Cumar Dhuule | Mar uun .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS .
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT

Комментарии • 1

  • @m.ciideed
    @m.ciideed Год назад

    Heesta: Maxamad Waan Ku Jeclahay.
    Ereyada:
    Laxanka:
    Codka: Cumar Dhuule Cali.
    ………………………………………………
    Miyirkiyo xiskaygiyo,
    Maanka taliyihiisaay,
    Maaree naftaydani,
    Adigay kuu muhatayee.
    ………………
    Meel bugtaan ku dhayayaa,
    Haygaga masuugine,
    Mar un waxaad tiraahdaa,
    Maxamad waan ku jeclahay.
    ………………
    Inan yahay marley dumar,
    Marna kulamaan simin.
    Arrin muruga reebtiyo,
    Milgo xuma kuguma dhiqin.
    ………………
    Waxay laabtu muhatooy,
    Midigtaydu gaadhana.
    Inaanan ku oran maya,
    Adigay ii markhaatiya.
    ………………
    Meel bugtaan ku dhayayaa,
    Haygaga masuugine,
    Mar un waxaad tiraahdaa,
    Maxamad waan ku jeclahay.
    ………………
    Mirkaan kaa codsadaybaa,
    Micno iigu fadhiya oo,
    Murankaad ogayd iyo,
    Fallaarihii i mudayee.
    ………………
    Meel bugtaan ku dhayayaa,
    Haygaga masuugine,
    Mar un waxaad tiraahdaa,
    Maxamad waan ku jeclahay.
    ………………
    Miyirkiyo xiskaygiyo,
    Maanka taliyihiisaay.
    Nafta teedii ahow madi,
    Xageed kaga maqnaan jirey.
    ………………
    Meel bugtaan ku dhayayaa,
    Haygaga masuugine,
    Mar un waxaad tiraahdaa,
    Maxamad waan ku jeclahay.
    ………………
    Inanyahay marley dumar,
    Marna kulamaan simin.
    Arrin murugo reebtiyo,
    Milgo xumo kumaan badin.
    ………………
    Waxay laabtu muhatooy,
    Midigtaydu gaadhana.
    Inaanan ku oran maya,
    Adigay ii markhaatiya.
    ………………
    Meel bugtaan ku dhayayaa,
    Haygaga masuugine,
    Mar un waxaad tiraahdaa,
    Maxamad waan ku jeclahay.
    ………………
    Mirkaan kaa codsadaybaa,
    Micno iigu fadhiya oo,
    Murankaad ogayd iyo,
    Fallaarihii i mudayee.
    ………………
    Meel bugtaan ku dhayayaa,
    Haygaga masuugine,
    Mar un waxaad tiraahdaa,
    Maxamad waan ku jeclahay.
    ………………