3 xirfadood oo sare u qaadi kara iibkaaga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Kordhinta iibka waxa uu u yahay muhiim shirkad waliba si ay u sii jirto balse inta badan shaqaalaha waxa ay sameeyaan qaladaad badan oo ka horistaaga in ay sameeyaan iib badan.
    Muuqaalkan ka baro 3 xirfadood oo sare u qaadi u qaadi kara iibkaaga, waxaadna heli kartaa koorso dhan oo dhameystiran oo aan uga hadleyno arimo intaaas ka badan oo kuu horseedi kara iib badan
    Si aad wax badan uga ogaatid koorsada fadlan booqo boggeeda:
    bravoakademi.c...
    🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA
    Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:
    ✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
    ✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
    ✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
    ✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
    ✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo
    KU SAABSAN BRAVO GROUP:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.bravoakademi.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    FACEBOOK: / bravogroupon. .
    TWITTER: / bravo_group
    TIKTOK: / bravoakademi
    KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 4,000 ARDAY:
    📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
    bravoakademi.co...
    📚. Helida shaqo fiican:
    bravoakademi.co...
    📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
    bravoakademi.co...
    Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
    💌 bravoakademi.c...

Комментарии • 13

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 Год назад +1

    Good point❤ thanks proff

  • @mahamudhaashi2616
    @mahamudhaashi2616 Год назад +1

    Thank you So Much teacher

  • @drabdallahibrohassan7804
    @drabdallahibrohassan7804 2 года назад

    Masha Allah ha guuleysto ganacsiga ustaad Abdiwahab Ali elmi iyo brovo Akamemy

  • @adansacid2153
    @adansacid2153 2 года назад +1

    Mahadsanid ustaad.

  • @Somgaaloge1984
    @Somgaaloge1984 3 года назад +1

    Very interested points
    Thank you

  • @abdirahmanosmanmohamed623
    @abdirahmanosmanmohamed623 3 года назад

    Ustaad Kheer Allah ku siiyo.
    waxbaa kaa faaiday!
    No pain no gain,gain based on sales.

  • @aboosto8773
    @aboosto8773 2 года назад +1

    Wllhi wa runtaa, wxn xasuusta Dukan aan jogey aya Dynamo/waterpumb lagu gadhi jiray, islaan aya inoo timid rabto pumb, Qolo agteena ah aya hayey mid keena ka fcn waan u tilmaamey..maalinta kadib islaanti macmiil ayey noo noqotay,wxy dhihi jirtay Daacad ayd tihiin

  • @mohamedhassanabshir4139
    @mohamedhassanabshir4139 3 года назад

    Masha allh baravo waa talo waxku ool ah

  • @jamacjabra556
    @jamacjabra556 3 года назад

    Ustaad thanks
    Waxbadn wan ka faiday

  • @apdikariinjookar9070
    @apdikariinjookar9070 Год назад

    Hye

  • @saadaqxanshi552
    @saadaqxanshi552 3 года назад

    Ustaad xagee ku noshay waxan jeclaan lahaa inaa ku la so xariiro
    Ustaad please ciwan kada reply ii gu sodir ustaad

    • @somvato
      @somvato  3 года назад +1

      Mahadsnid walale nagala soo xiriir whatsup +252612253334

    • @hodandiiriye-bk4cf
      @hodandiiriye-bk4cf Год назад +1

      @@somvato Aslaamu Alaykum Ramadan Mubarak imisa bilood baa lagu dhamaynayaa course kan