu nxariso mmo saado cali

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 3 месяца назад

    AUN SADO CALI, MUWADINAD ASALAH.

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 3 месяца назад

    Laxanka axmed gacayte ayaa leh

  • @ZaraaMohammed-pi2jn
    @ZaraaMohammed-pi2jn 3 месяца назад

    23/5/2024 kalgaceylku waa qani cashaqa ka qara wayn😢❤️‍🩹 From Juballand👋

  • @KhaliilMahamed-s7m
    @KhaliilMahamed-s7m 4 месяца назад

    Alle ha unaxariisto

    • @JiileNuur
      @JiileNuur 4 месяца назад

      Guulane shiriib

  • @abdirisakaar9890
    @abdirisakaar9890 4 месяца назад

    Waxan joga hargeisa hadh wanag waxan ka fikiraya muqstablkayga 40 sano halku ku adan yhy hadi ilahay nafta i idayo😢

  • @CumarCaliMaxamed-qy8zn
    @CumarCaliMaxamed-qy8zn 4 месяца назад

    Wey iguweyntahay hestani koley iyo koley

  • @amiir_955
    @amiir_955 4 месяца назад

    Alle ha u naxariisto abwaanka heesta maxamuud cabdilahi sangub iyo dhamaam fanaaniinta qadaya inta dhimatay

  • @caliwarsame1
    @caliwarsame1 4 месяца назад

    Mahadho

  • @Boye-t3m
    @Boye-t3m 4 месяца назад

    Galgacaylku waa qani Caashaqa ka qara wayn Qurux iyo wanaaag badan Waan shay ku qaaliya Qiimaynta aad miga

  • @sainabosman3547
    @sainabosman3547 4 месяца назад

    11:39 hbnimo sanadkuna yahay 5/3/2024 xasuus

  • @axmedashqaraar-yv2gg
    @axmedashqaraar-yv2gg 4 месяца назад

    Baribaa nin qaliya qowlku yidhahdabaa hadii u quran yahay ay ka qadan wayeen.? Kuma ayuu ahaa sheega

  • @BrowYare-hs4zp
    @BrowYare-hs4zp 4 месяца назад

    Xasuus ayadoo mobel jirir cajalad baan ku dhageysan jirey 2007

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 месяца назад

    Mirihii iyo laxankii m.c.sangub codka seynab baxsan iyo cali diiriye cali gaab

  • @abdiraxmaanmaxamuud6730
    @abdiraxmaanmaxamuud6730 5 месяцев назад

    Heestan waxa Aan moodi jiray inay Axmed gacayte iyo Aamina c/laahi oo qudha inay qaaadan oo Aanay cidkale qaadin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 месяцев назад

    #Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya oo ka waramaya Saxafi Sare CUMAR SEERBIA.🎤 CURASHO🎙 Xigasho -: CURASHO CHANNEL Cumar Seerbiya Saddex sano ka hor.👨‍💻 #ERAYADA HEESTA WAXA KA MID AH #CABDIQAADIRBAGAAGAHUN 00:00 Sownigii guyaal badan 00:00 Kuu gubay adduunyee 00:00 Dartaa aan U LAALLAA 00:00 Curadiyo nacaybshaha 00:00 Gacantood aad Saydhiyo 00:00 Maxay baday galiilyadda? 00:00 Gabalddaye miyaad Tahay 00:00 Hadba gees u Jeeddsada 00:00 Waa maxay galgalashadu 00:00 Waad iLa gurracanTeeeeh 00:00 Gaban maayo caaweeeee 00:00 Ha GAADDMIN WAAN 00:00 KU garrab SOCDDAAYE 00:00 HA GOOSAN WAAN SOO 00:00 GADDOOMEE aan Gooshno #KHADRADAAHIRCIGGEAHUN 00:00 Addoo golle ka maaggoo 00:00 Haweenkaba ka gaabsaday 00:00 Sowtaan ku gadda barray 00:00 Garta iyo Tusaalaha 00:00 Addigoon gorfayn karin 00:00 Sowtaan geesi kaa dhigay 00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?. 00:00 Hadba marrada ii Galla 00:00 Goddodlayntu waa maxay? 00:00 Waad iga gardaranTeeh 00:00 Waan kaa gaddoomee 00:00 Ha guuxin waanan kugu 00:00 Galaynine ha guuxin 00:00 Waan guurayaaye i gees mar #CABDIQAADIRBAGAAGAHUN 00:00 Garr Alliyo dadweynoow 00:00 Arrin Loo garraabiyo 00:00 Miyey Tahay mid gocosho Leh?. 00:00 Maxaad anni i gadda barri 00:00 Sowddigan garayskiyo 00:00 Sii xidhan gambada weli 00:00 GARR ALLEE Dadweynoow 00:00 ARRIN Loo garraabiyo 00:00 Miyey Tahay mid GocashoLeh?. 00:00 Maxaad Anni I Gadda BARRI 00:00 Sowdigan garrayskiyo SII 00:00 XIDHAN GAMBADA WELI 00:00 Gabaldaye miyaad Tahay 00:00 Hadba gees U Jeedsada 00:00 Waa maxay Galgalashadu 00:00 Waad ILA GurracanTeeh 00:00 Gabban maayo CAAWEE 00:00 HA GAADDMIN WAAN KU 00:00 GARAB SOCDAAYE HA GOOSAN 00:00 Waan soo gaddooooomee 00:00 Aan Gooooooooooooshno #KHADRADAAHIRCIGGEAHUN 00:00 Gurgurkii La dhaanshee 00:00 Loo Tiriyey goolkee 00:00 Intuu maataddii gabay 00:00 Gibisha iyo heeryadda 00:00 Iilkii kula gaddoodiyo 00:00 Abaal gabe hanoqonine 00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?. 00:00 Hadba marradda ii Galla 00:00 Godadlayntu waa maxay?. 00:00 Waad iga garddarranTee! 00:00 Waan kaa gaddoommee 00:00 Ha guuxin waanan kugu 00:00 Galaynine Ha GUUXIN 00:00 Waan guurayaaye i geesmar. ::::::::Cabdisalaanfaaraxqaarey::::::✍️

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 5 месяцев назад

    Xasuus waayo waayo qurux badnaa ❤heestana Hooyadee mcn ka bartay 😢

  • @stichtingscsupport3548
    @stichtingscsupport3548 5 месяцев назад

    Great song that defines what love is

  • @alxajjilacag8957
    @alxajjilacag8957 5 месяцев назад

    Magaceyga wa xaji bishu tahay ramadhan from kilifi kenya

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 5 месяцев назад

    Kabanka saalax qaasim waa mid Gooniya maba GARAN waayo laba fanaan oo Xul aha Saalax iyo hibo

  • @mucaddahir5204
    @mucaddahir5204 6 месяцев назад

    ❤ thank you for memorable

  • @MaxamedAbdi-bj9ej
    @MaxamedAbdi-bj9ej 6 месяцев назад

    ❤️❤️❤️💋💋👍🏻👍🏻

  • @Abdullahiiyare2140
    @Abdullahiiyare2140 6 месяцев назад

    9 sac oo haweenimo bishu tahay march 19 ka oo waliba Ramadhan tahay ba ku mirqamaya iyado saxuurta wax hal sac iga harsan tahay Allah ya raxma 😢

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 6 месяцев назад

    #ninki❤ #dhirananjiray. 😂#khtiga 😂 #dhantale #dhaxan❤ #italkay anbar adaygee

  • @aadancumar5023
    @aadancumar5023 6 месяцев назад

    kalgacaylku waa qani caashaqa ka qara weyn Qurux iyo wanaag badan waan shay ku qaaliya Qiimaynta aad miga👌

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 6 месяцев назад

    AUN kabane

  • @GuledCismaan
    @GuledCismaan 6 месяцев назад

    Saacadu waa 12:39pm habeenimo habeen jimce soogalaayo bishunatahy 7/3/2024 jeediii suwaa waa aniga iyo laba nin oo saaxiibaday ah jeedii suwaa markaankuleeyahy waxaan umalaynayaa inaad fahantay

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 6 месяцев назад

    OF...ilaahoow.idiinnaxariiso.waayo.tagay.c.laahi.xarago.kinsi.xaaji.erayada.axmed.s.bide

  • @user-lx4jq9hd6d
    @user-lx4jq9hd6d 6 месяцев назад

    Baribaa nin qaaliya qoonkuu la noolaa. Qawka aw yidhaahdab. Hadili uuquraan yahay Ayka qaadan watanhabeenku waa salaasa bishu waa 4 Mon 2024 gootu waa barbara. Them murqan

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 6 месяцев назад

    Waw nice

  • @qooqane65
    @qooqane65 6 месяцев назад

    Waaaaaw

  • @Kamas123
    @Kamas123 6 месяцев назад

    Runti waa hees macan o xigmad leh❤

  • @ShowShowle
    @ShowShowle 6 месяцев назад

    Laylooy waxaatahay salaada iyo faradkee midaan uga sahwiyayee❤😢

  • @hassanaqyaar5170
    @hassanaqyaar5170 7 месяцев назад

    Hesta oo full ah meyay

  • @abdallajama1377
    @abdallajama1377 7 месяцев назад

    Waaa fiid , waxa aan heestan ku dhegeysanayaa taksi magaalada Addisababa, wxa aan ku jirnaa traffic jam maadaama shirkii midowga Afrika uu Addis ka socdo. Wiil Canfari ah baa gaadhiga igu wada. Wxa ann ka soo baxay meel aan training ku lahaaa. 16/02/2024.

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 7 месяцев назад

    Asc walaayaal samcan wadaacan aan ugu wada ducayno jawharta inaga baxday ducadeena ayay maanta ubaahanyihiin wayna mudanyihiine insha;allaah aamiin amiin aamiin

  • @MohadowKassai
    @MohadowKassai 7 месяцев назад

    M.a fantastic song wayoo

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 7 месяцев назад

    Dadkii hore dahab bay ahaayeen❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qooqane65
    @qooqane65 7 месяцев назад

    The Golden years

  • @DaauudMahdi-os9gw
    @DaauudMahdi-os9gw 7 месяцев назад

    ❤ U