Ha wareerin macaamiishaada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Muuqaalkan waxan uga hadleynaa farsamooyin aad isticmaali kartid si aadan u wareerin macaamiishaada. Macaamiishu waxa ay rabaan waxqabad si fudud loo fahmi karo faaidadiisa.
    Hadii aadan ka fiirsan qoraalada iyo hadalada aad kula hadleysid macaamiishaada waxaa suuragal ah in aynan ku fahmin adigoo haya alaab ama adeeg aad u heer sareeeya.
    Baro xeeladaha, iyo talaabooyinka aad qaadi kartid si aadan u wareerin macaamiishaada oo aad ugula wadaagi laheyd adeegaaga si xirfadi ku dheehantahay
    KU SAABSAN BRAVO GROUP:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.bravoakademi.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    FACEBOOK: / bravogrouponline
    TWITTER: / bravo_group
    TIKTOK: / bravoakademi
    KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 4,000 ARDAY:
    📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
    bravoakademi.co...
    📚. Helida shaqo fiican:
    bravoakademi.co...
    📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
    bravoakademi.co...
    Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
    💌 bravoakademi.c...

Комментарии • 19