Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
#Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya oo ka waramaya Saxafi Sare CUMAR SEERBIA.🎤 CURASHO🎙 Xigasho -: CURASHO CHANNELCumar Seerbiya Saddex sano ka hor.👨💻#ERAYADA HEESTA WAXA KA MID AH#CABDIQAADIRBAGAAGAHUN00:00 Sownigii guyaal badan 00:00 Kuu gubay adduunyee00:00 Dartaa aan U LAALLAA00:00 Curadiyo nacaybshaha00:00 Gacantood aad Saydhiyo00:00 Maxay baday galiilyadda?00:00 Gabalddaye miyaad Tahay00:00 Hadba gees u Jeeddsada00:00 Waa maxay galgalashadu00:00 Waad iLa gurracanTeeeeh00:00 Gaban maayo caaweeeee00:00 Ha GAADDMIN WAAN00:00 KU garrab SOCDDAAYE00:00 HA GOOSAN WAAN SOO00:00 GADDOOMEE aan Gooshno#KHADRADAAHIRCIGGEAHUN00:00 Addoo golle ka maaggoo00:00 Haweenkaba ka gaabsaday00:00 Sowtaan ku gadda barray00:00 Garta iyo Tusaalaha00:00 Addigoon gorfayn karin00:00 Sowtaan geesi kaa dhigay00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?.00:00 Hadba marrada ii Galla00:00 Goddodlayntu waa maxay?00:00 Waad iga gardaranTeeh00:00 Waan kaa gaddoomee00:00 Ha guuxin waanan kugu00:00 Galaynine ha guuxin00:00 Waan guurayaaye i gees mar#CABDIQAADIRBAGAAGAHUN00:00 Garr Alliyo dadweynoow00:00 Arrin Loo garraabiyo00:00 Miyey Tahay mid gocosho Leh?.00:00 Maxaad anni i gadda barri00:00 Sowddigan garayskiyo00:00 Sii xidhan gambada weli00:00 GARR ALLEE Dadweynoow 00:00 ARRIN Loo garraabiyo00:00 Miyey Tahay mid GocashoLeh?.00:00 Maxaad Anni I Gadda BARRI00:00 Sowdigan garrayskiyo SII00:00 XIDHAN GAMBADA WELI00:00 Gabaldaye miyaad Tahay00:00 Hadba gees U Jeedsada00:00 Waa maxay Galgalashadu00:00 Waad ILA GurracanTeeh00:00 Gabban maayo CAAWEE00:00 HA GAADDMIN WAAN KU00:00 GARAB SOCDAAYE HA GOOSAN00:00 Waan soo gaddooooomee00:00 Aan Gooooooooooooshno#KHADRADAAHIRCIGGEAHUN00:00 Gurgurkii La dhaanshee00:00 Loo Tiriyey goolkee00:00 Intuu maataddii gabay00:00 Gibisha iyo heeryadda00:00 Iilkii kula gaddoodiyo00:00 Abaal gabe hanoqonine00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?.00:00 Hadba marradda ii Galla00:00 Godadlayntu waa maxay?.00:00 Waad iga garddarranTee!00:00 Waan kaa gaddoommee00:00 Ha guuxin waanan kugu 00:00 Galaynine Ha GUUXIN00:00 Waan guurayaaye i geesmar.::::::::Cabdisalaanfaaraxqaarey::::::✍️
#Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya oo ka waramaya Saxafi Sare CUMAR SEERBIA.🎤 CURASHO🎙
Xigasho -: CURASHO CHANNEL
Cumar Seerbiya Saddex sano ka hor.👨💻
#ERAYADA HEESTA WAXA KA MID AH
#CABDIQAADIRBAGAAGAHUN
00:00 Sownigii guyaal badan
00:00 Kuu gubay adduunyee
00:00 Dartaa aan U LAALLAA
00:00 Curadiyo nacaybshaha
00:00 Gacantood aad Saydhiyo
00:00 Maxay baday galiilyadda?
00:00 Gabalddaye miyaad Tahay
00:00 Hadba gees u Jeeddsada
00:00 Waa maxay galgalashadu
00:00 Waad iLa gurracanTeeeeh
00:00 Gaban maayo caaweeeee
00:00 Ha GAADDMIN WAAN
00:00 KU garrab SOCDDAAYE
00:00 HA GOOSAN WAAN SOO
00:00 GADDOOMEE aan Gooshno
#KHADRADAAHIRCIGGEAHUN
00:00 Addoo golle ka maaggoo
00:00 Haweenkaba ka gaabsaday
00:00 Sowtaan ku gadda barray
00:00 Garta iyo Tusaalaha
00:00 Addigoon gorfayn karin
00:00 Sowtaan geesi kaa dhigay
00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?.
00:00 Hadba marrada ii Galla
00:00 Goddodlayntu waa maxay?
00:00 Waad iga gardaranTeeh
00:00 Waan kaa gaddoomee
00:00 Ha guuxin waanan kugu
00:00 Galaynine ha guuxin
00:00 Waan guurayaaye i gees mar
#CABDIQAADIRBAGAAGAHUN
00:00 Garr Alliyo dadweynoow
00:00 Arrin Loo garraabiyo
00:00 Miyey Tahay mid gocosho Leh?.
00:00 Maxaad anni i gadda barri
00:00 Sowddigan garayskiyo
00:00 Sii xidhan gambada weli
00:00 GARR ALLEE Dadweynoow
00:00 ARRIN Loo garraabiyo
00:00 Miyey Tahay mid GocashoLeh?.
00:00 Maxaad Anni I Gadda BARRI
00:00 Sowdigan garrayskiyo SII
00:00 XIDHAN GAMBADA WELI
00:00 Gabaldaye miyaad Tahay
00:00 Hadba gees U Jeedsada
00:00 Waa maxay Galgalashadu
00:00 Waad ILA GurracanTeeh
00:00 Gabban maayo CAAWEE
00:00 HA GAADDMIN WAAN KU
00:00 GARAB SOCDAAYE HA GOOSAN
00:00 Waan soo gaddooooomee
00:00 Aan Gooooooooooooshno
#KHADRADAAHIRCIGGEAHUN
00:00 Gurgurkii La dhaanshee
00:00 Loo Tiriyey goolkee
00:00 Intuu maataddii gabay
00:00 Gibisha iyo heeryadda
00:00 Iilkii kula gaddoodiyo
00:00 Abaal gabe hanoqonine
00:00 Go'e halaq miyaad Tahay?.
00:00 Hadba marradda ii Galla
00:00 Godadlayntu waa maxay?.
00:00 Waad iga garddarranTee!
00:00 Waan kaa gaddoommee
00:00 Ha guuxin waanan kugu
00:00 Galaynine Ha GUUXIN
00:00 Waan guurayaaye i geesmar.
::::::::Cabdisalaanfaaraxqaarey::::::✍️