Ma dhameystiran suuqgeyntaada hadii ay arintan kaa maqantahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 авг 2021
  • Muuqaalkan waxan uga hadleynaa qodob muhiim u ah suuqgeynta shirkad waliba oo ah in ay la timaado wax ay uga soocantahay tartanka intiisa kadibna si wacan loola wadaago arintaasi macaamiisha:
    Positioning
    Daawo tusaale cajiib ah oo aan kaa siineyno sida hadalkeena ama qoraalkeenu uu maalin waliba u niyad jebiyo macaamiisha inagoon la wadaagenin wax cad oo aan qabaneyno iyo sida aan ugu qabaneyno intaba.
    Uma baahnid in aad la haatid alaabta ama adeego ugu fican suuqa balse waxaad u baahantahay in aad si wacan oo xirfadi ku jirto ula wadaagi kartid macaamiishaada wax waliba oo aad haysid
    KU SAABSAN BRAVO GROUP:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.bravoakademi.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    FACEBOOK: / bravogroupon. .
    TWITTER: / bravo_group
    TIKTOK: / bravoakademi
    KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 4,000 ARDAY:
    📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
    bravoakademi.com/isbaro
    📚. Helida shaqo fiican:
    bravoakademi.com/sahayda
    📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
    bravoakademi.com/iibka
    Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
    💌 bravoakademi.com/courses

Комментарии • 12

  • @isahk_awcali
    @isahk_awcali 2 года назад +2

    Soomaalida raga usoo gudbiya waxyaalaha aqoonta ah baa ku jidhaaye ku soco ..illaahay khayr hakaa siiyo....

  • @abdirahmanhassan3034
    @abdirahmanhassan3034 Месяц назад

    Value proposition ✅✅

  • @cabdimahad489
    @cabdimahad489 8 месяцев назад

    Maansh Allah talo fiicanweeeye

  • @user-xh5iu7hs1l
    @user-xh5iu7hs1l 2 месяца назад

    mahadsanid

  • @munamuhamedahmed8295
    @munamuhamedahmed8295 3 года назад

    Shukran ustaaad

  • @Nashwaax
    @Nashwaax 3 года назад

    Jazakallaah ustad wa taloyin dhaxal gal ah

  • @HusseinMohamud-mz7ji
    @HusseinMohamud-mz7ji 2 месяца назад

    Waxaad badisaa in aad af somali noogu sheegtit erayada badan oo muhiimka ah oo aad enlishka ku sheegieysid af somali inoogu fadir saan kuu fahamno maadama af somali barnaamjika yahay ustaad

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 Месяц назад

    Waxa faaidada aan leheen ee waqtiga lumiya waa waxa loogudaawasho badanyahay wixi muhiimka ahaana lamadaawanaayo
    Dad sidaas ah sidey hormar ugaari?

  • @eliasmusa2064
    @eliasmusa2064 Год назад

    Asckm

  • @user-rh5xh7wx1x
    @user-rh5xh7wx1x 3 года назад +1

    Asc wax bddn aa ka faiday. Ma noqon karaa Ardaygag??

    • @somvato
      @somvato  3 года назад

      Soo dhowow

    • @familyneeds3526
      @familyneeds3526 2 года назад

      Dhamaan walaalaha hadii aad jeceshahay in ad ka mid noqoto ganacsi dhaxal gal ,adoo gurigaaga jooga Ka ganacso 200 ee wadan, hadii aad faahfaahin doonayso nagala soo xiriir: wathsApp+919390090546
      Website:
      https//opulence Global.com/familyneeds/