Heesta: Alif La Kor Dhabey. Ereyada: Siciid Saalax Axmad. Laxanka: Codka: Maryan Cali Muudeey. ……………………………………………… 0:01 Ambaqaadka geediga, Sida owrta loo raro, Heesaha u gaarka ah, Waxaa lagu aloosaa, Magac Eebehey iyo, Adin iyo af wada jira. ……………… Alif la kor dhabee, Alif la hoos dhabee, Alif laa godeey. ……………… AA.. Alif la kor dhabee, Alif lagu reeb. II.. Alif la kor dhabee, Yaa lagu reeb. UU.. Alif laa godey, Woow lagu reeb. ……………… 1:36 Shanta tiir islaan waa, Jiritaanka Eebeheey (SW). Igmad maxamad keenii (SCW). Oogidda salaad soon, Sakadoo la bixiyoo, Xajkoo loo awoodaa. ……………… Alif la kor dhabee, Alif la hoos dhabee, Alif laa godeey. ……………… AA.. Alif la kor dhabee, Alif lagu reeb. II.. Alif la kor dhabee, Yaa lagu reeb. UU.. Alif laa godey, Woow lagu reeb. ……………… 3:14 Waayaha aduunyada, Waxa lagu abaaraa, Aragtida ku naaxdaa, Ku abyame kas iyo maan, Ilayskii ka baxa iyo, Iftiin iyo aqoonee. ……………… Alif la kor dhabee, Alif la hoos dhabee, Alif laa godeey. ……………… AA.. Alif la kor dhabee, Alif lagu reeb. II.. Alif la kor dhabee, Yaa lagu reeb. UU.. Alif laa godey, Woow lagu reeb. ………………
🙌🎉🙌🎉🎉🎉🎉 wooow waa heesihii aan kaga qaybgaley OHRM ololaha horumarinta reer miyiga xasuus geedkii aan sabuurada sudhay iyo dadkii wanaagsanaa ilaahaw inta dhimatey u naxariiso inta nool caafimaad sii
Hees xasuus bdn igu leh wye wlhi🥺❤️
Wayaheeygi school ka iyo dadki an wax wada baran jirny u xiizy wlhi🥺❤️
Wlhi waxaa soo xasuusana xiligii schoolka wan u xiisay 🎧🎶💯
Ahlan wasahlan marwo👋
Heesta: Alif La Kor Dhabey.
Ereyada: Siciid Saalax Axmad.
Laxanka:
Codka: Maryan Cali Muudeey.
………………………………………………
0:01
Ambaqaadka geediga,
Sida owrta loo raro,
Heesaha u gaarka ah,
Waxaa lagu aloosaa,
Magac Eebehey iyo,
Adin iyo af wada jira.
………………
Alif la kor dhabee,
Alif la hoos dhabee,
Alif laa godeey.
………………
AA.. Alif la kor dhabee, Alif lagu reeb.
II.. Alif la kor dhabee, Yaa lagu reeb.
UU.. Alif laa godey, Woow lagu reeb.
………………
1:36
Shanta tiir islaan waa,
Jiritaanka Eebeheey (SW).
Igmad maxamad keenii (SCW).
Oogidda salaad soon,
Sakadoo la bixiyoo,
Xajkoo loo awoodaa.
………………
Alif la kor dhabee,
Alif la hoos dhabee,
Alif laa godeey.
………………
AA.. Alif la kor dhabee, Alif lagu reeb.
II.. Alif la kor dhabee, Yaa lagu reeb.
UU.. Alif laa godey, Woow lagu reeb.
………………
3:14
Waayaha aduunyada,
Waxa lagu abaaraa,
Aragtida ku naaxdaa,
Ku abyame kas iyo maan,
Ilayskii ka baxa iyo,
Iftiin iyo aqoonee.
………………
Alif la kor dhabee,
Alif la hoos dhabee,
Alif laa godeey.
………………
AA.. Alif la kor dhabee, Alif lagu reeb.
II.. Alif la kor dhabee, Yaa lagu reeb.
UU.. Alif laa godey, Woow lagu reeb.
………………